Dacar iyo Hibo Nuura, Heesta Ma ii baaqday

  Рет қаралды 765,516

MAAHIR MEDIA PRO

MAAHIR MEDIA PRO

Күн бұрын

Hees Ma iibaaqday Original (HD) Hibo Nuura iyo Maxamed. Axmed. Dacar - Waayo-waayo

Пікірлер: 286
@anascabdiqani
@anascabdiqani 2 жыл бұрын
Dad waa dadkii hoore hada waxa isku so haray ragga caruurta kufsanayo allow na badbaadi mar waxan is dhaha maxaa dadki hoore u ahan weysay allow qatumada no hagaaji aamiin yaa allaah
@abdiburale6519
@abdiburale6519 2 жыл бұрын
Heestan waxan dhageeysana habeen jimcaa ah taariqdu tahay 14/10/2022 wa waqti an aad uniyaa jabsanahy balse maalmaa qurux badan ayan rajeeyni haya inshaallah ❤️
@mariamruun
@mariamruun 2 жыл бұрын
Insha Allah wad bogsan wll
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
Allah Qalbiga haku Qaboojiyo
@NewsFusion24
@NewsFusion24 4 ай бұрын
Aniguna ,14.09.2024
@ahmedjama9112
@ahmedjama9112 3 жыл бұрын
Walaalayaal Usoo duceeya abwaan Axmed Saleebaan bidde wuu iska yara xanuunsanayaa oo wuxuu ku noolyahay Hargeysa.
@cadeycali6723
@cadeycali6723 3 жыл бұрын
Allaha caafiyo insha Allah.
@adnarashid9851
@adnarashid9851 4 жыл бұрын
Waxaan dhageysanaya heestan 18/7/2020 anigoo niyad jabsan waxan rajeynaya inay malmo qurux badan idanbeyn doonan😭😥
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 3 жыл бұрын
Walal dulqaado kaligaa ma ahee waxaan kuu rajeynaa farxad waarto
@ahmedkayse8517
@ahmedkayse8517 2 жыл бұрын
Mustaqball wanaagsan baan kuu rajaynayaa wll
@abdinasiribrahim629
@abdinasiribrahim629 2 жыл бұрын
Waxaan rajaynyaaa inaad hada fcn thy
@MawlidAbdi-hw4ek
@MawlidAbdi-hw4ek Ай бұрын
Talow noloshaa maad heshay!?!
@farxiyaquruxsan9425
@farxiyaquruxsan9425 5 жыл бұрын
Qalbiga aya ii xanuuay wlhi dadka Sidu ahani jiray dad is jecel ilaahow Sidu nagu soo celi ya rabbi
@infaymousson7426
@infaymousson7426 5 жыл бұрын
Ilaahay soomaali walaalnimadii iyo is jacaylkii beri samaadkii ha u soo celiyo
@khalidislow7375
@khalidislow7375 2 жыл бұрын
😭
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 5 күн бұрын
Aamiin
@akonlineb
@akonlineb Жыл бұрын
Jawiga farxeda ay ku jireen iyo nabada waa ka muuqata lkn aniga iyo da,adayda nasiib uma yeelan, somaliya ileeh nabad haka dhigo
@Jaamac3156
@Jaamac3156 2 жыл бұрын
Heestaan waxaa dib u cusbooneesiyay legend baaquli boy 2022 fadlan adaa iga danbeesid ee aad qoraalkaan aragto wax un ii saar wll🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
@abdirahmanadami8870
@abdirahmanadami8870 11 ай бұрын
Kaasi wuu kufsaday,
@axmedcabdullahi3097
@axmedcabdullahi3097 7 ай бұрын
Waxaas dib cusboonaysiin lama dhaho ee waa kufsi
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 2 жыл бұрын
Labadan shakhsi 1966 kii ayay heestan qaadeen, haddaba waxaa la yaab le labadooduba imminka waa dhalinyaro marka ay is arkaan tolow ma isu hiloobaan oo xasuus ma galaan kadibna ma ooyaan?
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 Жыл бұрын
Hàa fanaan maxamed aadan dacar abwaan hore iyo boqorada codka toolmon hiba nuura
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 7 жыл бұрын
My favorite comedian of all times. Ladies and gentlemen, its the living legend Mr. Mohamed Aadan Dacar. May allah give him long lasting healthy life.
@somalientertainmentcomedy4556
@somalientertainmentcomedy4556 Жыл бұрын
Still he's a live ❤🎉
@osmanaden2779
@osmanaden2779 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan Axmed Saleebaan Bide,laxankii Cali Nuur,riwaayadii Garashaa Garab weyday1968.
@misterniceguy67
@misterniceguy67 21 күн бұрын
I was one year old then, now close to 60
@ibrahimsamatar5975
@ibrahimsamatar5975 4 жыл бұрын
Abwaan dacar qaamuuska soomaaliyeed alle hadaaye Abwaabkasta oo waaberi ah marka uu geeriyoodo isagaa taariikhdiisa wax laga waydiiyaa Waa qaamuus aan waligii la iloobi doonin
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Maxan kaga bayraa ama kaga baahdaa.. Soo laima kaa badin😊Alley lehee waa hees jirta
@ahmedjama9112
@ahmedjama9112 Жыл бұрын
Say ama kaaga baaqdaa
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 ай бұрын
Mr Say wallaahi. Ma aha "bayraa" waa baydhaa, Mana aha kaaga "baahdaa" waa Ama kaaga baaqdaa
@liishaaninvestigation6641
@liishaaninvestigation6641 2 жыл бұрын
Heestan origaanlka waxa lahaa dacar iyo Sahra axmed lkiin markii kuluc guursaday sahra , Ayay wada qadeen hibo iyo dacar ereyadii axmed sbaan bide
@Arbemusicpro
@Arbemusicpro Жыл бұрын
HEESTAN : waxan dhagaysanaya Ano Joga Hargysa . Habeen uu Roob da ayoo . Dhulkuna uu biyo cabay . Jawiguna daganyahy wax kul ah ama qabaw ah aanay jirin❤❤ mnsha allh
@nasirsuperaleksander638
@nasirsuperaleksander638 3 ай бұрын
Nolol BARWAAQO aanay ka dhamaanayn ayaan illaahay Hargeisa u weydiiyey from reer Hargeisa wadanka ka maqan
@MOHAMEDINDHO
@MOHAMEDINDHO 6 жыл бұрын
Walaahi dacar waxaanu nahay jaar waxa uu deganyahay xaafada new hargeisa gaar ahaan buurta. U dhow dugsiga cabdisalaan xaaji aadan
@farxiyaquruxsan9425
@farxiyaquruxsan9425 5 жыл бұрын
MOHAMED INDHO hargeysa Waa hooyga Fanka Soomaaliyed ilaahow Somali Gobeeda burcad isku mari
@dayfalaahwaji2316
@dayfalaahwaji2316 5 жыл бұрын
Waye abtiyga dacar cimra khyre ayaa kuga dhcy
@kaderhusseindhere4709
@kaderhusseindhere4709 4 жыл бұрын
Igusalaan sxb
@MOHAMEDINDHO
@MOHAMEDINDHO 3 жыл бұрын
@@kaderhusseindhere4709 haye saaxiib.
@ismailyusuf8948
@ismailyusuf8948 3 жыл бұрын
Video waxaa la duubey 90s horaantiisa,Hibo wexey degenayd Magaald Bonn Germany, Dacar baa London uga yimi sidaas xaflad heersare ku qabtey halkaa
@samaalenuur6717
@samaalenuur6717 4 жыл бұрын
Waah waah hestan kama daalo Dhawro bilood allah labada fananba cimriga haw dheereyo. Sidoo kalle waxa aan ad ula dhacay Labada dhalinyarada ahee kadaba ciyaraya haday nolyihin wan salamaya cawa iyo hargaysa iyo nabadeeeY
@qadiroabdi5085
@qadiroabdi5085 8 жыл бұрын
waxa ay ka mid ahayd riwaayadii la magac baxday garashaa garab weyday ee uu Hal abuuray abwaan axmed saleebaan bide 1968kii waxaa laxanka ku ladhay abwaan jilaa maxamed aadan dacar waxa codokooda toolmoon isu weydaarsanaya Alfanaan ustaad abwaan jilaa maxamed aadan dacar iyo hibo maxamed gudoon(hibo nuura)
@fcisraacofficial7603
@fcisraacofficial7603 5 жыл бұрын
Qadiro Abdi hhh
@liipanahmed3426
@liipanahmed3426 Жыл бұрын
Really Lph 😮
@AxmedfaaraxDinix
@AxmedfaaraxDinix 5 ай бұрын
❤❤❤
@abdullahijimale1723
@abdullahijimale1723 8 жыл бұрын
Ma og tahay basari iyo doqon baa nin beegsaday bar xun kaga dhaqaaqe ❤️ alley lehee waxba ka dhacay
@ashiaadab6578
@ashiaadab6578 2 жыл бұрын
ma nooshahay after 6yr
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 2 жыл бұрын
@@ashiaadab6578 waa dariskey
@khadijamohamudyusuf2644
@khadijamohamudyusuf2644 2 жыл бұрын
Maansha allah, waayo waayo wacan oo anaan garanayn in aan kuusoo noqon doono💔
@cismaanmohamed363
@cismaanmohamed363 6 жыл бұрын
Heestii ugu horaysay ee ay qaado sahra axmed jaamac alle haw naxariistee balse 1970kii waxaa qolka kaydka cajaladaha ee radio muqdisho ku duubtey hibo maxamed iyo dacar curinta axmed slbn bide
@sssdddf8508
@sssdddf8508 5 жыл бұрын
Cisman Mahamed hestan waxaa laga qaadi jiray radioHargeisa waxaana ku qaadi jiray Dacar iyoHibo sidaad arkayso cid kale maqaadin
@ismailhassan4397
@ismailhassan4397 2 жыл бұрын
Walee mayari 1980 baan radio muqdisho kadhegaysan jiray.
@ENG_Mowlid_Hagiaden
@ENG_Mowlid_Hagiaden 6 ай бұрын
Mrki hore sahra Ahmed ba dacar la qaady
@shaamhiiraan5392
@shaamhiiraan5392 7 жыл бұрын
ma ogtahay bad iyo wabi adigon dabaal baran loomaba bareereee, baahidaa kalgacalkuna taaas bey la baabto dadka laguma beereee, maii baaqday sida meel baad iyo xareedo loo helay barwaaqooo😍
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 жыл бұрын
Masha allah waaya waayihii wacnaa Hibo & dacar cimri dheer allaha idin siiyo waxaad ahaydeen abwaaniin & fanaaniin fanka meel sare gaarsiyey💙💙💙💙💙
@hamragg
@hamragg 2 жыл бұрын
Heestan waxaan dhagesan anigo usocodo Riyadh kana socodla ahye jeddah tariqdan waxaay tahy 12/2/2023 waxaa gallaye xasuus dheere 🇸🇴🇸🇦💔
@mauriciakallis7111
@mauriciakallis7111 Жыл бұрын
Safar wacan walaal. Aniguna iminka dhageesanayaa
@dafaayetiger4827
@dafaayetiger4827 3 жыл бұрын
Kulli haddan isku nimaano waxaan oo kle ma sameeyn kro. Waa another level wlh
@nabadraadshe
@nabadraadshe 8 жыл бұрын
Waa erayadii abwaan Axmed Saleebaan Bidde.
@nabadraadshe
@nabadraadshe 3 жыл бұрын
@xuseen cabdilahi abwaan Axmed Saleebaan Bidde ayaa erayada abuuray, abwaan Dacar ayaa laxanka/codeeynta saaray.
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 3 жыл бұрын
A.S. Bide Erayada❤️
@nabadraadshe
@nabadraadshe 3 жыл бұрын
@@abdiwelihassan7941 👍
@nabadraadshe
@nabadraadshe 3 жыл бұрын
👍
@SPharaoh
@SPharaoh 8 жыл бұрын
Wajiyo xun oo dhan haddii ay isaga yimaadaan dunida dacalladeeda, makeeni karaan heestaan miraha, laxankeeda, isu duwidda, isku dubba ridka, iyo farriin murtiyeedka heestan qaraamiga ah oo kale.
@khadargaarisa1977
@khadargaarisa1977 2 жыл бұрын
Waa runtaa sxb
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 2 жыл бұрын
GhDr. Qaraam maaha heestu .kkkkk
@MohamedElmi-ly1dv
@MohamedElmi-ly1dv Ай бұрын
Waah waah qaraamiga murti ugu imow carurtan danbe ninka dhageysta wuxu la mid yahey nin walan dhaqankeena quruxda badan inan ka tagno ma ahan
@infaymousson7426
@infaymousson7426 5 жыл бұрын
Habeenkaa hibo iyo dacarba wejiydooda farxad aan qiyaas lahayn baa ka muuqatay waa wakhti aan soo noqonayn
@MOHAMEDINDHO
@MOHAMEDINDHO 6 жыл бұрын
YAA DAAWANAYAA 2018. AMA 2019. LIKE AND REPLY
@rahmahassan1386
@rahmahassan1386 6 жыл бұрын
anaa kula daawaday
@zakariaabdi8594
@zakariaabdi8594 6 жыл бұрын
Bil baan kaga danbeeyay
@MOHAMEDINDHO
@MOHAMEDINDHO 6 жыл бұрын
Zakaria Abdi ana kaama dheeraan waan joogaa uun
@abdirizakismail4261
@abdirizakismail4261 6 жыл бұрын
Ex reer Hargeisa inkasta oo aan arkin gurigiisa Dacar lkn waan ku arkay dacar iyo fanaan badan oo maalin wada soco oo maray sheekh bashiir school hortiisa inkasta oo wakhti hore 2012 iyo 2013 ma kale hubo lkn waa reer Hargesia dacar wakhti xaadirkan 28.10.2018 Saacada 17:24 habeennimo (5:24 habenninmo ) Ex Reer hargeisa gaar ahaan maxamuud Haybe xafada gaar ayaan Qudhac dheer , isgooska Maxamuud ahmed ali secondary school
@mohamedindho1
@mohamedindho1 2 жыл бұрын
@@abdirizakismail4261 Alla maxaan meeshaas subax hore ku arkay gabadh qurxoon oo biyo saydhinaysa subax hore oo aan kallahayk.
@anwarcade7418
@anwarcade7418 6 жыл бұрын
Maxan kaga baydhaa aman kaga baaqaa soo layma kaa badin Dad waa dadkii hore mama hibo gudoon ilahay cimrigaga hakuu waasiciyo one love true mam ❤❤❤
@abdullahiaar8599
@abdullahiaar8599 2 жыл бұрын
Baaquli boy kadib qofkii imaaday halkan like saar 🤣
@aniisajaamac7551
@aniisajaamac7551 2 жыл бұрын
Aniga imaaday 🤣🤣
@abdullahimohamud6892
@abdullahimohamud6892 2 жыл бұрын
Kkk waanba soo xasuustay boqoli wuu ku ciyaaray heesta
@maxedcige-jt4wg
@maxedcige-jt4wg 9 ай бұрын
Wlhi bilaahi ani 😂
@kolyeedh1
@kolyeedh1 5 ай бұрын
Hadaadba baaquli boy uun ku barateen heestan suugaan wax fiican kama taqaanaan 😂
@archialleli6516
@archialleli6516 2 жыл бұрын
2022/14/10/ hakis-bila ayaan ku dhagaysanaya hoyga fanka iyo suugaanta hargaysa dabaq u dhaw khayriyda hargaysa Qaraami waa wax shaydaan nagu falay hadana macaan
@zakicismaan2994
@zakicismaan2994 Жыл бұрын
Waxn dhagaysanaya habeen quruxbadan oo roobna sifican noogu da ay 22/5/2023 mirqaankuna wuu ibaxaya sheekh cumar ayaan ku qayilaya walibana
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Abwan Dacar Iyo Hiba Nura allw cimriga Iyo Cafimdka u barake
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 2 жыл бұрын
Mahamed deeqsi@ intaan kabadanbaa waa dariskey hibo ayadoo gboowday
@FarxiyoHussein-nu9xy
@FarxiyoHussein-nu9xy 2 күн бұрын
Caawa ooy tahay 6/2/2025 ayaa dhageysanayaa heestan hore waa u dhageystay lkin cawana waa xasuus kale iyo jacayl ❤
@shaakirmuse
@shaakirmuse 8 ай бұрын
Muuqaalka iyo codku waxay kala ahaayeen 1968 codka 1994 muqalka 2009 waxaa isasaaray oo farsameeyey Cabaas Salwe iyo saxkiis ETN Abdiaziz muse. Warbaahintii ETN TV.
@haydhaafinmedia6319
@haydhaafinmedia6319 4 жыл бұрын
Waxan dhagaysanayaa heestan 19/2/2021 anigoo from canada toronto
@abdikadirmuse2706
@abdikadirmuse2706 2 жыл бұрын
maasha allaah dad waa dadkii hore hadalna waa intuu yiri
@cawalefarey6345
@cawalefarey6345 Жыл бұрын
Waxaa dhagaysanayaa anoo jooga texs dalas usa 2012
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 Жыл бұрын
Cajiib heestan waxan bartay 2015 aadban ujeclaa heestan cajiibka Caawa oo ay tahay 14/10/2023 habeen sabti so gelayso ayaan dhwgaysanayaa ❤
@Ahmett990
@Ahmett990 4 жыл бұрын
Waxaa Tahay Bogaygiyo Beerkiyo Wadnaho nacab Uga Baqaye my fav song in qaraami❣❣🥰
@zakariyaosman9121
@zakariyaosman9121 3 жыл бұрын
He is telling her she meant Him like his kidneys heart and Lever. And she replies that she can't jump on On the river ocean or lake while she don't know how to swim That's old fashioned way saying I love you Back in 1960s In Somalia Is that mixons
@anascabdiqani
@anascabdiqani 2 жыл бұрын
Allow inta dhimatay u naxariiso aamiin yaa allaah
@adnankafi4035
@adnankafi4035 4 жыл бұрын
26.10.2020 ayaan dhagysanaya hestan oo xusus gaar ah igu leh
@mustafedurun2576
@mustafedurun2576 2 жыл бұрын
Sow layma kaa badin!
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 8 жыл бұрын
Mohamed aadan dacar alle cimriga ha kuu dheereyo adeero 💘💘
@saaddaud3882
@saaddaud3882 8 жыл бұрын
adeerta inagada sxb
@farxiyaquruxsan9425
@farxiyaquruxsan9425 5 жыл бұрын
Mohamed abdi Aamiin
@khadarcazka5337
@khadarcazka5337 11 күн бұрын
Maxaan kaaga baydhaa ama kaaga baaqdaa 😢❤❤
@hibaqdeeqa8598
@hibaqdeeqa8598 5 жыл бұрын
Heeso waa kuwi hore hestan ka hela wlhi jacayl dhaba dhagaysigeda wanku darema😘😍
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
Ma jacayl jiraad dareentaa mise mid mala awaal ah markaad heesta dhegaysato.
@mohamedahmedmohamed1587
@mohamedahmedmohamed1587 2 жыл бұрын
Xasuus wacan Sideetameeyadii iyo Mogadishu golihii murtidda iyo madadaaladda. Xili wacan oo ina soo maray.
@OmarGirme
@OmarGirme 7 ай бұрын
2024 July 7, saacadu waa 7:10pm. Cadceedu waxay dhacaysa 9:30pm waa galab gaab waxan hor fadhiya video war ka socdo dhagtana waxa iigu jira earpods aan ka dhagaysanayo heestan. Waxa aan heestan ugu qancay maanta anoo inbadan oo horeba dhagaysan jiray sababo door ah.
@cabdifitaaxmaxamed171
@cabdifitaaxmaxamed171 4 жыл бұрын
Waah waah waxasa hees ah waxaykuleyihiin dharma boy sharma boy
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 4 жыл бұрын
Hiba Nuura waa mucjisada fanka Soomaalida.
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 2 жыл бұрын
Eng mustafa @ dhageyso magool
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 2 жыл бұрын
@@AR-cx5yf Magool kama hadlin. Kaalinta Magoolna mid qeexid u baahan maaha.
@sahruzhaahmed5214
@sahruzhaahmed5214 3 жыл бұрын
heestan waxan dhagysanya 20/122021 malin Isniina Alle cimriga iyo cafimadkaba haw dherago dacar iyo hiba nura♥️
@abdikadirawga4204
@abdikadirawga4204 8 жыл бұрын
Rag waa ragii hore"" Dumarna waa kuwii la fadhiyey.
@jamacdiiriye5032
@jamacdiiriye5032 4 жыл бұрын
Waarsoomaaliland15/4/2/22
@yahyeidiris2245
@yahyeidiris2245 2 жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysanaya 2022/12/29. Waxan rajaynayaa in khayr insha allah noogu soo galo 2023
@sapahali1072
@sapahali1072 2 жыл бұрын
Doqonbaa nin beegsaday bar xun kaga dhaqaaqde😥 2022/4/24 Habeen isniini soo galayso 8:18pm Ramadaan 24❤🌙
@AbdinasirboqoreaydarullahBin
@AbdinasirboqoreaydarullahBin 4 жыл бұрын
baaxaa deg mooye hurdo kuma bariiste waah waah legeno is helay cimriga ilaahay ha idiin barakeeyo dacar iyo hibo
@KingHamada1
@KingHamada1 2 жыл бұрын
After baaquli boy yaa imaaday 🤣😅
@MohamedAli-zp3ri
@MohamedAli-zp3ri 2 жыл бұрын
Waa kulajiraaa
@dekoshire5461
@dekoshire5461 2 жыл бұрын
Maxaan kaaga baydhaa ama kaaga baaqaa sow layma kaa badin❣
@dacwadaiyodiintachannel6376
@dacwadaiyodiintachannel6376 4 жыл бұрын
Dacar Abwaan qiima badan wakhtina LA soo qaatay umad iyo dal layidha 🇸🇴 somalia مع الأسف maanta se noqday reero is hor fadhiya
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 2 жыл бұрын
Aduunyo
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
Iminkana dalkiisi Somaliland buu geel dhalay ku maala sxb dadkiisiina wuu la jooga ✌🏽
@Mohamud_A._Xamaraawi
@Mohamud_A._Xamaraawi 2 жыл бұрын
Muqdisho 2019 iyo degmada wadajir baan dib u xasuustay.
@hassahilowle-nh7nj3ru5s
@hassahilowle-nh7nj3ru5s Жыл бұрын
Kala Garo Sir iyo Caad. Ma Ogtahay?
@farxaanabdi3522
@farxaanabdi3522 3 жыл бұрын
Heestan abahay ayaa jeclaa oo canjalad kadhegsan jirey yaranteydi ila hadda Aabo xasustisa ayan habba udhagesta Allah hanowada xifdiyo aabayasha
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 6 жыл бұрын
Plse and plse walayaaalow heesi hore markaad soo galinaysaan? Qoraal ahan noo soo raaciya ileen waxa laga yaaba waxay sheegayan ina fahmi waayno??😟😟😟waad mahadsantihiin😍😍
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 5 жыл бұрын
Kkkk wllo miyaad fahmi weyday ma bacda 2000 batahay Nimco
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 5 жыл бұрын
Dacar: Ma ogtahay biyo iyo oon Baahida kalgacalkaa Beryhan iga goysee Adna barashadaadii Bidhaan Aragga guudnimo Baalna uma dhaafinee Waxaad tahay boggayga iyo Beerka iyo wadanaha iyo Nacab uga baqaayee(2x) Hibo: Ma ogtahay bad iyo webi Adigoon dabbaal baran Loomaba badheedhee Baahida kalgacalkuna Taasay labbaabtahoo Dadka laguma beeree Ma iibaaqday sida meel Baad iyo xareediyo Loohelay barwaaqee2x) Dacar: Maxaan kaaga baydhaa Ama kaaga baaqdaa Sow layma kaa badin Inanyahay nin bayr lihi Runta lama badheedhoo Huggaan waa kasiibtee Anna sida ban-joog cawl Ciirsili'i bannaanada Keliday kabaaqaa Waxaad tahay boggayga iyo Beerka iyo wadanaha iyo Nacab uga baqaayee2x) Hibo: Inanyahow basari iyo Doqon baa nin beegsaday Barxun kaga dhaqaaqdee Haka baqan badhaadhiyo Mid uun baan kusoo bixi Barashada khasaartee Ma iibaaqday sida meel Baad iyo xareediyo Loohelay barwaaqoo(2x) Dacar: Maxaan kaaga baydhaa Ama kaaga baaqdaa Sow layma kaabadin(2x) Inanyahay bidhaan iyo Dumar baaxad iyo xoog Bilic baad usidataa Baashaada ila qabo Bi'iwaaye hawlaha Waa laysla baantaaa Waxaad tahay boggayga iyo Beerka iyo wadanaha iyo Nacab uga baqaayee Hibo: Way laba boglayn iyo Arrimahoo ballaadhiyo Taladoo igu baahdee Aniguba bil iyo labo Baaxaadeg mooyee Hurdo kaama boganinee Ma iibaaqday sida meel Baad iyo xareediyo Loohelay barwaaqee Dacar: Waxaad tahay boggayga iyo Beerka iyo wadanaha iyo Nacab uga baqaayee W/Q: Mohamed-deeq Haji Nimco heestii wataas wllo faalladaada darteed ayaan usoo qoray
@abdirizakmuktar
@abdirizakmuktar 4 жыл бұрын
@@moafku-xoogle8376 mahadsanid saxiib Waan ka faaideysanay anagune.
@khadarmohamed5473
@khadarmohamed5473 4 жыл бұрын
@@moafku-xoogle8376sixid hugan waa kasiibtee maaha ee waa (bogo waa dantiisee)
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 4 жыл бұрын
@@khadarmohamed5473 Sxb iminka Mxd iga saxday maba fahmin waxad sooqortay iyo meesha haddii lageliyo micno samayn maayo
@nastehojustice9146
@nastehojustice9146 2 жыл бұрын
Heartochin Jacaylku cajiibsanaa❤️
@MustafeXamse-c9p
@MustafeXamse-c9p Жыл бұрын
18.7.2023 Habeenka farxadydaa oo Lagu dhawaqay war an kufarxy Aniyo rer somamilland driskuba waana habenkay gudiga dorashoyinka qaranku Ururada kudhawaqeen
@hassanomer2863
@hassanomer2863 4 ай бұрын
Heestan waxaa dhawaan ka sheekeeyay dacar wuxuu yidhi waa heestaan magaaca dacar kula baxaywaxaana ruwaayada midhaheeda lahaa saxardiid jabiye AHUN.....
@kingbile24
@kingbile24 4 ай бұрын
Heeestan waxan dhasanaya anigo niyad jabsan oo tahriibaya 11/10/2024
@CabdFatah
@CabdFatah 6 жыл бұрын
barnaamijkan waxaa loo qabtay cabdi bile cabdi markii uusoo qaaday tartankii orodka waxaa heeso kaqaaday fanaanintii waaberi badankooda heesta jeenan iyo tan baa muuqaalkoodu caan baxay habeenka dhidid badan baanu iska keenay ilaahay intii dhimatay ha unaxariisto inta noolna waxaan leeyahay waa la isu soo noqom wixii nool aduunyada
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 Жыл бұрын
Habeen sabti so galayso 25/11/2023 saacada 3:13 shaqa habeenimaan kujiraa dooxa qatar oon filayo inay ahayd halkii heestan lagu qaadayo Alaw cimriga idiin dheere maxamed aadan dacar iyo hibo nuura
@haniashkir1670
@haniashkir1670 4 жыл бұрын
2021 ayaan daawanayaa waa qofkii ugu horeeyay we fiirsado
@sabirahmed4802
@sabirahmed4802 8 жыл бұрын
Wlhi Fanki hore marka dhaxgasho waxaba Kuqabata ciyalka yar fanka kuciyaray jelka MA uwada taxabta wlle dad WA dadki hore
@abdirahmaanbashiir1157
@abdirahmaanbashiir1157 7 жыл бұрын
maxaa Kaaga Beydha Ama Kaaga Baqdaa Soo Leyma Kaa Qorin Gantelmen Dacar His Is The Legend
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 6 жыл бұрын
Woooow inaba caadi mahan ish calaa heeeeeeeees
@hashimabasssharif8430
@hashimabasssharif8430 5 жыл бұрын
Ma ogtahay bad iyo wabi Seen tik tok got here 2019 and folks seen this like 3 years a go
@cabdifitaaxmaxamed171
@cabdifitaaxmaxamed171 4 жыл бұрын
Naag aanku idhi waala ikabaday iigu jawaabtay sosoco
@najmoahmed4901
@najmoahmed4901 7 жыл бұрын
ax ax heestan way igu socotah aniga
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
Sidoo kle
@ayaaniitappemuxidiin9565
@ayaaniitappemuxidiin9565 3 жыл бұрын
waaaw waxaas ayaa hees lagadhahaaa
@faanooleonline4386
@faanooleonline4386 2 жыл бұрын
Heestaan waxaan maqalkeeda aan aad umaqlay 2006 ayaan Safar u raacay gaari keeyna oo aadaayay magaalada jilib ee gobalka jubada Dhaxe Wiliba heestaan waxaa aad u jeclaa daroobalka oo lagu magacaabi jiray Hool Cajal
@mohdekmaxamuut6836
@mohdekmaxamuut6836 6 жыл бұрын
ax...walhi waxn dhegyzan jiraY anoh yar wakhtiga jacyl waxba kama aqon .... lkn hdda wuxuh yahaY wan aqanaH .... maamoh hibo mxamed hibo nura..wlhi codkedaH kama daloh ....6/2/2019 yaH ila dawanyaH
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 Жыл бұрын
Ilaa 1988 waan dhagaysan jiray heestan ilaa hada
@daauudaxmed3065
@daauudaxmed3065 5 жыл бұрын
waan eesh calaa hees somaliland hamoolaato hoyga fanaaninta
@mahadcaabi8566
@mahadcaabi8566 3 ай бұрын
I'm listening it Oct 18th 2024❤.
@crisaaqabuukar4604
@crisaaqabuukar4604 2 жыл бұрын
Hestan hada aya somaqlay waxana kaso maqlay baaquli boy waxa hes ad uqurxon ani waxan horay uso arkay iyado farxiyo fiska iyo cabdifatax qaadayaan . tane manta so boqday. Date : 12/10/2022 .maalin arbaco ah . Xolka soomaaliyane ciyaaraayo oo la ciyaaraayo Uganda 🇺🇬. Time : 2:07pm .. Hadad iga danbeeso like saar walal
@abdiyare5247
@abdiyare5247 9 жыл бұрын
waa markii iigu horeysey aan arko Hobo'nuuro oo Surweel wadato.
@wardiqawdhan9125
@wardiqawdhan9125 8 жыл бұрын
hhhhhhhhhhh quus bay ahyd
@micnamalahan
@micnamalahan 8 жыл бұрын
Abdiyare meeqo Jir baad Tahay?
@xasanyuusuf9919
@xasanyuusuf9919 3 жыл бұрын
Waxaanu joognaa aduun fankiisu yahay balbalaar,socdaal,faaladagan Nasiib xumaanteena
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 2 жыл бұрын
Xasan yusuf@ kkk runtaa sxb
@aadammataanka6239
@aadammataanka6239 9 ай бұрын
Tiraba laba habeen ka hor ayaan gabadh aan aad uga helay xidhiidh jacayl ka dalbaday, waxay itiri dhib maleh waan kasoo fakarayaa, aniga ayaana kula soo hadlaya jawaabtana kula soo wadaagaya, wali ilama aysan soo hadal oo waan sugayaa mana wicin wali anigu, sababtoo ah iyada ayaa itiri waa kuso wacayaa. Si kadisa ayaa waxaa iigusoo dhacay dabadeed erayada heesta ku jira ee ah : maxaan kaaga baydhaa Ama kaaga baahdaa Sow layma kaa badin Heestanna waxaan dhagaysanayaa caawa 18/4/2024 Habeen jimce soo galayo khamiisna baxday, waxaan ku suganahay wadanka congo 🇨🇩 Waa iska xaal aduun, Ragguna waa iska meel xun joog.
@cabdifataxawuukar
@cabdifataxawuukar 2 ай бұрын
old is goldn baquli
@najmociid5281
@najmociid5281 2 жыл бұрын
Waa hesaha kuhilmaamo waxkasta oxun farxad daremaa markan dhageysto
@omarali2145
@omarali2145 7 жыл бұрын
Markay somali somali ahayd alaaaa
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan dacar mnsha alaah
@khaalidxasan1213
@khaalidxasan1213 2 жыл бұрын
heestan waxan dhagaysanayay haben aan rajo sugayay nasiibkayga (15/10/2022) walee haben TaRiikh lahaa buu ahaa azxapey aan isku ducayno habenimo wacan
@mustafeomar1107
@mustafeomar1107 8 жыл бұрын
waxad tahay bogaygiyo beerkiyo wadanaha iyo nacab uga baqaaayeeee..
@khadarqadaafi4371
@khadarqadaafi4371 3 жыл бұрын
Waxan ku dhagaysan jiray hadka baligubadle een lanqayrta anigoo geel la joogo aan dad isku dheereyn aroos ka qaadi jireeen
@MrDuulduul
@MrDuulduul 2 жыл бұрын
waxaan ka yaabay mid baa hibo isku balaadhiyey....NO security whatsoever..
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Viva Soomaalian people
@warsamejama526
@warsamejama526 3 жыл бұрын
Waxa tahay ????
@yahyafarah3421
@yahyafarah3421 2 жыл бұрын
"haka baqin badhaadhiyo miduun baad kusoo bixi barashada khasaartee"
@garaadmaxamed7617
@garaadmaxamed7617 5 жыл бұрын
Hadii aad fahmiwaydo afkii hooyo walee malihid aayo iska aamus maxamed Mooge horuu uyiri jaariyadaha somaliyeed hesahayga dharka kuma dhaqaan xasan aadan hhhhhhhhjhhhhhhh ilaahay hawnaxariisto maxamed Mooge waxaan uga socdaa dad baa soqoraya somali baan ahay hadana ifasasira afka somaliga mahan macquul aabo
@ahmedosman1083
@ahmedosman1083 4 жыл бұрын
Bilawga heesta kabanka ooyayo Alla qiiro badanaa hoyeey hoh
@daahirmoalim1445
@daahirmoalim1445 2 жыл бұрын
Heart touching song ❤️
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 206 М.
Qaybta 1-aad. Bilawgii nolosha qurbaha ee abwaan Maxamed Adam Dacar
18:52
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 4,1 МЛН
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 2,2 МЛН
Hibo Nuura & Cabdiqadir Xasan Nageeye Ahun | Heestii Rooblow
7:59
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi
8:38
iraad2011
Рет қаралды 728 М.
Maxamed aadan dacar& hiba nuura heesta ma ogtahay bad iyo wabi
7:44
Hibo Nuura Laalays
4:16
Duul Media
Рет қаралды 4,2 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.