MUQDISHO WAA MEEQA MAGAALO?

  Рет қаралды 4,985

KNN

4 жыл бұрын

Waxaa dhibatada Magaalada Muqdisho ka juirta ee kala xirnaanshaha wadooyinka faallo ka sameeyay rugcadaa saxaafadeed soona noqday wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Yusuf garaad Cumar.

Пікірлер: 14
@farxiyomohamed1439
@farxiyomohamed1439 4 жыл бұрын
Waa waali
@shaficitahlil8966
@shaficitahlil8966 4 жыл бұрын
Wllhi waa run
@alihammad6938
@alihammad6938 4 жыл бұрын
Wallahi ma ogi waxii somalia hore u socod loogu diidan yahay subxana allah yaa rabi noo gargaar 😢😢😢😢😢😢
@abijaan2929
@abijaan2929 4 жыл бұрын
Sax waye wadooyinka ugu muhiimsan wey xerenyihin meelaha ugu quruxda badan bur bur ayaa kamuuqdo
@ayuubaadan8815
@ayuubaadan8815 4 жыл бұрын
Walaahi ninkan waxa uusheegayo waa sax maraka ugu horeysa wa in ilahay laga baqa
@aymancadde2000
@aymancadde2000 4 жыл бұрын
Alle dowlad hanasiiyo
@muslimxusein3863
@muslimxusein3863 4 жыл бұрын
Maagaladu waa quruxbadantahaybee
@juweeriyoshjujuu7170
@juweeriyoshjujuu7170 4 жыл бұрын
Aloow umada ugar gaar run lama rabee aloow umadaan udhibdhaan
@dheemanjag2021
@dheemanjag2021 4 жыл бұрын
Dowlada waxa wanagsan in ey magalada banankeda dagan kana sameystaan xeryoyin cidan iyo mid dowladedba sababto ah hada magalada waxa la qarxiya inta ey dowladu ka dagan thy marka waxan oron laha dowlada shacabka haga dhaxbaxdo
@sowdoabdinor8548
@sowdoabdinor8548 4 жыл бұрын
Waa runta walhi maxayelay dhibka dhan waxa magaalada iyo shacabkeda usoo jiidey waba dowlada, Muqdisho caasimada ay tahy diig badan ayey udaadisay walee shacab badan oo masakin ahna wey ku gubteen lkn malin unbey ka raysandonta dakharadas ka dibna wa arki dona inshalh!
@feisalabdalla1711
@feisalabdalla1711 4 жыл бұрын
Yuusuf garaad iyo adinka waxaan idin leeyahay, hadii aydan waxba la qabban karin arinka alshabaab. Maxaad uga qeylinaysaan
@kamalabdullahisheikh8905
@kamalabdullahisheikh8905 4 жыл бұрын
hadpo ma sidaan xal miyaa marka
@cigaal4668
@cigaal4668 4 жыл бұрын
Muqdishoyinka hhhh
@maamomaama4539
@maamomaama4539 4 жыл бұрын
Dhimalha mid waliba waqti kooban ayuu ahnyaa madax weeyney markeey caloosha weyneeystaan oo guryo kadhistaan ayeey tagyaan ee dad iyo dal waxba kamquseeyaan ilahyooow adigaa xal noogumaqan oon kurajeyneeynaa oo kuwaan wax dhaama noogubadal adigaa caziiza
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 26 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 41 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 26 МЛН