BASHIIR CALANSIDE IYO SAMSAM NUURA DHAANTO CUSUB QIIQ MAKAA BAXAY NEW VIDEO DHAANTO

  Рет қаралды 1,466,457

Muraad Production

Muraad Production

Күн бұрын

DHAANTO CUSUB-- QIIQ MAKAA BAXAY
ERAYADII--BASHIIR CALANSIDE
LAXANKII-- BASHIIR CALANSIDE
MUSIC--
CODKII-- BASHIIR CALANSIDE IYO SAMSAM NUURA
CODQABASHADA--DHIMBIL STUDIO
SOO SAARISTII-- MURAAD PRODUCTION
Muuqaalkaan Kahor Waxa Aan heysanay 72,531 Subscrebe mahadsanidiin
#dhaanto #dhaantocusub2022 #dhaantocusub #dhaantoaxmedbudul #dhaantocusub2023 #dhaantonuurcaraale #dhaantocusub2021 #dhaantocalidhaanto #dhaantoxasanyare #dhaanto2022 #dhaantoliyuuboolis #dhaantomacaan #dhaantodirgax2013 #dhaantoaroos #dhaantosooley #dhaantoand #dhaantoandzidane #dhaantoogaden
#dhaantocusub #dhaantocusub2022 #dhaantocusub #dhaantocusub2023 #dhaantocusub2021 #dhaantocusubxasanyare2022 #dhaantocusub2022axmedbudul #dhaantocusubaxmedbudul #dhaantocusubcalidhaanto #dhaantocusub2020 #dhaantocusubidilayruush #dhaantocusubnuurgoosar #dhaantocusub2022calidhaanto #dhaantocusubxasanyare #dhaantocusubaxmedeeshcalaa2022 #dhaantocusubliyuuboolis2022 #dhaantocusuband #dhaantocusub2019 #dhaantocusubliyuuboolis #cabdiwalidhaantocusub #dhaantocusubnuurcaraale #dhaantocusubbishaarwadani
#dhaqankasomalida #dhaqankasoomaalida #dhaqankasoomaalidareermiyiga #dhaqankasoomaalidahore #dhaqankasoomaalidahees #somalidadhaqankaxun #hidahaiyodhaqankasoomaalida #heesahadhaqankasoomaalida #hidahadhaqankasoomaalida #sheekhmustafedhaqankasoomaalida #gabaydhaqankasoomaalida #su'aalodhaqankasoomaalida #sheekooyinkadhaqankasoomaalida #ciyaarahadhaqankasoomaalida #gartadhaqankasoomaalida #dhaqankasomalidaand
#dhaantocusub #dhaanto2023 #dhaanto
kusoo biir bogaan oo subscribe noosaar Mahadsanid
/ @muraadproduction

Пікірлер: 391
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Heesaha waxaa Ka MacAan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan like Love
@ismailabdulle2208
@ismailabdulle2208 Жыл бұрын
Meeshaan kalaamka Alle hakeenin hadii kale waxaa u ekaanaysaa nin quraanka Ku jeesjeesaya
@SaynabCumar-bq2cc
@SaynabCumar-bq2cc Жыл бұрын
@EngAdam-r9e
@EngAdam-r9e 10 ай бұрын
Aad iyo aad sxb Ana kula qaba
@Uyu216
@Uyu216 6 ай бұрын
Haa aadiyo aad Qur'an kaamacan
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 2 ай бұрын
@@Siciidbashaash scwscwscw scwsscwscw wlwlwlwlwlwl scwsscwscw scwscw way home from my phone
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 Жыл бұрын
Nimaaa harti aqoon baa yiraahdo hadalka qaarkii ssc guul
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo guul guud ahaan beesha Daarood gaar ahaan Harti Koombe sigaara SSC Khaatumo State of Soomaalia from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@TheAguled
@TheAguled Жыл бұрын
Qiiq ma kaa baxay 🚬🤪 sida uga fiican lagu sheegi qalasyadii harti wacadrihii ay ka dhigeen Dagaalkii 25/08/2003 120 KM in 1 hour 40 min 10,000 askartii iidor lagu waabariistay oo kabaha lala dulmaray 🥰🥰🥰🥰
@bahjabahja-8805
@bahjabahja-8805 Жыл бұрын
Calamka laagaxusaya wixi kadacay gojacade Allah hanobarakeyo cidanka jamahirta❤❤❤
@Halima-kl4sq
@Halima-kl4sq Жыл бұрын
Dhanto way dhfty magac kaleh halo bixiyo 🎉
@abdiadennn
@abdiadennn Жыл бұрын
Raxma iyo Ina Qooje waydiiyeey 😂 Don't ever mess with Daarood, we're the lions of the Horn of Africa 🤪
@dhamaysinajamac8192
@dhamaysinajamac8192 Жыл бұрын
Cadi maha heesto, Masha Allah
@axmedyare2404
@axmedyare2404 9 ай бұрын
🙏
@SuleqoAbdi-h4e
@SuleqoAbdi-h4e 5 ай бұрын
Adoo qawan qiiiiq ma ka bxaay jah❤❤❤❤❤❤
@XafsoClcasiid33-pr2mh
@XafsoClcasiid33-pr2mh Жыл бұрын
Dhaanto way dhaaftay❤❤ guuul ssc
@ismaciilmaxamed1228
@ismaciilmaxamed1228 Жыл бұрын
Mashaalah ❤❤❤❤
@liibaanmaxamed1918
@liibaanmaxamed1918 Жыл бұрын
gesiyada darawish raxma yar guul ssc❤❤❤❤❤
@Yusuf-Qays143
@Yusuf-Qays143 Жыл бұрын
Qalas qalas dhalay calanside💯💙🇸🇴
@AhmedAbdinasir-r1c
@AhmedAbdinasir-r1c Жыл бұрын
Wale Mj dhaanto waa barteen 😅 Viva Tolkay Reebicidyahan❤ Sfcn baad naga dhisteen
@bahjabahja-8805
@bahjabahja-8805 Жыл бұрын
Walalahena mj wa abwanin ogaden lagabadhi wax logamabahna markan danto iyo wax walbo wey iskagafilanyihin runtii
@carfiabdi3987
@carfiabdi3987 Жыл бұрын
Anigu ugadeen baan modayey
@Cabdimaxamedcali.kn8y
@Cabdimaxamedcali.kn8y 2 ай бұрын
Anaa qaawan qiiqmakaa baxayoo ❤❤❤
@MakoFaarax-o2q
@MakoFaarax-o2q 10 ай бұрын
D5 guuuuul❤❤❤
@ShaakirAdan
@ShaakirAdan 10 ай бұрын
0:57 0❤❤:59 ❤❤❤ 1:24 1:25
@IbrahimHasan-li5cu
@IbrahimHasan-li5cu 4 ай бұрын
Santo
@fathiyamohamed6443
@fathiyamohamed6443 Жыл бұрын
Congratulations dhulbahaante and all Hati ilaahay baa idiin hiiliyey dulmigii wuu jabay . Ilahay wuxuu markasta garb siyaa dadka la dulmo ee laga gardan yahay. Muuse iyo inta tageertaa way jabeen wayna halagsamayaan . Viva dhulbahaante from cadowga gudaha. Gushiinu waa guusha somaaliyeed .
@ksa-po8pg
@ksa-po8pg Жыл бұрын
Welcome cadawga gudaha abti . Guusha ku xigtana waa abtiyaashay g36 in sha alaah ... Dulmigu ma waaro ilaahay na ma jecla sida naloo dulmiyay dulmi ka badan ayaa idinku dhacay waana iska qaadi dontaan.. Anagii baa yabnay ba , maxabiistii mid walba la waydiiyo garxajis baan ahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Heego maku qasabnay inay ku badbaado g36 , taasina waa guul kale aan ku faraxnay walle . Alaylehe waa yahay magac waaynoo lagu badbaado magaca abtiyaashay garxajis g36 . Guulaysta g36 abtiyaal .
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 Жыл бұрын
All daarood we are together ❤
@carfiabdi3987
@carfiabdi3987 Жыл бұрын
Idinkuna sidii qadaafi u sooqabata muuse judaan
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 2 ай бұрын
Scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw ❤❤❤❤🎉 scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@UjbUjb-ks6ur
@UjbUjb-ks6ur Жыл бұрын
Harti guuuul
@SamsamApdi-eo3dl
@SamsamApdi-eo3dl Жыл бұрын
Adooo qawan qiiq ma aka baxy guul khatumo❤❤❤❤
@apdallajoseph
@apdallajoseph Жыл бұрын
Dhaanto wey dhaaftey in kastoo dumaashideen qadan ku jirto any way wey ii daaran tahay hada ✌️✌️
@AnnoyedBlini-st2rv
@AnnoyedBlini-st2rv 8 ай бұрын
Getr 0:37 0:39
@nuuriyahirsiducaale3694
@nuuriyahirsiducaale3694 5 ай бұрын
Asc bismilaah mashaallaah D5 guuleesta ❤❤❤
@fatimafarah4162
@fatimafarah4162 Жыл бұрын
Congratulations congratulations congratulations D5
@axmedsheekhibrahim1505
@axmedsheekhibrahim1505 Жыл бұрын
Dulmiga iyo kibirka af xumada caada dadkii caadeysto sidaas ayuu ilaahey u baabiyaa alxamdu lilaah❤❤
@liibaanmaxamed1918
@liibaanmaxamed1918 Жыл бұрын
alahu akbar ilah awod leh guul ssc
@bahjabahja-8805
@bahjabahja-8805 Жыл бұрын
😂😂😂😂 wixi kudacaaa dadhki kibirka isbidhay 10sano sosocota walaga shekeyni donaa 😂😂😂
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 4 ай бұрын
Scwscwscw I scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤❤❤❤ scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw
@kaltundahir3812
@kaltundahir3812 6 ай бұрын
Mansha allaah mansha SSC GuuuL GuuuL iyo gobaniimo mansha allaah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪❤️❤️❤️💪💕💕💕💕💕😍🇸🇴💕💕💪💪❤️❤️❤️❤️💪💪💕💕💚💚💚💚😍😍💕💕
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 Жыл бұрын
Reer biciidyahan Walle waa ku doobyeen idoorkii❤
@Barwaaqo2005
@Barwaaqo2005 Жыл бұрын
Ayagoo qaawan buuqiiiq kabaxay sax sax guul SSC cabsi cabsi 💙🦁💪💚💚🐎❤️🩷💪👍💚💚💚🐎🐎💚👍💪🦁🦁💪💪👍👍💚
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 4 ай бұрын
Scwscwscw I scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤😂❤❤❤
@laylaamiin9867
@laylaamiin9867 10 ай бұрын
Guusha D5 e Dr.Deni Mashallah Allaha Barakeyo SSC IYO PUNTLAND ❤❤❤❤❤😂😂😂
@ksa-po8pg
@ksa-po8pg Жыл бұрын
Walle qalas qalas dhalay baa tahay kana dhicin qalasyada jiida hore indr . Big love .
@esmehanjed5787
@esmehanjed5787 Жыл бұрын
Masha Allah darood Guul&gobanimo insha Allha melkasto ay jogaan ❤ 😍 💖
@manguzumanguzu995
@manguzumanguzu995 Жыл бұрын
1940 gii ragbaa taaj Ayan lahayn ingiris uxidhe Wase laga so cel she 2023
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 6 ай бұрын
Waxabo ka dhacaya🏇🏿❤️❤️🌺🥰
@jaamacfaarax4674
@jaamacfaarax4674 Жыл бұрын
Guul
@fadumomaxamud9265
@fadumomaxamud9265 Жыл бұрын
Wa sax mashallah. Waaaaawwwwww. Darood guul bopartayo ❤❤❤❤❤❤
@jamacyare6647
@jamacyare6647 3 ай бұрын
Good video
@saidabdullahi3403
@saidabdullahi3403 Жыл бұрын
❤❤❤ wax kale wlh caadi ma ahy calanside noolow
@burqayartube9039
@burqayartube9039 4 ай бұрын
Laan dheeraniimo raxma iyo ina qooje weeydii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 Жыл бұрын
Wooow waa waxkale xaqiiqdii
@abdinasirmohamud1125
@abdinasirmohamud1125 Жыл бұрын
Guul ❤❤ ssc-khaatumo waa dawlad calanle una tagan midnimada somaliya ❤
@sacdiyasiman-xz8rd
@sacdiyasiman-xz8rd Жыл бұрын
Waa khatumao wll harti
@kaltunahmed2166
@kaltunahmed2166 Жыл бұрын
Tani dhaanto waa dhaaftay allah kuu bara keeyo qalbigaa
@CabdicasiisMaxamed-x2o
@CabdicasiisMaxamed-x2o 2 ай бұрын
Qalas qaaliya
@SucaadYaasiin-t8m
@SucaadYaasiin-t8m 9 ай бұрын
Guul guul❤❤❤❤
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Жыл бұрын
Waaaaaw masha allah ❤
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 10 ай бұрын
Shacabka Sscoow Guulwacan of Soomaaliya
@IstaahilCaliaxmedIstaahilqurux
@IstaahilCaliaxmedIstaahilqurux 4 күн бұрын
Masha allh wiilkaani ❤dhiiga dhuuxa uu ushubay ssc khaatumo❤
@SacdaabdiMahamuud
@SacdaabdiMahamuud 9 ай бұрын
Guuuul iyo gobanimo
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 Жыл бұрын
Adoo qaawan qiiq makaa baxay waxaan u fahmay hubka dhigistii oo qarankii qaawisay ma ahan gabadha waxa qaawan
@Barwaaqo2005
@Barwaaqo2005 Жыл бұрын
Khatuumo state of Somaliya guul guul insha allah 🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💙💙❤️🩷💚💚👍👍💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💚💙💙❤️🩷💚💚💚💚💙💙💚💚💚💚💚💚👍
@haniaden2700
@haniaden2700 Жыл бұрын
Ado qawan qiq ma kabaxay
@nimcohassan4115
@nimcohassan4115 Жыл бұрын
GUUL SSC❤❤❤
@AyaanSheekhaxmed
@AyaanSheekhaxmed Жыл бұрын
M.allh guul io gobo nimo 😊
@NimcoMaxammed-jt6wq
@NimcoMaxammed-jt6wq 6 ай бұрын
Guuuuuu khatomo alehabaVo,
@anzhaxali5645
@anzhaxali5645 11 ай бұрын
QADANEEY Qarankii Maxaa Helay
@fatumofatumo-oc4lc
@fatumofatumo-oc4lc Жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo 🎉🎉🥰
@aliahmedabas577
@aliahmedabas577 Жыл бұрын
Majeerteen iyo wagardhac caadi maahan qalasyo
@DjMaanka-nh1sz
@DjMaanka-nh1sz Жыл бұрын
𝐆𝐮𝐮𝐮𝐥 𝐬𝐬𝐜 ❤❤❤❤
@BarkhadCabidi-jd4rd
@BarkhadCabidi-jd4rd 10 ай бұрын
Sa😂🎉 ❤
@Amina-o4y
@Amina-o4y Жыл бұрын
This is so hilarious qarankii wadii Raxmo iyo inaquja waydii adaa duntay qalas yada naa adowqaown qiqmakabaxay qadan qaren 😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣💯
@DjHanad-ew5gy
@DjHanad-ew5gy Жыл бұрын
Kiib going
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 4 ай бұрын
Scwscwscw I can ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@roodaismai-dm8kb
@roodaismai-dm8kb Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul&gobonimo ❤❤❤❤❤SSC qaatumo allaha kuxifdiyo walal ❤❤❤❤❤
@dahirjama8359
@dahirjama8359 Жыл бұрын
ManshaAllaah guul J s
@Umo580
@Umo580 5 ай бұрын
D5❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MaxamedCabdi-k1z
@MaxamedCabdi-k1z Жыл бұрын
Alle qiiqba ka baxay
@Abdi-p2v
@Abdi-p2v Жыл бұрын
Xaasha wa ruqaansatay qalasow❤❤❤❤
@MaxamedKadawo
@MaxamedKadawo 4 ай бұрын
Na samsame away dhantadii rer qurdhaale lagasugayay🦁
@fatimamohamud5167
@fatimamohamud5167 Жыл бұрын
Guul ssc
@KaabaAsmacabdimahmed
@KaabaAsmacabdimahmed Жыл бұрын
Wllkei runtuu ka sheegay
@Zerkify
@Zerkify Жыл бұрын
masha allah guul ssc
@axmedsheekhibrahim1505
@axmedsheekhibrahim1505 Жыл бұрын
Guul ilaaheybaa mahad leh ❤❤❤
@abwaangalaaye
@abwaangalaaye Жыл бұрын
Guuul❤❤❤❤ ssc
@Axmedsacid-y4h
@Axmedsacid-y4h Жыл бұрын
Guuul
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
Dhulbahante siwalba uga adka isaaq sociall media fuimaha dagaalka iyo fankaba ❤❤❤ qalasyada caadi maaha
@lakimaxamed3746
@lakimaxamed3746 10 ай бұрын
Adooqaan❤❤❤❤❤
@AbshirAbdulahi-eg9tc
@AbshirAbdulahi-eg9tc 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤guuuul
@hassanabdi2706
@hassanabdi2706 Жыл бұрын
Tan dhaanta waa dhaaftay
@abdibashir8651
@abdibashir8651 Жыл бұрын
Congratulations my dear sister and brother
@CabdimuxumadnuurCabdimuxumadnu
@CabdimuxumadnuurCabdimuxumadnu Жыл бұрын
Safiyo
@sacdiyoyuusuf8857
@sacdiyoyuusuf8857 Жыл бұрын
Guul ❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💔💪🦁🦁🦁
@AhmedAbdinasir-r1c
@AhmedAbdinasir-r1c Жыл бұрын
Axyaa dhaanto ❤😂
@a.m.k9976
@a.m.k9976 Жыл бұрын
Wiil qalasyaa ayaa ku doobiyay QARANKII. QADAN QARAN waa naagta laga joogi waayey faanka iyo fakhfakhdeeda.
@IfaraxmaxamedAxmed
@IfaraxmaxamedAxmed 11 ай бұрын
Isha cadawagu kadedan ina adeer ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IfaraxmaxamedAxmed
@IfaraxmaxamedAxmed 11 ай бұрын
Guuuul iyo gobanimo ❤❤❤💋💋💋💋💋
@JamaalSuuffi
@JamaalSuuffi 6 ай бұрын
Hayaay😂😂😂😂😂
@ambarashkir3336
@ambarashkir3336 Жыл бұрын
love it🖤
@ubahmohamed1737
@ubahmohamed1737 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉😂❤
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 Жыл бұрын
Darood power darood waa dowlad siiba gesiyasha dhulbahante
@axmedyare2404
@axmedyare2404 9 ай бұрын
D5❤️
@AaminaaxmedCabdile
@AaminaaxmedCabdile 11 ай бұрын
Guuuuuuul ssc❤❤❤❤❤
@khadraalihussein
@khadraalihussein Жыл бұрын
Guuuuuuuul
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 Жыл бұрын
Guul iyo gobanimo
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 10 ай бұрын
Iminsaan Lahaa Laascaanood Libdhimayso my Dream Came True
@JamiiloXasan-uf2tz
@JamiiloXasan-uf2tz 6 ай бұрын
Waaaaaw mash
@RodaMoha-xx5ex
@RodaMoha-xx5ex Жыл бұрын
Guul ssc❤❤
@luqmansheik7706
@luqmansheik7706 Жыл бұрын
Another level ❤
@DuuxAbdi
@DuuxAbdi 10 ай бұрын
❤xxx 2:12
@CabdiFitaax-mr8pz
@CabdiFitaax-mr8pz 8 ай бұрын
M.a wlll
@CabdiFitaax-mr8pz
@CabdiFitaax-mr8pz 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@idilabdi1298
@idilabdi1298 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul Khaatumo 👑👑👑👑🙏🏽🙏🏽🙏🏽💪🏼💪🏼💪🏼💞💞💞
@وردةالحلامموسي
@وردةالحلامموسي Жыл бұрын
Adoo qaawan qiiq makaa baxay
@HafssaQuruh
@HafssaQuruh Жыл бұрын
Masha allaah
@maryaamismacil
@maryaamismacil 28 күн бұрын
Hambalyo hamblyo ssc❤
@AxmedTareedisho
@AxmedTareedisho Жыл бұрын
Walahi wax baa ka dhacay 😂😂
@farhiya4040
@farhiya4040 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Dirir-t1l
@Dirir-t1l Жыл бұрын
Qarankii Qalasyaa ku heesay.
@abdowali463
@abdowali463 Жыл бұрын
Qarankii SNM dacar baa laga lisay 25/8/2023. Walaahay jabkii Harti SNM u gaystay wuxuu la mid ahaa jabkii Nazigii-Germany dagaalkii 2aad ee aduunka. Naaso beel!
@JijgaEthii
@JijgaEthii Жыл бұрын
Guuuuuul❤❤❤
@FaadumaQaasim
@FaadumaQaasim 4 ай бұрын
Guul❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂guuul
@kayffaarax3459
@kayffaarax3459 Жыл бұрын
Masha Allah 😮😅❤❤❤❤❤❤❤ guuuuuuuuuuuuuul 🎉😂❤😊
@kayffaarax3459
@kayffaarax3459 Жыл бұрын
YAS
@FadxiNuura-q9q
@FadxiNuura-q9q Жыл бұрын
Guulguul ssc❤❤
I Turned My Mom into Anxiety Mode! 😆💥 #prank #familyfun #funny
00:32
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 309 МЛН
DHAANTO - SAYNAB AGAH - SSC KHAATUMO 2024
5:55
Qalas Stars
Рет қаралды 476 М.
Taxanaha Xukun Dawlo iyo Xeer Qabiil
19:15
Mohamed Hassan Dhalo
Рет қаралды 902 М.
UBAX DARAJO IYO RABAANI ABDI DHAANTO CUSUB 2024 video .
4:16
Cabdi Wali Xasan Dhuux 🎤
Рет қаралды 197 М.
NIMCAAN HILAAC| Waan Ku dhigayaa 2024
7:17
Hillaac Music
Рет қаралды 2,3 МЛН
DHAANTO CUSUB ~ KAFEEYA SARHAYE ~ JAWAAB HALIS AH ~ 2024 OFFICIAL VIDEO
4:55
I Turned My Mom into Anxiety Mode! 😆💥 #prank #familyfun #funny
00:32