Murcaanyo iyo Ganacsiga Xijjiga

  Рет қаралды 8,053

DAL IFIYE

DAL IFIYE

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 2 ай бұрын
Mashallah boqortooyada d5 ee puntland guul & nabad geliyo iyo horumar waara ilaahay ha idiin joogteeyo aamiin 🤲 tolkaayo mahadsanidiin guuleyste yaal dadaal baa idin faran inshallah 🇬🇲🇬🇶🇬🇲🤝🇸🇱🇸🇴💯🍇☂️
@AhmedBulshawi
@AhmedBulshawi 2 ай бұрын
Msha allah reer puntland wlhi dhul bay haystan allah ha ubarakeyo😮
@docolaychannel5818
@docolaychannel5818 2 ай бұрын
Kaluunka xaabo waxaan ku cunaa wadanka Zambia 🇿🇲 ee fonfurta Africa 😊
@bardehanad4919
@bardehanad4919 2 ай бұрын
Masha allah waa warbixin kooban oo qurux badan, faa'iido iyo wax kororsi leh. Aad iyo aad ayey uga fiican tahay warbixintani clips foolxun oo Radio Daljir sanad ka hore gobolka ka soo duubay. Qashin NGO u adeygaya oo wadanka dhan sumcad xumeynaya ayey kuwaasi ahaayeen. Warbixinta ciladaha jira si fiican ayey u soo bandhigtay lkn wanaaga wadanka ka jira ayey yoolka saartay.
@AbdirizakHAdan
@AbdirizakHAdan 2 ай бұрын
Kaluumeysiga waa in lagu dhiiri galiyo Waa dad Barwaaqo ku nool MAASHA ALLAH
@FarassMedia
@FarassMedia 3 ай бұрын
Beautiful Place
@shantagees9425
@shantagees9425 3 ай бұрын
Waxaan rajaynayaa inaan mar dhow magaalooyinka Murcanyo, Qandala, Alula, Baargaal iyo Eyl aan u dhiso pier (dakad yara), si doomumu sahal ugu xirtaan oo dadka iyo agabka nololeedba ay u sahlanaato in loo gaarsiyo si sahlan maadaama dhulkaan in wado la gaarsiiyo ay tahay mid billions of dollars u baahan waa inaan dhanka badda ka sahal isu socodka.
@nasriina12345
@nasriina12345 2 ай бұрын
MURCANYO MALDIVES SOMALIA 🇸🇴 ♥️
@HassgasBulshoGarowe
@HassgasBulshoGarowe 3 ай бұрын
MURCAANYO MALDEVISTA SOMALIA
@Yamaaritravels_somali
@Yamaaritravels_somali 2 ай бұрын
Shaqo wacan bro 👍
@suadali8027
@suadali8027 2 ай бұрын
Salaamu Calaykum walaal. Waxaan danaynayaa in aan soo booqano magaaladaan si aan u aragno deegaanka iyo in aan dagi karno si aan oga faa'iideysano kheyraadkeeda loona suuq geyn karo in sha'a Allah. Yaan lkaa xiriirnaa oo naga caawinkara arinkaas?
@agh7185
@agh7185 3 ай бұрын
Ilahay haa badbadiyo Somali oo dhan
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 2 ай бұрын
Shaqo fican baad haydaa hore usoco waankugu tagersanahay
@somalia5019
@somalia5019 2 ай бұрын
Mahadsanid mudane
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 3 ай бұрын
Meeshaan waa inaan kusoo dalxiiso
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 3 ай бұрын
BUURAHA MAGALADA KU DHOW DRONE VIDEO NOOGA SOO DUUB PLEASE IYO MAGALADA DUSHEEDA IYO HAREERA HEEDA
@najiibyare4483
@najiibyare4483 2 ай бұрын
Somali dhul ilaahey waa siyay Lakin qabiil ku duloobay oo danahoda aqoonin
@qasaaye23
@qasaaye23 3 ай бұрын
Beautiful
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 Ай бұрын
War niyahow fhulkani waa dhul qurux badan
@Muwaxid-x6i
@Muwaxid-x6i 2 ай бұрын
Biyahu waa qaali £2.5 oo shan fuusto kaliya
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 3 ай бұрын
horta murcaanyo reer kee daga xumaan iyo qabyaalad jacayl ha u qaadanina waa li tacaarifuu only .waxaan jeclaan lahaa sida loo kala dago inaan ogaado sida,bareeda, murcanyo xaabo caluula bander beyla hurdiya xaafuun waa aqaan waa sawaaqroon ,tooxin,baar gaal gumbax,geesaleey thanks
@halgankanolosha8298
@halgankanolosha8298 3 ай бұрын
Wadalmoge ayaa dagan
@shantagees9425
@shantagees9425 3 ай бұрын
Aqoon ka fiican miyaa jirta mida Somalinimada... Murcanyo dadka dagan waa dadka Somalida kale oo dhan dagan.
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 3 ай бұрын
@@halgankanolosha8298 mahadsanid bro
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 3 ай бұрын
Yaasiin CALASOOW iyo Murcaanyo!! Majeerteen midabo badanaa! Kkkk
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 3 ай бұрын
@@Madaxey-r2f magaca wuu qalday malaha waayo mj ama daarood ku waxay la baxaan calas not calasoow waa yaasiin calas
Jaziirada Soomaaliya ugu quruxda badan.
11:33
DAL IFIYE
Рет қаралды 22 М.
SOMALIA: Iskudarkii Goobweyn & Quruxdii Somalia
8:50
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 19 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
SOCDAALKAYGII BOOSAASO ILAA RAAS CASEYR.
10:38
DAL IFIYE
Рет қаралды 7 М.
Ugaadhsade Ayaan Noqday | Calakud Ayaannu Ugaadhsannay 🦌
34:13
Cadceed Travels
Рет қаралды 4,9 М.
Maxaa looga guuray, Geesaleey?  |  Why Is Gesaley Fading Away?
8:29
FURSADA DHOOFINTA BEERAHA IYO XOOLAHA - Somali Export opportunities
9:45
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 12 М.
Ninka 27 sano keligiis dhisayey jidka  |  Dhabbaaqa's Guardian
13:10
Xaaji Dirir
Рет қаралды 117 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН