Anaa bajuun ah..i wey dii . Wax ka macaan maleh. Libaaxa caloo shiisa kaluunka caloo shiisa. Salii diisa caagag inta lagu shibo. La qa mii ri yo. Ayaa doon Yaha lama riya subaga. Libaaxa bada inta la shii lo basal iyo bas baas ayaa la cuna. Bada ugu dheer afrika ayaa nu hay sana. Somalida qaar kood na waxaan hilib ahayn macu naan..kaluunka iyo qubada bad sada. Iska daa ya hilib ka geela. Hilib ka loda cuna
@DalmarYare-b4t2 күн бұрын
Boqortoyadii Ajuraan Jaxiiradahan ka arming jirtay- Siyad barqash Ma Somali baa marku imaafay ma Asigaa ku aas aasay dekad kusameeyey Dhulweliba dadkiisa dhisto ajnabi wuu buriyaa!!!
off topic: 4:54 taarigada carabi iyo somali bay ku qoranatahay.. waxan la yaabay maxay Somalidu mid gobol iyo mid qaranba plate number gaarigu carabi iyo Somali ugu qoranyahay? yaa carab oo ah oo u baahan inay carabi wax ku akhriyaan? mise hadaadan carabi wax ku suntan muslim ma tihid bay ka dhigan tahay?
@AbdifitahIdmane6 күн бұрын
Orad naacda iyo jaahilnimada nagala tag nio maxaa yaa kuyiri carabiga diinba laga dhexradina carabigu waa luqada labadad ee somalidu taqano mideda kale somaligu waa latin carabiguna waa ka so horjeeda inta badana laba luqadood ayaa lagu qoraa mid local ah iyo mid international ma english baad mesha ka dhexbaraysa anaga second laguage kenu waa carabiga
@shantagees94256 күн бұрын
@ 😂😂😂😂 Carabiga waa luuqada labaad aaa? Ma qulwale baad carabi u taqaan
@mrsocotraisland19395 күн бұрын
@@shantagees9425 waa luqadii ilaah quraanka kusoo dajiyay waana luqada labad ee awoowa yaasheen yaqaaneen ma english beey yaqaaneen mise talyaani? afsomaligaa 30% af carabi ah
@Al-FardawsElectricIceCompany5 күн бұрын
marka muhiimada diimeed ee luuqada carabiga laga sootago, waxaad ogaa taa dastuuur ahaan carabigu waa luuqada 2aad ee rasmiga ah ee wadanku leeyahay ee sida rasmiga looga isticmaalo wadanka. dastuurka qodobkiisa 2aad ayey ku taala, midka qaranka iyo kan dowlad goboleedada. marka xasaasiyad haka qaadin luuqada carabiga ee documentska dowlada lagu qoro.
@warsameabdi69146 күн бұрын
Sxb ad iyo ad sida ad ubaartay xogta.iyo.asalka meesha darood.ka.soo.jeedo waad ku mahad santahay .wayna.cadaatay inaysan asal somali ahayn .oo.ka yimaadeen yamen.oo ka.soo jeedaan.ree.jabartiga.yamen.eylaha ka.ah
@shantagees94256 күн бұрын
Waad mahadsantahay DAL IFIYE waa barnaamij aad u qurxoon.
@CabdifitaaxGalad7 күн бұрын
Somalia🇸🇴🇸🇴❤️
@maxamedmaxamuudsheekhdaahi14847 күн бұрын
Shaqo aad u qurux badan anas Iyo xog aan aad ugu baahnayn
@waleedmohamed33117 күн бұрын
Great job abowo.
@maskaxaaji7 күн бұрын
Waa meel na tuseysa qasaaraha wadankena heysta 🫤
@AnabSaed-us1wo7 күн бұрын
Awoowe janada fardowsa allaha ugu bishaareeyo amiin
warkaani maahan war mudan in la sheego waayo waa daliilka inaynaan dalkaan udhalan balse aan nahyn dad tahriib ku yimid ninbaa dhagaxii fariisin lahaa low isaga dhufanaya