No video

Mursal Muuse | Heesta Saggontinta | Hodan Abdirahman 2020

  Рет қаралды 1,638,423

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Mursal Muuse
Ada Ku Hibeeyn Lahaa
Erayada & Laxanka: Zakariye Kobciye
Music: Mowliid Xasan Faarax
Cameraman: Idiris Dabcasar ,Liibaan Daahir, Yampro ,Khadar Waqal
Editing by: Nuuradiin Dugsiiye

Пікірлер: 1 000
@abdullahimahamudhassan9779
@abdullahimahamudhassan9779 3 жыл бұрын
Inyar ruuxa ku dhima il xun ayan ku eega😢❤️ Ya Allah hana kla geyn aniga iyo jacalkeyga Hawo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Haduu jiro qof aad dacad ujeceshay Allah kama fogeyo🤲
@shukriishaqfarah4639
@shukriishaqfarah4639 3 жыл бұрын
Ameeen dhamanteen
@nasteholagentillese3435
@nasteholagentillese3435 3 жыл бұрын
Amin
@caromoha3222
@caromoha3222 3 жыл бұрын
Jacaylku ma cunaa
@lulosman3347
@lulosman3347 3 жыл бұрын
Ameen
@najibosmanhassan2152
@najibosmanhassan2152 2 жыл бұрын
aamiin aamiin ya rabi
@Hanad1972
@Hanad1972 3 жыл бұрын
Dadka raba inuu jaceylkoda u rumoobo sida hodan & mursal oo kale 👍👍👍 ilahay ha idiin rumeeyo dantiina 😍😍😍
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 3 жыл бұрын
Aaamiin aamiin♥️♥️
@Hanad1972
@Hanad1972 3 жыл бұрын
najax Nalka official Amiin ❤️
@queenkatra3986
@queenkatra3986 3 жыл бұрын
Ameeeen Ameeeen
@queenkatra3986
@queenkatra3986 3 жыл бұрын
💞💞💞💞
@nimcobueaty1601
@nimcobueaty1601 3 жыл бұрын
Amiin
@haretdediamond8881
@haretdediamond8881 3 жыл бұрын
ILaaHow inTii is JeceL RaaLi ka NoQo amiin Like isaara
@barwaaqoaxmed726
@barwaaqoaxmed726 3 жыл бұрын
Amiiiiiin☑👍
@hothanitaismael1759
@hothanitaismael1759 3 жыл бұрын
aMiin🤲
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 3 жыл бұрын
Aaamiin aamiin aaamiin
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 3 жыл бұрын
Barwaaqo Axmed wl subscribe isar
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 3 жыл бұрын
Hothanita Ismael wl subscribe isar
@naimaapdalla4200
@naimaapdalla4200 3 жыл бұрын
Hodan iney uur leedahay inta ila aragtay love sara🤩🤩🤩
@macab6141
@macab6141 3 жыл бұрын
Soo maha?
@sahuurroble1303
@sahuurroble1303 3 жыл бұрын
NAIMA ABAAYO HODAN WAJI UURLEH UMA EKA NAAGTA UURKA LEH SAAS UMA CAYISHO OO DIIFTA UURKA KA MUUQAN LAHA ARMEY CALOOSHA WEYN EY TAHAY Tii ey ku umushay sanadki hore lacala hadey uur leedahay gabar bey sidaa waayo hadey wiil sidi laheed wey qayirmi laheed calaamadaha lagu garto waaye qofka gabar sida ma qayirmo
@ISMOBeautyandCooking
@ISMOBeautyandCooking 3 жыл бұрын
Hooyo uunba fahmaysa haa uurbay ledahay
@secretstar8830
@secretstar8830 3 жыл бұрын
@@sahuurroble1303 WOW 😮 waad naga cilmi BADAN thy🤣
@niyaaladem
@niyaaladem 3 жыл бұрын
@@sahuurroble1303 walee waadan i arag. Intan naaxo ayaa dadku Iga yaabaan maasha'ALLAAH I dhaha ayaan idhaahdaa. Dee adinkuna maasha'ALLAAH ii dhaha walalahoo.
@yaraankareermacalinhassan3379
@yaraankareermacalinhassan3379 3 жыл бұрын
HADAAD HELI WAYDAY GUUSHA HANICIN WAAAYAHEE DULQAADO hadaaad aragtay dhiri galaintayda fadlan ismuji si ay niyadu iigu dagto oo aan uarko inee dad badan arkeen xikmadeyda
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 3 жыл бұрын
Wyhy❤🖐
@Ishqi_yare
@Ishqi_yare 3 жыл бұрын
Keep going
@HoodBo1
@HoodBo1 3 жыл бұрын
Tuuug baa tahay mursal walagu oday qadra iyo ciyalkeda waad derisay
@haweyaisse6988
@haweyaisse6988 3 жыл бұрын
@@HoodBo1 ninkan waa nacay iyo naagtaba waayo reerkiisii buu tuuray naagtana maba ay qajileyso xataa is ma oraneydo beri adigana sidaa Suu Kuu gelilahaa she looks like desperate aad iyo aad baan uga xumahay qadra walaal qadra samir ilaahay waa caadil waxba kama qarsooma nabsiga waa uu soo baxayaa
@jecliyaaacoodkagahuuunoroo9286
@jecliyaaacoodkagahuuunoroo9286 3 жыл бұрын
haaa wey ueeg thy wax uur leeh wayo dadana wey ku caylan dadne wey ku catoban
@elmarwaanfellani7042
@elmarwaanfellani7042 3 жыл бұрын
Zakariiye Kobciye wuu iga badiyey wlhi. Laxan, Cod iyo erayo intaba ilaahay baa hibo ahaan usiyey. Msha Allah
@fkchannel6495
@fkchannel6495 3 жыл бұрын
Inyar ruuxa ku dhiman ilxun ku eegaye Midka adi ku dhowran ana so dhawaystaye😭😭😭❤
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 3 жыл бұрын
Ilahow wxii lamaane ah ee kala fogba isku soo dhawee mursal iyo hodana waxan u rajaynayaa iyagoo nabad ah inay mar kle isku soo noqdaan 🥰✌️
@ummascudummascud2578
@ummascudummascud2578 3 жыл бұрын
Ameen ameen ilahay ha isku so dhaweyo inti kala maqan ba
@najmaabdirahman3963
@najmaabdirahman3963 3 жыл бұрын
Aaamn yaaa rabi
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )نننن
@danaxhappy9962
@danaxhappy9962 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@iqbalqalanjo9567
@iqbalqalanjo9567 2 жыл бұрын
@@ummascudummascud2578 skosklsp
@anfacqali4494
@anfacqali4494 3 жыл бұрын
Inta kaheshay ereyada iyo laxanka kobciye ismujiya heee Legend kobciye maskaxda alaha ku barakeyo💖🔥🙏
@hodanupthirahman9437
@hodanupthirahman9437 3 жыл бұрын
Anoon wali arag heesta ayaa waxa iso diray gacaliyahyga hadii Axad nag loo huro adaan kuu hibayn lahaa Alle ha isku keen daayo my world❤️💋❤️💋❤️💋💋
@Hanad1972
@Hanad1972 3 жыл бұрын
Wow wow waxaasaa jaceyl ah 😍😍👩‍❤️‍💋‍👨🎼🎹👫❤️ mursal muuse iyo hodan abdirahman sidoo kale abwaanka heesta sameeyey iyo laxanka iyo musicianka iyo waqal studio layaab
@nasro7666
@nasro7666 2 жыл бұрын
Hees jecel waye khadra wad ilowday khadra mudan
@Almaasofficial5617
@Almaasofficial5617 Жыл бұрын
Aduunkygii wan jeclhy isagana sido kale Ilaahy iga ma kaa fogeeyo 🥰🥰 hadii axad naf loo huro adaan ku hibany laa ❤🌎safar buu igaga maqan yahy lkn niyada kawada joogna💕9/1/2023 8:41 habeen isniin sii baxayso
@mahmedabdi4938
@mahmedabdi4938 3 жыл бұрын
Ax 2 years isman arag xajiyadayda wlhi xanuun badana qof aad u jeceshay oo hadana kaa fog xanunka jacayl xoog badana 😭😭😭zuhaiba ilahay ha I kaa keno macan2❤
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 3 жыл бұрын
Allaha nabad qaab iskugu kiin keeno inchallah wan kula qaaba xanunka qof ad jeceshahay oo kaa dheer
@mahmedabdi4938
@mahmedabdi4938 3 жыл бұрын
@@fatouma-zahra1884 amiin wlshy thnkzz
@idontcare6649
@idontcare6649 3 жыл бұрын
AllaaH Nabad Qab Ha iskugu kiin keeno 🙂
@fathiali4949
@fathiali4949 3 жыл бұрын
Idinkoo nabad qaba WADA kulma o wada noolaado nabad iyo farxad kuwaara wlll♥️
@muxuboxirsi8418
@muxuboxirsi8418 3 жыл бұрын
Ax why waa kaxumahay allaha kuu Keeno ayadoo nabada
@abdikarimjama5355
@abdikarimjama5355 3 жыл бұрын
Adhaxdaydii bad tahay awoodana badh bad tahay indhahayga labada mid adaan ku siin lahaa hadii axad naf lo huuro adigan ku hibayn lahaa absolutely 🌹🌷
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 3 жыл бұрын
Waxaan aad ugu faraxsanahay inuu *Abdi hani xaashi Abdullahi* Fankii iskaga baxay waxaan rajeynayaa anna insha Allah inuu ilaahay dhagaysiga heesaha igasoo hadeeyo
@queennaima9788
@queennaima9788 2 жыл бұрын
Amiin
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 2 жыл бұрын
Aamiin Dhamaanteen
@apdi-vandhe
@apdi-vandhe 3 жыл бұрын
HADA QURAANKA JECESHAHAY LIKE I SAAR ❤
@xaliimotahliil7025
@xaliimotahliil7025 3 жыл бұрын
masha allah😍😍😍❤❤
@zahrahassan523
@zahrahassan523 3 жыл бұрын
Mesha wa hees not quraan 😍 Nolaada isku waara Wa sidaas 😘😘
@abdullcawad1937
@abdullcawad1937 3 жыл бұрын
Maashaa allaah
@abdullcawad1937
@abdullcawad1937 3 жыл бұрын
@@zahrahassan523 maashaa allaah
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 3 жыл бұрын
Mursal nacas waxuu leeyahay xajiyadeeda,wa labada fanaan ee aan ugu neecbahay fanaanita rer Awdal ama samaronka.Hodan haddi ay ka tagto Mursal doqoon ama ay gacantiisa ka baxdo way uu dhammatay oo dib dambe uuma arki doona,Hodan waxaay raadinaysa caruur ee mahaa nin.Wuu ka qoomameyn doona,qoyskiisi hore.
@exnewhargeysa162
@exnewhargeysa162 3 жыл бұрын
Mursal muse cuMar (curadka xidiGaha Geeska) Hodan apdirahman dhere (muhashaDa codka) dadki fanka somaliYed izka lahaa
@ismojeki9975
@ismojeki9975 3 жыл бұрын
Aad io Aad 🙋🙋
@hodonfaahiye4885
@hodonfaahiye4885 3 жыл бұрын
Woow caadi maha mursal iyo hodan jacaylka siday uga raxaysanyaan Bal eega somaliyay😢😭❤❤ Calaloshaa i hurtay why jacayl❣🤷‍♀️🤷‍♀️
@dekleepo9511
@dekleepo9511 3 жыл бұрын
hno jacayl ayaa kugu dhexnool ee waxa dhiman nasiibka lakasho 491762144? I can wait more and more
@hodonfaahiye4885
@hodonfaahiye4885 3 жыл бұрын
@@dekleepo9511 hee ma ku soo qabtaaa🤷‍♀️
@hodonfaahiye4885
@hodonfaahiye4885 3 жыл бұрын
@@dekleepo9511 furaha ku soo dar labarka wll
@wisemaki7628
@wisemaki7628 3 жыл бұрын
@@hodonfaahiye4885 +uun raaci an ku caawiye wll
@hodonfaahiye4885
@hodonfaahiye4885 3 жыл бұрын
@@wisemaki7628 thank you wl
@rahmaraaxo4311
@rahmaraaxo4311 3 жыл бұрын
Allow isku da lamaanahan aadka u quruxda badan oo cadawga ka qabo 😍❤️💕❤️
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 3 жыл бұрын
Ilhayow inta is jecely Ee wayaha kala geeyey isku so celi. Jeceyl ha waaro love hodan and mursal lamanaha qarniga
@salmacabdirisaaq7009
@salmacabdirisaaq7009 2 жыл бұрын
Xasuusuhu qrx badnaaya 🤕🤦🏼‍♀️ Heestani xasuus gaaray noloshayda u leedahay waxaan ku xasuusta oon u qaadi jiray qof aan barto qofkii ugu wanaagsanaa 😥😥😭 waxay noqotay hees mid ba midkaayaga kale uuku xasuusto july 2022🥺🙆🏻‍♀️
@frameorder551
@frameorder551 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@caashaibraahin4905
@caashaibraahin4905 Жыл бұрын
Hadiii axad naf loo huro adan ku hibayn lahaa😭speech less walhi🫂😭😭🫶😭
@diinteenuwaamacanalx429
@diinteenuwaamacanalx429 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@calizaylici3854
@calizaylici3854 3 жыл бұрын
Al fanaan abwaan zakariye kobciye inta illa aragtay hehee
@barisamaadtv5176
@barisamaadtv5176 3 жыл бұрын
Hodan Iyo Mursal Astaanta Caashaqa Ayaad Noqoteene 💓 Reer Awdal Baan Rabaa inaan Laxidido Hodan oo Kale #Searching *Eheulusharaf Awadal*
@hipoupdy1414
@hipoupdy1414 3 жыл бұрын
Madsnid wll diyaar u nhy inaan gabdh kugu darno
@fatumaadam3358
@fatumaadam3358 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@zalmaqueen4213
@zalmaqueen4213 3 жыл бұрын
Ogoreeey🤣🤣🤣mxd u qarineysa passport iyo reer la burburiyey mooye jacayl ma arke
@guleedsune4748
@guleedsune4748 3 жыл бұрын
@@zalmaqueen4213 that is right, dhoofku muxuu dhibkeenay, reer isqaba ayuu kala burburiyay, aduunyoy xaalka be, welee tana way danbaysay
@zalmaqueen4213
@zalmaqueen4213 3 жыл бұрын
@@guleedsune4748 waa run wllkei qlih dhoofka dhipka keeney ninkuna waa man gaab
@sabrinamohamed9673
@sabrinamohamed9673 3 жыл бұрын
Inta Rux la aamino adigaan kugu kasoonahay . Inta loo abaal galo adigaan kuu hormarinlaha 👏😍hadii Axad Naf loo huro adigaan kuu hibeyn lahaa Macan kuu hibeyn laha 👍🥰Allow isku daa waayo badan ❤️💝👍🌹👏
@hipoupdy1414
@hipoupdy1414 3 жыл бұрын
Illhow mid aan sas iskugu dubnaano oon indhah isku sarno i sii🤲
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 3 жыл бұрын
Aaamiin aaamiin
@halimah7164
@halimah7164 3 жыл бұрын
Allaha ku siiyo huno aamin
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 3 жыл бұрын
Halima H wl subscribe isar
@jimcaalesaleebaan1902
@jimcaalesaleebaan1902 3 жыл бұрын
Alle haku siiyk wll
@suweydaqurux869
@suweydaqurux869 3 жыл бұрын
Hhh waxas war lee waye
@zundusraaqiya4475
@zundusraaqiya4475 3 жыл бұрын
Aaax Wallahi jaceylkiisu mursal muuse waa mid dhab ah, xaqiiqdii wuxuu heeskaan Iga Keenay ilmo, hodan waligaa aad u ilaali naftani kuu goday ee xaajigada mursal muuse
@faarush8157
@faarush8157 2 жыл бұрын
Waa 2 jacaylkoodu tariikhda galay wlh
@faatushaalbaasha4671
@faatushaalbaasha4671 3 жыл бұрын
Anigu keygii waa ka maqanahay bal inaan is aragno isoo duceeya ❤️
@EdebsanDhaameytiran-sw2cu
@EdebsanDhaameytiran-sw2cu 10 ай бұрын
Très belle chanson bravo hodan iyo mursal hodan heesa heda oo dhan wa duco naagta kaliya ee hadal geda ilahay uu aqbalo Mashallah walhi ilahay waxan uu ka baryaaya inay isku waran wa laba fanaan oon jecelahay amiinta raciiya ❤❤❤
@mohamedabdifatahosman9001
@mohamedabdifatahosman9001 3 жыл бұрын
Waqal studio Hambalyo waa somali youtuberka ugu horeeyey ee gaadhay daraajada 700k inshallah record tariikhiga ah ee 1M youtubeka ugu horeeyey inaan ka dhigno soomaliyey inaga laynaka rbaaa sabbtoo ah waa waxn ku faano inaynu leenahy youtube gaadhay darajada Gold Waqal idinkuna dadaaalkiina wada aan idinka ka helo waxa uqalma darajada intaa le,eg kolay waxaa tihiin dad professional ah horumar wacan shanta soomaaliyeed taas baynu wax ku nahy aynu keena horumarka samayna aan garab istaaagno 👏👏👏👏👏♥️♥️♥️✅✅
@maxamedbmstudio
@maxamedbmstudio 3 жыл бұрын
Wan sare hala saro
@WaqalStudio
@WaqalStudio 3 жыл бұрын
Allaah ya Sharfak sxb Dhalac JR aad baad uu mahadsantahay wll
@mohamedabdifatahosman9001
@mohamedabdifatahosman9001 3 жыл бұрын
@@WaqalStudio wan idin ka qabaa bro
@marwaancagaarane3969
@marwaancagaarane3969 3 жыл бұрын
Hodan heceylka dhapka ah
@amanyedd8432
@amanyedd8432 3 жыл бұрын
Still dhididkey ka tireysa waxasa marwo laga dhigtaa hodaney gobaad tahay xajigaaga korkiisa ka arkaa allaha isku kiin daa wiilal badana ka sii mursal
@zuzanlove2435
@zuzanlove2435 3 жыл бұрын
Masha allah ana wlhi 8 sano layga maqan yahay iso duceya inu hebel ilahay isku kaya keno
@najahqliqurux6955
@najahqliqurux6955 3 жыл бұрын
Najma wll alle ha ku keeno isago nabad qaba
@Ichikomydear34
@Ichikomydear34 3 жыл бұрын
Magaciisa maxaa u qarisay ma Hodan baa ka baqday? Joking
@Ichikomydear34
@Ichikomydear34 3 жыл бұрын
Maxaa magaca nooga qarisay misa inaa kaa dulqaado baa ka baqday kkkkk kaftan
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 3 жыл бұрын
Amin walashay allaha isku kiin keeno iniko nabad qaaba
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 жыл бұрын
Sofa Hussein 😂😂😂😱😱😱
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 3 жыл бұрын
Jaceyl jaceyl jaceyl jacey jaceyl jaceyl ❤❤❤❤❤❤ qofka yaqaano macnaha jaceyl ka ayaa dareemi kara marxaladaan oo kale ❤❤ Allaha isku kiin daayo farxad waarta insha Allah ❤❤❤
@mascudcqaadir4710
@mascudcqaadir4710 3 жыл бұрын
Nio adiga ma ina mursal baadtahay
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 3 жыл бұрын
@@mascudcqaadir4710 haaa maxaa ka badali kartaa xoolo 🖕
@zainabgarad289
@zainabgarad289 3 жыл бұрын
Mursalow beenaale kuma aaminayo walaahi Adiga iyo qamar suugaani ba
@carryonregardless4071
@carryonregardless4071 3 жыл бұрын
Ruunta weeye, nin soomali oo dhaan haamini ... ayaga rabaan in masuliyatodha laqadho
@umunajranabdifitaah5174
@umunajranabdifitaah5174 3 жыл бұрын
Wax la amina malaha wlhi ismid ayeey noqdeen fanaanka haba udarnaadee c.risaaq anshax iyo Mursal qamarsugani iyo farxaan yare haka reebin rasmi wuu furay la dhoya koley jcl dambo shoshol medhiya ma aminaayi😥😥
@marwaankeyse9915
@marwaankeyse9915 3 жыл бұрын
Hh oo wll xataa miyeyeydan is qabaneyn waanu idin dhalno,waad nadhashenoo, waanu idinla dhalanoo, waad noo dhaxeysaano, wanu idin dhaleynaaye 😅😅😅❤❤
@baasheabdi9963
@baasheabdi9963 3 жыл бұрын
Walal waxasad isu xijinba aaminad kagama bahna 😂😂
@malyuncali9222
@malyuncali9222 3 жыл бұрын
waxaaka tagtay farxaan yare isagana rasmi reys
@adoontiialle6781
@adoontiialle6781 3 жыл бұрын
Saxiibkey 2 isbuuc buu iga maqan yahay inuu illhy isoo nabad celiyo isoo duceeya😒 Hodan io mursal hawaaro jacaylku🥰❤
@clnaasirshxasanxuseensooma6586
@clnaasirshxasanxuseensooma6586 3 жыл бұрын
Hodan anoon Ku arkin miyaad labatay axaxa ilahayo anoon arkin ha idilin amiin hodan nasab nasab dhalay nalkii dunida
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 3 жыл бұрын
Wixii is jecelba ilaahay ha isu daayo
@hamseakon4718
@hamseakon4718 3 жыл бұрын
mursal muuse ninka kaliYa ee Codkiizu ku odhanaYo idhagayzo 😎💯👏
@khalidali-yo6zm
@khalidali-yo6zm 3 жыл бұрын
Xaqiiq wa fanaan cod dahabaleh
@hoodohani9781
@hoodohani9781 3 жыл бұрын
Dadkii fanka iska,lahaa lamanaha qarniga 21aad ❤
@zalahkader4902
@zalahkader4902 3 жыл бұрын
rabi haysku kiindayo hodan apdirahman war like ta la dhaca intii jecel lamahanaha
@xusencabdi5991
@xusencabdi5991 3 жыл бұрын
Zakiriye kobciye intii Illa Araktey Inuu Abwaan Buuxa yahay Farta Taag
@abdifataax6026
@abdifataax6026 3 жыл бұрын
Inta Ila Aragta In Ciro Soo Baranayo Romantic Like
@xaawocarab4889
@xaawocarab4889 3 жыл бұрын
Fananiin aan waqti dheer taageero u ahaaa isku waara inta xumaha jecel iyo xaasidkaba RABBI🤲🤲 idinka xijaab💋💋💋
@makoahmed9651
@makoahmed9651 3 жыл бұрын
Alaaha wiil ha uganda dhigo mursal wali wiil umu dhalan inkaysto gabdhuhu ka wacanyiihiin wiilasha Allaha walad saalixa ha uga dhigoo Allahuma amine 👏💚💜💙😍😇
@shiine4106
@shiine4106 3 жыл бұрын
Intii heestii hore soodedaal ku dareentay inay hodan tagayso like ta ha iladhaafina
@sahraosman2290
@sahraosman2290 3 жыл бұрын
Araxdaydii baa thy Awoodana badh baa thy Intas iga gadan🔥🥀
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 3 жыл бұрын
Eesh qiyazak ilayn show Codku Waa Hibo Ee Zaylad Lagama iibsado!!! Keep going Royal Family Ilmaderayaal 💓💓🙏🙏🙏🙏
@barkhadabdilahi7980
@barkhadabdilahi7980 3 жыл бұрын
Wll iiducee Muraad baan lee yahe adna illaahy muraadkaga Haku siiye
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 3 жыл бұрын
Waqal studio inta og inuu yahay youtuber ka ugu wayn ee somali ledahay like ta dhac dhac igu siiya🤟🤙🤙🌹
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 3 жыл бұрын
Ha wll wa studio ga ama chenelka somalida ugu subscrib ta badan 👏
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
@@edebsansidiihooyadeed2590 yaaaa oo yaa hadal hayeyba uurkeda meesha waqal studio ayaaa kasocdee🙄🤔
@mohamedismail104
@mohamedismail104 3 жыл бұрын
5million markay gaadho isoo sheega❤❤❤
@hamssykaafihk1206
@hamssykaafihk1206 3 жыл бұрын
Gaadhiba maysoo Laxankeedaa Hurda heesta
@ahmethkaderofficial1639
@ahmethkaderofficial1639 3 жыл бұрын
Maba GaadhaYzo Zaan ArkaYo
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 3 жыл бұрын
Ahmeth KaDer Official wl subscribe isar
@ahmethkaderofficial1639
@ahmethkaderofficial1639 3 жыл бұрын
@@maryanchannel2187 Haye Wll
@fardosohassan7347
@fardosohassan7347 3 жыл бұрын
Hodan io mursal dar Alle ayaan idin jclhy💟💟💟
@Simanadan1
@Simanadan1 3 жыл бұрын
heestan qofkasta oo yaqana sakariye kobciye inuu leyahay laxan ama erayo wuu fahmayaa xataa haduna lasocon barnaamijka💯 waan ku daalay sidaan udhagaysanayay woow mursal muuse boqorka codka hodan qurux way uqalantaa intaas & kabadan isku wara🤲❣️
@aminadahab2310
@aminadahab2310 3 жыл бұрын
Raagu naagta jecelyiihiin wasidaan o kaleh allaw no sikhiir duulku daantooda uun bay ektaan darmaku wa masakiin ha waro jecelku
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 жыл бұрын
Hodan cabdiraxman gabar somalida ku qaali ah horay usoco
@roromahamed6194
@roromahamed6194 3 жыл бұрын
Jacaiilkayga ilahayo calaf khaiir leh igu dar Iduceeya wllhy
@rahmoalqadi4135
@rahmoalqadi4135 3 жыл бұрын
Yaahuu shalayba mid ayuu sidan oo kale ugu heesayay uguna dhag dhagaayay nin soomaaliyeed yaa aaminaya war soco dheh
@sabrinamohamed9673
@sabrinamohamed9673 3 жыл бұрын
Indhahayga labada Labada Mid Adaan ku siin laha Hadii haxad naf loo huro Adigan adigaba kuu hibeen lahaa macan kuu Macaan kuu hibeyn laha waa iga gadantahay Heesta❤️❤️❤️🥰
@carablyrics8214
@carablyrics8214 3 жыл бұрын
zakariyE kobciye waa apwaan mulaxan fanaan aad u cod macaaN heesaha hdda la qaado 90% isagaa sameeyah
@monam7931
@monam7931 3 жыл бұрын
Mansha Allah hodan waa xamilo alle ha ku Kala nabad keno xbbiti👏
@inahusein9316
@inahusein9316 3 жыл бұрын
Heez uu kobciye Sameyay Ma diidaba❤🌏
@suhaibabdi2931
@suhaibabdi2931 3 жыл бұрын
khadra sinimo ilaahay ayy leedahy kolayba way daawaynysaaye
@umunajranabdifitaah5174
@umunajranabdifitaah5174 3 жыл бұрын
😂😂😂😂qadra salimo warkeda marabno naagtii aan la duubneen nagu daadisay sow ma aha warkeda haigu so qaadin naagtan darted ucayn jiray lkn hada igu ma ogid
@carryonregardless4071
@carryonregardless4071 3 жыл бұрын
Umu najran Abdifitaah kulamit ayaan ahaa hunno lakin carurtedha ayey inaxdey iskadaa... nin somaliyeet passpor iyo naag isaga masuliyatesa qado. ayey rabaan wax jaceyl layirahdho maleh, waa iskudaneyse
@shukriarsenalist7088
@shukriarsenalist7088 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk qosol egoma harin wlh
@umunajranabdifitaah5174
@umunajranabdifitaah5174 3 жыл бұрын
@@carryonregardless4071 haa xbbti inuu ku daneysto lee u rabaaa jcl ma jira
@suadali4060
@suadali4060 3 жыл бұрын
@@umunajranabdifitaah5174 😅😅😅😅😅leydhkii aduunkaba nagu dhacy ina adeer soomh
@aminadahab2310
@aminadahab2310 3 жыл бұрын
Kadra wa fariide wax fahaantay nin naag jecladay maxay ku falii mursal hodan bal iyadana wan sugayna allah ha iiskukiin siikhiro ina raak
@fardasaibraahma1970
@fardasaibraahma1970 3 жыл бұрын
Hhhhhh wey rabtay lkn calfkaa dhamaaday
@diinteenuwaamacanalx429
@diinteenuwaamacanalx429 3 жыл бұрын
Dadka laba calaf baa isu keena labana calaf iyo caashaq waana marka aduunku adiga ku saacido mansha allah dad isjecel oo alle calaf isugu daray ❤❤❤
@hassankhaire1202
@hassankhaire1202 3 жыл бұрын
Hodan Abdirahman nd Mursal Muuse laba boqortooyo Adal dadki asal faanka laha keep going cousins so cadowgina unolada ❤❤💉❤❤💕🌹😍😘💋😍❤
@muhibohassan1365
@muhibohassan1365 3 жыл бұрын
Way iska dhacdaaa saan oo kle mursal sanado kahor saan oo kale khadro Wuu u amaani jiray raga somaliyeed dumarka uma naxariistaan dumarkuna iskuma damqadaan anyway barakooba
@MkXiddo
@MkXiddo 3 жыл бұрын
Isha xaasidka ka nabad gala 💞💞💞💞
@hananhanan1835
@hananhanan1835 3 жыл бұрын
Hdad ila aragty iny hodan uurledahy liketa
@diamondalixusein4219
@diamondalixusein4219 3 жыл бұрын
Inta ruux la aamino adaan kuugu kalsonahay Inta ruux lo abaal gudo adaan kugu hormariyaa Alla yacizak hodan iyo mursal farxdinu hawarto MRke 1M garto like
@imaammaxamed7845
@imaammaxamed7845 3 жыл бұрын
Wow hooyadii jaceylka iyo aabihii jaceylka isku waara waligiin
@shukriabdirahman7616
@shukriabdirahman7616 3 жыл бұрын
Mursal Hodan Allow isku barakey waa dad is jeceel jeceelku ha waaro 💜🖤♥️🙏
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 жыл бұрын
Wixii dhiiglahoow kaca aa ka dhacday keep going lamanaha qarniga love from London 💃💃💃💃
@maxamedblack4997
@maxamedblack4997 3 жыл бұрын
Actor somali leedhay weeye ninkan mursal muuse waa shahrukhan ka somalida mursal
@123somalilnd
@123somalilnd 3 жыл бұрын
Mursal muuse boqorka codka somaliye hama boqorka jclka hamigagu wa meel pro use ino balana hadii rabi idhahdo zhp qli Dumashiday igu salan huno
@carryonregardless4071
@carryonregardless4071 3 жыл бұрын
Mursalow maarkat mareykan tagto oo sharciga qadhato ayaan sugayaa 😜😜 beautiful voice ayaat ledhahay no xaqir
@fahadmohamed6248
@fahadmohamed6248 3 жыл бұрын
Mursal cod wuu leeyahay wleee❤👑
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 3 жыл бұрын
yaa salaam sakariye kobciye abwaan weyn adiguna hambalyo guurkaga ❤❤❤
@suhuurfani5091
@suhuurfani5091 3 жыл бұрын
Mshalh allow isudaa lamaanii qarniga like kuqabta wllayal
@mohamedhoussein4063
@mohamedhoussein4063 3 жыл бұрын
Une très belle chanson d’amour Entre un homme et une femme Non je ne suis pas en amour mais ce 8 minutes je me sentais léger pour une fois j’ai vraiment apprécié cette chanson Bravo à vous deux les amis (ies) Merci énormément et longue vie 👍👍
@mohamedhoussein4063
@mohamedhoussein4063 3 жыл бұрын
WoW
@asmaa5466
@asmaa5466 Жыл бұрын
Excellent felicitations tu trouveras ta Choix sois patient Frere 🤣🤣
@user-tg8fn5jc5u
@user-tg8fn5jc5u 8 ай бұрын
Mursaloow hada mareykan timide, aan aragno inaad abaal Hodan u hormariso inshaAllah. Naag ka gobsan inaadan helayn walle. Hodan Abdirahman shan bay u qalantaa. Love you Hodan!!
@roodamohamud7818
@roodamohamud7818 3 жыл бұрын
Waligiin Alle inima kala kaxeeyo jaceylkii dhaxalgaley❤❤❤❤❤😘😘😘😘
@ismojeki9975
@ismojeki9975 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@saabiriinabthirahman7498
@saabiriinabthirahman7498 3 жыл бұрын
Ilahay nabad qab ha iskugu kiin so cesho hunoYaaL Eheladi fanka iska lahaa Ilahow mid sidas o kale Ijecel isii o iskugu duubnano😢
@rayanaomar7594
@rayanaomar7594 3 жыл бұрын
Mashallah Mursal iyo hodaney👑👑 jacayl qarniga 💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💖💖💖💖💖💖💖
@Ibrahim.Haashi
@Ibrahim.Haashi 3 жыл бұрын
Beenti abid ugu wayneed Kulahaa "indhahayga labada ah mid adaan kusiin lahaa" 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@salmoabuukar2540
@salmoabuukar2540 3 жыл бұрын
Kkkk
@idildheman17
@idildheman17 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@charmarkekhadar3866
@charmarkekhadar3866 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 walhhi iga qoslisaay bro
@zowdaahmetqueen4639
@zowdaahmetqueen4639 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣😂
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 3 жыл бұрын
Kkkkkkk
@zeinabmohamed5468
@zeinabmohamed5468 3 жыл бұрын
Mashaa alh hodan waa xamil afva mabruuk akha kuu daayo my fanaabdeyda ♥️♥️♥️🥩♥️💞💞💞💞💞👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏hawaark love ku❤❤❤💯💯
@Daacibilan8617
@Daacibilan8617 3 жыл бұрын
Axya ya abwan sakriye kobciye laxanka erayda wax kale
@nasraabdirahman7004
@nasraabdirahman7004 3 жыл бұрын
Amin qof kasta o wax jecel allha hasiiyo amin inta wax jecel en wali helin cawa waa jimce rasulkena suban ku saliya csw afka kaga sali like sara
@user-rs6yc9qc6r
@user-rs6yc9qc6r 10 ай бұрын
Mana haystoo Qof iii dacada Alle baryaya inu isiiiyo Qof dacada inu isiiiyoo❤❤
@atisardias9622
@atisardias9622 3 жыл бұрын
mursal markaan arko kadra ayan so xasuusta hhhhhhh miyan dumar kugu labeen karaa aya igu so dhacdaaa
@mascudcqaadir4710
@mascudcqaadir4710 3 жыл бұрын
Heeta abwaanba curiyey inma uu qaday markaa dumarka kama hor joogta wali 3baa u dhiban
@atisardias9622
@atisardias9622 3 жыл бұрын
@@rahmamusse5030 HA WALLAHI kaliya wa kuwa somalida aya ugu sii daran
@guleedsune4748
@guleedsune4748 3 жыл бұрын
Dhoofka wax u dhimay kani jacayl mahee, haduu labaysanayo, tu wadanka jogta oo kale ayuu gursan lahaa, ee dhoofka ayaa howsha keenay ma been ayaa laysku shegay
@atisardias9622
@atisardias9622 3 жыл бұрын
@@guleedsune4748 aad iyo aad
@kulmiyebarqadle9887
@kulmiyebarqadle9887 3 жыл бұрын
Asiga maahin waa basaporka mareykanka
@indhodeeqahindho7304
@indhodeeqahindho7304 3 жыл бұрын
indhahayga lamadah mid adaan kuziinlahaaa wlhi waan ilmeeyey aniga iyo inta iaqabtah alaha quluupta uqaboojiyoH
@saraaragzan5122
@saraaragzan5122 3 жыл бұрын
Murdal Nd Hodan Lamaamahaygii💑❤ Ebaw nabad qab iskugu kiin soo celi oo isu kiin daa😍
@bulxanlyrics362
@bulxanlyrics362 3 жыл бұрын
Heestan waa iska hadal caadiya oo amaan ah. Xaraf-raac iyo qaafiyad toona male. 🙏
@Ateye07
@Ateye07 2 жыл бұрын
madaxey aan ku saxee.. suugaanta somalidu waa bad weyna dhisme weyntahay. Ereyada heestu waxay ku socdan shaqal oo ah xarfaha A E I O U.. marka qaafiyada heestu waa shaqal, hadii aad ufirsatana waad ka dhadhansan kartaa.. marka haka eegin uun xarfihii B-da ama T-da ahaa.. Aad baad umahadsantahay..😎
@maxamedfaarax699
@maxamedfaarax699 3 жыл бұрын
Waxan baa jacayl ah waligiin isku wara Wan idin tagersanahy❤
@BariiraPodcast
@BariiraPodcast 3 жыл бұрын
Ciil badanaa nin gabar noloshedi u dunshay passaport awgii
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 3 жыл бұрын
Mursal muuse calosha hodan Abdirahman muxu ka egaya 😂❤️
@yaasinzalah
@yaasinzalah 3 жыл бұрын
De Ilmihiisa Ku jira
@drsayana9611
@drsayana9611 3 жыл бұрын
Uurkii si hubinya hadhow yaan lagaaga murmin bu isleyhy 😂😂😂😂
@sadiowarsame
@sadiowarsame 3 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@nuuracabdi4371
@nuuracabdi4371 3 жыл бұрын
🤣🤣
@ISMOBeautyandCooking
@ISMOBeautyandCooking 3 жыл бұрын
Uurku si cabirayaa
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 3 жыл бұрын
waxaasa jeceyl ah waaw mursal hodan ha waaro jeceylka ❤❤🌹🌹🙏🙏💕💕💕💕💕🏆🏆🏆🏆
@fartuunali3334
@fartuunali3334 3 жыл бұрын
Inta ruux la aamino adaan kugu kalsoonahy inta loo abaaal galo Adaan kuuu hormariyaa❤😓❤❤❤❤my husband mahamuud A/qafaaar haaji❤
@fartuunali3334
@fartuunali3334 3 жыл бұрын
❤❤❤👏👏👏
@mohamed.dawaco4072
@mohamed.dawaco4072 2 жыл бұрын
Lamaane kasto oiskufaraxsan waxan leyahay nolofican baa idinrijenaa hada iga danbaysid 20212 oo halmalin kadhiman like isar wall 🔥🥰
@queenmudug660
@queenmudug660 3 жыл бұрын
M.a safar kheyr qaba hodan fananad aan tagero💖
@cashocasho3097
@cashocasho3097 3 жыл бұрын
Ninkan doqon maaha mesha dan ayuu u galay khadra wuu u abaal gudi doonaa waayo dad isla Soo jabay weeye
@salualpi5784
@salualpi5784 3 жыл бұрын
Allah idin xafido hodan iyo mursal ❤
@boqoreinashabeel1066
@boqoreinashabeel1066 3 жыл бұрын
Fananka la holinwayay ku laha magac aan jirinbay usamaynay abdiraaxmaan waa madhaxa fanaaniinta wlhi
MURSAL MUUSE | JACAYLKU SAHAALO MAAHA | XIDIGAHA GEESKA 2020
6:42
Waqal WStudío
Рет қаралды 1 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
DAREEN MILICSIGA MURSAL IYO HODAN BOORAMA LIVE SHOW  2018 HD
9:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,6 МЛН
Mursal Muuse - Hodan Abdirahman & Axmed Aarshe | Dun Xariira | Official Video 2020
7:37
Future Brothers Production
Рет қаралды 839 М.
Mursal Muuse vs Hodan Abdirahman -Soo dadaal -(Official Video) 2020
4:21
MURSAL MUUSE WADKAAGUN BAN GALINE XIDIGAHA GEESKA 2022
8:09
Hawraar Music Production
Рет қаралды 806 М.
MURSAL MUUSE Ft YURUB GEENYO | HEESTII SURBACAAD (Sahal Maaha Caashaqu)
6:18
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 236 М.
Mursal Muuse Iyo Khadra Silimo | LAHASHO | Official Video HD
7:20
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1,1 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,2 МЛН