MURSAL MUUSE | KALGACEYLKANI BUUQ UMA BAAHNA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 1,290,817

Liibaan Jama

Liibaan Jama

2 ай бұрын

Copy Right Protected By Liibaan Jama 2024
ERAYADII IYO LAXANKII DAB JACEYL
CODKII: MURSAL MUUSE
MUSIC BY: AHMED WALI FURINLE
VOCAL RECORDING BY: LIIBAAN JAMA
CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
EDITED BY: LIIBAAN JAMA
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...

Пікірлер: 751
@DayaxStudio2019
@DayaxStudio2019 2 ай бұрын
Hdlba ha socdee mursal waana daaweeyay❤
@mahametfigoh.
@mahametfigoh. 2 ай бұрын
No reply 10 years😂😂😂
@MariyaMukhtaar-oh9lf
@MariyaMukhtaar-oh9lf 2 ай бұрын
Hye😂😂❤
@mohameddeeq4482
@mohameddeeq4482 2 ай бұрын
Hadalba gum weeyi ❤
@nachah
@nachah 2 ай бұрын
@@mahametfigoh.😂😂😂😂
@ayansalah209
@ayansalah209 Ай бұрын
​@@mahametfigoh.P 😊😊
@libanroble675
@libanroble675 2 ай бұрын
Inuu curadkii xidigaha geeska yahay weli cidii igu raacsan liketa yayna ila dhaafin
@apdulla111
@apdulla111 2 ай бұрын
Dhankastu u boqranyee u baneeya. “SAMAROONKA”❤
@KadidjaAhmed-cu5iw
@KadidjaAhmed-cu5iw 2 ай бұрын
Indo qoyaan samaroon😂😢
@Assia9900
@Assia9900 Ай бұрын
​@@KadidjaAhmed-cu5iw stfu naya oohinta meel la fadhiiso qaxbadyhy😂
@Khair-td2yy
@Khair-td2yy Ай бұрын
Hddalka waaiga gadmay❤😂
@apdulla111
@apdulla111 Ай бұрын
@@Khair-td2yy it’s m blood💯😁
@badrigass4135
@badrigass4135 Ай бұрын
😂😂😂 mursal xiima Awlaad jaceyl ❤
@ibrahimmohammed4409
@ibrahimmohammed4409 2 ай бұрын
Gadabuursi buuq uma baahna Adal empire 🔐❤️🔥
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 2 ай бұрын
Saa waaye libaax
@dhameysmohamout8735
@dhameysmohamout8735 2 ай бұрын
Dhal boqortooyo 🩸👑
@Zusan15
@Zusan15 2 ай бұрын
Sasan ka raba buuq uma mahinin😂❤
@soumimoulid201
@soumimoulid201 2 ай бұрын
👑👑👑👑👑❤
@FaysaAbdi-jt3vj
@FaysaAbdi-jt3vj 2 ай бұрын
Haaheey indr no buuq 😂😂😂😂😂❤🩸🩸🩸
@mahameddiriye1752
@mahameddiriye1752 2 ай бұрын
Waa runta inader kalgacaylkani buuq uma baahna from Borama 😍🖐
@Sunshinequeen1
@Sunshinequeen1 2 ай бұрын
Uma baahna kolay uma baahna Kalgacaylkani buuq uma baahna Isbahaysi laftii uma baahna Xataa beenta warkeed uma baahna Dhankastuu boqranyee u baneeya Hodan iyo mursal buuq uma baahna👩‍❤️‍👨❤️😍 ilmaderayal Wada Noolada from Dhashii Awdal🇸🇴❤️❤️❤️
@badrigass4135
@badrigass4135 Ай бұрын
😂😂 oo cad Aaa
@AliadamAbdulrahmaan
@AliadamAbdulrahmaan 2 ай бұрын
Mursal muuse waa fanan aqlaq leh oo afgaban lagend curudka xidigaha geska ❤❤
@omarmohamett1915
@omarmohamett1915 Ай бұрын
1:39 1:39 1:40
@habonasli9029
@habonasli9029 2 ай бұрын
Yes my abtigay said it loudly big love. My haboo iyo abtigay from 🇩🇯
@MahamedAli-qp8pj
@MahamedAli-qp8pj Ай бұрын
Macha Allah hn iyo abtigay M.M.C🎉🎉
@badrigass4135
@badrigass4135 Ай бұрын
Abti ❤
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 2 ай бұрын
Reer abtigey Samaroon siciid ❤❤❤
@badrigass4135
@badrigass4135 Ай бұрын
Abti ❤
@dhameysmohamout8735
@dhameysmohamout8735 2 ай бұрын
Nacabkii qac ayaa kayeedhsisey inder allha ini Xafidoh❤
@abdifataahs
@abdifataahs 2 ай бұрын
Haa walhi thanks ❤
@wiilsomaliyeed4457
@wiilsomaliyeed4457 2 ай бұрын
Salam from Djibouti 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯
@DG-eg4qi
@DG-eg4qi Ай бұрын
Djabouti Khad male😂
@abdirahmanhabib8320
@abdirahmanhabib8320 2 ай бұрын
Hesti Qarniga Kalgacaylkeni buuq uma bahno Ciyal tiktok iyo dadka LAMANAHAN xag xagta Farintan aad u dhuxa Team HODAN IYO MURSAL ⭐️🌟
@MumtasMohamet
@MumtasMohamet 2 ай бұрын
Malaha mahee 😂
@SharafBadan-bl5du
@SharafBadan-bl5du 2 ай бұрын
Subxan'allah wax baa ka dhacay meesha hees lama odhan karo waa heeso tani ❤❤❤❤
@nasro7666
@nasro7666 2 ай бұрын
Mursal abwe wan kutagerah lakiin caruuta gabadhii hore hailowin
@hannnahdek
@hannnahdek Ай бұрын
From Djibouti 🇩🇯 congratulations beautiful family. Keep going Mursal
@allamericantvshow7694
@allamericantvshow7694 2 ай бұрын
Cumar dab jacayl Mursal muuse Ahmed wali furunle iyo heestii hodan lagu baananayay ee nacabka lagaga buufinayay alsamarooniya
@haponmoumin177
@haponmoumin177 2 ай бұрын
Dab jacayl wa qoloma
@user-dt9nn1ee6m
@user-dt9nn1ee6m 2 ай бұрын
Samaroon
@unknown-yk8uk
@unknown-yk8uk 2 ай бұрын
​@@haponmoumin177 Samaroon maxamed case bahabar muuse
@MomtasOmar
@MomtasOmar Ай бұрын
​@@haponmoumin177waa samaroon siciid wll
@EmliNeimadjama
@EmliNeimadjama Ай бұрын
From Djibouti 🇩🇯 ❤
@IfraaxCilmi-qi4gm
@IfraaxCilmi-qi4gm 2 ай бұрын
Waaa Runtaa qof waa xor mar halkii dantiisa ha eego waan ku Raaca nahay musral muuse ahmed from Awadal
@AbdiqaniIsmail-zg4hu
@AbdiqaniIsmail-zg4hu 2 ай бұрын
Abwaan Reer lughaye ah iyo fanaan reer baki ah from habar muse, maxed case, makadoor, samaroon, gadabuursi. ❤
@ayaanidiris5155
@ayaanidiris5155 2 ай бұрын
Ja my dhiig Aadan muuse😂
@axmedgurayalghazi7195
@axmedgurayalghazi7195 Ай бұрын
Musiga nin reer xariirada jibril yooniz reer dudub axmed wali
@soumimoulid201
@soumimoulid201 Ай бұрын
​@@axmedgurayalghazi7195dhiigu biyo maaha saaweeye dolkay dhicakasta ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@ibrahimahmed3701
@ibrahimahmed3701 2 ай бұрын
Jaceylku xasid mawayo. From Awdal states, live Djibouti. Hawaro jacelku ❤❤❤
@user-gv1rt9sk5e
@user-gv1rt9sk5e 2 ай бұрын
Mursal qabiil nacayb aya loogu dhaganyahay imisa raga xaasaskooda furay oo guursday dadkooda ❤😂❤ from abgaal
@cabdixasan3296
@cabdixasan3296 Ай бұрын
Maha qabiil nacayb lkn gabadha udhashay 5 hablood ayu karacay passpor gun weye ninkani bro
@yasminquurux9796
@yasminquurux9796 24 күн бұрын
😂😂😂😂
@mutazmuhumed1526
@mutazmuhumed1526 20 күн бұрын
@@cabdixasan3296us us asalada abaha wase
@hilaalfaysalcali7113
@hilaalfaysalcali7113 13 күн бұрын
Reeraha haku gaban samaroom yaraad tahee kkk
@muadHussan
@muadHussan 10 күн бұрын
💩
@MumtazAxmed-xx1yv
@MumtazAxmed-xx1yv 2 ай бұрын
Mursal muuse Abti keep going ❤😊masha Allah ❤️ boorama welcome 🙏 🤗
@aliismail7620
@aliismail7620 2 ай бұрын
Cajiib. Dabjacayl, Furinle, Mursal and Hodan Abdirahan. Love you all reer Boorama.
@ahmedgurayport9736
@ahmedgurayport9736 2 ай бұрын
AWDAL dheh, waayo magaalooyin ka duwan bay kla imaaden, furunle(quljeed), Mursal (Baki), Hodan (Borama).
@Zuldan_Lp_Official
@Zuldan_Lp_Official 2 ай бұрын
ka waran hada dhahno Samaron siciid
@apdirisakaadam4496
@apdirisakaadam4496 2 ай бұрын
Dab jcyl ree borama miyaa
@user-pj5ju5uk8h
@user-pj5ju5uk8h 2 ай бұрын
Haa
@apdirisakaadam4496
@apdirisakaadam4496 2 ай бұрын
@@user-pj5ju5uk8h hadaa heestaa gadabuursi wey isku xulufeysteen
@MohamudJamac-ei8ov
@MohamudJamac-ei8ov 2 ай бұрын
From borama kalgacaYlku buq uma bahna ❤😮
@filiswarsame8923
@filiswarsame8923 Ай бұрын
mursal iyo hodon buuq uma baahna lamanaheygii isku cirista oo jaceylkiina ma dhamaado 👩‍❤️‍👨❤️😍
@Bulshalwi
@Bulshalwi 2 ай бұрын
From reer mohamed ❤ mursal muse omar keep going inder
@abdizalaanrashiidchanel8196
@abdizalaanrashiidchanel8196 Ай бұрын
Qabyaaladu ha waarto😂😂😂😂❤
@badrigass4135
@badrigass4135 Ай бұрын
Somaronimo sxp Inga badan inaga qabyaalada Laandheere
@mustafeabdirahman1018
@mustafeabdirahman1018 2 ай бұрын
Erayada Laxanka Musical Codka Intuba waa reer Borama
@sahalabdi6534
@sahalabdi6534 2 ай бұрын
Walee hesbaa lagu garacay Erayada samaroon Laxanka samaroon Musiga samaroon Fananka samaroon Haye maxad kabadali karta
@simaneyabdi969
@simaneyabdi969 2 ай бұрын
Qabil u dhinta uffff bal muxu ku tare qabil?
@mari_shorts70
@mari_shorts70 2 ай бұрын
QABIL MESHA HAKENIN LGEND
@abwaanka121
@abwaanka121 Ай бұрын
Yaa huno fanku samaron miyad tiri
@badrigass4135
@badrigass4135 Ай бұрын
@@mari_shorts70Aad iyo heesta Awlaad jacelbaa leh nooga daaya qabiil ka
@MomtasOmar
@MomtasOmar Ай бұрын
Gabadha lagu fanayaa samaroon jah laandhernimo😂❤
@sadikmoho3890
@sadikmoho3890 2 ай бұрын
From Turkey mursal muse guulayso inader empower adal❤
@MomtasOmar
@MomtasOmar Ай бұрын
Indeer 😢❤🩸
@muhamedhusein2980
@muhamedhusein2980 2 ай бұрын
Curadkii fanka casriga ah Mursal muuse Omar❤🎉
@yasminhassan5651
@yasminhassan5651 2 ай бұрын
Cishqigaan bilaye ku badhaadhay kubaxnaniyey ruuxda bilahi😫kubogsoodayen ku badbaaday❤️❤️Ma ba.aayo inuu bato mooye❤❤🥺💋😭
@farhanfarah3987
@farhanfarah3987 2 ай бұрын
Ereyadii iyo laxankii abwaanka fanka casriga ah cabqarigii reer borama ❤❤ MMO fanaanka sanadka He's just back ❤❤
@HiboHibocabdirahmn-uj9pw
@HiboHibocabdirahmn-uj9pw Ай бұрын
From Harigsa ❤❤❤
@OdayAhmed-tl7cs
@OdayAhmed-tl7cs 2 ай бұрын
Jaaarkiii Sh.Ali Jawhar Uraaagtii ban kasoo salamaayaaa🎉Mursalkaa
@Araweelo110
@Araweelo110 Ай бұрын
Mursal muuse fanaan afgaaban weeyaan qofku ciduu raacayana isagaa dookha leh, guuleysta walaal from duriyadda🫶
@user-ev4le3xh1o
@user-ev4le3xh1o Ай бұрын
FROM 🇬🇹 🇬🇹 🇬🇹 🇬🇹 AWDAL BORAMA
@abdiraman
@abdiraman 2 ай бұрын
Heestaasi abtoow way iga gadantahay 🎉🎉👍🏼👍🏼
@cawaqabeinacateye8571
@cawaqabeinacateye8571 2 ай бұрын
Kalgacaylku buuq Uma baahna Isbahayzi laftii umabaahna Xata beenta warkeed uma baahna❤
@user-kw3gd7sj1l
@user-kw3gd7sj1l 2 ай бұрын
From borama caday hooyada running agteeda😂😂😂😢❤
@user-di8eo5op1s
@user-di8eo5op1s Ай бұрын
❤❤❤❤
@Shacni724
@Shacni724 2 ай бұрын
Tani hees dhaaftay❤
@hassanhusseen5399
@hassanhusseen5399 2 ай бұрын
From Borama ❤
@golatiabheyfabrice80
@golatiabheyfabrice80 2 ай бұрын
From Bahabar Abokor .. Mursal hore u soco wll ❤
@user-zb4df8he1v
@user-zb4df8he1v 2 ай бұрын
Wow isku waara nin ragoo abaal leh❤❤❤❤
@Zuumih
@Zuumih 2 ай бұрын
Cishqigayagu waxba uma baahna my dumo mursal ❤🎉
@leilaamar8056
@leilaamar8056 27 күн бұрын
Inaderkay ❤❤❤ my blood
@sadiiqabdiaziz
@sadiiqabdiaziz 2 ай бұрын
Poqorka codka iyo talent ga Dhankastuu boqranyee ubaneeyaa🎉🕊🤴
@user-kp6ih1hi7x
@user-kp6ih1hi7x 2 ай бұрын
Ubaneeya waa awlaadi sh.samaroon❤
@Degan693
@Degan693 Ай бұрын
❤waaaw mursal muse cumar iyo hadan abdirahman ilmaderayal nolada
@NuuraCabdi-uq7ec
@NuuraCabdi-uq7ec 2 ай бұрын
Al samarooniya hadan nahy kalgacayku been uma bahna ❤❤❤❤❤
@xamdixuseen7238
@xamdixuseen7238 2 ай бұрын
Mursaloow❤oowladii jecelkaan inagu nahay
@NimcoAbdi-xg7rv
@NimcoAbdi-xg7rv 2 ай бұрын
Ma maqashaan dadkiiyoow nice song mursal must ❤❤
@user-Zadam.Cabdirizaq
@user-Zadam.Cabdirizaq 2 ай бұрын
Goat ka fanka mursal muuse A.m somali😢😢😢😢
@FadhiJaqalabirr-py3it
@FadhiJaqalabirr-py3it 15 күн бұрын
Mursal waa fanaanka fanaaniinta Taageero no:1 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@suhayphassan2639
@suhayphassan2639 2 ай бұрын
Geesigii samaroon mursal muse omer
@craxmaanmaxamed8631
@craxmaanmaxamed8631 2 ай бұрын
From borama ❤
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 2 ай бұрын
@lajecleyweeye3815
@lajecleyweeye3815 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🩸🩸🩸🧕❤️❤️❤️
@saadamoumin9553
@saadamoumin9553 2 ай бұрын
Mursal iyo Hodan nolada 👏🏽👏🏽❤️❤️❤️❤️❤️
@thursdaylover1230
@thursdaylover1230 2 ай бұрын
Borama jano❤❤🎉
@DaadircaliXasan
@DaadircaliXasan 2 ай бұрын
​@@ikranhaji22411:58
@badrigass4135
@badrigass4135 Ай бұрын
Inan beer u sameeyo badkeed leh Wadnaheyga baal kagabaanto Barkiyoon kasha bayd uga yeelo Moyee boholyow uba Uma baahna yaaa salaaaam waar maxaad sameysay ❤!!!!
@saadamoumin9553
@saadamoumin9553 2 ай бұрын
Machaallah Mursal nolow indr adiga iyo Hodan 👏🏽❤️
@MumtazAhmed-vj5dd
@MumtazAhmed-vj5dd 5 күн бұрын
Abti mursal boorama ❤masha Allah
@Apdirahman__tn
@Apdirahman__tn 2 ай бұрын
Liiban jamac odagah legend magalada ushid yuuna damin fankiisa❤🎉
@xuseenmaxamedayaanle4500
@xuseenmaxamedayaanle4500 2 ай бұрын
Mursal baa ka qaalisan brother
@siyatFarh
@siyatFarh Ай бұрын
Legend mursal muse omar curadki xidigaha Hesti sanadka keep going legend
@samiihabashiir655
@samiihabashiir655 2 ай бұрын
Dagnaashihiisa+codka+labiska+ erayada+laxanka+music waa top 💯 nin weyn baa so kacay Galkacaylkani buuq uma bahna Is baheysi uma bahnaa Xita beenta warked uma bahna Inta Beesha jcylka ku biirtay Bandhig weyn uqbtan Bidayaayey jah❤😂
@neimaabdillahi9452
@neimaabdillahi9452 Ай бұрын
WOW WOW WOW MURSAL MUUSE AMÉRICAIN 🎉🎉🎉 0:28
@Aizha_0pdirahaMn_muoseee
@Aizha_0pdirahaMn_muoseee Ай бұрын
The best song ❤️
@YouzufMuztave
@YouzufMuztave Ай бұрын
Iyadu umabahna kolay ubahna galgacylkani buuq uma bahan isbahsi lifti umahna xita benta warked umhana Inantiuna ogadenow❤😢
@abdirehmandahir3644
@abdirehmandahir3644 2 ай бұрын
❤❤❤❤ shaaydaan dharlaha Allah ha idinka ilaaliyo viva dhashii Ahmed Guray
@chickenburgerO_O
@chickenburgerO_O 2 ай бұрын
Woow mashaa Allah jawaab fiican baad siisay dadkii inigu mashquulay guulaysta lamaanaha qarniga ❤❤❤
@YuuzufAkejeego
@YuuzufAkejeego Ай бұрын
Mursalow ma lacgta ayaad jeceshay... mise... jaclyka ❤ Adiga jecelka haday naf ku jiri lahyd wuu ku Togan lahaa.........walhi shaqo tag ayaad tahay gooma durba meeshi Kala badha ILHAY BAAN KUGU DHARSHAY jecelka ciyarta kada TII HORENA WAXAD LAHAYD KA BADAN BESTN BESTNE 😢
@inacarab1999
@inacarab1999 Ай бұрын
Uma Baahna Isbahaysi Lafftii uma Baahna Mursal Muuse From Burco Wan Ku Tageera shb Sare ahaw Mar walpa isku wara adiga iyo Hodan ❤️🫶🏽
@user-it4gv9si4w
@user-it4gv9si4w 9 күн бұрын
mursal muuse ❤keep going you are best song 😊
@musaabdi3070
@musaabdi3070 2 ай бұрын
Teem mursal iyo hadan farta taaga anigu waxan leeyahay jiro jooga isku waara walalyaal❤❤❤❤
@user-fv1rz4zq9v
@user-fv1rz4zq9v 2 ай бұрын
Amin wlhi hodan wa boqorad illahay haisku barakeya hodan iyo mursal dad ixtiram leh❤❤❤
@lagofleh9139
@lagofleh9139 2 ай бұрын
Dhankastuu Boqranye u baneeya.❤❤❤ si wanagsan u buufi cayayaankii.
@Rabaajyare-eo7et
@Rabaajyare-eo7et 2 ай бұрын
LIIBAN JAMAC WAXKASTE KAFILO🎉
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 ай бұрын
He's backkk mursal muse angel voice 🎉🎉🎉
@neimaabdillahi9452
@neimaabdillahi9452 Ай бұрын
WOW WOW WOW MURSAL MUUSE AMÉRICAIN 🎉🎉🎉
@hodandahir5048
@hodandahir5048 Ай бұрын
Song of the year 🥵🔥 how are the Haters feeling though?!!!!!!
@MusialaJamal42
@MusialaJamal42 Ай бұрын
This guy never had a flopp song ...all his songs are bangers Really ❤
@eidsead3143
@eidsead3143 28 күн бұрын
Kalgacaylkani buuq uma baahna .
@amaladan5579
@amaladan5579 11 күн бұрын
Ilahow anoo soomaali ah yaan walaalkey xabashi ka raacin. War reerka isaq eithopia ayeey u xiran yihiin masakiin 😢😢 free isaq
@hodanbashir3575
@hodanbashir3575 20 күн бұрын
Hesetan kama cajiso wlhi ❤😊
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 2 ай бұрын
Wooooow❤ caleek jacayl xaasid ma’waayo🎉 jira Hodan&Mursal Ninkay jafatay ayey ka xun yiin beautiful 🤩 Couple ❤ I Love ❤️ 🎉🎉
@elmi_official71
@elmi_official71 Ай бұрын
Wxni Heees Wy Dhafffty On Fire🔥
@roodahamut9449
@roodahamut9449 2 ай бұрын
Ma maqashaan dadkiiyoow ❤😂
@maryanmuse8506
@maryanmuse8506 2 ай бұрын
Love doesn’t need drama. Well done bro ❤
@MahamedAli-qp8pj
@MahamedAli-qp8pj 2 ай бұрын
WOW WOW WOW M.M.C 🎉🎉 1:29
@simanomar9131
@simanomar9131 6 күн бұрын
Machallah Good song, great voice❤❤❤❤
@iqriitokhayre3239
@iqriitokhayre3239 2 ай бұрын
nin naag aad kaso qadey adba midba ka qadysa ilen faaido ma laho wa shalmad raace🙄💔🔥😂😂😂
@user-kd2mn7og7k
@user-kd2mn7og7k Ай бұрын
wooooow mursal ❤❤❤🎉
@MounaKhadar-xu1xj
@MounaKhadar-xu1xj 2 ай бұрын
Another level keep going bro mashallah Allah yabarik barakallah 💯
@user-gs7hi1wp2u
@user-gs7hi1wp2u Ай бұрын
Legend mursal muuse omer and hodan abdiraxmaan dheere qacda yadheeye cidii ❤❤ isku waara fanaaniinteena from putland 🇺🇿
@abdinasirarraleh9754
@abdinasirarraleh9754 2 ай бұрын
Saxiibkey Rumaad mursal muse omer Saxib guleyso buuq iyo hadal uma baahind kalgacal ku waara"
@farxiyocaraaye-cq1in
@farxiyocaraaye-cq1in Ай бұрын
Gold voice wllken mursal fanan nagu weyn from muqdisho❤
@ArafoAbdillahi-ox5oc
@ArafoAbdillahi-ox5oc 27 күн бұрын
WOW WOW WOW M.M.C 🎉🎉🎉
@mahametfigoh.
@mahametfigoh. 2 ай бұрын
He,s back🥶🐐🔥
@Amina_11802
@Amina_11802 Ай бұрын
Waana baari ka soocan barbaarta ❤❤❤❤❤ Mursal iyo Hodan nolada inta nololi jirto from MR dhashi Sade
@HodanMahdi-mc3fv
@HodanMahdi-mc3fv 2 ай бұрын
Hayaay aar aarku sawga qac kayeedhsiiyay cayayaankii sawkan caaadi ubuufiyay walee sarbeeb kugaraacday nacablayaasha my dhiiga allha cadowga ha idinak qabto ❤❤🎉🎉
@AbdiazizAhmed-fd3rh
@AbdiazizAhmed-fd3rh Ай бұрын
Galgacaylkani buuq uma baahna Isbaahayzi lafti uma baahno Mursal muuze omar my blood ❤❤
@HudaHussein-mc3ct
@HudaHussein-mc3ct Ай бұрын
Legend mursal muuse nolada wllayal from hargeisa❤❤❤
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow 2 ай бұрын
Cishqigaan Bilay een ku Badhaadhay Ku Baxnaaniyay ruuxda Bilaahi Ku Bogsooday een ku Badbaaday Ma Ba'aayo inuu Bato mooyee Inaan Beer u sameeyo Badkeed leh Wadnaheygana Baal kaga Baanto Barkiyoon kasha Bayd uga yeelo Mooyee Baholyow ma Banaana Uma Baahna kolay uma Baahna Kalgaceylkani Buuq uma Baahna Is Baheysi laftii uma Baahna Xataa Beenta warkeed uma Baahna Dhan kastuu Boqranyee u Baneeya Bilistaan ka xusheen Badankeyga Bilid ahaan ugu deeqay ku Beegan Waana Baari ka soocan Barbaarta Oo dhigeed Bashar aan Barbar keenin Inaan Buug ka qoroon Bulashadeyda Inta Beesha jaceylka ku Biirtay Bandhig weyn u qabtaan Bidayaaye Waa Bandoo 🚫 xigtadii Basanbaasku U Baahna kolay uma Baahna Kalgaceylkani Buuq uma Baahna Is Baheysi laftii uma Baahna Xataa Beenta warkeed uma Baahna Dhankastuu Boqranyee u Baneeya Suldaanka Guud ee Beesha Jaceylka suldaan MURSAL MUUSE CUMAR ❤
@quensamra7989
@quensamra7989 2 ай бұрын
Jacaylkaaga +inaaderkaa =mursal muse WLigii isagoo khadra banaya ama qalbiga udhisaya ya arkay inaderki nacabku sidaa usoo dhexgalat wataa ❤
@sahraahmedaden-rq9kj
@sahraahmedaden-rq9kj 2 ай бұрын
Woooow heestii qarniga❤❤ cayayaankii dadka hoos yaacayow wad iga haysan xabada baan filayaa😅 Nolaada intey nolol jirto MURSAL IYO HODAN BILAN👑👑👑❤️❤️❤️
@KhadarMaxamad-wk6cz
@KhadarMaxamad-wk6cz 2 ай бұрын
Nacabka buufi musral muuse ifaraxsanada adi iyo hodan Cabdiraxmaan salansare form Boorama ♥️🫡🫡
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 52 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
MURSAL MUUSE & HODAN ABDIRAHMAN DHAXDIN CAASHO SHARAFTII JAALIYADA AWDAL
6:37
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 111 М.
MURSAL MUUSE 2018 | HEESTA BILCAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:21
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
SULDAAN SEERAAR - JANO - OFFICIAL VIDEO 2024
3:58
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 3,5 МЛН
Miskiiin Wa Ooysay Daacad Ujecled Lakin Daawo sidu ugalay S4P7
22:06
FULL SHOWGII AMIIN YARE IYO WACDARIHII FANAANIINTA MUQDISHO 2024
1:21:34
Nasir Production
Рет қаралды 244 М.
MURSAL MUUSE DHEXYAR CAASHO SHARAFTII JAALIYADA AWDAL
4:16
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 52 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 77 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 59 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 4,5 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 834 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,2 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 217 М.
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,8 МЛН