MURUG | CUMAR DHUULLE | JEBIYE | DUNCARBEED | LYRICS

  Рет қаралды 35,619

Qaraamyahan

Qaraamyahan

Күн бұрын

Пікірлер: 21
@hamzamohamoud6447
@hamzamohamoud6447 Жыл бұрын
Bal u yar fiirso sida daqiiqadda 7:44 sida uu Cumar u leeyahay erayga “malaha”! Cajaa’ib! Haddaanad sidaa ugu fiirsan Qaraamka, qaraam yaqaan ma tihid.
@drmohfar301
@drmohfar301 Ай бұрын
Axsan fannaan. Rabbi naxariistii janno haku casumo. Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin.
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Жыл бұрын
Allow kucisee Adaa curiyee Cumaroow caashaq waa balo Berkiyga maku beeratay boholyow
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Жыл бұрын
Adigaan xaaraan iyo xuman falin Adigaa xuuralcynta la xaashxaashe Cumarow cashaq maysla qaadeen
@cllaahijaamac
@cllaahijaamac Жыл бұрын
Axyaa qaraami heeso ku wan ayay ahaayeen kuwan hakaa ahadaan ama hakaa saqiiraan ❤
@bashirsharif7069
@bashirsharif7069 Жыл бұрын
Allah ya cizzak imisan raadinaayey heestan ❤❤❤
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 Жыл бұрын
Axyaaa cumar iyo murug oo faseex ah mahadsanid xamsoow sxb
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Hees xusid mudan AHUN cumar dhuule.
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay walal soo baadi Cumar dhuule
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 9 ай бұрын
Raxmanku hakuu naxariisto aabo😢😢
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Жыл бұрын
waayo waayo
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 Ай бұрын
Waar mxd itidhi🤦 Yaa Cumar 🙆 😔 CakuYee barashada 😔 Badhbaa cuduroo 😔 Badhbaa codcod iYo 😔 CaaniYo nabadee 😔 Cishadaan ku arkaan 😔 CanaantaY naftoo 😔 Aan ciilkaabiYeY CodkaYgii
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r Ай бұрын
HADAANAN QALDANAY!!!! WAA LOGU BAROOR DIIQEY, SHAHIJDKI AUN XAAJI FAARAX OOMAAR KOLKI GUMEYSIGA LO GARBA DUUBO LAGU XIREY XABSI JAZIIRADED
@cabdiraxmaanxuseengirgire902
@cabdiraxmaanxuseengirgire902 Жыл бұрын
Sidii cawsha bankaan Ciirsilaan kaligay Ka cawlnahay ,
@jamaaldaus8777
@jamaaldaus8777 Жыл бұрын
Run ahanti cumar Dhule heesihisu toos ayay qalbigaga uga hadlayan waa marku jacal ku hayo ood tahay bukan jacal😢
@AbdiFatah-bu4hg
@AbdiFatah-bu4hg 4 ай бұрын
Heestu sideedaba qalbigay taabataa ama wax kle ku xasuuso oo u cusko ama caadiyan udhagayso waxa qalbiga taabta ama ruuxda la hadlaa ama dhadhanka mcan usameeya ereyada waa luuqa melody laxanka😊
@maaful
@maaful Жыл бұрын
Odayaashii hore dhaxal bay soomaali uga tageen. Sulub Cumar iyo Ismaaciil Gagaf baa qaraamiga macaan ka tegey. Waa ay mahadsan yihiin.
@AbdiFatah-bu4hg
@AbdiFatah-bu4hg 4 ай бұрын
Number 1 waxa ereyada dhadhanka uyeela waa laxanka imika hadii heesta ereyada laga saaro caadi lagugu shego isma badalaysid qiiroon maysid lakin marka luuq macan lagu ladho ayay heestu qalbiga la hadashaa oo ay ruuxda gilgishaa. Laxankaan murug waa kuwan ugu jeclahay codadkii qaraamka alle ha u naxariisto ninkii sameeyay saxardiid jabiye😊
@mohamedamiir1425
@mohamedamiir1425 Жыл бұрын
Amazing Voice ❤🤔
@maxamedsharmaarkemaxamed2292
@maxamedsharmaarkemaxamed2292 Жыл бұрын
Wah waah
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 3 ай бұрын
sixid; wuxuu yimid somaliland 1942. barashada kabanak wauxuu ka soo bilaabay cadan , tiraba laba kaban ayaa adeerkii kaga jejebiyey cadan markaasoo hargeysa ulasoo baxsaday, carabka berbera joogey waxbuu ka korodhsady ee uma bilaabin. dhegeyso waraysigiisa.
SALUUGLA' | CUMAR DHUULE | LYRICS
11:38
Qaraamyahan
Рет қаралды 30 М.
SIRTAYDII BAA BERYAHAN | CUMAR DHUULLE | LYRICS
8:38
Qaraamyahan
Рет қаралды 8 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 27 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
BEST SONGS OF CUMAR DHUULE CALI TOP QARAAMI
19:12
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 146 М.
Murug
6:46
Ali Sheikh Jama - Topic
Рет қаралды 2,7 М.
Xulka heesaha CUMAR DHUULE CALI
40:28
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 88 М.
HEES | Ilwaad Qurux | Cumar Dhuule | Amaana Alla | Lyrics
6:23
MAADEYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Cumar Dhuule Cali 🔥Iyo Heesta "GARANMAAYO WAXAY I GUBEE"
12:25
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 272 М.
Cumar Dhuule Buliyey Shimbiryahay
8:10
Halbeeg Show
Рет қаралды 179 М.
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 494 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 27 МЛН