OGAAL | MOOGE | LYRICS | GOOSGOOS
1:02
SALUUGLA' | CUMAR DHUULE | LYRICS
11:38
JIIB | MAGOOL | XUDAYDI | LYRICS
5:06
Пікірлер
@SharmarkeCaamir
@SharmarkeCaamir 2 күн бұрын
❤❤❤❤
@cabdinaasirkadiye
@cabdinaasirkadiye 7 күн бұрын
Allaha u naxariisto cumar mahdi boqorka jaceelka
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 12 күн бұрын
sixid; wuxuu yimid somaliland 1942. barashada kabanak wauxuu ka soo bilaabay cadan , tiraba laba kaban ayaa adeerkii kaga jejebiyey cadan markaasoo hargeysa ulasoo baxsaday, carabka berbera joogey waxbuu ka korodhsady ee uma bilaabin. dhegeyso waraysigiisa.
@hah7064
@hah7064 22 күн бұрын
Waxaa qaadaya Rashiid Bullo IbrHim
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 23 күн бұрын
Nabad iyo caano aynu ku ciidno 2024
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 25 күн бұрын
Heestan eega eega bal amarkan iyo yaabkan eega erayadii aun abwaan Cabdilahi Cabdi shube laxankii muxamed cige ilbir codkii tubeec iyo iftin muusigii Walaalo hargeysa 17 September 1963kii reedyo hargeysa dad badan ayaa gabadha qalda oo Marwo muxamed iyo maandeeq ku sheega waa iftin oo fanka 1965kii ka baxday sidas ula socda dhalinta Yar Yar by Fuaad shibiin
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Ай бұрын
Aun King voice tubec
@AbdiAnsaari
@AbdiAnsaari Ай бұрын
Waynooow wax lagaama waayi jirine Wanaag ii xigsii waxyeelada 😢
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail Ай бұрын
Saaxiib aan talo ku siiyee heeskan in aad sideedii u dayso ayaa Ila quruxbadan, heestani ma aha wax aad adigu kelidaa leedahay waa dhaxal ummadeed jiil ka jiil in la dhegeysto ayaa ay tahay. Markaa sxb heesta sideedii kusoo geli, kuna mahadsanid dedaalka aad gelisay hawshan.
@user-hm2yg2le1j
@user-hm2yg2le1j Ай бұрын
9:40 ❤
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp Ай бұрын
ERAYADI XAJI GUJIS ILAHAY HA U NAXARISTE
@aliawil1492
@aliawil1492 Ай бұрын
Caaawa oo bishu ay tahay 02/06/2024 ayaan ku murqaamaysaaa Guri Burco ku yaaal 2:11
@user-zp7bb6pb8z
@user-zp7bb6pb8z Ай бұрын
Woow 2024 y 5 30 sacada 03:23
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Erayadii Ismaaciil Sh Axmed AHN Laxankii Saxardiid M Jabiye AHN Kabanka Ismaaciil Xudayddi AHN
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Ай бұрын
Laba aan waligood is waayin iyo Iskuma wiirsataan innagoo wada aheeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Ай бұрын
Fari nise.
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Masalooyin Talantaaliyaan Maandhe leeyahayoo Waxaan ahay nin midabbeeya oo Maalinba is roga'e Miisaanna ima saari karo Qof i maleeyaaye Nin walboow waxad maagantee ay Mohato laabtaadu Ee aanad madadaaladeed Igala maarmeynin Iska soo mar waa kuu mubaax Marinkaad doontaaye✍ F4 keygii ayaan aad u dhageysan jiray heestan 2022 H&M Waqti qurux badan ayan kuso qaatay runti,, balse caawa oo taariikhdu tahay 22-5-2024 waqtigu iima sama waayuhuna cakiran!! AUN dhamaan abwaan qaasim, Cumar dhuule & cilmi Boodhari🙏
@guuleedrooble300
@guuleedrooble300 Ай бұрын
Codkii omar dhuule iyo Erayadii .abwaan qaasin .
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 Ай бұрын
Wllahi kabankii jiim ayaad moodaa sababtoo ah daauud wuxuu kamid ahaa ardaydii jiim sheekh muumin In kastoo jiim garacida cuudka cid ku gaadhaysaa aanay jirin wuu ku yara dhaweeyey daauud AHUNxrsto labadaba
@ismaciilbashe8430
@ismaciilbashe8430 Ай бұрын
"Waaheen iyo waadi baa i sitoo Walaac baan ku waa bariista!"
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 Ай бұрын
Jabuuti iyo Jiowhar
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 2 ай бұрын
Made in somaliland ❤❤❤❤
@user-zp8fi7il3p
@user-zp8fi7il3p 2 ай бұрын
Xudaydi marbaa lawaydiiyay laxamada heesaha ee aad samaysay teebaad ugu jeceshay wuxuu ku jawaabay Riftoon waa sababta uu sidaas ugu tumay majirto cid sidaas utumikartaa waa miisaanka culus qaabka uu utamay cuudka ayaa wareera mushteeg ayaa isna qaabka ugu saraysa uqaaday heeskan waana markan marka ugu fiican ee heeskan latumay way jiraan marar kale lkn markan magaadhaan waayo rag culus ayaa meeshaa isku helay xudaydi iyo mushteeg AUN
@AbdiAnsaari
@AbdiAnsaari Ай бұрын
Erayga rifdoon muxuu noqonayaa tolow wll
@Ahmedjib
@Ahmedjib 13 күн бұрын
​@@AbdiAnsaari waa cadar Frances ah.
@user-zp8fi7il3p
@user-zp8fi7il3p 2 ай бұрын
Mushteeg waa ninka inta igu badan ku heesay laxanka Riftoon inta ugu badan maan arag fanaan kale oo laxanka riftoon laba jeer wax kabadan ku heesay aan ahayn mushteeg AUN
@rashidMuse-it6hi
@rashidMuse-it6hi 2 ай бұрын
Heestan waxaa alifey maxamed cumar markii cabdilaahi qarshe jeclaaday gabadh uu dhalay caabi faarax oo LA odhan jirey shahmaad caabi faarax
@AqoonJire
@AqoonJire 2 ай бұрын
Gabay hees laga dhigay weeyi maantaana iiguhoraysa heestan
@user-sl2oo4pg8e
@user-sl2oo4pg8e 2 ай бұрын
Meesha danbe ee aad ka dhigtay kadaba❎ waa hadda ✅calaf hay Isku keen Simo eey!
@abdikadar2
@abdikadar2 2 ай бұрын
War dadkaan Cagaf iyo Mushteeg ku meeraysanayo maxay yihiin. War Heesta Maxamed Saleebaan dib ayuu u qaaday balse Walaalkiis ka wayn Jamaac Saleebaan Tubeec lahaa oo kaga horeeyay. Laxanka waxaa lahaa Jaamac Saleebaan Tubeec. Eryadda Heesta waxaa sameeyay Xusseen Aw Faraax Dubad Abwaankii Waynaa. Jamaac Saleebaan ayaa nool kana waynaa Maxamed Saleebaan Tubeec hadana ku nool Somaliland isaga waraysta. Jamaac Saleebaan Utange ayaa iigu danbaysay 1993 mar aan Isboonsar u tagay. Qoyska Adeerkayga ayay Deris ahaayeen. Maxamed Saleebaan Tubeec waa joogay waagaas. Hoyadood Haweeya xataa waan arkay aniga wagaas waa noolayd. Habeen ay aroos labbadda ka heesayeen ayaan joogay oo heestaan Maxamed ka qaaday, Jaamac Saleebaan Kabanka u tumayay. Markaas ayuu Maxamed Heesta ka hadlay inuu Walaalkiis lahaa balse isaga lagu bartay maadaama uu ka magac waynaa Walaalkiis heestana la aqoon uu isaga jeclaystay inuu dib u qaado.
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 2 ай бұрын
26/04/2024 , 00h41 Paris France. I'm feeling sad
@user-gd3qf5em3s
@user-gd3qf5em3s 2 ай бұрын
Waxa.ku.horeeyey.maxamad.saleebaan
@user-gd3qf5em3s
@user-gd3qf5em3s 2 ай бұрын
Waxaan.galay.ruwaayada.alla.aamin.mardanbe.1977.tiyaatarka.hargeeysa.wakhti.waayo.waayihii.wacnaa
@ibrahimahmed2814
@ibrahimahmed2814 2 ай бұрын
Ismacil.yare qof neceb ma arag waxa uu ahaa nin wanaagsan
@abdulkadirjama5629
@abdulkadirjama5629 2 ай бұрын
Ninkaan iyo Tubeec waxaa fa seexsan fannaankaan, laakiin waxaa cod macaan oo xarakaysan ku laraya Tubeec
@user-pv1do9dk7w
@user-pv1do9dk7w 2 ай бұрын
Kii uu yahayba ilaahay ha u naxariisto
@xasannasir7088
@xasannasir7088 2 ай бұрын
Heestan rashiid bulo ayaa qaaday maaha maxamed yusuf
@MahamedAbdullahi-nk7xr
@MahamedAbdullahi-nk7xr 3 ай бұрын
Heestan waa maalinkii igu horaysay 7-April-2024 Time *10:07* PM hada iga danbeeso like isar saan ugu soolabto
@abdourahman-ve2ex
@abdourahman-ve2ex 3 ай бұрын
Maasha allah radio 📻 Hargaysa waa idaacada kaydisa dhaman qaraami axyaa qasaaid macaan badana ereyada 2024 ramadan mubaraka
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 3 ай бұрын
Alle ha u raxmadee Qarshe wuxu ahaa mid isku ekaysiiya erayada, iyo laxamada uu samaynayo sida an ka maqlay mar la waraysanayay xaaji Gujis. waxaana u tusaale ah heestan Laac. erayga laac oo ka dhigan sida shay meel sare saaran oo la laacyo o kale, sida si la mida heestana marka la qaadayo codka meel hoose inta laga bilaabo ayaa meel sare la gaynya. from low note to high note. cajiib
@raagedirir9171
@raagedirir9171 3 ай бұрын
Radio Hargeysa xasuus ayaan galay runtii
@hamseahmed5285
@hamseahmed5285 3 ай бұрын
Bilaahi calaykum heestii waad qaribtey qaraamyahan tuunbaad ka dhex haysaa mid reer baadiya ah ayaa helay 😂😂😂
@hanadhallaazi
@hanadhallaazi 3 ай бұрын
Ilaahayow u naxariiso😢
@user-ds7pp5fx2t
@user-ds7pp5fx2t 3 ай бұрын
Walaahi heestan xusuus bay igu leedahay 2023 jacaylkii u qaadi jiray markaan isku dhacno
@user-lk2mo7lq5u
@user-lk2mo7lq5u 3 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto labada marxuuum ba isha Allah faysal iyo xudaydi isha Allah
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 3 ай бұрын
Xasuuus iyo waayihii wacnaa 2001 radio hargaysa
@youngdhegbour8919
@youngdhegbour8919 3 ай бұрын
Bal ereyadaa eeg cajib ❤❤❤
@hiponoura9960
@hiponoura9960 3 ай бұрын
Daayinow ilaahow daymo Naxaris leh
@mohamedesse8692
@mohamedesse8692 3 ай бұрын
Huryo macalin wayn buu ahaa Allow u naxariiso.
@MuxumedCabdi-ik4lt
@MuxumedCabdi-ik4lt 3 ай бұрын
ciro
@cumarsaalim1303
@cumarsaalim1303 3 ай бұрын
Mid nabarka ku gaystee halistaba u gadhay