Intii guuled iyo bahja isla rabtay liketa miskiinta yari waa ay ku dagdagtay go,aankaa 🥺
@1xbethacker9972 жыл бұрын
Maxamed hoyadis ku qaylisay wuu u jakiri doona guuleed inay ku labato ayay noqoneee waraa u yaalo
@proudcitizen48832 жыл бұрын
Aadiyo aadbay Udegdegtey
@1xbethacker9972 жыл бұрын
@@proudcitizen4883 allaha aruuriyo
@FatumaHassan-z4v4 ай бұрын
Ha runtii wankaxumady iney klatgan😢😢😢
@naima_mohammed2 жыл бұрын
Waa muhiim in qofka dookhiisa iyo wuxuu rabo lagu ixtiraamaa. Hadda u fiirso dhammaan dadkaa Dhakafaarsan hooyadu waxay rabtaa inay mid walba iyadu nolosha siday u aragto ku tosho, iyagiina wareere hooyana kaba sii daran. Fadlan ilmahaaga haku qasbin inuu noqdo wax aanu rabin ee aad adigu rabto balse si kale aad u gaadhi wayday hooyo iyo aabbe❤
@claahigeediclaahigeedi15492 жыл бұрын
Ku saliya nabiga salalahu caleyhi wasalim
@user-bo2mz2oh8v2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@zuhuuraxmed44932 жыл бұрын
Salalaahu calayhi wa salam
@aaminaibraahim96182 жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@fartuncisman98102 жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@aaminamaxamuud17202 жыл бұрын
Scwscwscw
@hoodolucky61442 жыл бұрын
Jabkii Bahjaa iimuuqda, Team guuleed guushu waa inaga mardhow🤣🤣🤣
@asiyaahmed4172 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 iga daaa
@farhiahared50872 жыл бұрын
Team guuleda
@nuuhjama55442 жыл бұрын
Wey wey wa dhankena
@kowsarmaxamed80732 жыл бұрын
Ad iyo aad
@shukrixaaashi95132 жыл бұрын
Team guuleed guusha waadhankeena bahja dabaaaleey hakuugu taagnaatto😂😂😂😂😂😂😂😂
@joonaadan49362 жыл бұрын
It is too late 😪 aad buu uraagay wixii kale lasoo dhakhsada wlaalayaal🙌🖤
@sihaamaxmed64902 жыл бұрын
Ax dareen aadkujirto markaad daawanayso xanuunbadanaa ilaahoow iga saar aamiin
@SuldanoMohamud5 ай бұрын
Waka baxe i.A abayo❤
@ifrahabi4834 Жыл бұрын
Manshaallah mama Zahra, is good actress. Very talented. Waxaana ka helay, iyaadoon ka shifiin wardo waxey I sheegtey. Bey inaankeeda ay ka kor wareegtey. I really like that part.
@naimaabdullah59662 жыл бұрын
wow musalsalki an jaclaa in badan baan sugaynay wale mahadsanidin
@nimcoabdi56532 жыл бұрын
guuled inu qalbi jabsan yahy inta ila daremeys love ii sar ❤️
@farhiyoabdulqadir55102 жыл бұрын
❤❤
@saadosuubiye42982 жыл бұрын
😪😪😪😪
@atharandi69252 жыл бұрын
❣️
@queenasma6002 Жыл бұрын
Quruxlow wayeh🥺
@ayanabdi87372 жыл бұрын
Bahja maskin maclinkin way isku dirtaya musalsalkii wxuu dhameday dadki wada fekaryaa 😅thank you guys 🙏🙏🙏💯👊
@jazmiinpeaofficiall30192 жыл бұрын
Xalqad xigta noo dherey xigaa wlhi wxan modayay in aad naga jarteen markad bilowden film kle one love xogmaal media ♥️💯
@ubahsicid3492 жыл бұрын
Kuligood ma kala dhacaan mid walba qaybtiisa say tahay buu u jilay horay u socda 🥰🥰
@abdilahiabdisamed8702 жыл бұрын
Aad ayaad ula ragteen wixi danbe noogu soo dhakhsada✅
@XamdimuuseXamdimuuse2 жыл бұрын
Waad la raagteen lasoo dhakhasada
@madazwt20342 жыл бұрын
11 ayaan sugeyna please la soo dhakhsada
@drssacdiyazuuzaana79292 жыл бұрын
Jah🥰 war wuxu wuuba igu socdaa m.a cawa keliya daawaday 10 ka xalqaba 😂😂 caawaana la bilowday maba ogeyn , Walee xalqaba tan kale wey ka macaan tahay🥰🥺
@luulimaan7421 Жыл бұрын
Sido kle ana 10ka dhan wn dhameye wxn raba ila 20 inan garsiyo
@zudayziofficiyal16292 жыл бұрын
Asc Walaalayal Waxan ahaY Walaalkiin ood ku walaalawdeN Kalmada لَاْأِلَهَ اللهٌ ILahaY سُبْحَاْنَهُ وَتَعَاْلَى wuxuu Yiri أِنَّمَلْمُؤْمِنٌوْنَ أِخْوَةُ mu'miniintuun baa Walaalaa Markaa WalalaYaL waxan allah Idin ka BarYaYaa iNuu IntiiNa Xanuuusan CaafiYo intina Aan Wali allah U SuJuuJidinna Soo HadeeYo WaaYo allah Baa HadaYnta HaYa xatta nabi muxammed صَلَّ اللهٌ عَلَيْهِ وَسَلَّمْ Muu HadaYn KaranaYN.umada Lakin Wanaaga iYo KhaYrka uun Buu U sheeGaYaY allahna Wuu u BarYaY Inta Nolosha Ka CabaNaYa Waxan LeeYaHaY Intan ShaY sameeYa 1-Eeg nimcadaad HaYsato Ee aY Dad Badani ku Fikiraan inaY Helaan Sida cafimadka araga maqalka lugaha gacmaha Intas oo ah NimcooYinka uGu waaWAYn Ee uu allah NasiiYaY iYo Meelo Kalo oo kuu Wanaag san 2-allah Bari oo Salad Badan La kaalaY kac 2da iLaa 3da habeenimo 3-u Ducee markad aragto kuwo GuuL Gaadhay oo sida Qof Guri Dhistay Gadhi iibsaday Guursaday ilmo allah uGu deeQaY 4-idinkuna Fikirkiina Haka Yeelina aduun yada Eee ka yeela aakhiro ku han WaYnaada imuu allah Idin GeeYo jannato Firdawsa Hubaal aduun Yadu iYadoo Dullaysan bay hoostiiNa imanaysaa UGu dambayn WalalaYaL Murad Ban LeeYahee isoo duceeya mahad sanidiin dhamantin liketa saara wabillahi tawfiiq
@esmaderiya92292 жыл бұрын
Jasakallahu kheyran walal
@drabdinuurhamsaabdullahi33402 жыл бұрын
Jasaakallahu khayr wll muradkaga Allah hakuu sahlo
Maskiin Guumeysi Ayey Doonatey Mahad ka tagtey wa xagad wax ka hesho Team Mahad ✌✌✌
@zhimaali12882 жыл бұрын
ALAAXn sugayy Lkin xalqadaha la soo dheerya Wan ka xanaqaa wxa lala soo raageee Wanad MAHADSANTIHIIN شكرن
@asmomohamed69202 жыл бұрын
anu Guled bn ka nxsanhy Bahja way dagdagty 🥺 Xogmal media Aadbad u maHdsntihiin👑🙏
@zeinabumu.hamza.12332 жыл бұрын
Deee.wa.filim.kan
@asmomohamed69202 жыл бұрын
@@zeinabumu.hamza.1233 wn oghy yakhey😂😂
@ifrahabi4834 Жыл бұрын
Bahjo meey degdegiine. Lacagta ayeey dooratey., jaceylkiina bada ayeey ku tuurtey ee Wa iska xaal Aduun iyo nafsi.
@samiraadam93932 жыл бұрын
Walee Guuled inaa cid ku doorsadeen😭😭😭
@abdiwasacjaamac80042 жыл бұрын
Meel wangsanbu maraya 😍 lkn wad ladahden. Bal kuwakle la so dhakhsada😎
@faadumo44542 жыл бұрын
Xalqada 11 naat nala so dhaqsada😍
@munazacad4372 жыл бұрын
Www
@Faadumo_channel2 жыл бұрын
team saan idiin sigaayay baan daaLeee👊💯
@HAMZAAbdullahi-t6w Жыл бұрын
Waaw hadana waaw mohamed paracetamol is the best realy best Somalian actor I ever seen maasha'alah tabaaraka'lah he supposed to be holy wood he is not only best actor he is also best producer walaahi I swear to Allah Mohamed he is well very talented watch carefully the way he is talking the way he is acting he is also shactaroole I like this guy Alaha ku xifdiyo alaha ku dhowro alaha ku dhureeyo ure really my brother Keep going mo
@hiboziad60392 жыл бұрын
Wad la raagteen la soo dhakhsada xalqadaha wll horay usocda ✅
@beerlula10472 жыл бұрын
Reerku wada fikir caawa nin walba qumanihiisa qoorta ugu jiro 😁❤
@saado.cumar12122 жыл бұрын
Walalo filin ikimaxa kudhacay waffling macan filing ka nolo dhaman stir kahely doofkakobad a kahela. Waa maxad waxan kahelay sida u difacayo bahaja wlahay maxM wanxn kahelay iniu dadkaki wuxudrensayy in 👨👩👧 kahelikarto doofk kushqnnay uxu daresinaya dadakusi mayihin hab baby wllo kay max. WAxaban Monday dhab hadsanid alkakasiwd fiilika hoore uso nakuileyaha Walalo maxa.ad
@ahmedyasein292 жыл бұрын
Alla dumarku garaad yaraa Waxaaany helinba ayay isa siisay bahjo Waxaan cunahaaga galin ha u qaadan cakafkaa 😍
@esmaderiya92292 жыл бұрын
Kkkk,raguba waa lamid
@engsihaamsaeed80892 жыл бұрын
🤣🤣
@Hurmoh1312 жыл бұрын
Wow wonderful acting special warda and Bahjo How thay speech 😂
@iftinjama2 жыл бұрын
Mashallah wardi waa aktarad iyo badh Waan wata hore usoco warda cadey
@masbalali78202 жыл бұрын
Guleed waan kaxumahay waadka bixi dontaa I can't wait to see you.next
@mumtasnafisa95102 жыл бұрын
Ba,aa runmaaha dee waa film 😂😂😂😄😄😄😃😃
@masbalali78202 жыл бұрын
Baayo aniga markaan arko gabankaa yar waan ka naxàa oo run ayaan umaleyaa
Good job I was waiting this part igot it right now thankz xoogmaal
@NasroSaid-o2j Жыл бұрын
Alla waxaan isla rabay guuleed iyo bahja lkn waa dhadhamadii uhoreeyay ee nabsiga kusoco 😂😂😂 Team guuleed guul ❤❤❤❤😊
@hoodocabdi36022 жыл бұрын
Anaaa waa fariin tii ugu muurugta bad nayd ee NEBI MUXAMED SCW
@nastehaabshir85632 жыл бұрын
Wlhy inta waa sugayeey mhdsanid lkiin la soo dhaqsadar
@mohamedcabdisalaan15232 жыл бұрын
Nabsi baa adegii nabar lama filaaniyo naxdin daris manoqoteen Comming soon fisha way kudhici dontaa bahja 🥺🥲
@AsmaAsma-gy4rp2 жыл бұрын
Ilmaderayaal waad nagu rajiseene
@adnamohamed78092 жыл бұрын
Waad lasoo raagaysa fadlan soo dadajiya 🥺
@najmanaju3092 жыл бұрын
TeaM guuLed Napzi Ba inozo Bidhbidhaya 🥺🖤 Bahjaay 😂✊🏻🤚🏻
@aminaali22492 жыл бұрын
Banjo ku niqo gulèed baan cidan kugu haysane
@habanekay16992 жыл бұрын
Isku dhaca family-ka hada uu bilaabmay 😂😂
@qadraahmett20262 жыл бұрын
Sow maaha jaH 🤣🤪
@habanekay16992 жыл бұрын
@@qadraahmett2026 haaa haha
@yaasiinsaleeban88752 жыл бұрын
Dadka filma ka jilaya waa wada jacayl san yihin cajib soo badiya heee
@ifrahabi4834 Жыл бұрын
I hope Guled will never take nonsense from bahja. Now in this part, she is having a hint of where her life is heading.
@HAMZAAbdullahi-t6w Жыл бұрын
Who is the producer again? Maasha'alah tabaarakalah maskax alaa ku siiyay oo mahadaa leh What a producer who are u my brother ? What a story? Waaw hadana waaaw hadana weeeeew hadana wuuùuùuw Walaahi amazing thanks my brother keep going ani waxaan u maleynaa inuu paracetamol sheekadaan kuu dhiibay I sure paracetamol can do more than this story
@raymabintuwarsame85832 жыл бұрын
Thanks wll kun jeer
@maizacdey30242 жыл бұрын
😢😢😢wlhy filmkan dhacdo run ah buu ka turjumayaa
@nadafarah86272 жыл бұрын
The strong man pracetemol👌💟
@fartuunguure72922 жыл бұрын
Alla maxan sugaayay wad nagu soo daahiseen
@cazkablackpink762 жыл бұрын
Wllo lasoo yara dhakhsada wllhi wad la raagteene in badan ayaa idin sugayne wll hadda laga bilaabo soo yara dhakhsada meel xiiso leh marayaaye 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@abwaankhalidgabyi-og9436 Жыл бұрын
Dadka film kan aadka u quruxiyey ee sababay inan sanad ka dib 5jeer daawada waxa kaw ka ah shacni oo ah jilaa cajiiba iyo xamse labadiinuba hambalyo inad tihiin dad aan la'tood aanan anigu mar labaad kusoo laabteen team xogmaal.
@ayushhussein7362 жыл бұрын
Guulad waan kaxumahay midaaaa Bahjay lacagtiii Ku qaaday kuma dhigto😅😁😂
Thank bahdayda waala soo raagteene imisaan sugayay flim ka hala soo raagina
@dagancali754 Жыл бұрын
Shacni adbn uga helay jilinkeda mashalah gabar dagan
@zulthanaley2 жыл бұрын
#shacni yaa ila arkey iney isku eeg yihiin #munafaysal❤️ ilaa xalqadihii hore waa u fiirsanayey dabeecadaha waana isku eeg yihin xita dabeecadahA💯💯
@mssammykhaliif8452 жыл бұрын
Ady kula egte wx isku eeg ma argno wllo🙄😂😂
@zulthanaley2 жыл бұрын
@@mssammykhaliif845 hy3 wll
@---Hatif__0mr---2 жыл бұрын
thankz Maxamed prasitmol taxana wacan waye aad bad u mahad santahay sahra ileys bad iso xasuusiyay heesteda damal an aad u jecla markey so canbaxeysay 2004
@ayshermohammed87812 жыл бұрын
2004wa wagan dashay wllhi😂😂
@705282 жыл бұрын
Waawaray mas keenteen we love
@fatxanuura57172 жыл бұрын
Lasoo dhakhsada dee filinka nio angibaba jacayl darenee😂😂
@MAli-qw3hz2 жыл бұрын
kkk wlh kula mid ban ahay
@hodanmaxamed57302 жыл бұрын
Wuu dhamday ba
@najmamahamed19932 жыл бұрын
Wad naga rajisay dorkan ee soo badiya
@umulkhairmohamed91522 жыл бұрын
miskiin ilaahayo oo naxariiso
@mariyomohaupdalla17722 жыл бұрын
Bahjo ka xaaxaa bihee😭😂
@asmocabas29872 жыл бұрын
Waaw musalsal iga gadan keep going
@nazim15232 жыл бұрын
Bahja i liked sida ku ku dhacday mcskr 🤣👌 Waayo miro geed saaran looma daadiyo miro gnt kujira
@munazacad4372 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk
@mustafmohamedhassan202 жыл бұрын
Wow xiiso gooniyay ayay ledahy qaybtan plz la sodhaqsada part 11 mhdsnd
@sihaamsadaam8612 жыл бұрын
Sahra ilayz wn ka hela mash allh mamo wn ku tager ♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡
@hodanabdi34302 жыл бұрын
Waxa wad laso dahdaan marka kentana daqiqadaha yaraysaan pls codsiga tixgaliya tagerihina 30 noga dhiga isbucina 2 mar nosodaaya