Musalsalka Dhaxal | Season 1 | Xalqadda 5aad | Indhahaan indho wax baran raba uma eka | Astaan 2024.

  Рет қаралды 748,453

Astaan

Astaan

Ай бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
SUBSCRIBE: www.youtube.com/@astaanmedia?...
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 841
@TIKTOK.vedios123
@TIKTOK.vedios123 Ай бұрын
Inta xayeysika is dhafiso one like 😂🫵😂
@XawaCadey-cu2vl
@XawaCadey-cu2vl Ай бұрын
Wa ikan ☝️😂😂
@BahjaAxmed-ut6qr
@BahjaAxmed-ut6qr Ай бұрын
Am ready for this 🙌 😅😅😅Xaqiq
@XadiyoSalaad
@XadiyoSalaad Ай бұрын
We are here😂😅
@ayaancarab4839
@ayaancarab4839 Ай бұрын
Xata matka ay naagtu leedahay ma rabtaa cayi horay Ayan isu dhaafiyaa😂😂😂😂
@user-bz4wg5bt4e
@user-bz4wg5bt4e Ай бұрын
yaa i waacay😂😂😂
@Liban_leo27
@Liban_leo27 Ай бұрын
Dhaxal inta lasocota 1 upto 5 like saara🖤✌️Astan
@yusrahajihassn5413
@yusrahajihassn5413 Ай бұрын
Indhoolo Nimadaa se u jiisheey ayab wax kale aah Xaqiiq 💯
@rahmasayit6851
@rahmasayit6851 Ай бұрын
Haa wlhi idhool nimada sifcn yay ujilesa🤗ayada iyo gallad dartodan udwada filmkan
@maryamahassan377
@maryamahassan377 Ай бұрын
Ha wlhi lkn ani mayeeli leheen indhoolanimo jil ilaahoow indhaha hana tirin
@user-tr7kx4lt2h
@user-tr7kx4lt2h Ай бұрын
​@@rahmasayit6851zme
@yusrahajihassn5413
@yusrahajihassn5413 Ай бұрын
@@maryamahassan377 Towbar ficaan Ayeey soo qadatey sey u jili lehed
@engrcasanyo120
@engrcasanyo120 Ай бұрын
​@@maryamahassan377waa baqaysaa ilahow indhaha hana tirin
@XaajiGorgor
@XaajiGorgor Ай бұрын
Habon is ardey is dhaxal inta dawetayi like you 👍
@Heersare.0
@Heersare.0 Ай бұрын
Ur English is not Englishing 😂
@abdiabdilahi5471
@abdiabdilahi5471 Ай бұрын
Zxp dadaal Yara samee naftaada hormari🙏
@yahyahussein2467
@yahyahussein2467 Ай бұрын
😊
@SahmaaOdaway
@SahmaaOdaway Ай бұрын
@XaajiGorgor
@XaajiGorgor Ай бұрын
🎉
@Muhandis_90
@Muhandis_90 Ай бұрын
Inta sariirtooda jiifo daawanaayo liketa ha iga ilaawina😊😂❤
@FarxiyaCali-ib2tx
@FarxiyaCali-ib2tx Ай бұрын
Me sister 😂
@SumayoMuqatar
@SumayoMuqatar Ай бұрын
Sszzzzź⁶⅝c646dxxxxxxxxxxxt ĺ​
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 Ай бұрын
Survey camal
@user-my2sw5yd9r
@user-my2sw5yd9r Ай бұрын
Kuwa fadhiyana😂
@dekainaibrahim8750
@dekainaibrahim8750 Ай бұрын
Omg I'm in love with Muqdisho city Allaha nabada uu siyadiyo ❤❤ Salan from Djibouti 🇩🇯
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud Ай бұрын
Aamin ❤ ka qaadnay walaasheen😊❤
@dekainaibrahim8750
@dekainaibrahim8750 Ай бұрын
@@IkramMaxamud 🥰🥰
@Fataxo7
@Fataxo7 Ай бұрын
Aamiin❤ Qalbiga noga taliin🇩🇯
@sacdiyocabdikariim9588
@sacdiyocabdikariim9588 Ай бұрын
Aamiin gacalo❤❤❤❤dhammanteenba❤
@dekainaibrahim8750
@dekainaibrahim8750 Ай бұрын
@@Fataxo7 sido kale xabibti🥰
@Sheeko_time
@Sheeko_time Ай бұрын
Inta ayagoo jiifo daawaneyso supiskrabka hayga ilabina ☺️🥺🫵
@AbdirachidOmarigeuh
@AbdirachidOmarigeuh Ай бұрын
We awey
@abuukarfarxaan1997
@abuukarfarxaan1997 Ай бұрын
Me 🎉
@user-alta
@user-alta Ай бұрын
Wan kuu saaree Anna igu cimaamad
@user-alta
@user-alta Ай бұрын
Wan kuu saaree Anna igu cimaamad
@HabonHabonIbrahim
@HabonHabonIbrahim Ай бұрын
Me😂
@DhoolDaher
@DhoolDaher Ай бұрын
Galad iyo duniya inay wada kulmen sa ugu farxay 😂😂❤
@Mariakeit
@Mariakeit Ай бұрын
Naa abaayo iga daba gee flimka dunia miyaa ka ah actarad halka galadna yahay actor 😮❤
@DhoolDaher
@DhoolDaher Ай бұрын
@@Mariakeit hah byo sas ban umalayn Gabdha abtigis dhalayna galad bay jeclaan ba isleyhy
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas Ай бұрын
Atooraha waa Galad atariishadana waa Duniya Aniga marku musalsalka bilawanayey ayaabo fahmay
@mahadashkirofficial9780
@mahadashkirofficial9780 Ай бұрын
Ani adi dhiman nh😂😂❤
@BathraAbthi
@BathraAbthi Ай бұрын
​@@riixaanriimaas Wah Ala hay dhihineH 😢😂wllhi lama Rabi galad tan
@maahirainte3846
@maahirainte3846 Ай бұрын
Inta xayasiinta hore ila dhibsatay like saara😅
@user-zx7ju8jo2g
@user-zx7ju8jo2g Ай бұрын
inta xaysiinta waan dhipsanay
@IdilMaxmad-sp9zb
@IdilMaxmad-sp9zb Ай бұрын
Wan iska gudbiya ani😂
@Mohamedjama-zt7zl
@Mohamedjama-zt7zl Ай бұрын
On Top. Qeybta waa 10/10 really. Sabbtoo ah Waxaan Ka heley. 1 qeybta wiilka Qurbaha Ka yimi uu u leeyahay Bajaajlayaasha waa i gaadeen. 2 qeybta Duniyo u kicineyso Farxaan. 3 Farxaan qaabka uu u jawaab celiyey marka kac seexo la dhahay. 4 qeybta xarfaanta shiishadda. Intaas oo dhan waa wax Ka dhax Jira bulshada. Qisada waa halkeeda. Film kan waan wataa ilaa iyo hadda
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 Ай бұрын
Iyo qebta shaqo radiska galad
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Ай бұрын
Kala haadkii muqdisho😢😢. Inta eraygaas dareen u samysay like
@Raaqiyosuleymannuur-id8fq
@Raaqiyosuleymannuur-id8fq Ай бұрын
Vhjkjggklkgkklljh🎉dfhhjj🎉
@Sheeko_time
@Sheeko_time Ай бұрын
Inta ayagoo cafimad qabto dawaneysa asc 🤗 musalsalka ya ila jecel supiskrabka hayga ilabina shekoyin ayan sogudbiya
@Cumeer..bigfan835
@Cumeer..bigfan835 Ай бұрын
KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢❤😊❤
@user-ik7px7uu9y
@user-ik7px7uu9y Ай бұрын
❤SCW❤SCW❤SCW❤
@carabey1237
@carabey1237 Ай бұрын
Scw scw ❤
@user-fs9xq3vx4y
@user-fs9xq3vx4y Ай бұрын
Scw lakin wax kle ku raadi follow please 😢
@soodocabdulaahi
@soodocabdulaahi Ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤
@xaragoxaaji1782
@xaragoxaaji1782 Ай бұрын
Salallaahu calayhi wassalam ❤❤❤
@alialinho
@alialinho Ай бұрын
bulshada shiishada in wax normal oga dhigtiin oo muqalka musalsalka aa ku so dartiin idinkuma raacsani astaney waxa tihiin indhihihii dhalinyarada somaliyed🙏🙏
@reddevilssomalifans2718
@reddevilssomalifans2718 Ай бұрын
Lkn waa dhabta maanta jirta waxeyna waalidka tusineysaa caruurtooda iney ka ilaaliyaan filimku mala awaal maahan waa dhabta jirta si inta wanaagsan loo qaato inta xuna looga hortago
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas Ай бұрын
​@@reddevilssomalifans2718 aad u weyn waxaa la rabaa inay dadka ku buraarugaan wax magalada ka jiro iyo in ilmohooda la socdaan sababto ah waxa jiro dad is leh ilmahayga waxbarasho iyo shaqay i jira hadana dhaqan xumo magaalka ku haayo wiilka yar wllshisa bu lacag weydinayay wuxunrabay kaliya inu shishad ku cabo midka kale harun wllashisa manal bu xirir la leeyahy hadana wllkeda ma oga arinta labada wiilna sxpo waye dhaqan xumaday isla sameeyaan walashisu xirir jcyl laleyahay gabar kalana uur o qudba siro ah bay u leedahay taasna wa inay dadka fahmaan shiishad in la cabo iyo in sigaar iyo qaat al cuno yaa daran o danbi badan oo cafimaad ahaan sameen badan ma taqaaniin horta sigaarka iyo qaatkaa ka danbi iyo sameen bdn shiishada cfmdkana u daran
@MarianGedi
@MarianGedi Ай бұрын
Waxaa ficneed in warning laguso qoro
@user-tg8jg7jt6b
@user-tg8jg7jt6b Ай бұрын
Somalia oo isracdey dunidhana lajaan qaadey ayaa iimuqato Ya Rabi ina tus
@Caliya7
@Caliya7 Ай бұрын
Aamiin Yaa Allaah, waxaa kahoreysa qabiilka uu dhinto dabadeed laduugo oo tacsi loo dhigo soomalida dhamanteedna loo digo oo meelwalba looga tacsiyeeyo halmaali.
@DeeqoAhmed-ss7wz
@DeeqoAhmed-ss7wz Ай бұрын
Ku sali xabiibkena mohmed[scw]❤
@AsmaJamal-ks2nb
@AsmaJamal-ks2nb Ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤
@AhmedApdulhi
@AhmedApdulhi Ай бұрын
scw
@Hooyomcn46
@Hooyomcn46 Ай бұрын
Scw
@XaliimoKuulow
@XaliimoKuulow Ай бұрын
Scw
@user-fo6qx7iy8k
@user-fo6qx7iy8k Ай бұрын
Galad iyo Duniya waxay ila ekaadeen filim 1015 ilaa 2016 socon jiray oo inantu indha layd agtarka waxay kasawiri jirtay dhoobo wajigisa yaa xasuusta ina filimka lkin midha dhalasha Ahaan itopiyan ayay ahayeen filim aad umacana ayuu ah 😢😢😢❤❤❤
@user-fo6qx7iy8k
@user-fo6qx7iy8k Ай бұрын
Halkasi waa 2015__ 2016 😂😂😂
@hamiodakane8298
@hamiodakane8298 Ай бұрын
Nigerian ayuu ahaa
@dahranbintixuzein7746
@dahranbintixuzein7746 Ай бұрын
haa lkn films kaas aso dhestiran oo somali ah wanwayay sikasta wa uradiyay
@Naxariis_lugaleh
@Naxariis_lugaleh Ай бұрын
​@@dahranbintixuzein7746wll original kiisa magaciis filimku
@zelma_ahmet
@zelma_ahmet Ай бұрын
Filinkas saa'id baa jecelay balse magaciisa ba garan waayey, berigaasna waan yaraa. Eisheeg hadaad garaneyso wll ?
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel Ай бұрын
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 Ай бұрын
The girl, known as Duniya in the new series Dhaxal, has already made her mark in the world of Somali television. I had the pleasure of watching her in a previous series called Haboon, which was produced by Astaan. In that role, she showcased her acting skills and seamlessly connected with the story. Now, as I find myself immersed in the fourth episode of the new Dhaxal series, her acting talent continues to shine brightly. It is truly awe-inspiring and captivating. Anyone with an interest in Somali movies and theater would find her performances irresistible. She possesses the remarkable ability to excel in any role she is given. I must emphasize that throughout her acting journey, I have not once witnessed any mistakes or missteps. She flawlessly conceals hidden emotions and unintentional expressions, enhancing her portrayal. It is as if she possesses a visionary quality that sets her apart. In fact, if one fails to recognize the emerging talent of Somali actors, they may consider themselves truly blind.
@hallad598
@hallad598 Ай бұрын
Taxanaha aad ka sheekanayso waxa uu ku baxay Af-soomaali ee waa yaabe maxaa kallifaya in aad faallo af qalaad ku qoran oo aad dareenkaaga ku aadan hab jilliinka Duniya ku cabirtid?
@BakarRooble
@BakarRooble Ай бұрын
Somalia 🇸🇴 oo is raacday alle hayna tuso Aamiin dhahaya🙏😭
@Deeqaaxmed-nm9hp
@Deeqaaxmed-nm9hp Ай бұрын
Aamin aamin 😢
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Ай бұрын
Aamiin aamiin❤❤
@ZakariyeHassan-uc5ii
@ZakariyeHassan-uc5ii Ай бұрын
Aamiin 🤲❤️
@Caliya7
@Caliya7 Ай бұрын
Aamiin Yaa Allaah laakiin waxaa kahoreysa qabiilka oo la aaso oo tacsidiisana lagasoo wada qeybgalo mardhow insha Allaah ee soo sheega maalintaas warqadaha invitation kana halasoo daabaco oo diyaarad inta lagu qaado wadanka dhan halagu daadiyo.
@user-tr7kx4lt2h
@user-tr7kx4lt2h Ай бұрын
​@@Caliya7Hye hye❤
@user-alta
@user-alta Ай бұрын
Qofka ugu jalliinka adagu waa duniyo waxayna u jilqysii sida camoolr oo kale waan hawl adag
@najjahmajjid4354
@najjahmajjid4354 Ай бұрын
Every single statement that oday ducale makes reminds me my late father😢😢😢😢 what a joyful moment it was
@SharmaSheeko
@SharmaSheeko Ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Drama48807
@Drama48807 Ай бұрын
Inta iyadoon dhamaysan comment akhrinaysan like sara😊😅
@ZeinZeinMouqtar
@ZeinZeinMouqtar Ай бұрын
Rasuulkayna Ku. Saliya(scw)
@user-tr7kx4lt2h
@user-tr7kx4lt2h Ай бұрын
Scw ❤ scwscw SCW scw
@ninho90
@ninho90 Ай бұрын
Saragisha from Djibouti 🇩🇯 one like❤
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud Ай бұрын
Dawasho wacan 😊 ❤
@user-il1ub2vb5y
@user-il1ub2vb5y 24 күн бұрын
Anaa ku waso😂😂
@hamdamuse3410
@hamdamuse3410 Ай бұрын
Inta taageerta galad iyo duniyo one like❤
@zeynuuahmed4368
@zeynuuahmed4368 Ай бұрын
Waxan musalsal wuu dhafay wlhi😮🔥 aabe ducaale markasta waa taajir😂tajirnimada weba soo tadsataa umalenaa😂😂 wlhi saa arkayo rafaad baa lagu dubaaa raxa kudawanaa😂 aniga waxaba ugu jecelyhy duniyo galadd aabe ducaale dhanka faqirinta🫶❤️😂
@Mahadxidig-official
@Mahadxidig-official Ай бұрын
Wow Maria ama duniyo actinkeeda waa cajiib kwrn xitee ma libiqsaneeso Illahey indhaha kaama wax yeeleeyo Wllshei mcn🙏🏼🤴
@mudanmaanka1019
@mudanmaanka1019 Ай бұрын
Aamiin
@aslikeyse3877
@aslikeyse3877 Ай бұрын
Ilahy nuurka kama qado
@apdirahmanapdirahman2457
@apdirahmanapdirahman2457 Ай бұрын
Away Team musalsal somali ana si tos ula socan oo Kan koow uyahay ☝️
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Ай бұрын
Team ilmadii qarsooneyd halkan ma joogtan 😅✌
@user-bh3dj3ji5f
@user-bh3dj3ji5f Ай бұрын
Wanakan😂
@user-kc3sp8wd9y
@user-kc3sp8wd9y Ай бұрын
Haa iyo filo waliba
@MaariyaSaid
@MaariyaSaid Ай бұрын
Wanakan melkastawjognaa😂😂
@cadarsulaiman4332
@cadarsulaiman4332 Ай бұрын
Haa wa nakaanaa
@Ugbaadeysskssisisbs
@Ugbaadeysskssisisbs Ай бұрын
Waa joognaayey😂😂😂
@sumayo2093
@sumayo2093 Ай бұрын
Somali way ilbaxeyn Astaan hore usocda
@abdirahmanomar3242
@abdirahmanomar3242 Ай бұрын
Inta deganka somalida ka dawata ❤ iso saara
@walalkamilini8386
@walalkamilini8386 Ай бұрын
What a musasal wlh caadi maaha gabadha ildholada matalaysa kuwatelephoneka dafaya inabo cadi maaha musalalkan wlh I like it
@IgaranMahda-ux1mk
@IgaranMahda-ux1mk Ай бұрын
Team ilmadii qarsonayd iso raaca Walaalo yal❤😂
@yasminamin1615
@yasminamin1615 Ай бұрын
WayKana 😂
@ibrahimmohamad6153
@ibrahimmohamad6153 Ай бұрын
Labadooda kee macaan
@haliimoali4197
@haliimoali4197 Ай бұрын
Kan hada waa bilow hada kaas baa wax laga sheegi kara
@JuweeriyoAhmed-jc5de
@JuweeriyoAhmed-jc5de Ай бұрын
Wana kan 😂😅
@mariaadow9704
@mariaadow9704 Ай бұрын
ku saliya Nabiga xabiibkeena Mohammed scw scw ❤❤❤❤🥹
@laylaqaasiin7396
@laylaqaasiin7396 Ай бұрын
Scw
@HamadakhaliifNuur
@HamadakhaliifNuur Ай бұрын
Team astaan waala inika cabtay please dawadayaasha udadaala si taageerayaashu idinku bataan baaay
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zuhuura
@zuhuura Ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid Ай бұрын
Filimkan waxan kuso xsuusta filimkii macan ee haboon si buu ugu soo eeg yahay xalqadan ima dhaafto from burco
@xamdacumar6810
@xamdacumar6810 Ай бұрын
Xafadeheena😅
@izmahanindhojacyal4209
@izmahanindhojacyal4209 Ай бұрын
Qasabka​@@xamdacumar6810
@sheilanjoki597
@sheilanjoki597 Ай бұрын
Hal director aya iska leh
@AbdikarimKayse
@AbdikarimKayse Ай бұрын
Xaafadahee
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid Ай бұрын
@@AbdikarimKayse qasbka
@Mohamedjeesto
@Mohamedjeesto Ай бұрын
Wllalahayga somaliyeed ee muslimka ah qof kasta qoralkayga arka wll dhib aya ihaysta isoduceya❤in rabbi igadulqado ❤rabbi qofkasto hammi kalle noloshada ❤akhira ❤and❤adunba allah haufudaydiyo ❤allahu akbar ❤
@Hipa123
@Hipa123 Ай бұрын
ilhey hka qado wll dhibatada😢
@fardawsxassan4088
@fardawsxassan4088 Ай бұрын
Alle hakaa dul qaado wll😢
@Nimcoyusuf-ss3zq
@Nimcoyusuf-ss3zq Ай бұрын
Ale haka qado wll
@user-xf4wy1oq4h
@user-xf4wy1oq4h Ай бұрын
Alle hakaa qaado dhibka
@amal6025
@amal6025 Ай бұрын
Illahoow kaa qaad dhibka adiga iyo inta muslimiin ah oo dhiban
@HodanabuukarHodanabuukar
@HodanabuukarHodanabuukar Ай бұрын
Balanta musalsalka 2:00 ahayd 21:00 soo dhigeysiin intan ku qanacsaneyn like ❤
@iskaadag994
@iskaadag994 Ай бұрын
Qeybta hordhaca fiiri waxa ku qoron dadka dhalada kadawanaya 8:00 youtube kana 9:00 mafahantay hada
@user-ih6ft1ut3i
@user-ih6ft1ut3i Ай бұрын
Away ayadu balantii ahayd 30 daqiiqo kama yaranayso
@user-tr7kx4lt2h
@user-tr7kx4lt2h Ай бұрын
​@@iskaadag994haaa❤
@halgamecamey9790
@halgamecamey9790 Ай бұрын
Taas Astaan kuma balan qaadine Waziirka kushegay Asina in lagaday balaga yaba ​@@user-ih6ft1ut3i
@zamzammohamedabdi5373
@zamzammohamedabdi5373 Ай бұрын
S-drama fans ♥️🇸🇴😳aweya
@BathraAbthi
@BathraAbthi Ай бұрын
Waana kan🤣👆
@user-tv4wh6hw2m
@user-tv4wh6hw2m Ай бұрын
Kusali nabigeena maxamed scw❤❤
@AsmaJamal-ks2nb
@AsmaJamal-ks2nb Ай бұрын
Scw scw scw scw
@XaajiGorgor
@XaajiGorgor Ай бұрын
Scw
@XaajiGorgor
@XaajiGorgor Ай бұрын
Scw
@SacdiyaAhmed-mw1xz
@SacdiyaAhmed-mw1xz 20 күн бұрын
Inta xaya siinta neceb like 🎉❤
@Kh.rabaax
@Kh.rabaax Ай бұрын
The team calaf iyo caashaq hal kan ma joogtaan😂
@maryanCraxamaan
@maryanCraxamaan Ай бұрын
Haaaa
@shafiamaalim3690
@shafiamaalim3690 Ай бұрын
Mya hanugusodisiin
@Drs.nimconashad
@Drs.nimconashad Ай бұрын
Galad dunia ayuuu jecelanaaaaa halka gabadha hani ay jecelaaneuso wiilka abtigeed dhaley saaz weeeye iga qora ❤😂😂
@ahmedcarab5853
@ahmedcarab5853 Ай бұрын
😂
@JamaalOmar-pq7tt
@JamaalOmar-pq7tt Ай бұрын
Aabe ducaale ayaa kuu sheegay waa runtaa
@amiiracadey1160
@amiiracadey1160 Ай бұрын
Aad io aad 😅 waan kaa qoree iga qor adna😂😂
@user-ow5dh1bv8t
@user-ow5dh1bv8t Ай бұрын
Saasaan ku wadayy anba😅😅😅
@Drs.nimconashad
@Drs.nimconashad Ай бұрын
@@JamaalOmar-pq7tt kkkkkk may ima sheegin wxba kkk
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Ай бұрын
Kani waa filim cajiib ah oo xiisa badan ❤❤❤
@akramhp
@akramhp Ай бұрын
inta musalsalka la dhacsan sida uu taariikhdi hore ee soomaaliya noo baraayo... is muujiya 😊
@sharmakeabdikadar
@sharmakeabdikadar Ай бұрын
somaha,sidaas ba laraba dhalinta maanta nool inay bartaan oo ka fa,ideystaan Tarikhda wadankooda Zhp❤✊🏻
@Xaali941
@Xaali941 6 күн бұрын
Adunka ma so Marin qof ka wangzan Nabi mahmed Allhu musli cala saydina mahmed 😢
@user-pb1rw2kf5h
@user-pb1rw2kf5h 24 күн бұрын
Will wanku jeclahay ❤❤❤
@ladnahassan4333
@ladnahassan4333 Ай бұрын
Inta jiif ku daawanaysa ❤😂 sido kle xayeysiiska i dhaafisa😂❤
@HaniTaakow
@HaniTaakow 26 күн бұрын
Filimkii keyla Iyo Ck igu so dhacay oo nageriyanka ahaye 😢🙈2015 icelise
@ZahraA22xmad
@ZahraA22xmad Ай бұрын
Yaa rabi
@Osman.merane.elleyeh
@Osman.merane.elleyeh Ай бұрын
Xamar wax soosaar kaa musalsalka dad khibraad leh ayay haysta waa mida kaliyee qabiil iyo somalia diide meesha looga sari karo❤❤
@Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012
@Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012 Ай бұрын
Waligey Filim Soomaali ah Intan bilawday ma Dhameesan aanka ahayn Arday iyo Dhaxal 🔥🔥🥰
@naciimoabdihamidali6396
@naciimoabdihamidali6396 Ай бұрын
Lkn dhaxal wili madhamaan😂😂
@Noone-rp8bi
@Noone-rp8bi Ай бұрын
Same lee nahy Arday iy dhaxal igu socda wxkle ka dhac 😂
@sakariyecumarguled6672
@sakariyecumarguled6672 Ай бұрын
Main point of this story is. A: high level B: middle level C: lower level of life 😢.
@MahuranManka
@MahuranManka Ай бұрын
Yeah correct
@starboy4527
@starboy4527 Ай бұрын
Yes❤❤
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch Ай бұрын
Dhaxal inta jecel in maalmaha labadiyo 👍😂
@AbdiwaliXasannuur
@AbdiwaliXasannuur Ай бұрын
Nsbiga kusali scw
@user-ed2sp9qu7g
@user-ed2sp9qu7g Ай бұрын
Aawey dadkii jeclaa saliga Nabiga scw scw scw scw scw ❤
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 Ай бұрын
Maasha Allah astaan tv mahadsanid
@abdiwahab123
@abdiwahab123 Ай бұрын
Astaan TV warbaahin daboshay dhamaan bahiyihii bulsho❤❤❤❤
@abdiwahab123
@abdiwahab123 Ай бұрын
Dunia gabadha illa hada ugu shidan musalsalka👌👌👌👌👌👌👌👌
@abdiwahab123
@abdiwahab123 Ай бұрын
Musalsal aan dawado waxa iigu dambeyse musalsalkii caasi iyo amiir ee horn cable lagaso deyn jiray lkn hada markale ayaan arka inaan sidii hore sii ka xamadsad badan uu xiiseynayo astaan ayaana sabab uu ah❤❤❤❤❤
@Ajvlogs5836
@Ajvlogs5836 Ай бұрын
Marxaladaha nolosha 3 nooc mid sare mid dhexe iyo mid hoose well done astaan
@miiraaMohamed-nr5fn
@miiraaMohamed-nr5fn Ай бұрын
WAR soo bax amiira qurux vedio soo dhikte fiirseynnaaa😂
@abdifitah5687
@abdifitah5687 Ай бұрын
Xagee😂
@miiraaMohamed-nr5fn
@miiraaMohamed-nr5fn Ай бұрын
​. Team 27😂
@MOHAMETT-zs6sl
@MOHAMETT-zs6sl Ай бұрын
Inta xayasiiska is dhaafisa like😂🎉
@ahmedcarab5853
@ahmedcarab5853 Ай бұрын
☝️😂😂
@Zakirabdi169
@Zakirabdi169 Ай бұрын
Hal like waligay ma helin please one like
@footballfuture2722
@footballfuture2722 Ай бұрын
Asc dhaaaman hol wadeenada Astana iyo kan musalsal kan adka uquruxda badan ee dhaxal.waxaan jecelan lahaa inaa niga codsado wax anigoo ku hadlaayo dhamaan dadka ku xiran musalsalkan adka uquruxda badan wxaa idinka codsanaa inaa saan wx ka badashaan usbuuci 2mar aa soo deysan ok cadi waa ognahay lkn 26 daqiiqo oo waliba xayeeysino ee ku jiraan saan wx ka badala ugu yaraan madama aa usbuuci 2mar soo deyneysaan halkii xalqada 1saac ka soo dhiga reer dhaxal ma igu racsan tihiin arinkaan Like 👍 saar commented idiinkana ada ayaad umahadsan tihiin astaan waa iftiinkii dalka 🇸🇴💕❤
@DhoolDaher
@DhoolDaher Ай бұрын
Aad io aad
@user-sk7gn3bg6z
@user-sk7gn3bg6z Ай бұрын
Wlhi ilmadi qarsoned ayaa ka fican ❤
@FaaisoMahamud-yv9hj
@FaaisoMahamud-yv9hj Ай бұрын
Aad io aad wlhi ❤
@IqraAhmed-sz1tw
@IqraAhmed-sz1tw Ай бұрын
ʜᴀᴀ ᴡᴀʟʟʜɪ ᴋᴀᴀs ʟᴇᴇ ᴍᴜsᴀʟsᴀʟ ʜᴀɢᴀ ᴀʜᴀᴅᴏ 🥰
@queenasli5422
@queenasli5422 Ай бұрын
Ku ekoow kaas yakugu qasbaayo uuf niyada xumada ku nacay dadkan😡
@BathraAbthi
@BathraAbthi Ай бұрын
​@@queenasli5422 haa wllhi
@ramlaabdullahi5665
@ramlaabdullahi5665 Ай бұрын
Bilawga waaye wuxuu ku macaaneyn ee dhexda markuu gaaro kusoo salaama
@ismaashaaofficial2595
@ismaashaaofficial2595 Ай бұрын
Allah is one ❤
@user-pv6gq2iq6u
@user-pv6gq2iq6u Ай бұрын
Yaa rabi🎉
@bilefarah4083
@bilefarah4083 Ай бұрын
Talo, filmka waqtiga badiye 1 saac kadhiga halmar asbuuci soo galiya. Xiisana uyeela filmka. 25 daqiiqo koob shaah intaso sameysanayo madhameee.
@YasineApdallah
@YasineApdallah Ай бұрын
Jiliinka macalinka iyo gabadha camoolaha ah 🔥
@najmobintuali9111
@najmobintuali9111 Ай бұрын
Macha Allah Astana TV ❤😂
@CarafaatjuniorCarafaatcabdi
@CarafaatjuniorCarafaatcabdi Ай бұрын
Astaan ya ugu dacwoona 40 daqiqo camal nooga so dhiga what ya ila qabo fikiradas😂😂😂
@sacdiyaahmedmohamed9755
@sacdiyaahmedmohamed9755 Ай бұрын
Icant wait🎉❤
@hamdicabdullahi5650
@hamdicabdullahi5650 Ай бұрын
Wallee waa musalsal cajiib ah meela badan taawanaayo
@NasriAbiib
@NasriAbiib Ай бұрын
Masha'aa allah Aad ayan uu xiseeya filmkan ❤❤❤❤❤
@bilancali2011
@bilancali2011 Ай бұрын
gabadhan Maryam ama dunio aad bay u cod mcntay❤
@maxamedibraahim1355
@maxamedibraahim1355 Ай бұрын
horey usoo dhiga
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc Ай бұрын
I can't wait part 6❤
@Barbaarta_Maanta_Entertainment
@Barbaarta_Maanta_Entertainment Ай бұрын
inaba caadi maahan Musalsal noocaan oo kale ah waligeey ma daawanin lkn waqtiga inoo badiya hadii aay suurta gal tahay rhnks
@yacquubjokop3881
@yacquubjokop3881 Ай бұрын
I Inta flimka bilaw keesa so gaysay only like galiya
@hm1c586
@hm1c586 Ай бұрын
Mansha allah waa dhaxal somaliyeed Maskax iyo muruq somaliyeed❤❤❤❤❤
@user-ih6ft1ut3i
@user-ih6ft1ut3i Ай бұрын
Daqiiqadaha aad noo balan qaden astan iyo waxn arkayno isma leh see wax u jiraa 🤐🫡
@user-sy6wn2jo9o
@user-sy6wn2jo9o Ай бұрын
Masha Allaha Astana TV mahadsanid
@mohamedabukar3575
@mohamedabukar3575 Ай бұрын
Balwada waxee halis ku tahay caafimaadka….. fadlan fariinta qaldan ee video-ga ku jirto wacya gelin halaga sameeyo…… 😢😢😢😢
@user-fo6qx7iy8k
@user-fo6qx7iy8k Ай бұрын
Iska suga team wadada ah kusoo kordhaya oo kawacdiye😂
@fiidowmrk
@fiidowmrk Ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@sacdiyocabdikariim9588
@sacdiyocabdikariim9588 Ай бұрын
Hooyo hurdaa iheyso ani hurdaa iheyso😢❤❤
@honeylove8287
@honeylove8287 Ай бұрын
Musalsalo badan waa soo dawadey lik Midkan cml majiro qofkii oo suubiyey waa aaqil ah waxaana kahelay gabarta indhoolo nimada ku jileyso iyo wiilka ay is rabaan lakiin kulli waan kahelay lakiin gawadhas Io wiilka ayaan kahelay waana sugaaya inaa nosodeysaan qeybo kale dhammaan tiin waad mahat santiihiin gaara ahaan kuwa soo garahaan ayaan zaaid ugu mahat celinaa ❤ qeer badan Allah kusiiyo iyo caafimaat
@abdiyare9708
@abdiyare9708 Ай бұрын
Plz balwada aad dhalinyarada u xayeysiineysaan ka reeba filmka
@ayaancarab4839
@ayaancarab4839 Ай бұрын
Imisaa hargeisa igala dawanysa from Borama ❤❤❤
@mohaaali1795
@mohaaali1795 Ай бұрын
INTA JIIFKA KU DAAWANEYSO LIKE😂
@rahmasayit6851
@rahmasayit6851 Ай бұрын
Duuniyo iyo galad dartod yan udwada filmkan❤
@falastinabdi9502
@falastinabdi9502 Ай бұрын
Same❤
@daganaffasseh5462
@daganaffasseh5462 Ай бұрын
Mashallah wa film macan ❤
@MahamudApwaanyuxda
@MahamudApwaanyuxda Ай бұрын
Inta marka calanka la tilmaamay jidhidhicootay like
@mowli420
@mowli420 Ай бұрын
Gabartan Ilahey araga matiro 😢😢
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤❤
@sunduscali8027
@sunduscali8027 Ай бұрын
Astaan AllaH ha idin sharfo shaqada Halkaas Kawada Jilista aflaamtana Nool badiya MashalllaH
@Zimraan-caday
@Zimraan-caday Ай бұрын
Inta jaamacada jamhuuriya dhigata wani salaamay welibo IT family 🫡👋🥰
@user-el9st9zq9c
@user-el9st9zq9c Ай бұрын
Wax soo dayaya wllyl❤
WAR KA FARXIYAY SHACABKA FALASTIIN OO FILAN-WAA KU NOQDAY
16:52
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 36 М.
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 2,9 МЛН
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 17 МЛН
Backstage 🤫 tutorial #elsarca #tiktok
00:13
Elsa Arca
Рет қаралды 48 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 100 МЛН
Ciidanka Ethiopia oo Soo Galay Soomaaliya!
9:20
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 7 М.
HAYB SOOC || SOMALI SHORT FILM 2024
21:46
Adnan mohamuud
Рет қаралды 166 М.
NINKEEDA AYAA LA DILAY MAALINTA AROOSKA WAA LAKAL SHAKIYAY
29:26
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 799 М.
КОГДА БАТЕ ДАЛИ ОТПУСК😂#shorts
0:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 1,9 МЛН
Blue🩵+Yellow💛=
0:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 49 МЛН
The joker's house has been invaded by a pseudo-human#joker #shorts
0:39
Untitled Joker
Рет қаралды 3,9 МЛН
Ақтөре неге студияға келді😳 Бір Болайық! 25.06.24
27:05
Бір болайық / Бир Болайык / Bir Bolayiq
Рет қаралды 207 М.