Musalsalka Dhaxal Season 1 Xalqadda 8aad "Si fiican u soco walaalkay ayaa noo jeedee" Astaan 2024

  Рет қаралды 778,607

Astaan

Astaan

Ай бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
SUBSCRIBE: www.youtube.com/@astaanmedia?...
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 852
@AbdiDaqniGodobdiid
@AbdiDaqniGodobdiid Ай бұрын
Gacmahaaga ugu raaxey salliga nabiga scw ❤❤❤❤
@SeynbQalanjo
@SeynbQalanjo Ай бұрын
Scw scw
@mushtakaxmed329
@mushtakaxmed329 Ай бұрын
Scwscwscwscw
@user-cc7ym5uz2i
@user-cc7ym5uz2i Ай бұрын
Scw❤❤❤
@user-xu3ri9lx4t
@user-xu3ri9lx4t Ай бұрын
Scw❤❤
@IdilMaxmad-sp9zb
@IdilMaxmad-sp9zb Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Sheeko_time
@Sheeko_time Ай бұрын
Inta XAYEYSINTA is dhaafiso like ❤ azxapta wxn sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya 🥺😢😊😊
@SaharaadanAdan
@SaharaadanAdan Ай бұрын
M.a hore usoco ❤
@XamdiCusmaan
@XamdiCusmaan Ай бұрын
Diyaar waaye abayo horey u so soco ❤
@Zulubo-yar90
@Zulubo-yar90 Ай бұрын
M.a waku soo dhahey horey u soco wll❤
@canab6755
@canab6755 Ай бұрын
Hori Usoco Mcnto❤
@DeqaJamac-yd7lf
@DeqaJamac-yd7lf Ай бұрын
Wanakan ☝️😅
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 Ай бұрын
Ilaahow indho la aan hana dhigin Aamiin yaa rabbii
@SaytuunMaxamed-xe7hw
@SaytuunMaxamed-xe7hw Ай бұрын
Aaamin
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Aamiin❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Aamiin 🤲🏻♥️
@maahirkee3656
@maahirkee3656 Ай бұрын
Aamiin
@afgooyebishe2236
@afgooyebishe2236 Ай бұрын
Aaamin aamin yaa rabi
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 Ай бұрын
Inta laso coto X1 aad ilaa Xalqada 8 aad like xitaa iisar 😂
@AnuuAbshir
@AnuuAbshir Ай бұрын
War haben waliba so firiya mxa wxa idhafa😂😂😂
@abdihamiidmohamed119
@abdihamiidmohamed119 Ай бұрын
​@@AnuuAbshir Ani cml tahy lkn cwda tugo bdn 😂 ku jirta
@AnuuAbshir
@AnuuAbshir Ай бұрын
@@abdihamiidmohamed119 myy kuma jiro😭😂😂 nio astan a hadal naga so dhig dheh 😭😭😂
@awoiraahim
@awoiraahim Ай бұрын
Anuu imika igu horeysee wase wxuu😂😂😂😂
@XaajiGorgor
@XaajiGorgor Ай бұрын
Nabiga kusaliya scw ilahyi ba ajar naga sinaya inshalah walke muslimka ah
@FoosRooble
@FoosRooble Ай бұрын
Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@mariaadow9704
@mariaadow9704 Ай бұрын
scw scw scw❤❤
@Suleekha-dq1nv
@Suleekha-dq1nv Ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fatxichannel218
@Fatxichannel218 Ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk Ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@SucadWardhere
@SucadWardhere Ай бұрын
@SucadWardhere
@SucadWardhere Ай бұрын
@mohamedabdishakur7560
@mohamedabdishakur7560 Ай бұрын
Astaan sheekada waa Cajiib Qaabka filim sameentana sido kale mid ayaa nila wadaagayaa aniga fikirkeyga waa meesha waxaa kamaqan Calanka Soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ee meel walba iyo goob walba Hala dhigo waa iga talo ❤❤❤❤
@flystarsyoutubechannel9067
@flystarsyoutubechannel9067 Ай бұрын
Mar flimka lasameeyey maa dhaheee
@cabeetacade5816
@cabeetacade5816 Ай бұрын
Mnshlh waaa fakir wacan
@Cumeer..bigfan835
@Cumeer..bigfan835 Ай бұрын
Ku sali Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️
@payitforwardpower9910
@payitforwardpower9910 Ай бұрын
Ayyyyy my friend. Like tuugsade aha. Where were you last week sxb bahane
@user-cc7ym5uz2i
@user-cc7ym5uz2i Ай бұрын
Scw❤
@mariaadow9704
@mariaadow9704 Ай бұрын
scw scw scw scw❤❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 Ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasallam
@MomtasOmar
@MomtasOmar Ай бұрын
Manaaal iyo Haaruun qosolkay iga dhameeyen caawa waa funny 😁 😂
@user-lx5zm6ot8c
@user-lx5zm6ot8c Ай бұрын
Haa wlh😂 sadaam oo sowacayo arky
@user-ed2sp9qu7g
@user-ed2sp9qu7g Ай бұрын
Kuasliya Nabigeena maxamed scw scw scw ❤😂
@Abdiwali_Hero
@Abdiwali_Hero Ай бұрын
Nabiga ku saliya iyo qosol sticker isticmaalka kugu cusub
@chamakhallymohamed6766
@chamakhallymohamed6766 Ай бұрын
Scw scw scw scw
@Sucdiqurux81
@Sucdiqurux81 Ай бұрын
Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw
@user-cc7ym5uz2i
@user-cc7ym5uz2i Ай бұрын
Scw❤❤
@mariaadow9704
@mariaadow9704 Ай бұрын
scw scw❤❤❤
@maahirtube-official
@maahirtube-official Ай бұрын
Dunida Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana karamo badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ
@abdiwalihassan2737
@abdiwalihassan2737 Ай бұрын
Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw ❤❤❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤
@user-pm1cw8vy1j
@user-pm1cw8vy1j Ай бұрын
Zcw
@japoutipoi
@japoutipoi Ай бұрын
Team dhaxal ❤😂
@MaskaMadaw-bs2xq
@MaskaMadaw-bs2xq Ай бұрын
Wan salamaya qofkasta oo qoral kan arinaya waxna xasusinaya saliga nabiga scw❤
@fatimasacad
@fatimasacad Ай бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@calixirsi8228
@calixirsi8228 28 күн бұрын
Scw
@sufiyanow-cabas
@sufiyanow-cabas Ай бұрын
Inta gabarta ìndha la.anta jacel❤
@XuseenRashiid-hq7qz
@XuseenRashiid-hq7qz Ай бұрын
Habarta ba jacrl😅
@AnuuAbshir
@AnuuAbshir Ай бұрын
Malaysia aady be 😂😂😭
@sufiyanow-cabas
@sufiyanow-cabas Ай бұрын
​@@AnuuAbshir.wakujeclhy 😂❤
@JamacabdiJamacabdi
@JamacabdiJamacabdi Ай бұрын
Astaan tv ad ayaad umahadsan tihiin sida qurxoon ad flimkan uga so shaqeysaan Lkn Hal arin ayaan idinku haystaa kaas oo ah arinka shaaqalaha gabdhaha iyo wiilasha Hal miis wax kuwada cunaayo arinkaas waa wax laga qurxoon yahay gabar soomaliyeed oo wiil hortiisa wax kuruugeyso waa Yara ceeb ee taxanaha season ka 2aad halaga badalo oo gabdhahana miis ragana miis fariintydaas inay idin so gaarto Ayan rajeenayaa insha allah waa mahadsan tihiin mar kale
@user-ts6fg4wo2t
@user-ts6fg4wo2t Ай бұрын
Aad iyo aad mash allah
@nasraomer2819
@nasraomer2819 Ай бұрын
Garashada alle haku barakeeyo
@zakariyemaxamed5501
@zakariyemaxamed5501 Ай бұрын
Ma aragtid miya copy dhqanki rer galbedka wxay ilbaxnimo u arkan sameynta wax u eg wxa ay rer galbedku sameyan hday nqoto ka bdbadin dhanka date ay wda yeshen gabdha iyo wilka afkarta xun ay raga somaliyed ka gudbinayaan e ah inay yihiin rag xun wxan filim ma aha malaha cid kala dhqala ku bxisay
@JamacabdiJamacabdi
@JamacabdiJamacabdi Ай бұрын
​@@zakariyemaxamed5501waaba u eg yahay mid mashruuc lagu sooqaatay .
@____Cumar____
@____Cumar____ Ай бұрын
5:40 fariin mihim ah ayaa ku jirta halkaa: sida ay ku jilayso gabarta shaqaalaha ahi kow dhibaato dhalaale ayaa haysata wxa laga yabaa inay wax baran lahayd hadii aanu arinkaasi jiri laheen, laba hooyadeed dhibka haysta in aabaheedu u gacan qaado hooyadeed sidaas oo ay tahay canaan ayaa loogu darayaa guriga ay ka shaqayso hadii ay wax yar gaabis samayso xaalkeeduna waa midkaa aadka u adag dadka hodanka ah ee ladani si gaara ha ula socdaan xaalka dadka u shaqaynaya intii ay awoodaan.
@Sigma_male0000
@Sigma_male0000 Ай бұрын
Really
@hewho7993
@hewho7993 Ай бұрын
Saxiix... 😢
@xidigabuubakar514
@xidigabuubakar514 Ай бұрын
Filmka wuu soo kululanowaaa❤ Waaan ka helay wlhi
@MohamedAbdulwali-nz5he
@MohamedAbdulwali-nz5he Ай бұрын
Aankuwada salino xabeebkan scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@user-ye8hd2hl5j
@user-ye8hd2hl5j Ай бұрын
Ku sali nabi Mohammed swc ❤❤ wlll maanta waa jimce❤❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤
@sucdicaddey7597
@sucdicaddey7597 Ай бұрын
Ku saliya xabiibkeyna maxamad scw ❤
@edilupdy6438
@edilupdy6438 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️♥️♥️♥️♥️
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@user-be5dz1sm2v
@user-be5dz1sm2v Ай бұрын
Si qurux badan baad waci galin wanaagsan u samayseen
@KhalidBare-qq5jj
@KhalidBare-qq5jj Ай бұрын
Inta XAYEYSINTA is dhaafiso like ❤ azxapta wxn sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya 🥺
@user-pq3pv5iv3o
@user-pq3pv5iv3o Ай бұрын
ku sali nabikeena salalaho caleyihi wasalam❤❤
@user-cc7ym5uz2i
@user-cc7ym5uz2i Ай бұрын
Scw❤❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 Ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasallam
@user-ce3uc8mk6u
@user-ce3uc8mk6u Ай бұрын
Scw scw scw scw
@Radio-al-iimaan
@Radio-al-iimaan Ай бұрын
Anigu waxaan wataa macalinka iskuulka ee gallad aabihii😂😂❤❤❤❤😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂❤❤❤❤😂😂🎉🎉
@mohaaali1795
@mohaaali1795 Ай бұрын
Walalaheyga somaliyed muraada leyahy iso duceeya ino alle iso fududeeyo plz🥹🙏
@CabdiqaadirJalaqo
@CabdiqaadirJalaqo Ай бұрын
Alle muraadkaaga oo aan macsi ahayn ha kuu fududeeyo.
@mohaaali1795
@mohaaali1795 Ай бұрын
@@CabdiqaadirJalaqo aamiin sxb❤️
@abdullahimohamedshableeye5606
@abdullahimohamedshableeye5606 Ай бұрын
​@@CabdiqaadirJalaqo m.a allaha ufududeeyo
@SaytuunMaxamed-xe7hw
@SaytuunMaxamed-xe7hw Ай бұрын
Allah hakuu fudu deeyo muradkaga
@CwaliAhmed-tc4zx
@CwaliAhmed-tc4zx Ай бұрын
​@@CabdiqaadirJalaqoamiin
@Sport-Khayo
@Sport-Khayo Ай бұрын
Xaqiiq waa iga gadan yahay Film qaabka loo jilay ❤❤❤
@FardosaXasan
@FardosaXasan Ай бұрын
Koko bulle ogartay 500k subscribe hanbalyo wallashey qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@xasansalad7014
@xasansalad7014 Ай бұрын
😅😅😅
@SaynkaCaday114
@SaynkaCaday114 29 күн бұрын
Hanbalyo walaashey
@LulUrur-cw8bn
@LulUrur-cw8bn Ай бұрын
Duniyo my queen ❤❤
@alinoorhassan3549
@alinoorhassan3549 Ай бұрын
ASC ASXABTAAA KUSALIYAA NABIGINA MOHAMED ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ
@edilupdy6438
@edilupdy6438 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@Suleekha-dq1nv
@Suleekha-dq1nv Ай бұрын
Scw scw scw scw scw 💖 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@XaajiGorgor
@XaajiGorgor Ай бұрын
Scw
@abdiwahidabdikani5227
@abdiwahidabdikani5227 Ай бұрын
Astaan heer waxey igarsiisay aan tirsado maalmaha isbuuca 😢 yaa ila mid ah 😮
@CabdicasiisyuusufCarabeeto
@CabdicasiisyuusufCarabeeto Ай бұрын
Fns nabiga wixii jecel like saara❤❤❤
@user-bg4yv3cz6i
@user-bg4yv3cz6i Ай бұрын
Hadal weyn oo qiimo leh Aya Qeebtan Ka muuqato hada wax fahmeyso Waxa hadalkas Ka mid ah Rer galbenka Gabdho INA ilmo laga dhalo ayey hadana dayacan kadipna waxey Ku leeyihin Dumarka xaqooda WA lagu tuntay. Bls dhaqankena iyo diintena sida ma ahan Alx
@leeylocabdulle785
@leeylocabdulle785 Ай бұрын
Astaan xayeysinta jojiya musalsalka dheereya
@kadraabdillahi9336
@kadraabdillahi9336 Ай бұрын
Duniyo masha Allah actorisho dhab ah
@istarali8724
@istarali8724 Ай бұрын
Dadba u dawada filim lkn wlhi wax bdn gudbinaya nolosha dhbta ah ee ka jirta dhulka somalida😢
@dahuum23
@dahuum23 Ай бұрын
Haa wallhi ninka kaliya ee ila fahmay . War wa ishilmamya kudhahay ina film dawanayo iyo inkale 😢
@istarali8724
@istarali8724 Ай бұрын
@@dahuum23 nin ma ahi pro gabadh ahy iga sax
@Sigma_male0000
@Sigma_male0000 Ай бұрын
Haa , waa real life
@dahuum23
@dahuum23 Ай бұрын
@@istarali8724 hayeh abayadis 😊😅
@lakicdy1946
@lakicdy1946 Ай бұрын
Asc dhaman walalahey ii so duceeya imtixan aa gali raba in allah ii sahlo aamin ii dhaha muhiim uu i yahay allah ii sahlo
@hiboyusufhade-iy5kx
@hiboyusufhade-iy5kx Ай бұрын
Allaha kuufududeeyo
@resmtakqg4081
@resmtakqg4081 Ай бұрын
Wan ka helay sida hani iyo wiilka ugu hadleyn arinta guurka waana arimo cid wlbo is guursanayo ka wada hadlaan❤
@Osman.merane.elleyeh
@Osman.merane.elleyeh Ай бұрын
Guur kaa hoor ilmo kadhaal ilmaha kadiibnaa iskabax hadal wanagsn ayuu siyee ❤❤
@FalisMaxamed-ng4ed
@FalisMaxamed-ng4ed Ай бұрын
Saan naga daaya astaaney wxiina wa gumeysi sa usugeyno half so dhigay san😢
@SaytuunMaxamed-xe7hw
@SaytuunMaxamed-xe7hw Ай бұрын
Washamsi bey rabaan wlhi
@KhadarSadik
@KhadarSadik Ай бұрын
Abayo wala maal galiyey marka wey ku qasban yihinniney xayasiyaan
@user-mn3nx6kl4i
@user-mn3nx6kl4i 18 күн бұрын
Mahadsanid, Dhamaan ka qayb galayaasha Taxanahan Quruxda badan ee DHAXAL. Hal dhaqan mabadalnaa Soomaalaay Waa Cuntada Biyaha ladaba wado. Khaasatan biyaha qaboow. Sababtoo ah Cuntadeenu Saliiddaa kubadan.
@Shahriar888
@Shahriar888 Ай бұрын
Lowkaan wuxuu tel ka dhacay Gallad oo Duniya ay asxaab yihiin. Gallad oo Duniya gurigooda soo aaday ayaa guriga ku arki doono Lowkaan. Shaxdaas waa fahanteen maahinoo kkk
@MoisesCaicedo-cg5mv
@MoisesCaicedo-cg5mv Ай бұрын
Haaa😂
@samirasaidmohamett3504
@samirasaidmohamett3504 Ай бұрын
Lowkaan maxa kawada marka doqon baa
@Shahriar888
@Shahriar888 Ай бұрын
@@samirasaidmohamett3504 musalsalka lama socotid miyaa? Yarka la dhashay gabadha indha la'aanta filimka ku jilayso ayuu magaciisa Lowkaan yahay.
@samirasaidmohamett3504
@samirasaidmohamett3504 Ай бұрын
@@Shahriar888 haa sax niyow maskax majidho🤣🤣
@Shahriar888
@Shahriar888 Ай бұрын
@@samirasaidmohamett3504 sisterey inaan maskaxdas ku toosiyo waaye kkk
@faysalmohamed3131
@faysalmohamed3131 Ай бұрын
Atariishooyinka caalm ka waa laga fahmaa flim ka waayo ayada augu qurxoon lkn gabdhaha soo.alida dhamaan waa wada atareesho wlhi midaba mida kke way ka qurxoon tahy kp up
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 Ай бұрын
Iska fahan hee gabdheheena ayaga dhan aya wada qurxoon😂❤jah
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 Ай бұрын
Jah wa runta allah no xafido hablahena sharafta leh tan kle waxaan ku nacay inay shaqalaha haablo iyo rag isku meel wax ku cunan gabar waa tii xishota o raga meel aysan arkayn ay wax ku cunan
@mobambam4594
@mobambam4594 Ай бұрын
Inta shaqo qurba joog xun ka soo baxday oo filimka ka soo daahay like ta salan from canada💖💖💪💪😊😊🇸🇴🇸🇴🇨🇦🇨🇦maasha allah hablaheena somaliyed xalimo 💖💖🥰🥰
@mariambashir4109
@mariambashir4109 Ай бұрын
Salam from 🇸🇴
@xaawazabriye8049
@xaawazabriye8049 Ай бұрын
Manaal xiligaan intee usocotaa us qumayahow hooyo ha bixin maku dhihinoo xanuun badanaa markaad soo labisato oohadana hooyo ku aragto
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 Ай бұрын
Dhibka iheysto waa waqtiga manajecli inan subax daawado waayo waqti mahaayo habeenkiina intan idin sugaayo waa inan koob coffe ah cabaa oo hadowna hurdo wareer igu rido
@ciirocabdikariinsahal
@ciirocabdikariinsahal Ай бұрын
Wacyi galin ayaa ku jirta qofka qaba baahiyaha gaarka ah ha ku dhago hadlin
@Anisa09864
@Anisa09864 Ай бұрын
GALAD&DUNIYA❤😂
@payitforwardpower9910
@payitforwardpower9910 Ай бұрын
Thank you for another awesome episode ❤
@Xamze-kf4ij
@Xamze-kf4ij Ай бұрын
Inta jecel galad❤
@user-vp7qe5cw9f
@user-vp7qe5cw9f Ай бұрын
Gac mahaaga uguraaxey saliga NABIGA SCW
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 Ай бұрын
10:57 dadka qaarba sidas ah waxy kula dhaqmayan hadad lixaad la,dahy qof maskixina caml oo waxba fahmayn waxna qabsan karayn shit dadka nocas ah necebiya🤨😡😡😡😡
@diegocosta6634
@diegocosta6634 Ай бұрын
Xanaaqa waa mxy, waa jiliin dee😮😂
@BashirJoseph
@BashirJoseph Ай бұрын
Wlhi waa film ka hadlayo nolosha manta joogto #waliba waxn la yaaban film ka sida wngsn ee looga shaqeyay iyo qaabka uu u socdo Masha allah
@team..27
@team..27 Ай бұрын
We are DhaxaL family ❤
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 Ай бұрын
Mahadsanidiin
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 Ай бұрын
The English subtitle was very helpful but the last two episodes didn’t have it😢
@HalimaMohamethhusein
@HalimaMohamethhusein Ай бұрын
Magaca filimka caawa luu soo baxay🎉🎉🎉
@zashachannel
@zashachannel Ай бұрын
Anigu hadaan galad ahaan lahaa intaan dadaalo gambani weyn sameesan lahaa ilaa abtiga ii baahdo kadib tabartooda tusi lahaa aaabaheena heer sare gaarsiin lahaa 😮😂
@AnuuAbshir
@AnuuAbshir Ай бұрын
Habar fadhito lagtan fududa😭😭😂
@mahadashkirofficial9780
@mahadashkirofficial9780 Ай бұрын
Waa samen karta
@AnuuAbshir
@AnuuAbshir Ай бұрын
@@mahadashkirofficial9780my
@user-dv7fm2er7t
@user-dv7fm2er7t Ай бұрын
Hadda in lugu ciil ciilo maa rabtaa saa hormar u gaarto 😂😂
@HaboonOsman-zf8ui
@HaboonOsman-zf8ui Ай бұрын
Waxu waa filim
@FathiyaZakaria
@FathiyaZakaria Ай бұрын
Machalllah bn film ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@isqooxbarre2258
@isqooxbarre2258 Ай бұрын
Musalsalkaan maxumo. Dadka jilayo inay societyga qaybihiisa o dhan ka tarjumaysa fiicneyd wa sheekoyin cajiib ah. Mahadsanidin.
@IdilMaxmad-sp9zb
@IdilMaxmad-sp9zb Ай бұрын
Igulasali subanahena moxamed ahaaa❤❤❤ scw scw
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@dahirabdi3069
@dahirabdi3069 Ай бұрын
❤❤ great show thank you Astaan
@Unknowing.1235ascams
@Unknowing.1235ascams Ай бұрын
kusali nabi mohamed scw waa jimco camal san sameeya wabilaahi tawfiiq
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas Ай бұрын
اللهم صل وسلم على حبيبي محمد صلى الله عليه وسلم🤲💚💖❤️
@sadaqabdulahiahmed2321
@sadaqabdulahiahmed2321 Ай бұрын
Yurub Dumarka xaqoda aad bay ugu tumatay lkn waxa la modaa in xaquq ku heestaan Diinta islaamka ee sharafta badan Gabdhaha sharaf koda waa ilalisa meel sare oo maqaab lehna way geysay lkn jahilintu ma fahmayaaan gala raac yada ah
@user-vf8kt1gj9n
@user-vf8kt1gj9n 23 күн бұрын
Masha allah 🌹👍🌹👍
@ismaashaaofficial2595
@ismaashaaofficial2595 Ай бұрын
Allah is one ❤
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc Ай бұрын
I can't wait part 9❤
@fantasticchannel2831
@fantasticchannel2831 Ай бұрын
Flimkan kaliye maaa 2 days soo gaala😢😢😢
@fadumomohamed2137
@fadumomohamed2137 Ай бұрын
Alaa musalsalka laba jer bn ku ceshtayi caaawa mmcnaa❤❤❤❤
@SafiyoAyub
@SafiyoAyub Ай бұрын
Ala beerka 😂😂😂😂hooyo ha bixin maku dhihinoo qofta O aa lagu qabtay😂😂😂😂😂😂😂😂
@sukaynasaed
@sukaynasaed Ай бұрын
Wow Amazing
@MohamedAhmed-oo1kr
@MohamedAhmed-oo1kr Ай бұрын
Hooyo yadaa darteed kusali nabiga scw
@nuuhaahmed2189
@nuuhaahmed2189 Ай бұрын
Gabadhaan shaqaalaha ee qadada keento flimkeeh ku jirtay isoo xasuusiya 😂
@iqraahmed9321
@iqraahmed9321 Ай бұрын
Filmkii habbon ee kujirtey atariishada sxbteed ayey kumataleysey
@najaadmaxamuud8099
@najaadmaxamuud8099 Ай бұрын
Wiilka waa ku raacsanahy sababtoo ah akhlaaqda, tarbiyada, barbaarinta ubadka wax hooyada uga fiican malaha anoo gabadha ayaa ku leh waana wax ay diintu inoo sheegtey
@Bilanahmet7998
@Bilanahmet7998 17 күн бұрын
Hooyadaa yaaa ushaqeynaya mrka ilmaha mise mrki reer la yesho walidka wa la ilaaba xisabtana ku darso ninka wa kla tagi kartan ama wu xanusan kara inad isku filnato walidkana wax tarto wa wxa lo nolyahay
@kabtanciid333
@kabtanciid333 Ай бұрын
Mash allah❤❤
@mohamednooreymoi-st9wq
@mohamednooreymoi-st9wq Ай бұрын
Interesting episode waiting for more ❤❤❤❤❤❤
@user-bq6uc1vv3h
@user-bq6uc1vv3h Ай бұрын
Inta dejisato kadibna tartib udawato😂ani 1 ka ahay
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Ай бұрын
Wllo anigu waabu iga diida sidee loo dajistaa pls adi mahadaan
@user-dt1ms9bs9v
@user-dt1ms9bs9v Ай бұрын
​@@khadiijaabdqadirmeesha downloadka taawo❤
@craxmaanducaysane
@craxmaanducaysane Ай бұрын
Wow Miizaanka culus 😂❤😂
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud Ай бұрын
😮😂😂😂
@mumtaasabdirashid5639
@mumtaasabdirashid5639 Ай бұрын
Galadow Dunio walaalkeed baa mobilka iga furtay lee ha idhihin😂😂😂
@mahadashkirofficial9780
@mahadashkirofficial9780 Ай бұрын
Kkk oo cadaa 😂
@sahroibraahimcali6828
@sahroibraahimcali6828 Ай бұрын
😂😂
@Vilzaneyy
@Vilzaneyy Ай бұрын
Love❤ buuran team dhaxal❤
@hooyo6731
@hooyo6731 Ай бұрын
❤Jacaylka hooyo awgiis igu soo kala kiciya xafadaan asxaabey❤❤❤ Mahadsanidiin
@munamohamoud
@munamohamoud Ай бұрын
Team Ilamada qarsoon Masayr Dhaxal 🤟
@fartuunabdijama7190
@fartuunabdijama7190 Ай бұрын
Iyo filo 😂
@MaxamedCali-vk7xm
@MaxamedCali-vk7xm Ай бұрын
​@@fartuunabdijama7190io calaf io cazhaq❤😂
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Ай бұрын
Maasha allah musalsal fiican ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Ай бұрын
Maa shaallah maamada cunuga baalashlahaa hooyadiisa waa jeclahay maa shaallah
@shaakirxirsiwllqalon9803
@shaakirxirsiwllqalon9803 Ай бұрын
Inta jecel iney indhuuhu u furman like sra ❤
@narminbarre4900
@narminbarre4900 16 күн бұрын
Wilka yaar oo lagu gobtay igaoheyay 😢 hoyadis ayu uxamalaya Manshllh ❤😊
@hoodoraaxomaxamed1895
@hoodoraaxomaxamed1895 Ай бұрын
Allah ilinti qarsoneyd ayey isku eeg yihiin😊😮😮
@mariaadow9704
@mariaadow9704 Ай бұрын
kusaliya rasuulkeena Muhamad scw scw❤❤❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@updiqadircade5639
@updiqadircade5639 Ай бұрын
Galad gacaltooyo baa helay😂😂😂
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 Ай бұрын
Inta la socto bilow ilaa hada like iisar
@abdirahmaannacaybtire
@abdirahmaannacaybtire Ай бұрын
Inta xayaysiinta is dhaafisey like siiya
@Edbashir
@Edbashir Ай бұрын
Team Gallad….like 😊
@ayancaysane2327
@ayancaysane2327 Ай бұрын
Wadameysteh prt 9 can’t wait 😅
@Duceysane2024Duceysane
@Duceysane2024Duceysane Ай бұрын
Astaan Another Level waaye film of the Year
@Munazar74
@Munazar74 Ай бұрын
Dunidan Masoo Marin Rux Ka karamo Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed 💚ﷺ💛ﷺ
@engcabdimacain
@engcabdimacain Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@user-it2qp1cs6z
@user-it2qp1cs6z Ай бұрын
Meeshaan erey waxaa kujiro diinta lid ku ah gabadha kulahaa beer laxowsigaas gabdho badan bey dhigtay guriga alle iyo rasuulkiisa ayaaba yiri ubadka wax kaga wacan waalidkooda malahanbee
@laylasheikhabdollahie-mp6oq
@laylasheikhabdollahie-mp6oq Ай бұрын
Wll ku Sali nabiga SCw scw scw ❤❤❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@user-ut2kj6ui7t
@user-ut2kj6ui7t Ай бұрын
Keep going guys the best one movie wow
@princekida7690
@princekida7690 Ай бұрын
Juumac Mubarak ❤all of the Muslim
@AchrefBig
@AchrefBig Ай бұрын
Aniga team ka tuugada jeclahy 😂😂😂
IMTIXAAN ADUUN PART 19
27:05
Family Sagal Channel
Рет қаралды 18 М.
Они убрались очень быстро!
00:40
Аришнев
Рет қаралды 3,1 МЛН
🍕Пиццерия FNAF в реальной жизни #shorts
00:41
DELETE TOXICITY = 5 LEGENDARY STARR DROPS!
02:20
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 1,4 МЛН
MIDABKAAGA MA BEDESHAY OO MA IS CADEESAY RUNTA KA HADAL
15:45
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 635 М.
Cute 😱🐒🍭💞
0:11
Tuğkan Efe
Рет қаралды 11 МЛН
Собаке не повезло🥺 #freekino
0:25
FreeKino
Рет қаралды 2,1 МЛН
Money is not everything 😰🥰😢
0:39
Ben Meryem
Рет қаралды 19 МЛН