Musalsalka Miss Drama Part 9 | Raage Abdi | Qaali Ahmed

  Рет қаралды 216,431

Raage Abdi

Raage Abdi

Күн бұрын

Пікірлер: 297
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 Жыл бұрын
Music🎵🚫❌️ naga daaya please waana Ramadane cidii igu raacsan like
@inayahyeali3433
@inayahyeali3433 Жыл бұрын
Inta biyaha ku qososhy like 👍🏻 dhac 😂😂😂😂😂 wlhy wan fury
@nafisabarkad4814
@nafisabarkad4814 Жыл бұрын
Yaa ila jecel musalsalkan oo marwalba ila sugo
@raxmonuur4574
@raxmonuur4574 Жыл бұрын
Aniga
@maryamabdulahi5023
@maryamabdulahi5023 Жыл бұрын
Aniga
@caaishoaxmedcaaishoaxmed
@caaishoaxmedcaaishoaxmed Жыл бұрын
Ani
@najmacabdi3277
@najmacabdi3277 Жыл бұрын
Aniga
@Catiifo-gl4en
@Catiifo-gl4en Жыл бұрын
Anaa kula mid ah😂😂😂
@salmojamac9889
@salmojamac9889 Жыл бұрын
Ramadhan mubarak all muslim👏
@ismahaanxuseen6586
@ismahaanxuseen6586 Жыл бұрын
Ramadan kariim
@juweriaabdulkarim934
@juweriaabdulkarim934 Жыл бұрын
Ramadan mubarak
@riyanumuriyan-rh6lz
@riyanumuriyan-rh6lz Жыл бұрын
​@@ismahaanxuseen6586 Abaayo ramadaan Mubarak waaye
@NimcoyusufMohamed-bf6gl
@NimcoyusufMohamed-bf6gl Жыл бұрын
Inta qali jecel isoo taca❤
@YusroCadey
@YusroCadey Жыл бұрын
Wlhi Ani wn jeclahe filinkan
@sahrasahra1913
@sahrasahra1913 Жыл бұрын
Qaali jiliinka beelo ku tahay Wllhi waa lagu helay😂
@Fartum__I
@Fartum__I Жыл бұрын
asc wll rage horta masha alah adi iyo marwadada alahane ha idin barakeyo farxad aane dhaman ha idiin siyo wan idin dhirigalina horey u socda alane cadowka ha idinka qabto waxa tihiin dhalin yaro aad u fican oo talent wanagsane leh oo aad u ixtiram badan wan idin tagera oo waxan ahay tagero nambar one wane idin jeclahay walikeygane manta ka hor qoral idinma so qorin waxane idin leyahay waxa idin haya jacel weyn waxane tihiin fmlka aan walikeyga arkin oone aan ka jeclahay kuwa aan la nolahay heer waxan ka ray aan idinku fano ano idin arkin waxan rajeyna ina mar un wada kulmi dono hada nafta ale no dayo insha alah hadane adunkan isku arki weyno eebe janada hanaku kulmiyo wan idin jeclahay i love my fmly raziya quruxne ii xafida oo si wangsan u koriya alah ha idin siyo farxad aan dhamad lahen ❤❤❤❤❤
@qadrocabdi6385
@qadrocabdi6385 Жыл бұрын
Masha allah qof qalbi macaan ayaa siddaas u hadla
@sumaya5104
@sumaya5104 Жыл бұрын
Ascww ruwaayadiina I enjoy alot well done 👏
@caashocudoon5249
@caashocudoon5249 Жыл бұрын
😂😂Filim kan khaladad kiisa rabtaa please 😂😂 this is fanny 😂❤
@kowtharhajiabdi1657
@kowtharhajiabdi1657 Жыл бұрын
Suuxiso cawa ayada lasuxinaya Miya ar qaliya🤣🤣
@SabnaYarey-ii4fg
@SabnaYarey-ii4fg Жыл бұрын
😂😂😂😂 qali markuu biyaha ku shubay say indhaha utaagtaa ku qoslay wlhi musasalkaa funny weye😂
@bilewadani8496
@bilewadani8496 Жыл бұрын
Qali ladan iyo rage cadi mahan 😂
@nasrashariif8605
@nasrashariif8605 Жыл бұрын
Qali may ku dhahen dhiblay walhi wan inigu hesta mash.lah family qurux badaan ale haini xiftiyo abayo ❤❤❤❤
@anabosman6043
@anabosman6043 Жыл бұрын
Xaqan qosol igu dilay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@tasliimtalizo6651
@tasliimtalizo6651 Жыл бұрын
Raage si ayuu qalbiga uga daalanyhy😅😅😅 raga dhan yaa saan u walaaqo😮😂😂
@drssacdiyazuuzaana7929
@drssacdiyazuuzaana7929 Жыл бұрын
😂😂😂😭
@girlaloneyarey8948
@girlaloneyarey8948 Жыл бұрын
Yees Wa ku heysta teamka ramdn Mubarak giys❤❤
@queenZuzi-n4u
@queenZuzi-n4u Жыл бұрын
Ramadan mubarak❤
@funnyahmed9619
@funnyahmed9619 Жыл бұрын
Cwa ciyow dawaday wlhi 23 minit basu iga horeya wow👑💍
@mariishpea7172
@mariishpea7172 Жыл бұрын
Rage io qali wlh waa idiin jeclhy dad leesku hele jiliinkiina belo wye m.a🥰🥰
@raawacosiraji2115
@raawacosiraji2115 Жыл бұрын
RAMDAN MUBARAK RAAGE ABDI QAALI AHMAD BASASA ALMRSDO😂😂😂
@najmonuur7819
@najmonuur7819 Жыл бұрын
Musalsalkaan waa mid fiican
@sihaamsuundher9659
@sihaamsuundher9659 Жыл бұрын
😂😂😂😂wlhi waa idin jeclahay❤️‍🔥💋💓🩵💕💜💖🩶🧡❤️❣️💞🩷❤️🩶💕💜💓🩵💗🤎💙💝💙💚🥰alla insiyo cimri dheer iyo cibada suban farxad kuwara🥰🥰
@riyaadruuxii50
@riyaadruuxii50 Жыл бұрын
Wlhi Kilyaha Qosol Dartiis ILa Xanuunay Ashahaado Kulaha Iga Qabo Kuheydaa Iyada Neh😂😂😂😂😂😂😂
@riyaanibrahim4190
@riyaanibrahim4190 Жыл бұрын
Ashahado kulaha ar kuwana🤣🤣 keep going yqey❣
@baxsansaney0473
@baxsansaney0473 Жыл бұрын
Alla Qosol iguma Harin Ma Last Episode Dhahden😢
@aishaamohameddaishaamohame4852
@aishaamohameddaishaamohame4852 Жыл бұрын
Waxn waaba la yaagabanhy
@Naiiaaaii.9
@Naiiaaaii.9 Жыл бұрын
Raage you soo funny dabaq isaar kulahaa😂😂😂
@Roshniz55
@Roshniz55 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Жыл бұрын
Plz qalaladkii musalsalka noso galiya😂
@lamadaga3891
@lamadaga3891 Жыл бұрын
Wll plz plz lasoo dhakhsada filmka😫😫🙏🙏🙏
@fadximaxamud
@fadximaxamud Жыл бұрын
Ani musalsalkan waa jeclahy walahi🥰
@rooble1857
@rooble1857 Жыл бұрын
The best drama in 2023😂❤
@aminaabdulahiahmed6038
@aminaabdulahiahmed6038 Жыл бұрын
Raage fulay😂😂ashahatinka Qabso kuyeeh😂😂😂
@halimaabdullahi9386
@halimaabdullahi9386 Жыл бұрын
Ramadan mubarig❤❤❤
@anisoaliabdi-vc5hu
@anisoaliabdi-vc5hu Жыл бұрын
Part10 soo bood siya plz
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Жыл бұрын
Musalsalkaan la'aantis waa abaar😂 Filsan waa waalantahay😅
@awayssheikhomar836
@awayssheikhomar836 Жыл бұрын
Part 10 plz
@faatima8486
@faatima8486 Жыл бұрын
RamadanMubarak
@halimamaxamud4190
@halimamaxamud4190 Жыл бұрын
Lamanaha Ramadan Mubarak from Garissa cadey
@farhiyaadan4679
@farhiyaadan4679 Жыл бұрын
Can't wait part 10
@maryannur9954
@maryannur9954 Жыл бұрын
Waa ka helay mususalkan 😂😍
@malakinaboqor4143
@malakinaboqor4143 Жыл бұрын
Raagoo joog joog !!kii gaabnaa iska celin weydee joog wllow🤣🤣🤣
@maryanhassan-dc5zc
@maryanhassan-dc5zc Жыл бұрын
Qalalaadka inosodaaya please 😢
@yasmiinaabdirisaq
@yasmiinaabdirisaq Жыл бұрын
Qali miyaa cawa qofka miska saaran cawa😂 anyway ramadaan Mubarak 👍❤
@Nasramohamed832
@Nasramohamed832 Жыл бұрын
Ramadan mubarak ❤❤❤🎉
@khadraxaamud4264
@khadraxaamud4264 Жыл бұрын
Rage qaali mashallh ❤❤🎉🎉10❤❤
@calinurcsalam6072
@calinurcsalam6072 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak
@saadeaali9231
@saadeaali9231 Жыл бұрын
Masha Alllaaaah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@FaadumoCabdullaahi-mn4wk
@FaadumoCabdullaahi-mn4wk Жыл бұрын
Qaali jiliinkeeda qatar wye m.a 😂😂❤
@zaanappea9218
@zaanappea9218 Жыл бұрын
Alllah manoooli See dareme kulaha🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@NaimaMohamud-xd3nb
@NaimaMohamud-xd3nb Жыл бұрын
ashahaado kulhaa ninka isdhahaye wu udananina 😢😂 Rage umad ma aha wlahi kilyaha i xanune cwa😂
@asmaosmanhashi5827
@asmaosmanhashi5827 Жыл бұрын
❤ilhay hadlin barkeeyo ❤
@barwakorashid9625
@barwakorashid9625 Жыл бұрын
Ash haada ka qabso 😂😂😂 😂😂😂, ninka ku joogso, ha ooyin ani si sikalaan dareemaya, seed dareemayasaa ii sheeg 😂😂
@ficanayfartuun9648
@ficanayfartuun9648 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@naadiyoabdirahman-bn3kt
@naadiyoabdirahman-bn3kt Жыл бұрын
Fulay sana raage
@nuuryariisow3181
@nuuryariisow3181 Жыл бұрын
3 push up kudhufa lahaay ninkaan waa funny😂😂
@phaizabintuabdalle6178
@phaizabintuabdalle6178 Жыл бұрын
Qayamihi ma jogto isdhahay kulaha😅😂😂
@ozgetorer6062
@ozgetorer6062 Жыл бұрын
Waxaz waa la igaga daranyahyee Maa iamusisit kuteeh Alla mxa mucjizo laso halgaday Aaa tahy Qaaali Quruxeeey😂😂😂❤
@shadiyasharaf115
@shadiyasharaf115 Жыл бұрын
😂😂😂.marka hurdada lagakicinayay sewajiga kadhigesolee😂😂
@abdirahmaanmohamoud
@abdirahmaanmohamoud Жыл бұрын
Komati kaan lakisaar taaranakojoraa😂🙏🙏🙏
@hafsaali8615
@hafsaali8615 Жыл бұрын
Gaabo cawa ada miska saran😂😂😂
@atharyussf4206
@atharyussf4206 Жыл бұрын
Wansugiii laaaa eee ramadhan mubarak
@fathimadirie8653
@fathimadirie8653 Жыл бұрын
Sallallahu calayhi wasalam
@simonabdi3861
@simonabdi3861 Жыл бұрын
wlhi raage abdi iyo saabir abdi ame hooyade isku dhashi isku eka bisinka
@Haffyy
@Haffyy Жыл бұрын
Saabir abdi na yawaye abayo 😼
@riemabeauty9626
@riemabeauty9626 Жыл бұрын
Waxeeba dad disho caawa iyada la hayaa filsane ku dhamate😂😂😂
@iqramohamed5933
@iqramohamed5933 Жыл бұрын
Msh allah ino so badiya plz
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 Жыл бұрын
Waxas waliga daran yehe ma I amusiisid kulaha😂😂😂😂
@mrabdu1805
@mrabdu1805 Жыл бұрын
Waa imisa xalqadood
@fatimoyonis3061
@fatimoyonis3061 Жыл бұрын
5 xalqadood oo hore
@MaandeeqAhmet
@MaandeeqAhmet Жыл бұрын
Ii amusi kulaha ar qaliya
@quenmaido2022
@quenmaido2022 Жыл бұрын
Dabaq iga tus yaah 😂😂fulaynimalee maala marooya
@anisafaaraxxubi9122
@anisafaaraxxubi9122 Жыл бұрын
Wlhi qosolka iga dhamaaday raage io qaali caadi mhn
@ubaxabdinaasir-sw6rt
@ubaxabdinaasir-sw6rt Жыл бұрын
See daremee markaan ooyo 😢😂😂
@hiboabdi2069
@hiboabdi2069 Жыл бұрын
Wllhi daacad uqoslay qiyaamihi ma joogtaa aan is dhahay 😅
@Caliya7
@Caliya7 Жыл бұрын
Ar qaali dhibadanaa budlee la ordee qofwalba qoorta qac😂😂😂😂😂
@habondeka
@habondeka Жыл бұрын
Istqfurllah 😂😂😂
@queensidra-g2z
@queensidra-g2z Жыл бұрын
ilintaa lahelay ar qaliyaa
@anfacabdi2255
@anfacabdi2255 Жыл бұрын
Qaali kawanka lasaare 😂😭
@faisodahir7605
@faisodahir7605 Жыл бұрын
Miss suxiso max kudare cawa 😂🥺😭
@malikamadhar9609
@malikamadhar9609 Жыл бұрын
ANI Wane jecel musalsalkan wlhi waan suga mar waliba
@Aliasea
@Aliasea Жыл бұрын
Hi
@malakinaboqor4143
@malakinaboqor4143 Жыл бұрын
Raagoo calaacalka jooji wadnihii aad ku ordeysay ee sida koronyo usocotay yeelo noo calaacal
@fatimafaysal6134
@fatimafaysal6134 Жыл бұрын
Qaaliyaa maa i aamusisid🤣🤣🤣
@sacdiyaahmedmohamed9755
@sacdiyaahmedmohamed9755 Жыл бұрын
Waa musalsal an other level ah😂😂
@xiisxaaji6336
@xiisxaaji6336 Жыл бұрын
😂Alla Qaali yaaa Maaa i aamusisid kulahaaa wlh waan idnku heystaa❤❤❤😂
@calinurcsalam6072
@calinurcsalam6072 Жыл бұрын
Waa Filim Akhlaaq laheyn,oo dhaqanka ka fog.
@namisha553
@namisha553 Жыл бұрын
Ala Fillans ashahaado 😂😂😂
@patrioticnasriinahmed2353
@patrioticnasriinahmed2353 Жыл бұрын
Hhh qaali maxan waa funny wlhi😂😂😂
@nimcoaxmad6498
@nimcoaxmad6498 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂qali umadeeena ma.ahn
@fatumahussein893
@fatumahussein893 Жыл бұрын
Qaliyey Wnba baqa armad sanle wax u dishaa😅😅😅
@fadumosayidcali8661
@fadumosayidcali8661 Жыл бұрын
Yaa waan ku baryaa ashahaado😂😂😂😂
@CadnaanAfarta
@CadnaanAfarta Жыл бұрын
5:08 😮
@ismahandahir4466
@ismahandahir4466 Жыл бұрын
Ashahaado kuye
@bushraabdi-ly2km
@bushraabdi-ly2km Жыл бұрын
Suuxiso ayaa LA s auuxiyay😂
@ayanmohamed8971
@ayanmohamed8971 Жыл бұрын
Ashahaadka qabso ka dhacday, maanta ayada la haaya😅
@suurobadanta8087
@suurobadanta8087 Жыл бұрын
I can't wait wlh 😂😂😂😂😂
@atikaabdulrahim7657
@atikaabdulrahim7657 Жыл бұрын
filsan caadi maahan asad maskiinow madaxey ka gashy🤣😂😅
@samiiraabdi597
@samiiraabdi597 Жыл бұрын
Sirtiiba lakhashify😅🤣🤣cAwa
@nacimaiman
@nacimaiman Жыл бұрын
Suuxiso waxbaa helay 😂😂😂👍🏾
@marwomuxumedcabdi763
@marwomuxumedcabdi763 Жыл бұрын
Alla qali ladan umad ma ahan😂😂😂😂
@sihaamqurux9867
@sihaamqurux9867 Жыл бұрын
Wlhi labdan wba jeclahy illah Amar kis❤❤😂
@hamdashiine7145
@hamdashiine7145 Жыл бұрын
Dhagta iga haya wuu I lexiyay kulaha ma qosli karo😂😂😂
@sadiamohamed8212
@sadiamohamed8212 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 ala Filsan ashahadka qabso kulahaa 🤣 ar ragaaaa
@msshoney8976
@msshoney8976 Жыл бұрын
Qaliyey walhi wa furay😂😂
@najuupealove7171
@najuupealove7171 Жыл бұрын
Wxaz wa Liga daran yahe maa I aamusiisid ar tan umad maaha😂
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 67 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 82 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 11 МЛН
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 42
20:01
FAM TV
Рет қаралды 211 М.
OGADENIYA IYO DABAALDAGII 15 AUGUST IYO MAGALADA  JIGAJIGA
3:27
MUSALSALKA WACDI IYO WAANO XALQADA 16AAD
30:23
Universal TV
Рет қаралды 501 М.
Filmkii Qiyaano Part 10 | Rage Abdi | Qaali Ladan
27:40
Raage Abdi
Рет қаралды 732 М.
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 67 МЛН