MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD SEASON 1 � XALQADDA 41 AAD

  Рет қаралды 838,241

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Ай бұрын

MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD SEASON 1 � XALQADDA 41 AAD

Пікірлер: 2 300
@Nimcaanaxmtth805
@Nimcaanaxmtth805 Ай бұрын
Heesuhu 1Million bay Gaadheen Maxay tahay Salliga Nebigeenii Aan u Gaadhsiin weynay S.C.W 😭😭🙏
@NafisaSiciid
@NafisaSiciid Ай бұрын
Scw scw scw ❤
@Apthiraxmaan_hassan
@Apthiraxmaan_hassan Ай бұрын
s.c.w❤❤
@user-mm4ge7fz5l
@user-mm4ge7fz5l Ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam ❤❤
@missnajma5505
@missnajma5505 Ай бұрын
Scw
@user-cf1wb7dn4i
@user-cf1wb7dn4i Ай бұрын
Scw
@Clrisaak
@Clrisaak Ай бұрын
230casho oo xidhiidh ah ayaa dagaalka socda falastiin allow ugargar duco unba Inagu waajiba ina aan uducayno😭😭😭😭
@missnajma5505
@missnajma5505 Ай бұрын
Amin
@nimcoaadan973
@nimcoaadan973 Ай бұрын
illhy hawgargaaro
@naciimacareef7199
@naciimacareef7199 Ай бұрын
Alle haw gargaaro walalaheen falastiin,,,inan mar walba u ducayno aya inagu waajiba oonan ilaawin wllhi calool xumo iyo indho xuma inagu dhacday 😢😢😢☝️🇯🇴
@fatumaali5834
@fatumaali5834 Ай бұрын
Ilahay dhibta hakadulqado
@SacdiyoSacdiyo-rs5qp
@SacdiyoSacdiyo-rs5qp Ай бұрын
Aamiin yaarabi
@MaxamedCabdibarre-vn9hf
@MaxamedCabdibarre-vn9hf Ай бұрын
Inta saliga nabiga ku salida one like
@user-ov5st2ev3f
@user-ov5st2ev3f Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@HamdaOmardaher-wn6jq
@HamdaOmardaher-wn6jq Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@FaadomocayenabFaadomocayenab
@FaadomocayenabFaadomocayenab 29 күн бұрын
Scw scw
@AhmedYusuf-jn1mx
@AhmedYusuf-jn1mx 29 күн бұрын
Scw scw
@FaraxSaalax-vb9pz
@FaraxSaalax-vb9pz 29 күн бұрын
Scw
@itz_me_muna-4901
@itz_me_muna-4901 29 күн бұрын
Team nabi maxamed scw ❤😢
@FadumoIlyaas-zp7pz
@FadumoIlyaas-zp7pz Ай бұрын
Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw scw❤❤❤
@BusuriCabdi-vn6xh
@BusuriCabdi-vn6xh Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@missnajma5505
@missnajma5505 Ай бұрын
Scw
@leylasalaad5437
@leylasalaad5437 Ай бұрын
Scw
@abdinafacdahir1625
@abdinafacdahir1625 Ай бұрын
Scw
@HibaaqIsmaciilHibaaaq
@HibaaqIsmaciilHibaaaq Ай бұрын
Scw scw scw
@lahyatahya4885
@lahyatahya4885 Ай бұрын
Asxaabey wlhi anigu matalaada xaji xussein waan u bogay the best acting award waan siiyay yaa igu raacsan 👇on top weeye I like his émotion
@abdulrespectmatters7999
@abdulrespectmatters7999 Ай бұрын
Filmkii ma dhamaadey mise?
@lahyatahya4885
@lahyatahya4885 Ай бұрын
Dhamaad weeye
@abdulrespectmatters7999
@abdulrespectmatters7999 Ай бұрын
@@lahyatahya4885dee muxuu kudhamaadey soo in ultimadisa aan dawano ma ahan, in labada faamil heshiiyaan, in dambiilayasha la xiro, iyo in atooraha iyo atarishada aqal agaalan🤣🤣🤣🤣. Reer waqooyoga filmka oo ultimada maraya miyay dhamaad isaga soo qoraayaaan🤣🤣🤣
@nasirahmedhasan1253
@nasirahmedhasan1253 Ай бұрын
Wa jila fiican SAMATAR JAMAC MAYGAAG Wan ku slmy zhp qli
@Yuusufmaxamedisxaaq
@Yuusufmaxamedisxaaq 14 күн бұрын
Mansoor 😂
@khalidabdi6
@khalidabdi6 Ай бұрын
Filimkaan ilmada Qarsoon xqqdii Waa filin ka hadlaya Waaqaca Nolosha iyo Dad badan Oo sameeyaa Ku takrifalkaan noocaan Oo Kale Ah iyo Dulmiga Waxaanan Aad uga Sida Ay Doorkooda uga soo baxeen Hodan iyo Aabaheed Absolutely is a amazing And icant wait next episode insha Allah Hodan iyo siyaad Oo is guursaday baan Rajaynayaa iyo sabirin Oo jacaylka Ka Aqbashay Mawlid inta igu Raacsan like 👍
@ShucaybibraahimCali
@ShucaybibraahimCali 23 күн бұрын
FikraDa waan kuGu raaCsanahY
@user-hl3jz1pe1d
@user-hl3jz1pe1d Ай бұрын
Inta imtixaankii ufadhisanaysa illahay hanoo fududeeyo amiin🤲🤲 dhaha 40 qof ducadooda wala aqbala
@XafsaIbrahim-wm7bl
@XafsaIbrahim-wm7bl Ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin ilaahay hanoo fududeeyo,🤲❤
@Faatima.122
@Faatima.122 Ай бұрын
Ilhyy hanooofududeeyO 😢
@munocismaan496
@munocismaan496 Ай бұрын
Amiin ammin alle dhmnten ha ino fududeyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@najaxabdi8578
@najaxabdi8578 29 күн бұрын
Amiin dhammanteen
@AbdikaniAbdi-ob7ew
@AbdikaniAbdi-ob7ew 29 күн бұрын
Aamin
@abdilahibershiyaofficial7283
@abdilahibershiyaofficial7283 Ай бұрын
Caawa inta ka xumaatay inuu filinku halka ku dhamaado plzz caawa waa ino murugo bal like i saara❤❤❤❤
@idiltigey9210
@idiltigey9210 Ай бұрын
Aada uga xunahy wlhy inu naga dhamady
@shariifkhaalidshariifmoham3985
@shariifkhaalidshariifmoham3985 Ай бұрын
Lanbadii reerba may heshiine dhamaad maxay tahay lkn ani waanba yaabanahaye
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 Ай бұрын
Ana yabay​@@shariifkhaalidshariifmoham3985
@soomaalonline
@soomaalonline Ай бұрын
Wan kaxuma haya filinku inuu dhamaado lkn siyad iyo hadan ba isma aroosin hatidii lama qeybin sabiriin mowliid jacaylkodii babilaaban cml hee wey nagu kala jareen
@ashwaaqchannel-wy4rk
@ashwaaqchannel-wy4rk Ай бұрын
​@@soomaalonlineseason2 baa haray wllo
@Mohamedibrahim-gi3xl
@Mohamedibrahim-gi3xl Ай бұрын
Hodhan and her father were best actors in this film and I really enjoyed this series and I will remember them . I hope we learned very good lessons of which was their main objective of their film. Thanks all actors and especially xogmaal tv.
@AyanYusuf-sv8bp
@AyanYusuf-sv8bp Ай бұрын
Kusaliya nabiga scw scw❤❤
@QUEEN.VILLA3099
@QUEEN.VILLA3099 Ай бұрын
Plz nabi maxamed dartiis😢 one ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉😢
@IstaahilibraahimMaxamed
@IstaahilibraahimMaxamed 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@abshirshakara814
@abshirshakara814 Ай бұрын
Team Sabrin io mowlid one like ❤😢
@XamdaEdan
@XamdaEdan Ай бұрын
Jah temkaygiih❤❤❤❤
@MaxamedCabdibarre-vn9hf
@MaxamedCabdibarre-vn9hf Ай бұрын
Jah
@nasraahmed4805
@nasraahmed4805 Ай бұрын
Nz😊​@@XamdaEdan
@IsmaaciilMaxamed-vo4yj
@IsmaaciilMaxamed-vo4yj Ай бұрын
Umada ka fadhiista
@HodanOsman-zs7qc
@HodanOsman-zs7qc Ай бұрын
🎉🎉🎉
@user-cq2yi7wj5p
@user-cq2yi7wj5p Ай бұрын
Markii hore siyaad ban watay lkn imaga xaaji xuseen ban watay❤😮😊
@kuu617
@kuu617 Ай бұрын
Ha wlhi siyad wa xumaday aad
@Cesh-zh8vo
@Cesh-zh8vo Ай бұрын
😢😢
@user-iw6nl8eg7o
@user-iw6nl8eg7o Ай бұрын
Waan idin racsanahay
@user-eh5xk7sj8c
@user-eh5xk7sj8c Ай бұрын
Wlhi aniga xita
@AdnanAzmar
@AdnanAzmar Ай бұрын
Aar somalidanaaa jiliin shaqadiina mahe musalsaladi turkiga iska fiirsada apti 😂😂
@Ayaanalandhe79
@Ayaanalandhe79 Ай бұрын
41 xalqadood iyo season 1 baa dhamaaday musasal waqti badan la galiyay xiliya badana nala soo qaatay buu ahaa qayb danbe hadeey jirto nabad allha nagu gaarsiiyo❤
@mariaruun387
@mariaruun387 Ай бұрын
Hada muslim nahy dulmiga majeclin Wagii hore siyad ban wadanay mantana xaji xussen 😌✋
@maryamaali5397
@maryamaali5397 29 күн бұрын
Ayagu maaney muslim ahayn
@ashheart9761
@ashheart9761 Ай бұрын
Episode ka labaad ee siyaad iyo hodon oo is guursaday iyo walaba labada reer ee nabad wada noolaasho farxadeed leh in aad sii wadaan ayaan rajeyneynaa insha Allah guul iyo horumar waara gidigeen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-iu4vz8ep4u
@user-iu4vz8ep4u Ай бұрын
Muu dhamaadey hada caadi ahaanba Ala yuu dhaman ila hodon io siyaad is aroosan😢😂
@XafsaMaxamed-zb4bn
@XafsaMaxamed-zb4bn Ай бұрын
Team dulmi diid inta ugu racsan iso raca❤
@shukric_salaan
@shukric_salaan Ай бұрын
@hajiraabdiaziz5016
@hajiraabdiaziz5016 Ай бұрын
Filmkan waa qiso wlh can’t wait season two director ka iyo jilaayasha iyo xogmal media dhamn waad mahadsantin ❤❤❤
@farduusxarago6661
@farduusxarago6661 Ай бұрын
27/5/2024 mlin isniina waa idiin xisi dona team ilamdii qarsoneyd wana ku mahdsantihiin sida qurxda badne noguso deyn jirten salamu lah dhamtiin team one ila 41 hda iga dabpeysan wani salamay😂🙌
@DrzackZack-oh9dn
@DrzackZack-oh9dn Ай бұрын
ka qadneyy😂❤
@AXMEDCabdiyoonis
@AXMEDCabdiyoonis 21 күн бұрын
Ka qad eyy
@Maxamedmuuse6696
@Maxamedmuuse6696 Ай бұрын
Hodan waxay ku jirtaa kaalinta ugu qiimaha badan film ka hore u soco hodan
@user-pj2oy2tz4s
@user-pj2oy2tz4s Ай бұрын
cawa waad nagu raajiseen lkn ugu dambayn wuu soo dhacay team ilmadii qarsoonayd isoo raaca 1000 malayhaadhsiin kara
@MunaHaji-cd8hp
@MunaHaji-cd8hp Ай бұрын
Qertyuio😢
@RoumanHoussein
@RoumanHoussein Ай бұрын
Wana kan😢
@aminoaxmed1688
@aminoaxmed1688 Ай бұрын
Hye madhamady wxaa😢 qebtii ogu xisaha badned Dhiman bee
@user-fr1db4cm4g
@user-fr1db4cm4g Ай бұрын
Waan idin xusi doona ilmadii qarsonayd ❤❤❤😢😢
@clraxmaanzaadiq
@clraxmaanzaadiq Ай бұрын
We are waiting season 2 inta igu raacsan like
@SaciidoWarsame-vq5zk
@SaciidoWarsame-vq5zk Ай бұрын
Ku saliya nabigena muxamed scw scw😢😮
@zacdadiriiye5916
@zacdadiriiye5916 27 күн бұрын
Scw
@IstaahilibraahimMaxamed
@IstaahilibraahimMaxamed 12 күн бұрын
Scw scw scw ❤
@AhmedbashiirsiciidSiciid
@AhmedbashiirsiciidSiciid Ай бұрын
Taagero xaaji xuseen ahay ❤ inta iracsan ismuuja
@user-iu6xl7zk2n
@user-iu6xl7zk2n Ай бұрын
Hodan ban wataa ani ahaan best reward
@user-iw6nl8eg7o
@user-iw6nl8eg7o Ай бұрын
Ani hodan baan racsanahy
@CaashaBashiir-yj2hi
@CaashaBashiir-yj2hi Ай бұрын
Hodanbaan racsanahy❤
@HayadHilwa-wd7uf
@HayadHilwa-wd7uf 26 күн бұрын
Asc team jaajale😂👋
@maxamedcabdi8601
@maxamedcabdi8601 Ай бұрын
Dadkan horta wax ha fahmaan marna sacda ku buuxa mar siyaad rasuul uhaystaY imikana leh wuuu x umaadaY muhiimada io dulucda ujeedada xambaaarsan inaad fahanto weeye ninkan siyaadnq horayso io dambqyso mid toona ma khaldana ujeedadaana in bila aadamkqn imika joogapa ay sidan yihiin waayo hadayna ahaynapa lama mataleen filinkan layskumqna kharashgqreeyeen 1 filimkani intaan f somali daawanqyay isaga io hapoon waa labadii filim ee abid soomali hadaanan khaldanayn halkedda lasoo dhigaY Waan idin salaamay team ilmada qarsoon io team filim Ex hapoon
@deeqqumana5340
@deeqqumana5340 Ай бұрын
Dhabti rer hargeyso wa dad qalbi wanagsan ❤❤ wad iiden xise dina
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Ай бұрын
Hadaad ka mida tahay Dadka ku xidhnaa filiman number one ilaa imika Oo lamaraayo 42 please liketa igu dhooba thanks 👍
@mohamedibrahimabdi1876
@mohamedibrahimabdi1876 Ай бұрын
41 mee wll
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Ай бұрын
​@@mohamedibrahimabdi1876mahdsanid wll 🎉🎉🎉
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Ай бұрын
​@@mohamedibrahimabdi1876mahdsanid wll
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Ай бұрын
​@@mohamedibrahimabdi1876mahdsanid wll 🎉🎉🎉
@user-ne5yi2xk8v
@user-ne5yi2xk8v Ай бұрын
Naa sacday wax fahan garda biyo lagaag shubye oo daaa hodan abaahan si wanag San ula dhaqan❤❤❤
@yasmineabdourahamane7794
@yasmineabdourahamane7794 29 күн бұрын
Best musalsal ever . Since the episode 1 until today I watched it
@mashallahxaji319
@mashallahxaji319 Ай бұрын
حسبنـا الله ونعـم الــوكيــل وَيْلٌ لِّكُلِّ هُمَزَةٍ لُّمَزَةٍ
@munojiidhaan4821
@munojiidhaan4821 Ай бұрын
Waa filim waali ah guuleysta team illimada qarsoon❤❤❤❤
@SakariyeGarow
@SakariyeGarow Ай бұрын
Inta ilaahay iyo nabiga ila jecel like iisara wllo
@user-up2nl2ut6h
@user-up2nl2ut6h Ай бұрын
Dhamaad aaa walle dulmi diid wa guulaysta aktarka ii aktarada iskusoobaxaya mawliid ii sabirin isasiiya ❤❤
@Layla6793
@Layla6793 Ай бұрын
The End! Why! That was the best family show ever! I just wanted to say thank you all for your time and hard work!
@maxamedshaafici7646
@maxamedshaafici7646 Ай бұрын
Team siyaad is muujiya way guulaysan doonan 😢
@umaljama3800
@umaljama3800 29 күн бұрын
2 cisho ayay igu qaadatay inaan xalqadan oo keliya dhamaysto si aanan maskaxdayda uga dhaadhicin inuu dhamaadey musalsalkii intaas oo dhan lasoo socdey ilaahaybaa mahad iska leh marka koowaad mar labaadna team xogmaal media iyo jilayaashii ilmadii qarsooneyd mahada ugu balaadhan directorka filmkan mahad ibraahim oo maskaxdii filmkan ahaa ❤
@AbdulahiOsman-ue5dh
@AbdulahiOsman-ue5dh 28 күн бұрын
i soo duceya inan itixaanka ku guulaysto🤲🙏
@AbdulahiOsman-ue5dh
@AbdulahiOsman-ue5dh 28 күн бұрын
Amiin imii 🤲
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed Ай бұрын
Team hodan one like❤
@FarxiyaCabdilaahi-nv1mh
@FarxiyaCabdilaahi-nv1mh Ай бұрын
Hy mawlid
@user-tx3zu8ir4g
@user-tx3zu8ir4g Ай бұрын
Saas miyo ku dhamadey😂
@BasraabshirAli
@BasraabshirAli 25 күн бұрын
Waad Shivani tahay
@amiiramaxamed1218
@amiiramaxamed1218 15 күн бұрын
😢
@NASRADEEQA
@NASRADEEQA Ай бұрын
Ax dareen aabo nimo aabo waa udub dhaxaadka nolosha ilaahayoow aabo yaasheena inoo xifdi❤🤲🤲🤲🤲
@ManaalUpdy-hb9qx
@ManaalUpdy-hb9qx Ай бұрын
Team Sabirin io mowliid io hodan one like❤
@NahomAmaniel
@NahomAmaniel 29 күн бұрын
Team pedri more like😂
@cawilxasan8460
@cawilxasan8460 Ай бұрын
Inta Isla Jecel Sabirin Iyo Mowlid Is muujiya👍
@CaashaBashiir-yj2hi
@CaashaBashiir-yj2hi Ай бұрын
Taagerobuuxa hodan iyomowliid❤❤
@user-nr7xy7qh8z
@user-nr7xy7qh8z Ай бұрын
🎉🎉
@user-bd2ur7tb2b
@user-bd2ur7tb2b Ай бұрын
❤😂
@SafaNuur-iq9nz
@SafaNuur-iq9nz Ай бұрын
Me
@alxamcabdi6125
@alxamcabdi6125 28 күн бұрын
Alla wlhy musasalkan qiimo ayu leyhy mshlalh intan musasaldawana yeye mid kaxiso badan imasomarin inshallah wxanu sugnsba waa sison2
@mariaadow9704
@mariaadow9704 Ай бұрын
Ano kusaliya nabiga (scw) ❤❤
@AhmedKayse-gj8re
@AhmedKayse-gj8re Ай бұрын
Scw
@IkranCabdi-vq8eb
@IkranCabdi-vq8eb Ай бұрын
Scw ❤
@CaashaBashiir-yj2hi
@CaashaBashiir-yj2hi Ай бұрын
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤
@user-iy9tw1je5r
@user-iy9tw1je5r Ай бұрын
Scw scw scw
@user-ii5ty1lx8m
@user-ii5ty1lx8m 29 күн бұрын
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadraciise2044
@khadraciise2044 29 күн бұрын
Omg😢Waxaan Film Lama dhihi karo wlhy Amazing Story run run ah weeye❤❤❤❤
@fadimaayglan6284
@fadimaayglan6284 Ай бұрын
Thanks wlhi waa farcay daqiiqadaha aad kordhiseen🎉❤
@deeqacali3746
@deeqacali3746 Ай бұрын
Filmikan ilmada qarsoon xaqiiqatan waa filin waali ah ama sida filimada caalamka loo jilay wn bogaadinayaa dhamaan team ilmada qarsoon waad ku mahadsantihiin sidaad quruxda badan ee aad noogu dadaalaysaan lkn waxan wataa mawliid iyo sabiriin adeero xaaji xuseen❤
@halwoelmi6335
@halwoelmi6335 Ай бұрын
Hada barti 2 gormee laso deynaa waxan ku nacey xogmal wa kala jerka filmada
@user-ov9oy2fm6o
@user-ov9oy2fm6o Ай бұрын
Inta abahood dhintey alle ha u naxariis💯🤲🤲🤲🤲amiin yaa rabi
@nuuranuura4655
@nuuranuura4655 Ай бұрын
Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h Ай бұрын
Aamiin aamiin
@Kingzayon112
@Kingzayon112 Ай бұрын
Amiin yaa allah
@user-dl5dy3cj2p
@user-dl5dy3cj2p Ай бұрын
Aaaaamin
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan Ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabul caalamiin yaa raxmaan yaa raxiim
@omaribrahimsalat4461
@omaribrahimsalat4461 Ай бұрын
War ninkaa sabirin ku dar waa legend
@faizoalihayanoffical221
@faizoalihayanoffical221 Ай бұрын
Film aan aad uga helay buu ahaa dadka matalayana ey kaso baxen boskodii io ujedada u ku salysna fillmku✅
@CaashaIsmael
@CaashaIsmael 26 күн бұрын
Mm
@abdisalanrooble3085
@abdisalanrooble3085 Ай бұрын
Madhamaady flimkii ilmadii qarsoonayd mahadsanidiin jileyaasha musasalka iyo dhamaan reer xogmaal media
@NazreinMohamuth
@NazreinMohamuth Ай бұрын
Season ayu yeeshy flimku
@KowzarMohamuudyahye
@KowzarMohamuudyahye Ай бұрын
​@@NazreinMohamuthgoorma laso daynaya
@xalwodaahir3065
@xalwodaahir3065 Ай бұрын
@@NazreinMohamuthseson maxa laga wada abayo
@Sagaliita45
@Sagaliita45 Ай бұрын
​@@xalwodaahir3065wall waxa Laga wadaa qayb labaad❤
@asmaclaahi7637
@asmaclaahi7637 Ай бұрын
Qeyb kle ayuu yeeshya​@@xalwodaahir3065
@Zagal-mu4eg
@Zagal-mu4eg Ай бұрын
Waa mahadsantihii bahwayntii sida hagar la aanta ah nogu so gudbiyay filim xaladiisa wata waxan idinku borinayaa inad noso gudbisan qaybaha hadhay iyo halka uu filimku ku danbeeyo waayo markasta guusha ayaan jeclahay🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@raxmamaxamuud-el2cm
@raxmamaxamuud-el2cm Ай бұрын
Ku sali nabiga scw scw scw❤❤❤
@hodonalihodon869
@hodonalihodon869 27 күн бұрын
Saw
@maxamedmaxamuud9549
@maxamedmaxamuud9549 21 күн бұрын
Asxaabtawanisalaamau aahfilinkiiilmadqrsoon uselessly siyaadiyo hodan. Sacd iyo maxamad iyomawliid. Sabirin. Filinka meshii ugumacaanyd. Ayaumarayee. Soceliya egusha ayaadhawad wan nisalaamay asxaata❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Ай бұрын
Team hodan one like🎉🎉🎉
@XayaadCabdalle
@XayaadCabdalle 29 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@NuuraMaxamed-rm4fd
@NuuraMaxamed-rm4fd 29 күн бұрын
🤚🤚🤚
@sahraqueen532
@sahraqueen532 Ай бұрын
Siyaad waa nin kulul o daawo neerfuu qaataaa markaa caadi iska dhiga ❤❤❤
@fqaran8302
@fqaran8302 Ай бұрын
😂😂😂
@kuu617
@kuu617 Ай бұрын
Ala maye Jin bu qaba😏😂
@QueenHannaofficially
@QueenHannaofficially Ай бұрын
😂😂😂
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Ай бұрын
​@@kuu617kkkkkkkkkkkkklkll
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 Ай бұрын
​@@kuu617hhhhhh😅😅😅
@umalkhayrcasoodumalqueen2188
@umalkhayrcasoodumalqueen2188 Ай бұрын
No way wuu dhamaday aaaa 😢😭 Film kasta markn jcldo mxu hory ugu dhamada😢
@abullahiabdikadir6688
@abullahiabdikadir6688 Ай бұрын
All the best We have really enjoyed this series for so long
@hanaadam-xh7pr
@hanaadam-xh7pr Ай бұрын
Oo kaley miday jacelkii sabriina iyo labadii nin ee isku haysta al 😢waxay dhamadku mahad walal pls la soo dhakhso part 2 🙏♥️
@NastehoIsmail-co8gx
@NastehoIsmail-co8gx Ай бұрын
Wa musaLsaLkii iiGu horeyy ee an toos udhamysto wana musaLsaL wax badan oo wangsan Laga baran karo wlhi dhamaantin wad mahdsantiin❤❤😢😢
@khadramohamud9184
@khadramohamud9184 Ай бұрын
Walaal muu dhamaaday ? Adigoo mahadsan
@user-we4ic8ss6b
@user-we4ic8ss6b Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@CrahmanKhadar
@CrahmanKhadar Ай бұрын
Scw. Nabiheena. An. Kusalino. Ha la ika dayo. ❤❤ heshaa.
@NimcoBade-vb3nt
@NimcoBade-vb3nt 29 күн бұрын
NEBI MUXAMED SALALAAHU CALEYHI WASALAM
@nasteehoabiib5616
@nasteehoabiib5616 Ай бұрын
😭❤️😂 inta danbe wanku farxay filimkaa aya ila farxay 🤩 tem lilmadi qarsoneyd
@ZeynabAli-ci4dr
@ZeynabAli-ci4dr 29 күн бұрын
💔🤣😭
@dhemaninaqasimali76
@dhemaninaqasimali76 Ай бұрын
😭😭😭Hada flim ma dhamaadey. Arinkii jaceylka ee Maxamed iyo mowliidba sabiriin isku heysteena meeyey
@arbajahanchronicles698
@arbajahanchronicles698 Ай бұрын
😢😢😢
@AdnanAzmar
@AdnanAzmar Ай бұрын
Is daji season 2 ayuu la samynaya wa sidi musasalki habboon 😂😂
@AaminaMohamad
@AaminaMohamad Ай бұрын
Oo yaa kuu sheege wallo😂😂
@zelma_ahmet
@zelma_ahmet Ай бұрын
​@@AaminaMohamad season 1 hadaad aragtid ku tasho inu other seasons leeyahay quruxey 😊
@AdnanAzmar
@AdnanAzmar Ай бұрын
@@AaminaMohamad wy iska cadahy de filmka inu qabyo yahy u jeeda wx bdn izku hadhy
@user-ey3ds5mg6y
@user-ey3ds5mg6y Ай бұрын
Saliga navigation ka fican scw scw scw
@user-nb5wj4ie6f
@user-nb5wj4ie6f Ай бұрын
Waa kaxumahay inuu musalsalkii dhamaaday 😢😢
@Ugaaaso66
@Ugaaaso66 Ай бұрын
Rufiyaanka filimka waaa u xiiisi doona😂❤️
@XamediaxmedMaxamed
@XamediaxmedMaxamed Ай бұрын
Kusaliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@missnajma5505
@missnajma5505 Ай бұрын
Scw
@abdinafacdahir1625
@abdinafacdahir1625 Ай бұрын
Scw
@abdinafacdahir1625
@abdinafacdahir1625 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-dc2xb1uq6r
@user-dc2xb1uq6r Ай бұрын
Scw scw scw ❤
@user-se6yk2gg4p
@user-se6yk2gg4p Ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@Duniahello58
@Duniahello58 Ай бұрын
Naga daaya wlhi waxaasi waxan yeelayno maaha hadaan nahay dadka xalqad xalqad ula socda wlhi hadii kale waxan ka dhaaranayaa film danbe oo somali jisho waaa musalsalkih iigu horeeyay somali ee aan si sax ah ula socdo hadaan moodaayo inuu intaas ku dhamaanaayo wlhi maaan daawadeenba waar waan idin salaamay dib uun baanan u daawan doonin musasal somali.
@hanuuniye252
@hanuuniye252 Ай бұрын
malaha season 2-aad ayuu leeyahy
@SahraOsman1122-cq2me
@SahraOsman1122-cq2me Ай бұрын
Haa season 2 but leeyahay mar horay sheegen
@fartunfarmino2241
@fartunfarmino2241 Ай бұрын
Walh kula mid baa ahaa 😢
@mohamedbaarud5054
@mohamedbaarud5054 Ай бұрын
Hhhhhhhhhhh waaa season one dib ayaa loo bilaabayaaa season two😅😅😅😅😅😅😅
@user-jj1gg5yn2c
@user-jj1gg5yn2c 20 күн бұрын
Filinku wuxuu ku fiicnaa in qisada 42 lagu dhameeyo nimanka laxiro reerka laheshiisiiyo kadibna siyaad iyo hodan laysasiiyo sacaadana xabsi edbin la geeyo
@FadumoDagan-kr8em
@FadumoDagan-kr8em Ай бұрын
Alla miyuu dhamaaday TeamkaygiiiiiH musasal kale bilaaba kuwaygiiiiiH😢
@Nimcaanaxmtth805
@Nimcaanaxmtth805 Ай бұрын
Dulmi diid matahay Siyaad maku tagarsan tahay like
@zakimuhumed2413
@zakimuhumed2413 Ай бұрын
😂❤
@user-ou2ub7om1s
@user-ou2ub7om1s Ай бұрын
Xalqada uu filmka marayo iyo inta daqiiqo way is leag yihiin 😮
@user-qb7ub3bo4x
@user-qb7ub3bo4x Ай бұрын
Peenpaa shewgty😢
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre Ай бұрын
Team Ilmadii qarsonayd Runti Aad Ban Idinku Xiisi Doona Lkn Filmka Intii Ugu Macaneyd Ayaan Hadhansaneyde Inaad Sidas Ku Dhamaysan May Ahayn Balse Wan Iska Sugayna Season 2_Ga 😭😭
@muxsincilmi1531
@muxsincilmi1531 Ай бұрын
The echo and the melodious sound of the Holy Mosque MnshAllah ❤❤❤❤
@ahmedosman5802
@ahmedosman5802 Ай бұрын
Siyaad walaashii sabiriin ha siiyo mawliid abaal marin ahaan
@kuu617
@kuu617 Ай бұрын
War us gabdhu ma gift ba Kay doratey racaysa💀😏
@fqaran8302
@fqaran8302 Ай бұрын
Aamu laxyhy abaal marin miyay gabari noqota😏
@user-ej8bd6tv3d
@user-ej8bd6tv3d Ай бұрын
Anu waxaan lajeclahay mowliid inkastoo isaga iyo mxmed deyman kalaharin mid walbana si daacadnimo ah u caaawiyay siyaad❤❤one love again❤❤
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Ай бұрын
Aqlaaq xumidaa inanta ma gift baad moodey 😏😏😏
@masbalali7820
@masbalali7820 Ай бұрын
Sabriin❤❤❤iyo mowliid❤❤
@Mia-single
@Mia-single Ай бұрын
Cawa way raagtay mise anigaa raagsaday😂😂😂😂😂.
@UbaxGuuleed
@UbaxGuuleed Ай бұрын
Maya wayraagtay😢😊
@zubeidaahmed9613
@zubeidaahmed9613 Ай бұрын
Maya weey raageen😢
@MunoIsmaaciil
@MunoIsmaaciil Ай бұрын
Way rageen
@FarxaanC.rahman
@FarxaanC.rahman Ай бұрын
Waarunta
@kafiaabgal2958
@kafiaabgal2958 Ай бұрын
Bad badiyaha filmkaa mowliid 🎉🎉
@munamaanka9250
@munamaanka9250 23 күн бұрын
Sabiriin iyo maxamed waa muselin wax ragarad leh❤❤❤
@abdilahifarahcawl2384
@abdilahifarahcawl2384 Ай бұрын
Ninkaa mawliid waa legend
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 Ай бұрын
Siyaad wad kabirtay wana is badashay runtii hantida rag nuucan miye ka dhigtaa aduun wa kaas siyad is badalay
@abdirahmandekow8525
@abdirahmandekow8525 Ай бұрын
It was absolutely heart touching film waiting for season 2 Inshallah 🤜🤛
@abdulqadirali7885
@abdulqadirali7885 Күн бұрын
Jilayaasha teamka oo dhan si wacan bey u jileen xitaa Xaaji Hussein
@abdirahmaan8477
@abdirahmaan8477 Ай бұрын
Waakuu jeeda 2daqiiqo is dhafisay like iska saar
@RaxmaDaahir-hu4bo
@RaxmaDaahir-hu4bo Ай бұрын
Ha igu walicin pro
@zahraabdi9258
@zahraabdi9258 Ай бұрын
😂
@RaxmaMaxammad
@RaxmaMaxammad Ай бұрын
Muwlid waqufka marwalba kadanbeeya gusha siyad muwlid hambalyo hambalyo hambalyo 💯💯🥰 waan kutagera🎉
@MaxamedYuusuf-sj5ys
@MaxamedYuusuf-sj5ys Ай бұрын
Mawlid awa inu yimado ma aheyn
@sucaadsalam
@sucaadsalam Ай бұрын
Well done all cast & chancel xogmaal Asxbta Ilmadii qarsoonayd macsalam musalalkii waa dhamaday ee nagu kala wada😂😂 waa noo midka xigaha ✌️👍
@Abdiqani_husein
@Abdiqani_husein 29 күн бұрын
Inta ka xun inuu dhamaado 😢 like saara
@umaymomaxamed3108
@umaymomaxamed3108 Ай бұрын
Mowliid umadeena maaha walahi sir walba Asa keena😂😂😂
@user-iv8bp9qd9k
@user-iv8bp9qd9k Ай бұрын
Team mawlid one like❤
@CabdiraxamaanXasan-op5yb
@CabdiraxamaanXasan-op5yb 29 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@MohamedAmin-ix8wb
@MohamedAmin-ix8wb Ай бұрын
Talow filin kale mayso daynayaan pls ku sidan u macaan noso daaya 😢❤
@abuzeki3852
@abuzeki3852 Ай бұрын
Mawliid waa GOAT ka filmka one love
@adensheikh2586
@adensheikh2586 Ай бұрын
Imika siyaad waa iga tufan yahay, Hajji Hussein iyo Hodan ayaan wata
@amb2668
@amb2668 Ай бұрын
Mahad ibrahim waa director aad iyo aad talent u ah❤
@SamsamQaasim-jq4gm
@SamsamQaasim-jq4gm 14 күн бұрын
Like isaara inta Allah jacel
@user-fg2fw9jk5f
@user-fg2fw9jk5f Ай бұрын
Xaaji xuseen waa Good job
@nalkaisk8154
@nalkaisk8154 Ай бұрын
Maasha Allah ❤❤
@thesecretoflife3152
@thesecretoflife3152 Ай бұрын
Waad ku mahadsantiin daqiiqadaha aad kordhiseen iyo sida wacan ee aad filmka noogu soo kordhisaan iyo jawabaha ixtiraamka leh ee aad dlbkayaga kaga soo jawaabtaan xogmaal iyo jilayasha filmkaba wan idin salamaya wa jazakumulahu khayr
@Hoodaale1
@Hoodaale1 21 күн бұрын
6/6/2024 ayaan daawaday hadaad iga dambayso like i saar
@sagalismacil9328
@sagalismacil9328 Ай бұрын
Alla way filimkii mu dhamaaday wlhy filim iyo badhbuu ahaa team quality leh jilaysay masha allah waxan rajaynayaa inad noo bilowdaan midkle oonu kii kaga samirno ❤
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 4,3 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 6 МЛН
PINK STEERING STEERING CAR
00:31
Levsob
Рет қаралды 24 МЛН
SHEEG LABA HEESOOD UU LEEYAHAY ALFANAAN 10 SECOND
15:42
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 101 М.
musalsalkii xiiso qalxada 8aad maxa waa saan
9:37
queen aisho
Рет қаралды 4,9 М.
CAMERADA QARSON MAXAY DUBTAY NAXDIN IYO FAJAC!!@sawdamqaalib
41:28
Sawda Qaalib
Рет қаралды 104 М.
Ilmadii Qarsoonayd | Xaaji Xuseen iyo Sacda | Waraysi
33:30
Xogmaal Media
Рет қаралды 164 М.
Muuqaaladii Ugu Quruxda Badnaa Xuska 26 June
5:33
Kulmiye Party
Рет қаралды 11 М.
WAAYO ADUUN SHORT FILM | HD 2024
34:19
HOB FILMS
Рет қаралды 83 М.
Соня 🤣❤️
0:13
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 385 М.
Забота от брата 😂 #shorts
0:31
Julia Fun
Рет қаралды 5 МЛН
Ещё один способ не забеременеть
0:16
Pavlov_family_
Рет қаралды 4,2 МЛН
1❤️ #shorts
0:17
Saito
Рет қаралды 19 МЛН