Musasalka Waqti Xalqadii 6aad

  Рет қаралды 79,035

Boodhari Yare official

Boodhari Yare official

Күн бұрын

Follow Instgram : Boodhari yare

Пікірлер: 366
@laampepoy2361
@laampepoy2361 3 жыл бұрын
Waxaan sugayaa love ta boodhari inta ila sugaysa like back
@laampepoy2361
@laampepoy2361 3 жыл бұрын
Boodhari madaxaad iisaran tahay mzl sre♥️🌍♥️
@fatimasiciid3027
@fatimasiciid3027 3 жыл бұрын
Inta filinmkan la socota lile saara
@mohamudmaxamed9374
@mohamudmaxamed9374 3 жыл бұрын
Kadis waaye halken ka bilaaba ❤Wa la keenteen runtii ✌inta ila aragtay in isku sobexeen like saara
@rahmamahamoud9257
@rahmamahamoud9257 3 жыл бұрын
Inaad caadi isku jeceltaan baan ka jecelaaba anuuu wlhi daadax waad isku soo baxaysaan mnshalaha halkani wa filime😪😪🥰🥰🥰🥰🥰
@cawohaybe1813
@cawohaybe1813 3 жыл бұрын
Wakhtiga noogu dadaala inaad noo soo badizaan xaga sacada iyo wakhtiga oo aad joogto nooga dhigtaan waa codzi izmuuja inta igu racsaj
@asmaabdirahman8469
@asmaabdirahman8469 3 жыл бұрын
6:30 ayaa iqancisayba😭♥️♥️♥️♥️🔥🔥🔥🔥hore usoco wllo
@siciiddayac9061
@siciiddayac9061 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ishaa515i6
@ishaa515i6 3 жыл бұрын
@@siciiddayac9061 💔💔💔💔💔❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭🤲
@mohamedademismail5826
@mohamedademismail5826 3 жыл бұрын
صلي على النبي Swc❤️
@sagalcumar3478
@sagalcumar3478 3 жыл бұрын
Zcw
@luulwarsame7497
@luulwarsame7497 3 жыл бұрын
Scw scw❤️
@hayaan8738
@hayaan8738 3 жыл бұрын
Actorka io Atarashiido aad bay u jiliinfiicanyihiin guulaysta
@yahyajama8319
@yahyajama8319 3 жыл бұрын
Allow ❤ Soonka iyo Salaada Naga🤲 Aqbal
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 3 жыл бұрын
Masha Allah kuu haysta Film kan keep going my dear br and succes❤❤🙏 Ismujiya like taa isara plz qhair Allah idin Siyey my people❤❤❤🙏
@hawosugule8503
@hawosugule8503 3 жыл бұрын
Waxan dawanayaa isago roob🌨 noda ayo from lascanood xafada jamalaye the pest film🥰🥰
@eptizammahmteth5914
@eptizammahmteth5914 3 жыл бұрын
Wn jeclaaan lhaaa inaaan mr uun arko sool from casimda Hargeysa
@khamsakhamsa6122
@khamsakhamsa6122 3 жыл бұрын
Inta sideyda Edna Ku haysta quruxdeda mnsha allah like sar♣️
@atariishoadna5146
@atariishoadna5146 3 жыл бұрын
Waad mhsnthy walky
@khamsakhamsa6122
@khamsakhamsa6122 3 жыл бұрын
@@atariishoadna5146 adney filimkipa idin kama hayne miyu dhamadeyna imika huno
@atariishoadna5146
@atariishoadna5146 3 жыл бұрын
@@khamsakhamsa6122 may wall dhawaan ayuu dib ubilaab mayaah safaro ayaa nagasoo dhex gelay
@khamsakhamsa6122
@khamsakhamsa6122 3 жыл бұрын
@@atariishoadna5146 waan idinka sugeyna inzha Allah adigiyo dhalinyartina kalapa inzha Allah
@atariishoadna5146
@atariishoadna5146 3 жыл бұрын
@@khamsakhamsa6122 insh alh walky
@elyahyelaaskawi1814
@elyahyelaaskawi1814 3 жыл бұрын
ADNA Waa Inan karaameed waa ku waataa aniga❤🥰
@atariishoadna5146
@atariishoadna5146 3 жыл бұрын
Mhsnd walky
@youssoufalimahdi8055
@youssoufalimahdi8055 3 жыл бұрын
Sokale madaxaad isaarantahy ADNA qurux
@hodanshaad5592
@hodanshaad5592 3 жыл бұрын
Ax walahi waaan ku haysataa filinkan soo badiya plz wll😭😭😭😭😭❤❤❤
@anigaaniga3240
@anigaaniga3240 3 жыл бұрын
Waa bil khayr badane nabigeena mahamed igula igula saliya scw scw❤
@najaxqueen3816
@najaxqueen3816 3 жыл бұрын
scw
@upthivatahziciid8891
@upthivatahziciid8891 3 жыл бұрын
scw scw scw scw sw scw scw scw
@khadracabdiraxman2300
@khadracabdiraxman2300 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 3 жыл бұрын
Scw
@canadian0thmaan309
@canadian0thmaan309 3 жыл бұрын
Zcw zcw zcw
@Abdirahman62405
@Abdirahman62405 3 жыл бұрын
Ramadan Kareem all Muslims
@shafiaden2220
@shafiaden2220 3 жыл бұрын
adna indha jacyl ayay ledahy inta ila argty like ta igu qabta
@jamiilajanno6204
@jamiilajanno6204 3 жыл бұрын
yes markan arkay shakir oo guulaystay isaga iyo adna wanku farxay runbaban Mooday adna warda iyo shakir guul iyo gobanimo wll💯♥️👋
@dhindhiin3885
@dhindhiin3885 2 жыл бұрын
M.sh waa ruwayada macaan keep goin pro zxp
@mohamedademismail5826
@mohamedademismail5826 3 жыл бұрын
Number one ☝️ Love ta dhac igu siiya waa ramdaaane Salaam everybody 🙌🏻
@asmamowliid7031
@asmamowliid7031 2 жыл бұрын
Keeb goink wall qali 😍🤩🤩🤩
@samadoonkachannel4219
@samadoonkachannel4219 3 жыл бұрын
Filmka isagoo mel macaan ii maraya ayuu iga kala go'ay wlhi waa best film actor Boodhari💖
@cxakiimxiisjabaaqe5802
@cxakiimxiisjabaaqe5802 3 жыл бұрын
Best actor 2021 El matador shaakir
@abdullahimohamed4377
@abdullahimohamed4377 3 жыл бұрын
Keep going shakir i admired how adna is helping you brother also my humble congratulations to adna too
@xograadischannel940
@xograadischannel940 3 жыл бұрын
Weligay ma daawan film igaga samayn badan waxaan kaa codsan lahaa shaakir inaad wakhtiga uu soconayo minedada aad kordhisaan
@mohamudali1439
@mohamudali1439 3 жыл бұрын
Adna inta la feelingka ah liketa dhac
@updirisakarap2642
@updirisakarap2642 2 жыл бұрын
maantoo kalaan mudo padan sidee ♥♥♥♥♥
@radwamohamed7117
@radwamohamed7117 3 жыл бұрын
Wooow wa film aad u xiizo bdn horey usocda dhalinyro🌷⚘🥀
@shuceybxashi9632
@shuceybxashi9632 3 жыл бұрын
Bro wxn ku le yhy adiga iyo asxbtadaba dadalka aad wadiin halka kasii wad wx kugu bararujinaya bulshada kugu xiran sida aad uwacyi galineysid runtii wxn oran kara the pest actor of the world wan rajeynaya inaad halka iyo meel ka wcnbo aad gaari doontid horey usocon ku le yhy bro mida kle musalsalka aad buu xiiso usii yelanaya waana runtii mid aad iitabtay wuxuna ka hadlaya wx bdna dhalanyaradeena kudhaca io gabdhaha intaba mrka waqtiga isku day wllo inaad wx ku darto xalqadiiba aad ka dhigto 20 daqiiqo si aan oga bugano musalsalka darenka leh ee runtii aan aamin snhy inuu bulshada kugu xiran oo dhami uu qalbigooda tabtay xiisa gaarana uhaayo sida anigu ugu haayo keep going bro
@atariishoadna5146
@atariishoadna5146 3 жыл бұрын
Wall karaamaysan waanu qaadanay taladaada
@caynihazzan4861
@caynihazzan4861 3 жыл бұрын
Wooow waa film aad u xiiso badan 1day inan sugnaa way adagtahay dhamantii keep going
@mohametQurbo
@mohametQurbo 3 жыл бұрын
Idinku film ahan ayad u jishen waxuna so jitey indhaha dad badan lkn bal qiyasa dadka ay heysato dhibatadan iyo arimahan ad jileysan any why horusocod wnagsan Alle how gar gaaro qof kasta oo noloshu ku adkatey walina an id dhiibin Never give up😏😚
@queenayaanswedan8866
@queenayaanswedan8866 3 жыл бұрын
Super padri my big Actor Actor tagero 🥰🤩🤩🥰
@vloggers3045
@vloggers3045 3 жыл бұрын
Ku jeclahay anubee Kari wayay inan ku shegtee halkeen ka bilabaa❤🌹
@abdirisaqaxmed2781
@abdirisaqaxmed2781 3 жыл бұрын
Wallahi waa filim iyo badh waan sugaynaa qaybta kale wllo kiip goobin pro shaakir
@mrwakhti7733
@mrwakhti7733 3 жыл бұрын
Inta ila arkaysa inay isku so baxayan adna iyo shakir
@wiilsoojabay6833
@wiilsoojabay6833 3 жыл бұрын
Mrka lagu dahaayo naaguhu waa labo kabane jabiso iyo jabane kabto waa tan ookle..mrka hda adna waa jabane kabto...give moving forward brothers
@sabarinali2204
@sabarinali2204 3 жыл бұрын
Walalo hben walpo nosidaay film kaani thnk you bodhari yre io team kiza
@naazircazka
@naazircazka 3 жыл бұрын
WllKy Boodhari Yare wllHi waa the best filma Fiomakan wax Lagu Garataaa waa Habdhiska fiican Ama Qorla Iyo Habaka Loo duupaya Mah allah Hore uzoco wllky
@intaawanagajaceel
@intaawanagajaceel 3 жыл бұрын
Keep going bodhare nice video
@axmedasad8444
@axmedasad8444 3 жыл бұрын
Xisaabta macalin mukhtaar ayaa baray qof nagu qaliya
@mawaxadan1070
@mawaxadan1070 3 жыл бұрын
My fny
@youssoufalimahdi8055
@youssoufalimahdi8055 3 жыл бұрын
Allaylee heesta sifican ayaad ulaa heesheen waan niwataa
@xayaadmaxamed8164
@xayaadmaxamed8164 3 жыл бұрын
Ww saas u la soo dhereeyaa musalsalkane soo badih waa wx yr
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Ihihihiihihiiii number number waa leeyahay 5👋midig lugodown iyaaah doqoney maa iimudey ay reer xamardhaheen.camarwadajur
@athemkamaal2015
@athemkamaal2015 3 жыл бұрын
Filmkan hit waaye Xoga wkhtiga noo yara dheeereya
@aaminoisse8005
@aaminoisse8005 3 жыл бұрын
Ramadan kaream
@liibaanmaxamed2471
@liibaanmaxamed2471 3 жыл бұрын
Keep going boodhari yare shp da lajan
@ibraahimzakir9699
@ibraahimzakir9699 3 жыл бұрын
M.allah wlhi bodhari waad ka baxsaten horey u soco ayaan ku o dhan laha lph adiyo azxabtuba
@umalkhayribraahin7012
@umalkhayribraahin7012 3 жыл бұрын
Wooow horey usocda sida heesta loola helay khatar
@najmanajuu8171
@najmanajuu8171 3 жыл бұрын
Adna iyo shaakir caadiba iskula sheekayesta wayo waad isku soobaxayesiin🥰🥰🥰🥰😘😘😘💞🌺www mash allh
@ayaanayaane7228
@ayaanayaane7228 3 жыл бұрын
Ax walhi wn ku haystaa wllo soo badiyaa dee
@iloveyoumom7641
@iloveyoumom7641 3 жыл бұрын
Caawa farxadeyda wa Ababa filmka wa sii macnsade wale🥰🥰
@haytam_boy5269
@haytam_boy5269 3 жыл бұрын
Badri legend
@hassanadanmohamed5527
@hassanadanmohamed5527 3 жыл бұрын
Masha allah ninyahow atirishada Adna waa ka baxsatay qeybti ugu shidneyd 😍 ayan manta daawaney Super heat waye film kaan hore usocda ☆ asxbta qaliga Shakir and Jaamac & Warda waa xidigo aan cadi ahayn wax walba ka filo☆
@atariishoadna5146
@atariishoadna5146 3 жыл бұрын
Mhsnd walky
@Hafsa_umal
@Hafsa_umal 3 жыл бұрын
Keep going wll shaakir
@nastehoaadandaud5206
@nastehoaadandaud5206 3 жыл бұрын
wll xalqada 7aad gormaye so baxysa
@maxamaddaauud5403
@maxamaddaauud5403 3 жыл бұрын
M.a film keep going
@buloeizeali4137
@buloeizeali4137 3 жыл бұрын
Mnzh allh fiLim
@mohagaaz6729
@mohagaaz6729 3 жыл бұрын
WAaw aadban ula dhacay runti waana qiso dhab ah waxaan sugnaba Waa barty 7iyo taarikhda dhamadkeda
@abdikadirabdullahi1914
@abdikadirabdullahi1914 3 жыл бұрын
Comantigii ugu horeyay yaa igu heysto👍🙏
@mahadmurtiile2029
@mahadmurtiile2029 3 жыл бұрын
anaa kugu haysta
@mahadmurtiile2029
@mahadmurtiile2029 3 жыл бұрын
love dhac kusii👎🏻
@barwaqodiriye3717
@barwaqodiriye3717 3 жыл бұрын
Mashlaal Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭
@najaxmaxamed9689
@najaxmaxamed9689 3 жыл бұрын
Filim waa dhafay wlhi keep going dhalinyaro
@Shuaib_abdullahi_official
@Shuaib_abdullahi_official 3 жыл бұрын
Dhibaatooyinka qaar Samir ayaa looga baxaa Alle Jiliin fiicannaa, Masha Allaah🥰🥰🥰🥰🥰
@abdiabdullahimouse8779
@abdiabdullahimouse8779 3 жыл бұрын
Xalqadaha inaa zoo Yara kordhizan Ayan rajaynaya Mcnaha timeka Ay zoconayzo Xlqadu🙏
@jawaazeyare1265
@jawaazeyare1265 3 жыл бұрын
Inta farxad darteed booday marka jaceelka loosheegtay ❤️ love saara
@naciimajabuuti7702
@naciimajabuuti7702 3 жыл бұрын
Adan wan ka keliu sidey wax u wado masha Allah horya u soco
@atariishoadna5146
@atariishoadna5146 3 жыл бұрын
Mhsnd walky
@yaasiinahmed8671
@yaasiinahmed8671 3 жыл бұрын
Bodhariye waxay kadisku zxp
@yasmiinjamacwaraabe2930
@yasmiinjamacwaraabe2930 3 жыл бұрын
Soo badiya Filmka wll
@ayaanjaamac1710
@ayaanjaamac1710 3 жыл бұрын
Lkn wllky hal codsiya nagadaa hesaha waa ramadaane
@ahmetshaakir155
@ahmetshaakir155 3 жыл бұрын
Kugu raacsanahy wlaaL
@najmacali2227
@najmacali2227 3 жыл бұрын
Boodhari yare iyo Adna Wn idin WataH Wll Keep Going all of them Respect Full ❤❤❤❤
@laampepoy2361
@laampepoy2361 3 жыл бұрын
I am a first person
@rahmaahmet7661
@rahmaahmet7661 3 жыл бұрын
Maanshalah wll shaakir oo murugadii badnayd kasoobaxay aadbaan oogu farxay adiga wllshy warda iyo wllshy adna inad herka soogadhan waxan leeyey waan idinla dabal dege madama an qaybihii hore aaad usoo ooyey walahi maanta qayb aan aad oogu farxay baad jisheen waxan idin leeyey hore usocda dhamaantiin wallayl♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@NacNac4404
@NacNac4404 3 жыл бұрын
Nasab Ilahy 👋
@sayidhussein7042
@sayidhussein7042 3 жыл бұрын
Musalsal si qurux badan oo cajiib ah loo diyaariyay walaal bodhari yare hormar wacan sidaa iyo si kasii wacan baan ku rajaynayaaa
@sabiriinnurudin784
@sabiriinnurudin784 3 жыл бұрын
😍m.a waan sugaayeye ❤
@maryanhassen3366
@maryanhassen3366 3 жыл бұрын
Adana dad nimadedan ka helaya ilke
@atariishoadna5146
@atariishoadna5146 3 жыл бұрын
Mhsnd wall mcn
@mohamettyemani7302
@mohamettyemani7302 3 жыл бұрын
Best film wlhi msha allh Horay u socda
@xaysimolyrics8786
@xaysimolyrics8786 3 жыл бұрын
🌧️
@mustafemaxamed9438
@mustafemaxamed9438 3 жыл бұрын
Waa wiil dagan balse inyar dhaliishu waa timaha
@mohamettyemani7302
@mohamettyemani7302 3 жыл бұрын
👍
@hadiishayi4693
@hadiishayi4693 2 жыл бұрын
Waa qiso ka dhacda caalamaka iyo gayiga somalida
@hanathofficial6956
@hanathofficial6956 3 жыл бұрын
Boodhari waLaHi kU taageEraa prO qli🥰
@fadumofarxan9837
@fadumofarxan9837 3 жыл бұрын
Keep going wlloh
@hassanofficial5972
@hassanofficial5972 3 жыл бұрын
Wll xalqadaha sifiican isku toosiya siday ukala horeyan uhabeeya
@nimcosaleebaan2949
@nimcosaleebaan2949 3 жыл бұрын
Waa ramadaane Hesaha ka jara
@sharmomuumin1783
@sharmomuumin1783 3 жыл бұрын
Inbadan ayaan sugnay oon u dul qaadanay
@vloggers3045
@vloggers3045 3 жыл бұрын
Shakir wllo qli alle haku sharfo aakhiro iyo aduunba🌹❤
@NacNac4404
@NacNac4404 3 жыл бұрын
So kordhiya wllo yaaal 👏
@mohamedosmaan2736
@mohamedosmaan2736 3 жыл бұрын
Best FiLm Ka DawanaYa ToGdheer JAWI Dagan Iyo Xafada H0Dan ✋
@deeqacizmaan7928
@deeqacizmaan7928 3 жыл бұрын
Hore usocda
@axmednaasir7334
@axmednaasir7334 3 жыл бұрын
Filimkiima👑♥️🥰
@yuuzufrachid5385
@yuuzufrachid5385 3 жыл бұрын
Hooray usocoda
@hamsesuuriya5911
@hamsesuuriya5911 2 жыл бұрын
Shakir best actor 💯
@hamdimohamed9569
@hamdimohamed9569 3 жыл бұрын
Halkee kabilabaa🥰
@moparicapdizamett2123
@moparicapdizamett2123 3 жыл бұрын
Kedis weyE HaLkeN KapiLaawa😀 Best FiLm WlHi
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Xaa laygu yeeraaa extly.yartaan yaaawaaye saabiriinfarxiyeetofariidaaay naaagodumaar uwadataaay tii kujurtay princeseseeeeee memberad maamusho.yarta tantan igadheh
@dhooleey5312
@dhooleey5312 3 жыл бұрын
Ka yabay quruxaada adnaay ♥️♥️♥️
@palcadehofficial8357
@palcadehofficial8357 3 жыл бұрын
Mncha Allah dhalin YARO talante leh weeye. Keep going
@fosiyaali7304
@fosiyaali7304 3 жыл бұрын
Subscribe ayaan saaray wlhi. Waa KZbiner sax ah ninkani
@ashraa435
@ashraa435 3 жыл бұрын
waan idinla hayaa shaakir iyo adna
@nimcocali8642
@nimcocali8642 3 жыл бұрын
Keep going
@walaalmoha5514
@walaalmoha5514 3 жыл бұрын
Brother sifiican baaad u jileysaan keep going
@ahmedyuusufofficial3450
@ahmedyuusufofficial3450 3 жыл бұрын
Wlhi filimkani inta ka qiiradiisa dareem tay like saara boodhari keep going wlhi 👍👍👍👍👍🕶🕶🕶
@mohamedabdiisse2215
@mohamedabdiisse2215 3 жыл бұрын
Woow amazing weyeh runti sida aad ujilaysaan inama caadi mahan guulaysta sxbyaal
@najmanajuu8171
@najmanajuu8171 3 жыл бұрын
Ala nagadaayadee ha nagu dhex gooyenina anagoo meel mcn uunoomarayo
Musasalka Waqti Xalqadii 7aad
13:46
Boodhari Yare official
Рет қаралды 72 М.
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 87 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 19 МЛН
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 12 AAD
23:18
Xogmaal Media
Рет қаралды 382 М.
Sidee baad u samaysan kartaa Asxaab badan iyo Dad ku jecel
19:34
I Was Drawn To Islam  | Jamila Wanjiru #revertedtoislam
29:46
The Daawah Centre Foundation Kenya
Рет қаралды 2,9 М.
CIIL IGU GABOBIYO GODOB BN TIRSANAYA | PART 4|
21:12
HOB FILMS
Рет қаралды 35 М.
Musalsalka Waqti Qaybtii Xalqadii 8-aad
10:25
Boodhari Yare official
Рет қаралды 77 М.
AX! GABADHEYDO KUFSADAY AYADO SAQIR AH XOOG IGAGA HESTA HADA
1:14:23
Ridhwan Issack
Рет қаралды 156 М.
Musasalka Waqti : Xalqadii 3aad
12:55
Boodhari Yare official
Рет қаралды 98 М.
WAQTI | Short Film | 2020 | Somali Drama
14:13
Somali Drama
Рет қаралды 504 М.
Heeso Bilaa Music ah : Isra  Nuura Cod Cajiiba 😂
16:50
Boodhari Yare official
Рет қаралды 157 М.
Musasalkii Waqti :  Xalqadii 10aad
16:14
Boodhari Yare official
Рет қаралды 82 М.
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 87 МЛН