"27-kii Xildhibaan ee Mooshinka Xilka Xayuubinta ah Saxeexaayay waa diyaar ..." Golaha Wakiilada

  Рет қаралды 62,575

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 218
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 3 күн бұрын
Madax waynihii cod shacab ayuu kubyimid marlabaadna lagu dooranayaa 81ka xildhibaanka waa in laga dareeriyaa Golaha waayo WAXAY u ushaqaynayaan cadaw shisheeye❤❤❤
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 3 күн бұрын
REER GOL JANO HA TAGAAN GOLAHAA HANA EDBIYAAN CIYAALA XAAFADKAA EDEBTA DARAN EE GOLAA DHEXDIISA KU JIRA WAA AMAR HADALKAYGU
@fatuh4811
@fatuh4811 3 күн бұрын
Hargeisa Mooryaani kama dilaaci karto.
@hiboidriss
@hiboidriss 3 күн бұрын
Geesi hore u soco wadankenu cadalad bu laha oo nu ku jeclayne haben barakaysan ee Allah madxdena xaqa hatuso xildhiban abin umada calamka ayu kaxidhan yahy Allah ha so fasoxo amiiiiiin
@HiboHib-r4y
@HiboHib-r4y 3 күн бұрын
Geesi geesi dhalay Xidhibaan c kariin❤❤❤❤
@AbdirsaqOmer
@AbdirsaqOmer 3 күн бұрын
Adiga laftigaaga ayaa lagu xidhayaa qaran dumisyahaw calooshii u shaqaystihii
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 3 күн бұрын
Sax qudhiisa ayaa jeelka ku kor ciyaarayaya
@mohamedcabdi3402
@mohamedcabdi3402 3 күн бұрын
@@AbdirashidYusuf-lv6wwDee kaalay xidh neefow hadaad awood u leedahay
@SuleemanAdam
@SuleemanAdam 4 күн бұрын
BaarLamaanka..Qayb.Ka.mida.khaayimin.DaLkooda.khiyaamay
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 3 күн бұрын
Caaaac ooohin badanaaa🙏
@Toon1984-s8s
@Toon1984-s8s 4 күн бұрын
No one is above the law. 1:05
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 күн бұрын
Ina biixi broke the law if u know how law works
@yaxyeiid3637
@yaxyeiid3637 3 күн бұрын
Dagaal baan sugayay maanta qac baa iga yeedhay
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 3 күн бұрын
Waar Ama Muuse Biixi Xilka Xayuubin Ku Sameeya,Ama Is Casila Waxaad Taraysaan Baan Jirine!!!
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 3 күн бұрын
Kan yari waa maxamed abiib oo kalle waanse lagu dhici karin oo kolaba waa iidood oo maha gadabuursi ama gabooye jaamac shabeel waxkasta wuu ku hadllaa lama xidhi karo maxamed kaahin waan fashilanay oo isma maamuli karno ayuu yidh ee aan kunoqono soomaaliya ayuu yidh ciro oo allahii allah yahay baa layidhi waa siyaad bare
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 күн бұрын
Siyad bare kaa fiicnaa tuuga Ina biixi and his dog Ina kahin
@Abdi-zv6ex
@Abdi-zv6ex 3 күн бұрын
Haa waa runta. Waxa ina abiib loo isticmaalay maahmaah Hargaisa iyo Burco kaliya laga isticmaalo. Miskiinba misko la cuskado leh. Michunu waxa weeyi nin xoogweyn cida irko oo ku kactiraa wuu kala tuuri.
@Afrah-j9w
@Afrah-j9w 3 күн бұрын
Beesh somaro lagam xishod waxa kudabayso arkan
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 2 күн бұрын
No one above the law. Kan yar ee ina diyaano, ha la uleeyo, aaway shavabkii reer Hargaysa ee dhiiga lahaa, Abiib raga jarka uga talaabsadey weeyi!!.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 күн бұрын
@@ahmedyaasiin3957 first no law in somalilsnd if was law in somaliland ina biixi was be in jail long time ago with his family stealing from poor somalilanders whether is land or their tax
@AbdirsaqOmer
@AbdirsaqOmer 3 күн бұрын
Xeer xeer ka xayuubinta madaxweynaha soo baro barwaaniyaw labada gole ayaa ka qaadi kara xil ka xayuubinta mdxweynaha 164 mudane ee labada gole Ma ciyaalbaad u sheekaynaysaa (xildhibaanku xAl ha qaato)😂😂😂
@MohamedQooje
@MohamedQooje 3 күн бұрын
Adga caruura xge lgu arkay xildhiban xasanad leh layska qafasho
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 күн бұрын
Maxamed abiib waxuu ku xeranyahay waa xadaro waxaan ka dan beeyo hadii rabi laga baqaay muuse dhiigya cab waa inay u istaagan xildhibaaka scw
@FaysalAli-xr9nl
@FaysalAli-xr9nl 3 күн бұрын
Faqashtii dhiigya cabkaad ka hadhey. Mujaahid Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi illahaay caafimaad buuxa hasiiyo, cadowgiisana illaahay hajabiyo. Somaliland guul iyo gobonimo
@abdirehmandahir3644
@abdirehmandahir3644 3 күн бұрын
Muuse Autism waa daalim fulay ah .diaper ayaa loo xidhayay maalintii uu xidhay Mohamed Abiib
@MaxamuudHaybe-x3y
@MaxamuudHaybe-x3y 3 күн бұрын
Ma hooyadaa ayuu dhiigeeda cabay, waa mujaahid faqash dhiigeeda cabay​@@abdirehmandahir3644
@FaysalAli-xr9nl
@FaysalAli-xr9nl Күн бұрын
@@husenabdimohamed8943 Maxamed abiib waxaa xidhay dowladiisa, wuxuuna ku xidhan yahay waxaa cadaynaya xeer illaalinta. Waa in lasugaa. Soomaaliland guul iyo gobonimo
@FaysalAli-xr9nl
@FaysalAli-xr9nl Күн бұрын
@@abdirehmandahir3644 Xanuunkaa illaahay hakugu rido, illaahayna hanaga aqbalo in cudurada aad dadka ku sheegtey kugu rido adiga. Nijaas faqash ah ayaad tahay. Mujaahid Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi. Illaahay cimrigiisa haraajiyo, shanta soo socdana markale. Illaahayoow Aamiin
@MaxamuudHaybe-x3y
@MaxamuudHaybe-x3y 3 күн бұрын
Wiilka yar ee leh imbiijmin waxaan ku wargaljnayaa in SHACABKU IDINKALA DIRAYO isu mar baana la wada qabanayaa DOORASHDA M.WAYNAHA & TAN BAARLAMAANKA CUSUB, BAAHI JIRTA IYO GOLAHII SHACABKA OO NOQDAY INTIISII BADNAYD CADAWGA QARANKAN EE HADZ TAAGAN, ISUMID MAAHA MUCAARAD M.WAYNE CAARIDAY IYO QARAN DUMISNIMO AAD CADAYSATEEN,
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 3 күн бұрын
ISAGA IYO KA KA DANBEEYA EE ILKAHA WAAWEYN USOO SAMEYSTAY QAADKA HA LA XIDHO SI DEGDEG AH!
@truecomment3650
@truecomment3650 3 күн бұрын
Hadaan MUUSE BIIXI gacanta laga qaban, waxaa guban doona geeska Africa oo ay ugu horayso Somaliland. Muuse dan shakhsiyadeeda ayuu ka leeyahay bixinta bada iyo dhulka si uu u yirahdo i doorta, aqoonsi baan keenay.
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 4 күн бұрын
Barlamaanka hadii 27 xildhibaan mooshin ka gudbiyan waxaay haaystan aqlibiyada Barlamaanka xilka xayuubin ku sameeyn karaan
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 3 күн бұрын
Xasan shiikh oo qol lagu soo doortay maad madaxweyne muuse biixi mooday. muuse cod shacab buu ku yimi . xildhibaan xilkaqaadikara majiro .
@abwaansugun
@abwaansugun 3 күн бұрын
​@@jamiilaJama-c5cdastuurkaa dhigaya
@janira7480
@janira7480 3 күн бұрын
Xasan SH la Mel dhegesa madaxweynahan fega ah Iyo calanka prank ah 😂😂😂😂
@fatimafatima4425
@fatimafatima4425 3 күн бұрын
Idinka ayaa qalaka la idinka xidhaa sidii Daahir yaale idinka ayaa la idinka xayuubi
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 3 күн бұрын
GEESSI KHALIF DHEE HALYEY DHEE DULMIDID DHEE
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 3 күн бұрын
Ogesiis gole ku sheegan cadowgeena weeye reer Hargeysa shaqadooda ha ka qabsadaan tuugtan Baalashlaha ka liita
@inacarab2353
@inacarab2353 3 күн бұрын
Qori caska golaha axmed khaliif jaamac saalax ❤
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 3 күн бұрын
Albaabadaa la iskugu dhufanayaa wasakhda cadawga u shaqeeyana jeelka ha la guro degdeg !
@sacadkhaalid8933
@sacadkhaalid8933 3 күн бұрын
Sheeko caruureed 😂
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 3 күн бұрын
DIB JIRIINTAAS AYAAD NOO SOO DOORATEEN!
@JiimiFurre-rs5oi
@JiimiFurre-rs5oi 3 күн бұрын
Xildhibaan cabdikariin nin rageed walaahi waad gudatay waajibkaagi aan kugu codeyay waan la is barani doonaa
@sakiyaresakiyare4600
@sakiyaresakiyare4600 3 күн бұрын
Wadanka afgambi San lagu dhawaaqin sysad la dhacay barlamanka was la curyaamiyay waana la kala dirinuun waxa baarlamaanku yeelalayo ayaanu sugaynaa dadeeynaha la kala famsiiyo waxa socda
@yuusufmaxamed7742
@yuusufmaxamed7742 3 күн бұрын
MA. RUNBAA NINKAN. AHMED. KHALIIF. ASALKIISU. WAA. CADCAFKA. REER. MARKO. OO. ODAYGA. SACAD. YOONIS. LOO. SOO. QARIYEY
@bashe3051
@bashe3051 3 күн бұрын
Saab TV iyo Heelo! Xaarmajo horta iska biiiii... uuf
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 күн бұрын
Impeachment ama xil kaxayuubin kkk War Askarigan haloo Samro waxa ma qoreeeee
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 3 күн бұрын
HADDAA TODH TODHA JOOJIN WEYDAAN 🤣🤣🤣 S QAAWAN BAA LOO WADA HADLI DOONAA HUWANEY
@axmedmowlid8786
@axmedmowlid8786 4 күн бұрын
Muuse Wlahao Wareeriso Ayuu Ku xidhay Gudo Iyo dibadba. Ilaa Jabuuti baa Cabaadaysa
@saadaqnuurgeedi7777
@saadaqnuurgeedi7777 4 күн бұрын
because waxuu arkay Somalia soo xoogeysatay marka fursad qaran daqada ka baxday, waa sabasbta u ethiopia u siiyey dalka! cadoow hadaan ku waayey ku ciidee
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 3 күн бұрын
MUUSE AYAA SOO NOQONAYA!
@Ibrahim-g9e
@Ibrahim-g9e 3 күн бұрын
Sharcigii wakiiladu noqday mid lugu difaaco sharci daro afkaar xusbi dhaartii ay ku dhaarteen iney qaranka dhex u noqonayaan way jabiyeen waxay ku dhaqaaqeen ololeyn xusbi dad noocaasi qaranka waxy u keeneen sucad xumo iyo isqabqabsi dakharo dhiigleh iney ka shaqeeyaan
@NasserMourad-mh4ey
@NasserMourad-mh4ey 2 күн бұрын
Bskhatii 1500 oo cod ku soo baxay
@KusyJi-wm4xt
@KusyJi-wm4xt 3 күн бұрын
MUSEJUDAN ISAGA IYO HOOYADIIBA HALA WASO KAN U DOODAYAANA WAA ILMA ABAARSO WAAKUWII LA WASI JIREY EE ALAN COOPER UU FARA XUMAYN JIREY HOOYADAA HUURADA WAYN KA WAS
@museomer9306
@museomer9306 3 күн бұрын
golayaasha waxaan moodi jiray inay ummadda matalaan una dhaarteen inay dacadnimo ugu shaqaynayaa diinta ,dalka iyo dadkaba ,ee waa kooxisi iyo qoloqolo iyo xisbi xisbi.. waa Alle ka baqa ,qof walba Alla ayuu hor tiregi ,maxaydin ku jawaabi doontaan
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 күн бұрын
Tuugaa ina biixi uu sheegtaa hargeysa luu kala tagay soon
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz 3 күн бұрын
Xildhibaanada Adeerkaa Muse maqluub baaku bilaabay qabyaaalada. Markuu yidhi bilowgii ka soo yaaca xisbiyada mucaaradka ee ka soo baxdeen intii aanu isku reerka nahayaw, waana kuwii judhiiba inta H.awal ka dareereen xisbiyadii mucaaradka ee ay ka soo baxeen. Markaa gudaafad walba iyo maamulxumo walba waxaa bilaaba idinka iyo odaygaa xun ee qabiilaystaha ah Muuse maqluub. Waana laga badbaadin doonaa dalka. Waa ninkii inoo horserday waxii dhib ka dhacay wadanka markup arkay in 5 tii sanadood ka dhamaanayaan ayuu yidhi doorashaba qaban maayo xisbiyadana waan baabiinayaa oo Truro waraaba u taag ah baan doonayaa. Dhibaato ka horaysay ma jirin waa kii mudaaharaadkii doorashada doonayay xabad la dhacay xidhay ee xooga isticmaalay taasina waxay dhashay in buurta la fuulo markii uu diiday cid walba oo u tagtay salaadintii ganacsatadii waxgardkii culimadii Waa dictator jaahil ah.Masuulaka fiicani waa ka dadkiisa la tashada ee ururiya laakiin taa bedelkeedu sameeyay isagoo leh maxy samaynkaraan iyo wax dadka sii kala fogaynaaya. Waxaa mahad iska leh odayaashii is xilqaamay ee Habarjeclo ee daba qabtay markay arkeen in dalku jar kasii dhacayo, maantaba si kale ayay u egaan lahayd. Aleh hayna waafaijiyo tubta toosan.ka wax dulminaayana Alleh haynaga qabto.
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 күн бұрын
YUSRA TV
@davidhurt1717
@davidhurt1717 4 күн бұрын
Doqontan sharcig 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 6:06 a ka hadleysaa ee golaha fadhidaa
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 күн бұрын
xildhibaan QASQAS golaha waxuu moodayaa kii xamar hooyadii qadaadweyn 😂
@EidXaaji
@EidXaaji 3 күн бұрын
Ka dhaqanka xun ee Ina Diana Doqonkan Daawada Dumarka marsada.1500 ee cod kufadhiya Edaab Xumaha Halla Xidho isna Madheera Halla geeyo Dembiilaha uu u Hadlayo Xabsiga halloogu geeyo
@iali8540
@iali8540 3 күн бұрын
MA OOYAYYIHII DOONAYAY INUU DAGAALKA KA RIDO BOORAME EE BASAASNIMADA LOO HAYSTAYBAY MAANTANTA U DOODAYAAN CALOOSHOOD U SHAQAYSTAYAASHII GOLAHA LA ISUGU KEENAY. WAAR DADKA CIDAAN NAFTOODA AHAYN OO AY MATALAAN MA JIRAANE GOLAHA HALAGA XIDHO .
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 күн бұрын
Waxa walaan waa ina biixi tuuga ahaa
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 3 күн бұрын
kan yari waaa kibreyyyyyyy casss waliba waaa wasakhhhh
@cabdirahmaanyuusufbaashe1265
@cabdirahmaanyuusufbaashe1265 3 күн бұрын
Maxaad u dhwri wayden qolooyinkinaa u hadlaya ina abiib oola kiisa kaa khayin wadanka ak waxaad u doodeysanshaqsi dambiileah waxaad iska indho tireysan dhawaca uu u geysteg qaranka oo ad idinkuna hardaamo ku haysaan daka dawlada shicibka distoorka iyo qaranka Somaliland ha xidhnaado kuwan somali weyn iyo midnimo somaliyed doonaya ee jooga barlamanka ala soo af jaro dhamaantood oo hala isgarab taago xukuumada
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 3 күн бұрын
Reer dawlad ma noqdo sharci ma jiraan bal Kan dhagayso wuxuu shubayo waa kulmiye waa kuwa meesha reer u jooga intuu marayad soo xidhay
@Toon1984-s8s
@Toon1984-s8s 4 күн бұрын
2:20 yaaaas that’s the way.
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 3 күн бұрын
Wey iska ciyaarayaan waxba xilna kama xayuubin karaan iyagu dadkii soo doortay maxay u qabteen ?
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 3 күн бұрын
Muuse ku qaada inpeachment
@MohamedHussein-yz2gp
@MohamedHussein-yz2gp 3 күн бұрын
Soon you most of these traitors will also lacked up sent to jail, these fools don’t deserve to be in Somaliland parliament because they betrayed their country by becoming agitators for Somalilands enemies
@ibrahimsaney4340
@ibrahimsaney4340 3 күн бұрын
Xiliban axamed Khaliif wa nin hallyey
@ibrahimmahmoud8860
@ibrahimmahmoud8860 3 күн бұрын
Bal dhageysta ninkan murayada madoow soo xidhay ee kuleh madaxweynu cidla kamuu dhalanan Wana xeerdajintii waa kuwaa dadka muuse difaacay ee umadiina ku diray waa kaso miidhan
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 3 күн бұрын
Xildhibaan qas.qas iyo laba laabsaalax.laangaabka ah maxaa.loo.soo.qaban.waayay❤
@aminamose1347
@aminamose1347 3 күн бұрын
Raga xadhigu waa udoor hadi mudku dayeey.heego xaba daayeey xadhigay ka baqaan .hadi la xidho waa nin ee sida heego maha nag .nageey bisha hadhay boodbood
@2plus2equals59
@2plus2equals59 3 күн бұрын
Laabsaalax=shaah saalax
@hussen1950
@hussen1950 3 күн бұрын
Abu walad ma ridi karta Madaxweynaha kkkkkk
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 3 күн бұрын
Kan yar waa in la bara xildhiban wuxu yahay oyo shaqada uu qabto
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 3 күн бұрын
kkkk mooryaan khabiil ku daaban m.w ayaay moden o daalimah o somali diidah
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 3 күн бұрын
Wuxuu muuse geed cidlah kama bixin waa reero meeshu buu ujeeda waa kaa caqliga sacad muuse maada meesha keenay muuse mise umadoo dhan
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 күн бұрын
Hooyadaadii qadaadweynta ahayd miyaa xil ka qaadista sameeynaysa
@MaxamedBadri-d5n
@MaxamedBadri-d5n 3 күн бұрын
Cabdkariinkayga afkaad jabisay laxdaa
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j 3 күн бұрын
Nadhaafa kudaafadbaad tihiin ciyaal weera ah
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 күн бұрын
Waarun madax waynuhu geed cidlo kabaxay maaha lkn tantoobo jeelkuu kuhor ciyaarayaa waa in sharcigu qabto hooyadii wasaha xabaglaha ah
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 3 күн бұрын
Xildh ooyaaye Maxaad yaaban kartaa wadanku Sharci buu leeyahay iyo madax wayne
@ismailali4339
@ismailali4339 3 күн бұрын
Kani waa doqon aan sharciga waxba ka aqoon, sharci iyo awood toona uma lihidin xil ka xayuubinta, mana beri yeeli kartaan eedaysane waayo ma tihidin maxkamad.
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 3 күн бұрын
waaa jaaaahillll qabyaalad madax maratay ciyaaalkiii kubada ayuuuu ahaaa
@mustafaisse5135
@mustafaisse5135 3 күн бұрын
Baaaa Caaaa. Luugoyo. iska guurta lacagta xaaranta ah.
@NiciimaMahdi-km5gr
@NiciimaMahdi-km5gr 3 күн бұрын
Kan ma muuse iibsaday badhacinaya ee coinka
@abdiosman1308
@abdiosman1308 3 күн бұрын
Ina Abiib kale ayaa fadhiya una baahan in la edbiyey.
@duale4234
@duale4234 3 күн бұрын
Adke Axmed Khaliif Rijaal baad thy
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 күн бұрын
Garac ma xishoodo ileen qadaadweyn xaartaye
@m.khadarhassan8637
@m.khadarhassan8637 3 күн бұрын
Yaad matashaan horta? Gole xashiishka dadku haku mudahraadaan
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 3 күн бұрын
Muuse sabaya wu jabey jabana jaban
@sudiissa5701
@sudiissa5701 3 күн бұрын
Warhayee weel dulmi ma buuxsamo waxaan dulmiga Hadayedina iska qaban SL ma sii jirayeso ilaahay ayaab u caroonaya Xoog xukumdu u sheeganayesa xildhibaanadii shacabkii SL walahay midnimo iyo cadaalada wax dhma ma jirto soomli odhan waa dumiga Aduunka umad muslin sheegataan umdan diinta lahayen Ayaa idinka wanaagsan ilahay ha Loolabto soomaaliyee isma dhaanto
@MohamedSuleman-f3s
@MohamedSuleman-f3s 3 күн бұрын
Waasidaa halga qaado talaabo muuse khatin
@abdourahmanahmed-b7p
@abdourahmanahmed-b7p 3 күн бұрын
Xildhiban qa labaad si masula ayu u hadlay.
@Gobsame
@Gobsame 3 күн бұрын
Waar hala xidho golahan ciyaala ku daafka afka reer ka ku hadlaya
@CraxmaanSheikh
@CraxmaanSheikh 3 күн бұрын
Beenaalaha hadii la qaban waayo sharci iyo kala danbayn jirimayso oo maalin walba la dhagaysto rag sharciga ku tumanaya oo doonaya in Somali land la baabiiyo oo meelo kale looga gacan hadinyo inguna aan moodayno xildhibano sharci ku hadlaya
@2023faaliye-sv4xr
@2023faaliye-sv4xr 3 күн бұрын
kuwii c/risaaq qaliif wasi jiray baa halkan kaqaylinaya halaga xidho meesha afarta EY kudhaxjira halalaayo
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 3 күн бұрын
cuqdaadiii schaad yoonis baaa lala tagaaay golihiiiiii hahahaha dantoomoo wuu bukaaaa
@amranaden3059
@amranaden3059 3 күн бұрын
Waar Aamin tuug baatahay Ada’s ku XigaDibjiryahay ka dareera
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 4 күн бұрын
Ma dhaceyso... Mana aqbali karno in KULMIYE soo noqdo....
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 4 күн бұрын
Faqash uma taalo soo noqoshadiisa
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 3 күн бұрын
Insha Allah sanadkan guushu wa wadani
@rashiidmohamed2588
@rashiidmohamed2588 3 күн бұрын
​@@HindaAbdulle-fl2jjcaac da jooji nadal yaw nadal ku dhalay
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 3 күн бұрын
@@rashiidmohamed2588 Adoo faqashta ilaa hada Naga hoos caaac leh
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 3 күн бұрын
​@@abdirashidhassan5027kulmiya soolaababaya insha allaah
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 3 күн бұрын
Axmed Khaliif uuka miisaan culus yahay 79 kale Xildhibaan iyo Muuse biixi ba🙏
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 3 күн бұрын
Sababee muxuu uga miisaan batay anigu waxaan u aqaan nin cadawga u shaqeeya Taarihkdana been ka sheega
@rashiidmohamed2588
@rashiidmohamed2588 3 күн бұрын
​@@goudhassanaden4627kee baa miisaan culus😂 hadalka markaanad maskaxda soo marin waxkasta waad ku hadli ,ma inan kan yaree 800 cod kusoo baxay ee bilaa aqoonta ah ee jaahilkaa 😂
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 күн бұрын
​@@goudhassanaden4627 waa dadkii soo dayay adeerkaa Ina askar and adigu waxa tahay dhadiga isaaq dhulbahante kaa dhigay yuhuud itoobiyaan
@shukriali5770
@shukriali5770 3 күн бұрын
Wiilow maad gaabsan
@NuriaAhmed-pp7qy
@NuriaAhmed-pp7qy 3 күн бұрын
Parliamentary somali land so dad Muslim ah maahan,maxa shacabka Ben logashega,war illahay kabaqa oo danta must bixi yan maximal abiìb xilka logaqadin,sededaba dowlada wa in ay yelato mucarat iyo muxafid,hadu Muhammad abib u war mucacaratnimo kuhadlay Maliska xaraya.their is freedom of speech in this world, so abiib must be realised as soon as posssible.
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 3 күн бұрын
GOLAHAN AAN EDEBTA BARNO DADKA REER HARGEYSOW SHAQO AAN DOWLADA AY KA MIDKA YIHIIN BAY U YIMAADAAN MEESHA XIL XASHIISHKU
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 3 күн бұрын
Doorasho ayaa la aadayaa oo hadda ma haboona in madaxweynaha la impeach gareeyo laakiin Xeerilalaaliyaha talaabo ka qaado haduu diiday inuu golaha hor yimaado.
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 3 күн бұрын
Ware madaxwene maaxa waa dhibjir ciil qhaba oo jahila oo tuuga waa nagargabe munaafaqa oo masiiba naanan
@monaallin6022
@monaallin6022 3 күн бұрын
Kan yar ee inaa khaliif diibjir ciiya la suuq
@awiladen7814
@awiladen7814 4 күн бұрын
Waar iska erya muse hooley iidorow walle muse waa kii idinkala dirilahaa 🙏🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 3 күн бұрын
Muuse nin uu ciilaybaa caaya (jabuti iyo somalia).
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 күн бұрын
ina shuubo faqash eyed naaso qadaadweyn moqdisho miyaad mooday ilma niiko AMISOM
@awiladen7814
@awiladen7814 3 күн бұрын
@@mcnncm1318 hhhh🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@awiladen7814
@awiladen7814 3 күн бұрын
@@jaamacfaarax2375 hhhh fuley weeye muse hooley🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Fadumo-gs4wf
@Fadumo-gs4wf 3 күн бұрын
Ninkan fur kildhi waa iin loo Diro Doofar faraxumeya oo taba barn hidi kalee waa inna biir dabada laga galiyo M Abib waa
@abdiyusuph5822
@abdiyusuph5822 3 күн бұрын
Kaa yare xamuurada marsada waa in lagudaraaa. Isaga iyo kuwo kaleba
@fdama
@fdama 3 күн бұрын
Prankland 😂😂😂😂😂
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d 3 күн бұрын
😂Baydhyo culus land
@MukhtaarAli-y4e
@MukhtaarAli-y4e 3 күн бұрын
@mursalawil9714
@mursalawil9714 3 күн бұрын
Kudaaya jeelka waadinkaa aamusni kudoodayee
@landsurveyingandmapping6485
@landsurveyingandmapping6485 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 waa xoolo Ragan aynu barlaman ku shegayna xitaa sharcigaba ma yaqanab 27 xubnod oo Gole ciyaalkan ayuu aamin sanyahay inay qarankan dumin karaan ciyaal ciyaal Dhalay eaar orod seexo masaasad bad tahaye
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 3 күн бұрын
XILDHIBAANKU HADUU ILAALIN WAAYO OO QARANKA MEEL LAGA DUMIYO UU NOQDO ISAGANA XASAANADIISU MAAHA MID SHAQAYMAYSO
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 күн бұрын
Tuugaa ina biixi dhulka dan yarta xaday jabiyay waxa kasta
@Axmed7222
@Axmed7222 3 күн бұрын
Acuudu bilaa weli dadbaa muuse wax moodaaya
@aminoaden6671
@aminoaden6671 3 күн бұрын
Allah kuma qaaado ❤❤❤afka cano lagu qabey xil khalif
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 3 күн бұрын
ma kanyaree jaahilka
@RunCisman-r3t
@RunCisman-r3t 4 күн бұрын
Ciyaala suuqan baarlamaan ku sheega waa in shacbigu meesha ul kaga soo saaro
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 4 күн бұрын
Waa QASAB in isbedal dhaco.... Raga ku sheekaynaya ciidan baa guryo loo dhisayaa....waxey ka ganac sanayaan dareenka shacabka
@nuurashaqale-sd4rw
@nuurashaqale-sd4rw 3 күн бұрын
Hadaad waxqasbikarto maxaad doorashada ugalaysaa orod xoogkugal
@DaahirXuseenxasan-un4yf
@DaahirXuseenxasan-un4yf 3 күн бұрын
Waa kii waalay maxamed abiib
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 3 күн бұрын
CALQAD AYAAD AHAYDEEN LOOGU TALA GALAY IN SOOMALILAND LAGU BURBURIYO DAGAALKA LAASCANOOD IDINKAA KA HOREEYAY
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 күн бұрын
Tuugaa ina biixi Burburiyay somaliland
@shurkiismail1740
@shurkiismail1740 3 күн бұрын
Basaasiin basaasini dhashay una shaqeeya huwanta gudaha iyo huwanta debeda
@Sagaalsagal
@Sagaalsagal 3 күн бұрын
Kan yar ee huwantaha meesha halaga.saro.marka.hore.xagee.lagasoo doorta .waba masiibo qaran waxa yaa nadhafiya
@mohamedsaid3552
@mohamedsaid3552 3 күн бұрын
Ka yar hadii aad farha la gashan sool inbadan oo hada ah sl iyo sanaag inta ugu badan buu leyah oo ku heli karo m weynaha ssc .mamul gobolad somaliya ah.sidana waxa kugu dayay sl ee ka jooga hadal xuman ina mujahid jamac salax .qeesi xildhibanku waa dhal mujahid
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 64 М.
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 20 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН
Maxaa ka Soo kordhay Gubashada meheradii Safiya Tusmo
7:42
MM Somali TV
Рет қаралды 17 М.
Doodii Mooshinka Xil-Xayuubinta ee Xildhibaanadu Gudbiyeen
25:32
NINKI GABADHISA LAFARA XUMEYEY & NINKI SAWIRKISA LAFAFIYA SO QABTAY
46:01
Is peace possible with Netanyahu in Israel and Hamas in Gaza?
17:17
Channel 4 News
Рет қаралды 200 М.
Shirkii Sacuudiga Nairobi Ku Qabteen Waxu Shabaha Shirqoolkii Qureysh Sh Xassaan Abu Salmaan
17:14
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 33 М.
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 20 МЛН