Cudur ka Hawiye maka caafimaaday calow wax eey kaa bi iyeen garan maayee Balse waan kuu soo duceeyn
@IlhanMohammed-yj3izАй бұрын
Muse iyo fayysal no shaqo
@h.a.baazka9861Ай бұрын
Anigoo ah nin habarcafaan ah waanka cadhooday gafka aad kula kacdeen osman omar dool waayo waa nin oday ah oo macquul ah oo waliba run sheega ah
@hassan-mp1pkАй бұрын
Waa nacas martin
@souadelmi5470Ай бұрын
😢 really
@AhmedHussein-v1qАй бұрын
Ali Harare. Martin❤❤❤❤❤❤❤
@dalaisacgibril5899Ай бұрын
Muuse biixi waa saqajaan munaafaq fidnad wade ah habaar qabe, madaxweynaha cusub iyo shacabku uma baahna talo Muuse biixi leeyahay, waa laga raysanayaa afxumadiisi iyo hanjabadiisi
@hodanoumar9508Ай бұрын
Xataa isagoo dagay wali waad qadh qadhaysaan walee ninkani waa libaax ale hadaayee afka ka dhig
@xamudiman4867Ай бұрын
Calaw somaalìdii kale miyaad iskadaysay maxaa muuse iyo s,land lagaasiiyaa
@SomaliLander-l1rАй бұрын
Hadanay ka hadlin Somaliland waxba ma noqdaan xataa youtub ku uma kala kaco
@mohamudosman164Ай бұрын
Xilkii uu somailand u hayey faysal Ali Waraabe yuu ku wareejiyey oo meeshii ka sii wadaya.
@khadijaibrahim3054Ай бұрын
MUUSE CAYAYAAN BUU UGA TEGAYAA MEESHA
@nimasahal8599Ай бұрын
WAA 2 DOOFAAR
@AlakhbaardiinАй бұрын
Asc Wll marka hore waad ku saxantahay arintaas ta 2 aad Xaalka dumarka ayaa iskale oo la xaalaa e ragu waxay leeyihiin mag e isku xakun magta ?? 🙏🙏🙏
@unitednationonecreatorАй бұрын
The Faysal Ali is like Mama malyuin .Daahir Alasow . Are comedian they hate who they want and they insult who they want but I do of understand how he become one of the MP part of Ucid
@MuqtaarCabdixasanАй бұрын
Sxb xaflad toosiga yaa waaye
@ahmedgure4265Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk waa sax
@AbdirizackAmin-i1zАй бұрын
Matin ma isaaq baa
@axmed8798Ай бұрын
MUUSE & MAXAMED WAXA KELIYA EE AY YAQAANNAAN WAA CURYAAMIN WAANAN KUDHAARANAYAA INAANAY WELIGOOD WANAAG KASHAQAYNAYN INTA AY NOOLYIHIIN
@SomaliLander-l1rАй бұрын
Adoo faqasha ayaa sidaa leh oo ay muuse iyo ina kaahi kaa dumiyeen dawladi adkayd xaarood qaxoonti
@SomaliLander-l1rАй бұрын
Muuse iyo ina kaahinba wuxu kaa dumiyay dawladii ad kayd xaaroodqaxoonti
My wll waxani waa kaftan qofka lajooga saw isaaq maaha aduunka reer xun majiraan
@Onceuponatime-f7hАй бұрын
War Ali Xaraare cid ma Nebca ee wuxu ka hadlayaa dadka uu la koray oo meel kula dhashay
@Onceuponatime-f7hАй бұрын
@@Xaajiwarfaa War Ali ayeeyooyinkisa dambe oo Caradas ka badanba waa Isaaq. Xitaa Warsangeli waxaanu Moodnaa inu na necebyahay Dadku waa iska ahli iyo walaalo
@sadiaisse2176Ай бұрын
Xaglatoosiye alaakariim
@ZeinabBarreАй бұрын
Ali Xarare wa xaad tahay namiimiye is ku Dire ciled raashe waxaad hubaysaa caamada Allaha ka xishood oo wayiiso cafis iyo irsaaqa taadhanta kaftan ma ahe waa karaahiyo.
Muuse kursiga kama degeen wuuna ku dagaalami lahaa ee qolyihii beesha caalamka ugu yimid madaxtooyada ayaa Muuse ku khasbay inuu kursiga baneeyo.
@souleyabdou5105Ай бұрын
O prof Samatar miyad ilowdeen mowduca kamaydan hadal 😂
@JaamacYuusuf-u6tАй бұрын
Waxa uulamid yahay kulmiye waa udubkii dhacay
@shaahyahangeneral1096Ай бұрын
Martin iyo Xaraare Labayahow doqon Somaliland ka hadha, liintii ma dhamaan ee basbaas baa la idiinku darayaa weliba hadaad madaxda afkiina ka leexin weydaan.
@abdirizakfarah3126Ай бұрын
Ciro waa nin siyaasi ah oo fahmi kara haduu magacaabo shakhsi kasoo jeeda sool ama Buhuudle Inosan faaido soo kordhinayn bilcakis dhib iyo karaahiyo iyo dagaalkoo sii socda un buu faaiidya hé knows Horgal what hé is 😊
@FadumoCabdiraxmaan-p7xАй бұрын
Wakaa ciilqabe utihiin
@AdamhaglerАй бұрын
Muse pilot mu ahayn qunbulad tuure ayu ahaa snm tiina kimis dube ayu ahaa 😂
@hadiilchocolaАй бұрын
Waxaaas qadaaadwayn ka ahow😂
@abdiwais8419Ай бұрын
Ali please ha ku wareerin faysal oo Cirro dhaley, cali don't be what we you acting as qa darood
@MohamedHussein-mf3fpАй бұрын
Abdirahman ciro hadi u furo wada hadalki somaliya iyo ka noqoshada Mou khtaar ayu wajahaya cimrigisa So af jaara
@mohamedalimohamed5828Ай бұрын
Bad samaroon xabashi gadan.maiyo EE bal gibiley Ku warajiya iyobiyanka nin walbe gurigisaadaga kanmasul ah imikan burco habar awal ma bixin karta. Wa maiya x
@Gangstar612Ай бұрын
John McCain goormuu madaxweyne noqday goormuuse dhacay? Ragaan waxay doonaan bay iska sheegayaan
Wxaan arkayey odeyaal warsangeli AH oo badhan kasoo bilaabay leefleefka Isaaq... Adiguna leefleefkii inàad bilawdo wàa nasiibdarro Ta kle dulufyo dhacay SIda muuse juudaan iyo waraabe faaruq na Ha ISKu soo dhisin
@Onceuponatime-f7hАй бұрын
Warsangeli adiga oo kale waxba ma waydiiyo qofkow and back off Ali Harare business.
@KadanAliIsaАй бұрын
Ninka ragga ah maskaxdiisa lalama maamulo macnaha looma yeedhiyo wax. Ee marka hore ayuu wax uu hubo oo dhaandhaysan sheegaa. Cadogude iyo ina cumar dool waa laba oday oo caqliga ka caruur ah. Sida ciyalka tiktokers kay u hadlaan.
@SultanAhmed-et3vcАй бұрын
DAGAALKII LAASCAANOOD AYAA DEBEDA KEENEY XAGJIRNIMADAADA DAAROODIISIMKA AAD KA U FOG
@Mohamed-d5b8uАй бұрын
Wa la tolayoy oloshay ma maqashay m martin yoow ha ag marin hadalka qasab ayay ahayde
@mustafatalaal5734Ай бұрын
Kan Cali Xaare waxan gubayaa waa cadaawada uu Somaliland u hayo qof kasta oo Faysal caaya oo ka cabaada waa qof cadaawada Somaliland ku fog tahay