No video

MUSTAFE KANTE { HA I DAYSO BARASHADA }OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 482,028

MUSTAFE KANTE

MUSTAFE KANTE

Күн бұрын

Follow my bagges
/ geurdjeo
www.instagram....
Lyrics :: Daaha Gaas
www.facebook.c...
Melody :: Khaliil Yare
www.facebook.c...
Producer :- Ayoub beatz
‪@Ayoub_AY_Beatz‬
D.O.P ::- Munier Obsiiye
www.instagram....
Directed & Edited ::- Ahmed Ak
www.instagram....
Copyright‪@Mustafekante1‬

Пікірлер: 232
@XogtiiMilk-om2or
@XogtiiMilk-om2or 2 ай бұрын
Heestan waxn dhagaysanaya malin eid adxa 16 June 2024 1:00pm Waa maalin dadku wada faraxsan yihiin lkn anigu aana farxsanayn 😢 oo waxa ihaysta wa xooga problem family 😢😢 Amuuruhuna wey isku kay toosi layihiine Ee saxb yal iga danbeeyaw iisoo ducee😢😢😢😊
@Aishamohazuldaan
@Aishamohazuldaan 2 ай бұрын
illaahy culeeska hakaa qaado❤
@user-gx3ci9xn9x
@user-gx3ci9xn9x 2 ай бұрын
Alle haka dulqado wlh isku porblem nahay wlh
@dekaaden4801
@dekaaden4801 2 ай бұрын
Ilahay haka saaro dhibka wll
@user-ix5ci4ir9s
@user-ix5ci4ir9s 2 ай бұрын
Aniga dhibatay iso xasuusisay wll wllhi heestani 😢 lkn imika kuma jiro dhibtaaZ
@Malak_nazir
@Malak_nazir 2 ай бұрын
Illaahy hka qaado culuyska
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 2 ай бұрын
Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤
@user-dl9ip3cm6t
@user-dl9ip3cm6t 2 ай бұрын
😢really
@OdeyCabdulaahi
@OdeyCabdulaahi Ай бұрын
Aniga
@bishaarocabdibashka
@bishaarocabdibashka Ай бұрын
Aniga
@user-mt7fy3jf7o
@user-mt7fy3jf7o Ай бұрын
War horta maa walantahay intad dhagaysto ayad tidhahda hesaha qurank ka. Macan
@user-lj6sw3qj6b
@user-lj6sw3qj6b 21 күн бұрын
Ha wllhi quranka karimka aya kamacan❤
@xadaari129
@xadaari129 2 ай бұрын
heestan markay qaraxdo like dhac kusii ❤🔥🎧✅✌️
@suhaybcali-qo1vl
@suhaybcali-qo1vl 28 күн бұрын
AXYAA VOICE MUSTAFE KANTE
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth 2 ай бұрын
Waa bilaash Dareenkii Ku dhamaada laba bari Baabah weeyi xiisaha Bes ku eg Habeen qudha ❤❤❤❤❤❤❤❤ Eeshqiyaasak Kante
@user-ds6cv5ky7v
@user-ds6cv5ky7v 2 ай бұрын
Tali way hees dhaftay M Kante voice best ❤ Fanan buuxa wuu dhawaan filo Inuu gaadho Halkii uu gaadh cabdikariin cali shaah Second goat Codka mustafe kante 100% Ereyda abwaan daaha gaas 100% Laxanka khaliil 100%
@Jarmalka1251
@Jarmalka1251 2 ай бұрын
Halkii Qamar dheh 😂
@Abdirizak_kaawiyada
@Abdirizak_kaawiyada 2 ай бұрын
Heestan waXaan dhegaysanayaa galab Tariikhda aduunka 🌎= 19 / 06 / 2024 Taariikhda Ethiopia 🇪🇹 = 12 / 10 / 2016 Maalin = Arbaco From jigjiga Ethiopia 🇪🇹 isoo duceeya jamacad dalka dibadiisa ah ku socdaa I.a 🤲🙏🫶
@bushrakulmiye9886
@bushrakulmiye9886 2 ай бұрын
Alle ha ku fududeyo walal
@amiincabdikariimmahamed1305
@amiincabdikariimmahamed1305 2 ай бұрын
10k markey gaadho Ii riix kaliya 👍
@yonezcrown
@yonezcrown 2 ай бұрын
Kanté Layab Layaab🔥
@Ayoub_AY_Beatz
@Ayoub_AY_Beatz 2 ай бұрын
abti heeskan markii aan tumayay baan waxaan projectiga ku qortay kante hees lalayaabay 😂ilayn heesku waa layaab layaab 🤣
@axmedMaxamett
@axmedMaxamett 2 ай бұрын
GacmO dahablE🎉😊
@Supr93
@Supr93 2 ай бұрын
did standard the agreed that it champions
@yonezcrown
@yonezcrown 2 ай бұрын
@@Ayoub_AY_Beatz waban Yabay Apti 😂🔥🔥🎶
@user-jz3wx9gr9z
@user-jz3wx9gr9z 2 ай бұрын
Heesta saka anoo cadhaysan bn dhagstoo goaan baba saas ku qaatay 😢
@SuhurMuse-du7pp
@SuhurMuse-du7pp 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@user-ko1mi5px8s
@user-ko1mi5px8s 2 ай бұрын
Legend❤😂
@NIMCOXUSEN-k7l
@NIMCOXUSEN-k7l 17 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@MohazAdeh
@MohazAdeh 2 ай бұрын
Legendary 😊 from Mogadishu🇸🇴
@MakhtalXasan
@MakhtalXasan 11 күн бұрын
No mugdishu legend of ❤😊somaliand
@faysalfantastic7712
@faysalfantastic7712 2 ай бұрын
Laxan on the bit 🔥💥⚡️
@mudezabdullahi2018
@mudezabdullahi2018 2 ай бұрын
Hestan markay gado have millions like saraa ❤
@ugbadamaxamud817
@ugbadamaxamud817 13 күн бұрын
0h ya hees ❤
@lucazcoly1636
@lucazcoly1636 2 ай бұрын
Laxanka Khaliil is the best
@hodanmaxamed-yf1kz
@hodanmaxamed-yf1kz 2 ай бұрын
Tan mashidna yaa igu raacsan team jecyl😂❤
@princes2224
@princes2224 2 ай бұрын
Aad io ❤😂
@khaalidmarlo6275
@khaalidmarlo6275 2 ай бұрын
Mustafe wlhi girl ay ku la had laysa waan ku jecelahay❤❤❤❤❤❤😢😢😢
@axmedMaxamett
@axmedMaxamett 2 ай бұрын
Waaay GaadhiYe walll iska suG samraa sadkiisa wuu helaayE waal😢❤🎉
@AmiinGalmo
@AmiinGalmo 2 ай бұрын
Sort will 😢😢😢😢
@maskiino09
@maskiino09 2 ай бұрын
Keep going zxp
@kamalmuhumed9472
@kamalmuhumed9472 2 ай бұрын
Erayada heesta waa waxkale lkn laxanka cabdi kariin cali shaah inaad udhiibtey ahayd laxan holac ahbu noqonlaha 👍
@AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq
@AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq 3 күн бұрын
Jil jileeca ha is barin ❤wyay hno
@MubaarigHaqabtire-ur5cq
@MubaarigHaqabtire-ur5cq 2 ай бұрын
Lkn Laxankan Waa Kuwii Qamar Goatka waa Laga soo xaday midhaa.
@XooshVlogs
@XooshVlogs Ай бұрын
kante goat
@birmadyare
@birmadyare 2 ай бұрын
Mustafe kante La Yaab !! Keep going Walalkey
@user-vz5nq4mw9v
@user-vz5nq4mw9v 2 ай бұрын
Runtii heestan waxan dhageeystay haben isniin oo habeenkii labad ee ciida heestu dareenkayg ayey ka hadlaysaba lkn sida. Ayaa go,aaanku qaatay oo qofkan rabiy uga marmay ilahayowu igu tageer go,aan qaadashadan😮😮😮
@MakhtalXasan
@MakhtalXasan 11 күн бұрын
Hestii hesaha kante legend wan ku tagera❤❤✨️✨️
@Fatimabintuyasiin
@Fatimabintuyasiin 2 ай бұрын
Heestan waxan dhagaysanaya habeen Eid 16 jun 2024 saacaduna ay tahy 9:36 habeenimo❤😢
@SOMALINOMUSIC
@SOMALINOMUSIC 2 ай бұрын
TEAM NO MUSIC 🎶 WAN SOO DHIGAY TIKTOK ❤
@CabdilaahiOsman-mn3mx
@CabdilaahiOsman-mn3mx 2 ай бұрын
🎉
@MohamedNuradin-gh5kv
@MohamedNuradin-gh5kv 2 ай бұрын
Halyeeey muztafe 👑🔥🤘
@idiriscabdiraxman9915
@idiriscabdiraxman9915 2 ай бұрын
Eid mubarak Dhamaantiin Codka 97% Music 95% Muqaalka 93% Mustafe kaante legendary
@NIMCO176
@NIMCO176 2 ай бұрын
Anigu waxn dhagaysanaya 24 /6/2024 11:00 duhurnimo xili parobalem ihaysto dhanka familka iyo dhanka xidhidhkaba 😢😭😪
@AminDayib-yo1eu
@AminDayib-yo1eu 2 ай бұрын
WaaBa gaRiiR heesta Labada he3sta tiRiyey ka eReyada Leh ka Laxnka saaRay waaaba LaBada u fadhido
@khadarbinugacansaar
@khadarbinugacansaar 2 ай бұрын
Heesti finally way soo baxday i was waiting
@cabeetacade5816
@cabeetacade5816 2 ай бұрын
Waakahayaa lgn
@munacawil5153
@munacawil5153 2 ай бұрын
Waxan dhageysanaya heestan habeen eid ah 16june 🥺sacaduna tahay 9:52
@KhadraYusuf-yt2el
@KhadraYusuf-yt2el 13 күн бұрын
Wa biilash dareenki ku dhamada laba bari baabah waye xisaha laba bari ku eg
@mubaarikgemer8658
@mubaarikgemer8658 2 ай бұрын
The best song 2024❤
@marcusmariomarcosmario7975
@marcusmariomarcosmario7975 2 ай бұрын
Golden boy voice prefect bro ❤
@fdsomaliofficial7884
@fdsomaliofficial7884 Ай бұрын
Nice song
@user-pz3xp7vs8l
@user-pz3xp7vs8l 2 ай бұрын
Hestan wxn dhagaysanaya 10:20am 19/june/24 exkaygiba isago ex ah ikhiyamay dabada nag ma baranayo u idhahy hadana wuu barty 😢😂😂
@zackahmed3443
@zackahmed3443 2 ай бұрын
Laxanka iyo Music ga ayay heestu ka dhimatey erayadu se waa nice😊
@Saedbedri
@Saedbedri 2 ай бұрын
Laxan top ah pa la saary wlh Fan wxpa kma taqaanide ader 😂
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 2 ай бұрын
Heesba nagu garaacday kante ❤
@Larasamira1
@Larasamira1 2 ай бұрын
Electric guitar 🎸 on the beat 🎧 🔥🔥
@OmarMohameth-uz9xe
@OmarMohameth-uz9xe 2 ай бұрын
VamOooos KanTe 😂❤🎉
@WardaWali-it9cw
@WardaWali-it9cw 2 ай бұрын
Tani hees waydhaf tay
@AxmedBudul-my1ko
@AxmedBudul-my1ko 2 ай бұрын
Heestii wxaa ka mcn heetii mlbo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Ku sco sxb iydbaa🎻🎻🎻🎻🎻🎻
@HabonAden-nq9pb
@HabonAden-nq9pb 2 ай бұрын
Hees iga dheH fanankyGiii KanTe🎉❤
@Wiilo___Hassan
@Wiilo___Hassan 2 ай бұрын
28/6/2024 mlin aad igu adag ayaa heestaan dhageesanooyaa😢😢nafteeda jiljileeca ha is barin😢
@Zakaria_204
@Zakaria_204 2 ай бұрын
De lkn comment la soo raagtay 😂🙏
@muusemoh5407
@muusemoh5407 2 ай бұрын
Olol weeye mustafe kante 🔥🔥❤️
@Abdikani_Ak21
@Abdikani_Ak21 2 ай бұрын
Kante on fire..🔥
@captainmo77
@captainmo77 2 ай бұрын
Khaliil Yare waa mulaxan mustaqbal faneed leh. 👏
@najiibalfa4155
@najiibalfa4155 2 ай бұрын
Style igu garacday 😅❤❤
@XafsaahmedGaabo
@XafsaahmedGaabo 2 ай бұрын
Go aanqata Kuwiina Go aan laqat0H❤😢
@maxamedkhadar1497
@maxamedkhadar1497 2 ай бұрын
Kanyari reerkii ayuub ee ducayaalka haha ayuu naga kharibay waayaabe
@mohamedjirde
@mohamedjirde 2 ай бұрын
Mahaa Ayuub Walal 😂
@rahmacige9251
@rahmacige9251 2 ай бұрын
Waa nin inaderkay ah oo sacad muuse ah jah
@princessmarie9481
@princessmarie9481 2 ай бұрын
Heesta kaliya ee niyada ii dhistay the legend mustafe kante ❤
@Suhaybyare631
@Suhaybyare631 2 ай бұрын
C!d mubarak anta camul😊😊
@hudasuleimaan
@hudasuleimaan 2 ай бұрын
Axlaa mustafe kante
@MuztaphaManzour
@MuztaphaManzour 2 ай бұрын
Ciid Mubarak 🎉
@hodandheeman4704
@hodandheeman4704 2 ай бұрын
Heestan waqtigan u baahna soo baxdey walle go aan qaatey kama noqonayo illhaypaa wax bixiye kama maaran baryada ruuxaad bili adam wadatihiin
@QabuulMaxamed-po3tg
@QabuulMaxamed-po3tg 2 ай бұрын
Aha ha burburo jacaylkaan daacadnimo ku beerayn 💔🥺
@Biigle-abdi
@Biigle-abdi 2 ай бұрын
Layaab layaab
@user-to8gf5pu9k
@user-to8gf5pu9k Ай бұрын
Waar laxanka i dilay aniga nio❤
@FardusaMahamoud-l2e
@FardusaMahamoud-l2e 2 ай бұрын
Kep going wllkey horay uzoco wku wata gar iyo gaRdaraba🥹🤴🏽👌
@GuledOmarOmar
@GuledOmarOmar 2 ай бұрын
KantE Miisanka Culuz Ee FankaH 🫡
@KosSaid-ni3rq
@KosSaid-ni3rq 2 ай бұрын
Wawo❤
@Abokorrrr
@Abokorrrr 2 ай бұрын
Daaha abdi gaas heestaba isaga Qurxniya what a voice🔥🔥
@user-od6tg5cn8b
@user-od6tg5cn8b Ай бұрын
Waan ku waata libax sxb❤❤❤
@SaadiyamuuseShashka
@SaadiyamuuseShashka Ай бұрын
Qurux🎉
@mahamedozman1604
@mahamedozman1604 2 ай бұрын
Kanteeee see wax yeshay🤞🏼
@YaxyeMawliid-yv1sv
@YaxyeMawliid-yv1sv 2 ай бұрын
Waaawaynka fanka ayaad ku biirtey zxp❤❤
@MohanJecky
@MohanJecky 2 ай бұрын
Laxanki awale Adaan aya iso urayaa❤
@suhaybomerr
@suhaybomerr Ай бұрын
Ninkii ugu horeeyay ee caption heesaha somalida kusoo daray
@m.walimusic
@m.walimusic 2 ай бұрын
Mustafa kante is the best
@CabdiqadirmaxamedmacalinJanmpa
@CabdiqadirmaxamedmacalinJanmpa 2 ай бұрын
Legend
@Enashiine
@Enashiine 2 ай бұрын
1m markey gaadho Ha lay soo qabto 😂✌️
@fdsomaliofficial7884
@fdsomaliofficial7884 Ай бұрын
Nice
@UbdiasiisYousuf-qr5yb
@UbdiasiisYousuf-qr5yb 2 ай бұрын
Hees tani wey dhaaftay😮😮😮😮😊
@mustafeomer8400
@mustafeomer8400 2 ай бұрын
Heestii sanadka Ha i dayso barashadu
@user-ks9ql3ig5v
@user-ks9ql3ig5v 2 ай бұрын
hala ya halla wr mxad samaysay kante 🤤
@user-ec5pb9gp5c
@user-ec5pb9gp5c 2 ай бұрын
Qofta uu mustafe sidaa u galayaa rajo danbe ma laha
@Cfataxyare6
@Cfataxyare6 2 ай бұрын
Mustafe kante fanaanka sanadka
@abdirizaakqurboofficial3334
@abdirizaakqurboofficial3334 2 ай бұрын
Keep going young bro🔥🔥
@MariaAydiid
@MariaAydiid 2 ай бұрын
Kaba maaran baahida Baryadiisa ruuxad bina adam wada tin Yaa salaaam☺️
@Deeq1998
@Deeq1998 2 ай бұрын
What a Song Mustafe Kente Layaab layaab🎉
@MohamedAhmed-nu2sb
@MohamedAhmed-nu2sb Ай бұрын
🎉kume
@ZamzamGuirre
@ZamzamGuirre 16 күн бұрын
❤❤❤
@Cabdisamedismaaciil0987Cabdisa
@Cabdisamedismaaciil0987Cabdisa 2 ай бұрын
Musicada waaba waali😂❤
@hackerman5123
@hackerman5123 2 ай бұрын
Keep up the good work guys 🎉❤❤
@ApthicasiisMaxamed
@ApthicasiisMaxamed 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BadriCizmaan-bw9em
@BadriCizmaan-bw9em 2 ай бұрын
Kate
@NIMCO176
@NIMCO176 2 ай бұрын
Wlhi heestan waxn dhagaystay /26/12/2023 anigoo safar kasoo ah ceergabo ayan habeenki jacaylkayga izku dhacnay marki gadhiigi aan so koray ayan wacay lamrkisuna wuu xidhna wlhi intay dadku faraxsanayeen aywada ,zhekaysanayenn anigu intan erfono dhaga gazhtay ayan dhagaysanayay walipa anigoo sawirkisa dawanayayy zidiban burco kuso galay markan imi xafada ayan wacay wu iga qabtay wuxuna idhay aynu iznabad galino wlhi marka safarkii iyo heestuba xasuus ayay iyihiin 😢😢
@user-gg4tp6oi5l
@user-gg4tp6oi5l 2 ай бұрын
WAXA INOO BALAN AH MARKAY HEESTANI QARAXDO❤😊👀
@user-yz9xk8hp5r
@user-yz9xk8hp5r Ай бұрын
Légend Kante
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 2 ай бұрын
Kante mawhibad uso socota fanka somaliland💚🤍♥️
@fdsomaliofficial7884
@fdsomaliofficial7884 Ай бұрын
Legend
@Jookar1
@Jookar1 2 ай бұрын
Kante waa hibole hal sano baad kujirta fanka waa horaadna waawaynka ku biirtay
@user-pt3dc3jm2z
@user-pt3dc3jm2z 2 ай бұрын
Ha idaayo bohol yow 🥹😭🫡💔
@axmedMaxamett
@axmedMaxamett 2 ай бұрын
layaaaaB baL layaaaaB🎉❤
@HamzeApaadir.2938
@HamzeApaadir.2938 2 ай бұрын
Ha burburo jacaylkan daacadnimo ku beerayn 😢❤
@AmalCumar-k4k
@AmalCumar-k4k 27 күн бұрын
@@HamzeApaadir.2938 😪
@MukhtarrHarerrhazzan
@MukhtarrHarerrhazzan 2 ай бұрын
❤❤❤❤. Wan ku ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ubaxiftiin7494
@ubaxiftiin7494 2 ай бұрын
Heestan waxa laga sameyay qisadi maxamad mamo 🎉😮 miiiya
@AliYusuf-bc1kd
@AliYusuf-bc1kd 2 ай бұрын
Heesta qisaded anigay u qusayesa😢
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 2,9 МЛН
MUSTAFE KANTE | DUN XARIIRA | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:56
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 17 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 41 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 40 МЛН
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,8 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,3 МЛН
MUSTAFE KANTE ( JACEYLKA IGU QASBAAYA ) OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:54
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,4 МЛН
DJ ADAM FT BADMAAX - SOMALI MASHUP - (OFFICIAL VIDEO) 2024
4:21
Hanad Bandz - Saameyn (Official Music Video)
2:41
Hanad Bandz
Рет қаралды 2,7 МЛН
MUSTAFE KANTE QALBI KULA MIDOOBAY
5:01
Lil Tjayy - Topic
Рет қаралды 390
MAXAMED MAAME - SIDAN KUU BARTAY (Official Video) 2024
4:53
Waqal WStudío
Рет қаралды 2 МЛН
HABOON NUURA | IMAAD CAJABIN | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
4:13
Haboon Nuura
Рет қаралды 663 М.
MAXAMED MAAME QALBIGAN KALIGAA KU SIISYAAY OFFICIAL VIDEO 2024
4:26
Mohamed Maame
Рет қаралды 3,2 МЛН
MUSTAFE KANTE 2024 | QALBI KULA MIDOOBO HAWEEEN | HEES CUSUB
5:01
MUSTAFE KANTE DHAL SHIIKH OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 41 МЛН