MUUFO BARAAWE FUDUD SIDAN U SAMEYSO 👌BY QAMAR BINT AMIIR 👑

  Рет қаралды 51,533

Qamar Bint Amiir

Qamar Bint Amiir

Күн бұрын

Пікірлер: 70
@yaasmiinbuule1594
@yaasmiinbuule1594 3 жыл бұрын
Masha allah qamar binta amiir ad an ujeclahay muufo barawe shurkan
@abwaanbulchinaofficial3638
@abwaanbulchinaofficial3638 3 жыл бұрын
Masha allah Ka Faaideeysi Wacan Cunada Aad Ayaan Ooga Gelay Allaha Kuu Barakeeyo Gacmagaaga Horumar Wacan Walaal💯💯💯🥰🥰🥰👏👏👏
@halimaali3436
@halimaali3436 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️
@samiyoalinur6773
@samiyoalinur6773 3 жыл бұрын
M.a qamar cuntada aad ayan u jclhy qaab fudud ayaad ino tusisaa cunto walbo aad so geliso waan sameya hadee shaqo badan ahaan lehyd ma isku dayi lehyn kkkk thnks
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 3 жыл бұрын
Maasha aAlaah Waaku Faraxsanahay Qaali Alxamdulillah ❤⚘😘
@sahromacalinxayeesi8429
@sahromacalinxayeesi8429 3 жыл бұрын
Maashaa alaah waaye lkn xoga yar waad jilcisay sida ayay u dhagi la.dahay gacantada alaha ku barakeeyo xbti
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 жыл бұрын
Ilaahay tartiisa iku saar subscribe plz waa ramadan plz wlhi waa codsi ❤🙏
@QURAN-KAREM01
@QURAN-KAREM01 3 жыл бұрын
Ado iso boqan karo walalal istag hai agmaran ale darte igu saar 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@aamir7475
@aamir7475 3 жыл бұрын
Muufo Baraawo dheh adoo Mahadsanid Baraawe maxaa waaye Lamagoodle maa isku badashay 😳
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💞💞💞💞💞
@quranlearning7963
@quranlearning7963 3 жыл бұрын
Majoogtaa Qurbaha Majeceshahy Inaad Barato Qur'aanka Kariimka Hadaba Machadka Daaru sacaada Waxa Uu Qaadanayaa Ardey Cusub Kala Xiriir : + 252 653668042✍✍🤍🤍 💬. .
@king...3695
@king...3695 3 жыл бұрын
Hala isoo booqdo fadlan Waa wlaasheen salma la jecleey
@ماهرجميل-ض9ظ
@ماهرجميل-ض9ظ 3 жыл бұрын
ماشاء الله لاقوة إلا بالله
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
Wcs Aabyo qamar masha Allah tabrikllha mufod kukuse iyo dacbilasha oo dhidhiqo aan isku jeclahay shuran xabti walahi masaj kuso qarayi misharida xita debka ugu dadatey xabti gacantada haku barakeyo Aamiin Yaa rabi Ramadan Mubarak 🌙⭐🌙⭐❤❤
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 3 жыл бұрын
Ooh xabiibti isilaali mahadsanidiin Marwalbo love you ❤💯😘⚘
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
@@Qamar_Bint_Amiir adiga iga mudan xabti Love Tuu❤❤❤❤
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
You
@safiaomar8163
@safiaomar8163 2 жыл бұрын
Mashalah tabarkalah
@latifamussa4979
@latifamussa4979 3 жыл бұрын
ماشاء اله ومدان مبارك شهر خير كل عام اوانك بخير
@faizahhassan7733
@faizahhassan7733 2 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن تسلم يدك حبيبه الغاليه
@farhiyakassay5999
@farhiyakassay5999 3 жыл бұрын
Mashallah
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 3 жыл бұрын
Masha.allah
@king...3695
@king...3695 3 жыл бұрын
Ku sali nabiga scw
@hodmanabshirhassan1999
@hodmanabshirhassan1999 3 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤️🤲🏻
@samiyoalinur6773
@samiyoalinur6773 3 жыл бұрын
Muufo kuus kuuseey iyo malaay ayeyadey mcn ayaa ino sameyn jirty allah maxan u xiisay 😘
@amiiraarush8561
@amiiraarush8561 9 ай бұрын
Manshaallah❤❤❤
@faatiingris1478
@faatiingris1478 Жыл бұрын
Abayo iso sawir galeda
@maymuun7956
@maymuun7956 Жыл бұрын
Masha allah
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 3 жыл бұрын
Masha allah walashey qamar binti amir allah ku barakeeyo
@umuomar1782
@umuomar1782 3 жыл бұрын
Wcs Masha Allah
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yuusufxaaji4820
@yuusufxaaji4820 2 жыл бұрын
Jawaab na soo sii
@shanaolli7007
@shanaolli7007 Жыл бұрын
Dankjewel ❤zusje
@umuzamzam7731
@umuzamzam7731 3 жыл бұрын
Muufe barawe sidan looma jilciyo
@Hoodo121
@Hoodo121 3 жыл бұрын
Asc walalhayga qaliga blz subscribe isaara chnnelka
@safiaahmed4403
@safiaahmed4403 2 жыл бұрын
شكرا تسلم يدك🙏👌👍💝💞
@cusmancusman4543
@cusmancusman4543 3 жыл бұрын
Galeyda shiidan xaniinta soorta miyaa ama wey ka duwan tahay iso jawab walashey qeyr alle haku siiyee
@SaafiyeeyMakaasabraayo
@SaafiyeeyMakaasabraayo 2 жыл бұрын
💞🙏 شكرا اختي Naagnool
@qaaliali1438
@qaaliali1438 2 жыл бұрын
Masha alah
@somaliboy447
@somaliboy447 3 жыл бұрын
Nabiga hadaa jeceshahay subcribe isaar...
@abdillahiabdirahman5837
@abdillahiabdirahman5837 3 жыл бұрын
Manshaa'Allaah 1
@bahjoamiin6226
@bahjoamiin6226 3 жыл бұрын
Masha allah abaayo qamar waa rabey birta xitaa waa soo gatey foorno laan inaa saan noqanaayo mu maleynini qeer ilaahey hku siiyo gabdha kaliya oo cunto karisteet jeclahy ayaa thy waxa walbo basaraa u sameysaa
@safiaahmed4403
@safiaahmed4403 2 жыл бұрын
ماشااااااااااالله👌💞👌💝👍💞💝
@faatiingris1478
@faatiingris1478 Жыл бұрын
👌👌
@mariam-nw6pk
@mariam-nw6pk 3 жыл бұрын
Rugcadaagii soo rogaale celi👸
@arwachannel8332
@arwachannel8332 3 жыл бұрын
Masha allah waan jeclahay muufo barawe thanks sis for sharing
@halimoiman4890
@halimoiman4890 8 ай бұрын
Allah dartiis Noo jeclaatey ha ku jeclaado jizakallaahu khayran
@marwa5017
@marwa5017 3 жыл бұрын
Muufada ma cajiin kaliya laga sameeya mise war walba waa khasab in bur lagu daro?
@sumcadxaaji9304
@sumcadxaaji9304 2 жыл бұрын
Tan cajinka macaan
@SaafiyeeyMakaasabraayo
@SaafiyeeyMakaasabraayo 2 жыл бұрын
Daboolka maxaaku dabooshi?
@qadiijashariif7464
@qadiijashariif7464 2 жыл бұрын
masha Allah abaayo mcnto
@sadiyafamily3078
@sadiyafamily3078 3 жыл бұрын
Mashallah sis
@nafisamursal8318
@nafisamursal8318 2 жыл бұрын
Maasha Allah 😊
@nuurahirsi8154
@nuurahirsi8154 3 жыл бұрын
Mashalh allah keep going Abayo
@somaliastar9512
@somaliastar9512 3 жыл бұрын
Aniga somali ma ihi miya hada Somalia ahay hal qof mawaye SUBSCRIBE isaar to
@fadumoabukar2782
@fadumoabukar2782 3 жыл бұрын
Asxabta ifirsda blz
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
best muufo
@nihaalcali2480
@nihaalcali2480 3 жыл бұрын
M.a ii keen walley
@hodmanabshirhassan1999
@hodmanabshirhassan1999 3 жыл бұрын
I miss you muufo barawe Masha allah iyo maleyxan 😋💕
@khadijajiijo3735
@khadijajiijo3735 3 жыл бұрын
Waa ku aminsanahay abaayo thank you
@anababdi4094
@anababdi4094 3 жыл бұрын
Maasha Allah abaayo macaanto ilaahay haku xafido
@azzam.9848
@azzam.9848 3 жыл бұрын
Masha allah 💯👍😍
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 жыл бұрын
Maasha alaah abaayo mahadanid
@haboonmowliid7169
@haboonmowliid7169 3 жыл бұрын
Maaaansha Allaha
@bin_aziz
@bin_aziz 3 жыл бұрын
😍😍😍😍
@umuzamzam7731
@umuzamzam7731 3 жыл бұрын
Burka ka jilcin abyo
@yuusufxaaji4820
@yuusufxaaji4820 2 жыл бұрын
Bur iyo leewito iyo caajiin oo qura lagama sameykaro miyaa qaali Reer baraawena weykusoo salaamayyaan
@halimadaud5104
@halimadaud5104 2 жыл бұрын
Wcs masha allah keep going my dear sister allah ha ii kaa xafido qaali dumar
@natramohamed8233
@natramohamed8233 3 жыл бұрын
Masha allaah tabarakallah shukran xabibti waxbadan wakafa idnay ajar allah kaasiyo huray usoco 😍👍
Muufo Barawe iyo Maraq Malay iyo Xulbo | By Qamar Bint Amiir 👑
32:36
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 96 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 138 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 20 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 5 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY  DAGAALKA | HEZBOLLAH | ISRAEL | IRAN
17:27
Sameyso ee tijaabi Muufo Baraawe aad u macaan oo aan si fudud ku sameeyay
14:06
Ifraax Bashiir Kitchen
Рет қаралды 17 М.
MACSHARO MUUFO AMA MUUFO ISKU TUUR ✨️RAMADAN KAHOR DIYAARSO 👌
14:12
MACSHARO BARIIS FUDUD SIDAAN U MEYSO 👌 BY QAMAR BINT AMIIR 👑
11:31
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 70 М.
MUUFO IYO MARAQ AAD UMACAN/SOMALI FOOD
8:45
Fauzia channel
Рет қаралды 165 М.
SIDAAN FUDUD U SAMEYSO DONAT  👌BY QAMAR BINT AMIIR 👑
18:38
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 111 М.
Muufo Baraawe (Maanda) | Bravanese Bread
6:08
Cooking with Kaltoma
Рет қаралды 5 М.
MUUFO BARAAWE || MUUFO KUUS KUUS 😋
21:01
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 31 М.
MUUFO BARAAWE  SIDA LOO SAMEEYO FIIRSO ANNA JEEKEY
15:45
Anna Jeekey
Рет қаралды 190 М.