Muufo Barawe iyo Maraq Malay iyo Xulbo | By Qamar Bint Amiir 👑

  Рет қаралды 96,726

Qamar Bint Amiir

Qamar Bint Amiir

Күн бұрын

/ qamar_bint_amiir_
/ @qamar_bint_amiir
/ bint_amiir
Qamar_bint_amiir@hotmail.com

Пікірлер: 300
@amenabeauty
@amenabeauty 5 жыл бұрын
Mash Allah abaayo Qamar its very easy I can't wait to make it thank you for sharing with us❤️❤️❤️❤️😋😋😋
@laylaahmed5783
@laylaahmed5783 5 жыл бұрын
That’s why I love reer xamar people their cooking skills are the best
@AdnaHenna
@AdnaHenna 5 жыл бұрын
Maasha allaaah 😍😍😍😍😍😍😍😍
@ruqiyohusein8051
@ruqiyohusein8051 5 жыл бұрын
Many
@ruqiyohusein8051
@ruqiyohusein8051 5 жыл бұрын
Arabian
@amaalmaxamed917
@amaalmaxamed917 5 жыл бұрын
Masha allh allh ha idiin daaweeyo Ymmmm carftiisaabo idishay😋😋🤣🤣🤣💞😘
@fatxixuseen2673
@fatxixuseen2673 5 жыл бұрын
Wwwww the best cunto uku imaaw Qamar Bint amiir 😘😘😘😘😘❤️❤️❤️❤️ hagar mataqaano
@sahraabdi102
@sahraabdi102 5 жыл бұрын
Masha Allah abayo Marko Cadey ansoo xasustay markn arkay xulbo iyo Malay saliid macsaro iyo muufo barawe
@sucdiqoorlexsucdi6999
@sucdiqoorlexsucdi6999 5 жыл бұрын
Kkkkkkk qamar abayo wad iga qosolsisay runti wareerka haku daayo miya masha Allah xbbti shugran
@iqramohamed9304
@iqramohamed9304 5 жыл бұрын
Abayo macan aniga fuurno maheysti ee dabka mako duwan kara ee xajigeyga muradan said aya uu jacelyahay xabiibti xal ii keen OK abayo jawab aya ka sogaya qaali sharaf
@quruxlydajigjigayar8364
@quruxlydajigjigayar8364 5 жыл бұрын
Masha Allah anigu wan maqlaa uun moofo rer xamar ayaa samysta waba fududahay wlahi wan kahelay thnks qamar
@raxmoxasan2178
@raxmoxasan2178 4 жыл бұрын
Asc abayo dharerka wika dhamaday saan ufirsanayi waxan umaleyi inan ruun an ucunayo🤗🤗🤗 bees walac yasha mad udaran tahay
@faya786
@faya786 5 жыл бұрын
Qatar InshaAllah doolshiga reerbarawe JAATEKA noosoo suubi Jazakumullah.
@hamdahabib3126
@hamdahabib3126 5 жыл бұрын
manta number 1 ahay qamar masha Allah video qurxon
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 5 жыл бұрын
Muufan sifiican u aqaana mashalah tabarakalah aad ayeey u macantahay Somali markan joogay Hooyadey macan ibarti qeerbadan allaha siiyo weyna fududahay aad iyo aad 😋
@amhanna2882
@amhanna2882 5 жыл бұрын
Maryam Cumar iga daba geey
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 5 жыл бұрын
@@amhanna2882 Maxaa waye xabiiti?
@fowziajama4741
@fowziajama4741 5 жыл бұрын
Maryam Cumar ,xaniintu ma galay baa walaal?
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 5 жыл бұрын
@@fowziajama4741 Haah walaal xaniita waa Galey shiidan
@fowziajama4741
@fowziajama4741 5 жыл бұрын
Maryam Cumar ,Jazaakallaahu khayran walaal
@maryamomuxumed9402
@maryamomuxumed9402 3 жыл бұрын
qamarey abaayo xaniin dadku uma yaqaanin ee galey shiidan dheh ama cajiin
@nimcodheeman9992
@nimcodheeman9992 5 жыл бұрын
Asxaabta iyo qamarbaa subscribe ta halagu deeqo dar alle
@alifaqi6674
@alifaqi6674 4 жыл бұрын
Qamar Bint Amiir gacantaada Ilaaheyy ha kuu dhaafo
@amiiraibrahim4277
@amiiraibrahim4277 5 жыл бұрын
Ala maxaan uh xiisay asika iyo maskhax ayn isku cunijiray waqtikaan xmr joogi jiray😋
@ruuneyrahaofficial6561
@ruuneyrahaofficial6561 3 жыл бұрын
walalyal subcribe igucawiya 10k bis igarsiya wa walashina
@MISKIJAMA-86
@MISKIJAMA-86 5 жыл бұрын
facebook aan ku share gareeyay waana rajeynaa in ey dad badan kaheli doonaan.
@dowlaymusalsalmedia2775
@dowlaymusalsalmedia2775 4 жыл бұрын
Qamar Binti Amiin Masha Allah ❤️❤️🇸🇴🇸🇴
@ashashego3474
@ashashego3474 3 жыл бұрын
Xanninta yar yarta miyaa misse midda burka daqiiqda camal.
@hibocalic4564
@hibocalic4564 4 жыл бұрын
Ila meqa daqiqo e ku jirte fornada abyo ina sameyo ayan raba h
@fadumaosman2914
@fadumaosman2914 3 жыл бұрын
Asc maleygan ma ishey karta warashada laga so qato ama adreska
@mulkiabdulqaadir5872
@mulkiabdulqaadir5872 5 жыл бұрын
Xanintah sortah miyah abaayo jwb cawantijabinah
@RahmoYusuf-d5y
@RahmoYusuf-d5y Жыл бұрын
Mansha allaah gacantada allaha kuvarakeyo xbt
@sihamhasan1723
@sihamhasan1723 5 жыл бұрын
Masha allha abaayo waa jecalhy sida loo sameyo maqani lakiin had waan barwena insha allha qamar lantaad awaar waye nolo intee nalo jirto
@omumaida2109
@omumaida2109 3 жыл бұрын
QAMAR abaayo alaha ku xafido qof edab leh ayaa thy
@queenfatimanz
@queenfatimanz 4 жыл бұрын
Chimmini Muufo shub mashaa Allah
@queenhoney1393
@queenhoney1393 5 жыл бұрын
Asc hbbti see iitihiin kuligeyna waa idiin salaamay familka dhan caafimaadka igawaran ilaah tardiis ku soowaca masha alah 🎁🖐
@sahruja5777
@sahruja5777 5 жыл бұрын
Maasha Allah meeshaan aan macaankiisa ugu jeedaa gacantaada allaha kuubarakeeyo.
@stg-somalitradinggroup9096
@stg-somalitradinggroup9096 5 жыл бұрын
qamar wan ku saray subscribe iga dhis adne
@keeyfo
@keeyfo 5 жыл бұрын
Masha Allah abayo muufo barawe aad ayan ujeclahay cunitankeda maba kadaale thanks
@missfosiya1427
@missfosiya1427 5 жыл бұрын
Mansha allah ana jecel xulbada waliba marka lagu kariyo hilib lafaha iyo canjeero❤yuuum
@caashacuud6260
@caashacuud6260 5 жыл бұрын
qamarey muufada sokor baad ka ilowday abaay
@luuleyhaaji7668
@luuleyhaaji7668 3 жыл бұрын
Masha.allah alle ha idin barakeeyo
@HayatInspiration
@HayatInspiration 5 жыл бұрын
Masha'Allah qamareey quruxeey so yummy Jazaka'Allah kheir hbbty
@anisoanfac4992
@anisoanfac4992 5 жыл бұрын
Mnsh allh qamar qurux
@zaciimocusmaan7590
@zaciimocusmaan7590 4 жыл бұрын
Mash allah abyo Qamar
@sadiyajimale8784
@sadiyajimale8784 5 жыл бұрын
Masha.allah meshan ayan kalacunaynaa ilahay haniidaweyo adiga iyo xajigaga iyo caruurtiina qali sharafey
@umuhidayasharif896
@umuhidayasharif896 5 жыл бұрын
Dhareer ayaa iga keentay qamarey
@ismahanmbeauty7366
@ismahanmbeauty7366 5 жыл бұрын
Masha Allah caadi mahaa ❤️❤️❤️❤️
@jihansarje6235
@jihansarje6235 4 жыл бұрын
Caniiin ii sheega plz maxaa laga wadaaa ?
@elyasmoctar1459
@elyasmoctar1459 5 жыл бұрын
Tanks abayo wax baankafaidey
@fofoomer7557
@fofoomer7557 5 жыл бұрын
Mashaalah macanto shukaran waankehelay kkkkkkkk. dhareeka igakeentay
@cabraxmaanshekh4558
@cabraxmaanshekh4558 3 жыл бұрын
ماشاالله
@DaifAbubakar
@DaifAbubakar 7 ай бұрын
Maasha alaah tabaaraka laah
@نلليشبنتالحيف
@نلليشبنتالحيف 5 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن يعطيك العافية
@farahhussein8789
@farahhussein8789 3 жыл бұрын
Abayo samin maxad kawada
@raxmataali8598
@raxmataali8598 2 жыл бұрын
ماشاء الله
@aminablock2990
@aminablock2990 5 жыл бұрын
masha allh wiligeyga ma arg cunitaan iskaba daay ma adagtahy mise wey jilcantahy
@amlaomarmohamed5692
@amlaomarmohamed5692 5 жыл бұрын
Barawaa lagugeyha wabrahee wey jilcanthay waa sidi dolsho caml
@nuuxmaxamed7470
@nuuxmaxamed7470 5 жыл бұрын
ماشاءالله
@sahraahmed7390
@sahraahmed7390 6 ай бұрын
Maasha. allaha. ❤❤❤❤❤
@monacaali9148
@monacaali9148 12 күн бұрын
❤❤❤😘
@safiaahmed4403
@safiaahmed4403 2 жыл бұрын
Woow👍👌💞💝👍 THANKS🙏
@yasminmohamud1857
@yasminmohamud1857 3 жыл бұрын
Ma alah
@sahraahmed7390
@sahraahmed7390 6 ай бұрын
Maasha. allaha ❤❤❤
@aminafarah8457
@aminafarah8457 5 жыл бұрын
Masha Allah yummy yummy you really take me back home to my sweet Hooyo thank you sweetie ❤❤
@katiegacha_lol4333
@katiegacha_lol4333 5 жыл бұрын
Maansha alaah khatar waan ka heley cuntadaa nuufo baraawe waa inaan so tijaabiyaa jazakalaahu khayran abaayo 👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍
@caashacuud6260
@caashacuud6260 5 жыл бұрын
😂😂😂😂
@sabariinmohamud9300
@sabariinmohamud9300 4 жыл бұрын
Masha alh xpti alha ku barakeyo
@sahruujsaxardiid8065
@sahruujsaxardiid8065 5 жыл бұрын
Waaa markii iigu horresay ee aan arko muufadan hhhhhh reeer baraawe yaaqey idiin jecelahy
@amlaomarmohamed5692
@amlaomarmohamed5692 5 жыл бұрын
Wat mahdasntahay abyo
@safiaabdulle8705
@safiaabdulle8705 5 жыл бұрын
Saad u jeceshahay Allah ha kuu jeclaado
@aaliyayonis4810
@aaliyayonis4810 5 жыл бұрын
Maaasha allaah wll
@maaankanuuur7389
@maaankanuuur7389 5 жыл бұрын
Maasha Allah abaayo ad ban oga helay cunada🌷🌷🌷👌👌👌🌹🌹🌹 Abaayo mar uun so galli makinada ad is ticmaleysay mideda Wey qabka lo isticmalo shukran
@wizerofficial706
@wizerofficial706 5 жыл бұрын
Waw muufo waxaixasusiseen Marko Masha.allah qamar Abaayo wamahsantahay Abaayo
@وافيهفيدنياقاسيه
@وافيهفيدنياقاسيه 4 жыл бұрын
Maasha alaah
@hishaamaweis8851
@hishaamaweis8851 5 жыл бұрын
Masha allah apaayo gcntaada ilaahy hkuu barakeeyo muufo braawo waa la igu soo koriyey wx ma mcn mlhn
@الحمدالله-ق5د
@الحمدالله-ق5د 5 жыл бұрын
Mashaa Allah! Macaankisa anigoo cunay cml igu dhenegoyaa,Marka cadeey cashadena ahan jiray hawen walbo kucashen jirnay ,xasus nagelisay Abayo.
@yasminbeautiful1
@yasminbeautiful1 5 жыл бұрын
Maasha Allah abaayo shukran 👌👌❤💓❤❤💖💖💖💝💝💝
@قمرمحمد-ث1د
@قمرمحمد-ث1د 5 жыл бұрын
Msh allaah tislam yaddig xabiibti
@simanabdu6370
@simanabdu6370 5 жыл бұрын
maasha allah tabaarakalaah shugran xabiibti nooloow😗👍
@ubahahmed7166
@ubahahmed7166 5 жыл бұрын
Maashalaah qamar abaayo muufadaan waa ka helay iyo waxkasto wanaagsan aad sameyso waa ku daawadaa markasto channel ka wax cusub noo soo gili inshallah
@axmedsheikh3799
@axmedsheikh3799 5 жыл бұрын
Masha Allah wallshey gacantaada allaha kuu barakeeyo waa ka faa ideysaneynaa Waxa aad noosoo dhigtey
@ilhamhassan3600
@ilhamhassan3600 5 жыл бұрын
Mashallah caafimaad ku cunna wax wanaagsan baad noo soo gudbisay abaayo hore usoco macalimadeena qaaliga ah,
@luulguuleed1802
@luulguuleed1802 5 жыл бұрын
Masha allaah macaanto allah kam goyo gacmah allah ajir iyo xasanad haka siyo sida dadka ugu faa ideyso allah haku xafido qamar
@riyanriyush4098
@riyanriyush4098 5 жыл бұрын
Wow masha allah hoyadey aya nosamen jirte ilahey ikama qade qamar marka cadey aya iso xasusise makangi mudfish❤
@ahlammohamed2278
@ahlammohamed2278 5 жыл бұрын
Abayo somalia aya igu danbeysay mufo barawe wan uxisay hada kabartay sida losameyo wan usamen dona familkeyga insha alah jazakalah qeyr abayo macnto
@nimcoxusenxade4843
@nimcoxusenxade4843 5 жыл бұрын
Wan ka heley qaali muufo baraawada
@queenmoon6999
@queenmoon6999 5 жыл бұрын
Shukran walaashay ⚘
@flowerfm472
@flowerfm472 5 жыл бұрын
QAMAREY QOLADIINU QURUX BEEY KASIMAN YIHIIN MANSHA ALLAAH GUULEEYSO WELIGAA
@ramlamuhamed8501
@ramlamuhamed8501 5 жыл бұрын
Masha allaah walaashey aniga reer Baraawe ban ahay cunto karis si fican ban ku kasaa lkn yutubka majecli. inaan galo.
@adoontiallah5638
@adoontiallah5638 5 жыл бұрын
masha allah wallahi waxa galay xasus dheer mudo igu damaysay anku cuno dhulkena saha wahana xabiibti cafimadku cuna insh allah
@malikatuahlam4731
@malikatuahlam4731 5 жыл бұрын
Maansha alaah inasnsameeyaa jirto xamar aankacunay maqqyad bushkaaki ladhoho intaas macal xulbada caafimaad kucun abaayo
@Hawaluulcooking
@Hawaluulcooking 5 жыл бұрын
Masha allah xbbti qurux iyo mcn masha allah ilahey haku barakeeyo gacanta ❤❤💖💖
@hanisaedd9699
@hanisaedd9699 5 жыл бұрын
Abaayo muufo baraawe foorna la aan mala samenkaraa sesa losameya waan kahelay runtii
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 5 жыл бұрын
.hAA
@xwchannel6783
@xwchannel6783 5 жыл бұрын
+Qamar Bint Amiir subscribe isaar xbbti
@sunerasuusa6320
@sunerasuusa6320 5 жыл бұрын
Thanks qamar binti Amiir wanbartey mufofo marlabad thanks Abayo
@ilhamdheeman5418
@ilhamdheeman5418 5 жыл бұрын
Asc qamar bint amiir waar kan ik get vis pakjes ik woon UK last me we ten a.u.b
@fadumaadan8627
@fadumaadan8627 5 жыл бұрын
Masha Allah qamar abaayo malaygan intee kahela Nederland akula jooga shukran
@nalkakaada6327
@nalkakaada6327 5 жыл бұрын
masha Allah xulbada waa beelo lkn waxey ku xuntahay dhididkey kasoo shiireysaa oo dhititkaada dhan waxuu noqonaa xulbo
@umucasaam3122
@umucasaam3122 5 жыл бұрын
Mansha alah qamar thnks muufo wan jaclahay tan kale an dubtaa lkn tan aba easy ah hada kadib tan leba laigu ogyahay😊
@أولاديكلحياتي-ش1ل
@أولاديكلحياتي-ش1ل 5 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك اللّٰه يشهي . شكرا حبيبتي😋😋😋👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@namiishabdulahi4931
@namiishabdulahi4931 5 жыл бұрын
😍😍😍
@Zaam495
@Zaam495 5 жыл бұрын
Qamar cadey wa maseray malay adalbanaa mantaa wlhi dacad waiga run masha Allah tabaraka Allah
@sadiowarsame
@sadiowarsame 5 жыл бұрын
Masha Allah saan u rabay le muufo barawe thanks abaayo😍😍😍😍👋👏👏👏👏👏👏
@IgaFiloWanaagchannel
@IgaFiloWanaagchannel 5 жыл бұрын
Ina hada hor fadhiya mooday oo hada cunooyo dhareer aaba iga keentay gandarsho aanba so xasuustay
@cilmidoodaay4696
@cilmidoodaay4696 5 жыл бұрын
Maasha allaah
@ruweydodagan3050
@ruweydodagan3050 5 жыл бұрын
Maasha Allah mahadsanid mcnt waa ka helay sida fudud aad u sameesay alle ha ku barakeeyo
@mizatittude
@mizatittude 5 жыл бұрын
Asc abaayo meeqo daqiiqo aya kujirtay muufaada oven?
@aishaahmed7791
@aishaahmed7791 5 жыл бұрын
masha allah abyo qamar waanka helnay shukran qaali xajigaanba u karsanaa
@abdinasirmohamed9345
@abdinasirmohamed9345 5 жыл бұрын
Qamar wan ku salamey horta muufo baarawe wan jeclehay waligey ma cuni lakin side lo sameyeyo an raba ina barto
@gbdhaqerkajecel9063
@gbdhaqerkajecel9063 5 жыл бұрын
Waligy macunin masamenin lkn wkafaaiday allh kujclado wlshy
CANJERO NAFAQEYSAN IYO OODKAC QURAAC ISKU DHEELI TIRAN 👌
20:38
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 7 М.
Cunto Diyaaris Kusoodhawaada 😋😋😋
19:31
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 46 М.
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 23 МЛН
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 12 МЛН
Mufo barawe Waaaw cadi maha Ka faideyso
20:44
shukri masala
Рет қаралды 58 М.
MUUFO IYO MARAQ OO SI AAN CAADI EHEEN LOSAMEYE BY HAMI OFFICIAL
10:59
Cazuumaad GURIGA ABAY CAALIYA BINT AMIIR 👑
23:01
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 93 М.
Muufo
15:04
Magool Cooking and cleaning
Рет қаралды 13 М.
MUUFO BARAAWE IYO KOSTO BY ADNA HENNA
14:56
Adna Henna
Рет қаралды 25 М.
SEYRUUQ MACAAN BADAN SIDAN FUDUD U SAMEYSO 👌BY QAMAR BINT AMIIR 👑
16:34
MUUFO BARAAWE || MUUFO KUUS KUUS 😋
21:01
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 31 М.
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12