muufo loqasay si aan cadi eheen waa mufo aad umacàn thanks 🌹

  Рет қаралды 25,570

shukri masala

shukri masala

3 жыл бұрын

shukri masala

Пікірлер: 105
@djhaarriswritter4082
@djhaarriswritter4082 3 жыл бұрын
wllhi bilaahi talaahi comment gaan like baan saarayaa Waad dhaaratee like saar😀😀
@nashuuabdalla5626
@nashuuabdalla5626 3 жыл бұрын
wa so tijabina ilahey abalkada janada hakaga digo 🤲leysma xaqiro cuntoyinka aan kariyo kuli ada ibarey macalin keep going ❤️
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
Yaa qaba cudurka loo yaqaan comment aqris sidayda oo kale 😂😂
@hanaadam950
@hanaadam950 3 жыл бұрын
Aniga abowe🥺
@zamzamisemohamed4963
@zamzamisemohamed4963 3 жыл бұрын
Ani kow maba dhafi karo
@nastehocabdikarimmaxamed8591
@nastehocabdikarimmaxamed8591 3 жыл бұрын
Shaqo la an ku heyso 😀😀
@sahraomar4517
@sahraomar4517 3 жыл бұрын
Waw mashaa Allah rabi gcn tada haku barakeeyo hoyo mcn 😘😘😘🥰🥰❤🌹💋🥰😘
@royaltygtm9787
@royaltygtm9787 3 жыл бұрын
maasha allah , gabadhan wa sheif hadan la xaqiteyn wa muma qalbi fiican .
@jamilaabdulkadir9255
@jamilaabdulkadir9255 3 жыл бұрын
Maasha'Alaah,Il iyo af Alaha kaa xijaabo. Kelli L'o waaye.
@miskixaji3721
@miskixaji3721 3 жыл бұрын
wow masha alah waa ku wata mamo shukri
@canabmaxamed6298
@canabmaxamed6298 3 жыл бұрын
Mashaa Allah habo mcn waad mahadsanthy
@bulsho1697
@bulsho1697 3 жыл бұрын
Masha Allah
@muniiraabubakar2277
@muniiraabubakar2277 3 жыл бұрын
Masha allah aad ban uga helay mufada alle haku barakeyo gacantada habo mcn❤😍
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 3 жыл бұрын
Maasha alah tabaaraka lah xabiibti caafimad iigu cuna yami yami yami alaha ku barakeyo xabiibti sida aad wax walbo noola qeybsaneysid waxan ku leenahay shugran 👍❤⚘
@maryanabdisalan1274
@maryanabdisalan1274 3 жыл бұрын
Masha allaa ilahy gacanta haku barakeeyo aamiin yaa rabbi kallidana waa kallidii loda
@abtiyoowadoontiallechannel4470
@abtiyoowadoontiallechannel4470 3 жыл бұрын
A s c maasha Allah shukri waa kili loo
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 3 жыл бұрын
Maasha alah waa keli lo,goor horaa iigu dambeysay 😋👍
@abdirahmanabdullahi2488
@abdirahmanabdullahi2488 3 жыл бұрын
Allah cimri der hakusiyo
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 жыл бұрын
Maasha alaah abaayo caafimaad kucuna dhamaantiin
@nimconalka4686
@nimconalka4686 3 жыл бұрын
Habo shukri aad ayn ku jclhy allaha ku barakeeyo wxn rjynaa malin un inan kulano
@fowsiamusse2628
@fowsiamusse2628 3 жыл бұрын
Maansha Allaah Habiibti waxaan umaleynaa kali geel
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 3 жыл бұрын
Asc abayo shukre eid Mubarak kuligeynba adiga iyo familkada oo dhan abayo
@mirnaiyokhaliilchannel
@mirnaiyokhaliilchannel 3 жыл бұрын
Mashalha Allha abayo kildaan waa kali looaat sax isoo jawab shukari
@cayniyusuf9269
@cayniyusuf9269 3 жыл бұрын
Shukri keep going alpi
@abdillahiabdirahman5837
@abdillahiabdirahman5837 3 жыл бұрын
Manshaa'Allaah cadi maha
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 3 жыл бұрын
MashaAllaah
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 3 жыл бұрын
Masha allah
@abdirahmanabdullahi2488
@abdirahmanabdullahi2488 3 жыл бұрын
Hoyo shukri Hoyo sharaf leh
@rayanibraahim1102
@rayanibraahim1102 3 жыл бұрын
Masha Allah ❤️
@khadramaxamad3186
@khadramaxamad3186 2 жыл бұрын
Masha allaaaah wll 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🍦
@bosteyaahmed2442
@bosteyaahmed2442 3 жыл бұрын
MashaAllah
@nasrimagan8441
@nasrimagan8441 3 жыл бұрын
Masha Allah waa kali Lo waa beelo
@najaadabdallah6720
@najaadabdallah6720 3 жыл бұрын
Masha allh
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 3 жыл бұрын
Maashaa allaah caafimaad ku cuna kilida waa kili lo lo ey caana mac
@aaminacabdiraxmaan1997
@aaminacabdiraxmaan1997 3 жыл бұрын
Mashaa allh
@indhauron7326
@indhauron7326 3 жыл бұрын
Mansha Allah
@aminamahamud9023
@aminamahamud9023 3 жыл бұрын
Masha Allah abayo waa kili loo
@fali2695
@fali2695 3 жыл бұрын
Mash allah 😍😍😗
@aminamusse6442
@aminamusse6442 3 жыл бұрын
Maansha allaah waa Keli 🐂
@shukrimohamed6393
@shukrimohamed6393 3 жыл бұрын
Mashalah
@bulsho1697
@bulsho1697 3 жыл бұрын
Waa kali lo aad masha Allah
@najmanawaal3110
@najmanawaal3110 3 жыл бұрын
kilo loaad waayay masha allah
@hawoabdinor215
@hawoabdinor215 3 жыл бұрын
Mahadsanid walashey
@khadijajamac33
@khadijajamac33 3 жыл бұрын
Mashalh gu
@queenramas365
@queenramas365 3 жыл бұрын
mashAllaah
@sulthanatips89
@sulthanatips89 3 жыл бұрын
Waa kalida lo
@sacdiyomohamud8819
@sacdiyomohamud8819 3 жыл бұрын
Asc abayo waa kusalamay
@fartuuncusman7942
@fartuuncusman7942 3 жыл бұрын
asc walaashay kilida lo waaye
@shamsah2219
@shamsah2219 3 жыл бұрын
Waa kili Lo
@maryanmaryan4882
@maryanmaryan4882 3 жыл бұрын
Asc shugri walalo wanku salamy walalo kukarka ee mufad ku Dubasi xage ka hesha waxan joga kenya walalo iso sheeg
@roodocawil847
@roodocawil847 3 жыл бұрын
Wxa madoow iisheeg aad kudarty abyo
@husseinabdiali2671
@husseinabdiali2671 3 жыл бұрын
Waa Kili lol,ada
@zahomferrero1603
@zahomferrero1603 3 жыл бұрын
Waa kali loo
@phartush_bint_ahmed4106
@phartush_bint_ahmed4106 3 жыл бұрын
Hooyo waxaa tahy provisional chef 👌 hada lais xaqireenin cutooyinka dhan adi lee kaabarte hooya mcn weekends markan school aadeenin cuta da aaan kariyo inta kafiirsadaaa Allaha kuxafido hooyo qalbi wngsn tahy jiyaa igusalaam mummy
@jesssandulle8162
@jesssandulle8162 3 жыл бұрын
mahadsanid.
@rawmo7336
@rawmo7336 2 жыл бұрын
Asc abayo qiyaasta burka meeqa waaye..
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 3 жыл бұрын
Wa kali lo'aad
@amiiraamiira4830
@amiiraamiira4830 3 жыл бұрын
Shukran
@nasraismail2791
@nasraismail2791 3 жыл бұрын
Maaasha allaaah tabarakaallaah lkn walaley burka qiyaastiisu waa meeqa ma halkoobaa mise waa labo koob mise wuuka badanyahay
@UmuSudays-bw8lq
@UmuSudays-bw8lq 3 жыл бұрын
Kukarka ayaa ubaah naa abayo nala soo wadaag xagee kasoo haday from nairobi ayaa ahay🥰
@ummubahja3867
@ummubahja3867 3 жыл бұрын
Jumia online kafiri induction cooker kuqor waa around 8k
@seynabsaid8104
@seynabsaid8104 3 жыл бұрын
Kali lo waaye
@royaltygtm9787
@royaltygtm9787 3 жыл бұрын
ukun ta ka dhaaf ado mahadsan .
@salmomaxamed3771
@salmomaxamed3771 3 жыл бұрын
Mise kamaarmikaraah
@filancadey2992
@filancadey2992 3 жыл бұрын
Kili lo waye
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 3 жыл бұрын
Shukre waxaa tahay momo qaaliyah inolow weliga abayo
@fartuntahlil3330
@fartuntahlil3330 3 жыл бұрын
Keli geel miyaa shukri
@fartuntahlil3330
@fartuntahlil3330 3 жыл бұрын
Abaayo jiisedka muxuu kusookordhinaa mufada
@nadifomahamed871
@nadifomahamed871 3 жыл бұрын
Kali.lo
@istarsalaad1257
@istarsalaad1257 3 жыл бұрын
chia seed maxa afsomali lagu daha
@saharaibrahim6776
@saharaibrahim6776 2 жыл бұрын
Waxa miramiraha ah maxaa wye Bayo
@aminaabdi7474
@aminaabdi7474 3 жыл бұрын
Kili lo aad waye abaayo shuri
@umalkhairhassan2517
@umalkhairhassan2517 3 жыл бұрын
kali lo.aad weeye
@queenmaryam1183
@queenmaryam1183 3 жыл бұрын
Versions and all of them I think I 🤔 them for a.
@ummubilalahmed3210
@ummubilalahmed3210 2 жыл бұрын
Kili lo waaye inkastoo aan sodahay
@husseinabdikadir9378
@husseinabdikadir9378 3 жыл бұрын
Cow walashy qaliga shukri
@sagalcali7910
@sagalcali7910 3 жыл бұрын
Salid maalamrinayaa marki lagadiyo
@sacdiyomohamud8819
@sacdiyomohamud8819 3 жыл бұрын
Galida waa gali loaad
@fartunhassan3558
@fartunhassan3558 3 жыл бұрын
Scww shukri walaasheey waxa markaad sharxeeyso kala dhigdhig hadalka muufada waa Qurux laakiin waxa aad Ku dartay Ma aad sharci qamiirka waa keee? Ma sheegin walaasheey SSU fiican u soo faahfaahi Mahadsanid damiin farwaaween ayaa wax loogu sheegaa kkkkkraalina noqo Quruxeey abaayo waayo muufo aan Ku soo koray iyo canjeero
@roodocawil847
@roodocawil847 3 жыл бұрын
Beentaa mhn ani wxa mdoowgaa ay kudarty mafhmin wlh
@QURAN-KAREM01
@QURAN-KAREM01 3 жыл бұрын
Ado iso boqan karo walalal hai agmaran ale darte igu saar 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@asiasuleiman3623
@asiasuleiman3623 3 жыл бұрын
Asc shugri walaaleey qiyaasta noo soo sheeg
@nadifomahamed871
@nadifomahamed871 3 жыл бұрын
Loo
@fardawsahassan6958
@fardawsahassan6958 3 жыл бұрын
wlloQaali qalbi furan ku sodhawwo channel kayga cusub fardawsa hasan soboqota
@queenmaryam1183
@queenmaryam1183 3 жыл бұрын
😁😭😭😭😭😭😭🇰🇳
@fairhonestjustice7918
@fairhonestjustice7918 3 жыл бұрын
Keli LO waaye
@istarsalaad1257
@istarsalaad1257 3 жыл бұрын
kili load
@queenmaryam1183
@queenmaryam1183 3 жыл бұрын
Hi 👋 and sorry 😞 I meant the network at work and the phone was a little bit annoying and a lot to the point of the
@masbirchannel4515
@masbirchannel4515 3 жыл бұрын
I don't like subag inan waxku shilo only cambulo iyo cajerada ayu ku nura
@hawakinabdirizakahmed4636
@hawakinabdirizakahmed4636 3 жыл бұрын
1k views 100 like Yaab badanaa 900 kale baqiilnimo may idinkatahy mise jahilaa katihiin like Shukri masalla sxbay muuqaal sida liketa loosaaro ah soo gali
@sahrociise2819
@sahrociise2819 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@mssbiina7694
@mssbiina7694 3 жыл бұрын
Masha Allah
@shukriahmad5075
@shukriahmad5075 3 жыл бұрын
Masha allah
@salmomaxamed3771
@salmomaxamed3771 3 жыл бұрын
Waxa madoowgaa aakudartay waa maxay abyo
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 3 жыл бұрын
chia sead aa la yira waa miro yar yar oo la cuno
Mufo barawe Waaaw cadi maha Ka faideyso
20:44
shukri masala
Рет қаралды 57 М.
Daawo:- Gabadha calooleyda ku iibisa TikTok.
6:27
BBC Somali
Рет қаралды 204 М.
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 191 МЛН
MUUFO IYO MARAQ OO SI AAN CAADI EHEEN LOSAMEYE BY HAMI OFFICIAL
10:59
Qadadi manta Daawo waa  ka helesa kafaideso
16:36
shukri masala
Рет қаралды 214 М.
Qado Fudud | Baradho, Caano iyo Subag|
3:23
Madbakha Muna - Mona's Kitchen
Рет қаралды 1 М.
MUUFO TINAAR oo aad macaan
9:22
Cooking with Safiya
Рет қаралды 43 М.
Muufo Barawe iyo Maraq Malay iyo Xulbo | By Qamar Bint Amiir 👑
32:36
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 96 М.
Hadaa saan usameysataan wadka heli dontaan muufo saliid nafaqo ah
7:46
Maxaa I helay maalmahan? Qiso yar iga guddooma.
13:07
Shukri Fiican
Рет қаралды 16 М.
Hadi aad famil tahay ka faideso wad  ka soduceynesa
17:34
shukri masala
Рет қаралды 78 М.
Ах как прекрасно
0:17
Флюр Хафизов
Рет қаралды 28 МЛН
Самый Лучший Дедушка ❤️
0:15
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 2,3 МЛН
Anxiety panic attack (Inside Out Animation)
0:11
FASH
Рет қаралды 11 МЛН
Did you see the photo?
0:20
Women Power
Рет қаралды 38 МЛН
Гаджеты вредно!!! ☎️😳😡 #funny #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2 МЛН
Did you like the picture with my cat? #cat #cats
0:28
Prince Tom
Рет қаралды 5 МЛН