Muuniso - Xaliima Khaliif Cumar " Magool"

  Рет қаралды 167,669

Heellooy

Heellooy

Күн бұрын

Пікірлер: 93
@Heellooy
@Heellooy 3 жыл бұрын
Sida JAAWA GEEL kzbin.info/www/bejne/lYvHo4p6rLhqotU
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Dib nooso mari maysee aan u duceyno Fanaanadeeni X.K Magool
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
Wxn aad ugu qoslay dadku miyaanay af soomaaliga aqoon (Aamin dumar ma yeesho, muunisoo aqoonlaa, shaydaan afuufoo, islaanimo ka gudubtoo, faralkii ilowdee, waxaad igu abuurtay inaad igu ilowdo, haddey kula ahaatay, amar ilaahay weeye, umalkaan la luudo.) dhagarta dumarkay heestu ka hadleysaa asalka heestana waxaa qaadi jirey Axmed muxumed good shimbir.
@luulhassan7154
@luulhassan7154 4 жыл бұрын
Hhhh koley hadey gabadh qaadeyso heesta waxy ka hadleeysaa Rag iyo dhagartooda Wax idinka dhagar badana ma jiro 👆
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
@@luulhassan7154 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 debate dheer buu u baahanyahay cinwaanku se labada dhinac midna sharkoodu ma yara hh
@MOHAMEDH1430
@MOHAMEDH1430 3 жыл бұрын
@@luulhassan7154 dumarka cid ka dhagar badan majirto
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 2 жыл бұрын
Jaahil baatahay udama somaliya wax qaldaya waa adookale dadkiinaa. noocaan ah ayaa mas uul u noqonaayaa aduunka inuu gadoomo waxaad adan aqoon ayaad jawaab ka bixineysiin beenta sheydaanka ayaa ku bulaala rumtana wuu ku daciifaa ku sheydaanka kurinaya waa dadkiina ifka hada u soo baxay waa kuwa ifka lagu gedenyaa sheydaanka ayaad raacdeen
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
Heestaan fannaaniim bdn qaaday sxb sida xasan diiriye tubeec magool
@abdihussein2278
@abdihussein2278 4 жыл бұрын
Saxdiid Mahamed iyo xalima khalif Allah ha naxariisto.my brothers Somalilands together we are strong, miss you as southern man
@zubayrmohamed
@zubayrmohamed 5 жыл бұрын
Maama xaliimo ilahay janatul fardowsa kaa waraabiyo AMIN YAA RABI
@cabdilahixusen5079
@cabdilahixusen5079 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto xaliimo khaliif magool Aaamiin Aaamiin Aaamiin
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 5 ай бұрын
Alle swt Naxariiistiii Jannno Alle Hasiiiyo Yaaa Rabi Aaamiiin Aaamiiin Aamiin Aamiiin Aamiiin
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
الفنانه الرائعه حليمه خليف مغول نسأل الله تعالي ان يغفر لها ويرحمها
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
aamiin
@Inakulmiye
@Inakulmiye 4 жыл бұрын
Saxardiid JABIYE AHN Waa abwaankii Magool AHN heesaha ugu badan ee ku caan baxay u dhigay.
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 6 ай бұрын
Kabanku (cuudku) waa mucjisadii aalada cuudka soomaalida jiim sheekh muumin ayaa ku raaxaystay inooguna raaxeeyey isna alle ha u raaxeeyee
@JamaTarabi
@JamaTarabi 10 ай бұрын
Jannadii Fardawsa Eebbe ha kuu gelbiyo aamiin aamiin aamiin 💟🎉😢😢🤲🤲🤲
@luulhassan7154
@luulhassan7154 5 жыл бұрын
Illahow u naxariiso 'axx yaa dal waan KU xiisay ma laga yaabaa inaad ku so noqoto sidad ahyd mise waad tagtay sidey u tageen dadakagii qaaaaliga aha Axx yaa dal 😢😢😢
@abdijabarwarsame9815
@abdijabarwarsame9815 5 жыл бұрын
Fanaanad lahubo bay ahayd magool alla maxay hees qiira badan qaaday alla yaa raxma maamo
@abdulhamidsabri2145
@abdulhamidsabri2145 4 жыл бұрын
J
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 5 жыл бұрын
Saxardiid amaxamed Jabiye ayaa lahaa hestan Iyo heesta caanka ee aan maalno hasheena Mandeeq isaga leh alle ha naxriisto.
@koolomooklo2183
@koolomooklo2183 5 жыл бұрын
Hadiiba uu laahaay miriaha ogow gabadha mirahas dadka baray oo codmacaan ku qaaday in ay ahey reer koonfur Hawiye Habargidir ceyr cabsiye xalimo khaliif magool alla yarxam
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 5 жыл бұрын
@@koolomooklo2183 labadaba alle ha raxmo
@ismailjama178
@ismailjama178 5 жыл бұрын
koolo mooklo habar gidir inay aheyd lama diidine ogow In Hargeysa lagu soo tababaray fankeeda inta ilaahay ka sokeysana Isaaq lahaa ama midho ha u dhiibaan ama ha la heesaane. Hadday Dhuuso mareeb joogi lahayd Xaliimo Xaliimooyinka ka mid ah bay ahaan laheyd.Xataa magaca Magool waxa u bixiyey Xaaji Cabdi Ayuub oo ahaa wariyihii ugu horeeyey ee Soomalieed oo reet Hargeysa ahaa.
@zubayrmohamed
@zubayrmohamed 5 жыл бұрын
@@koolomooklo2183 war sxb maamo xaliimo Somali nimo ayay magac ku keentay. Haday habargr wax ku keeneso imisaa joogto hadeer may kukenan sxb ANIGA AHAAN WAAD ILA QALDAN TAHAY. Waayo maamada HEER INTERNATIONAL AYAY AHAYD ADNA MEELAHA LIITA OO ADIGA FADHIDID AYAA GEESAY.
@regularwarya9443
@regularwarya9443 5 жыл бұрын
@@ismailjama178 Sxb erayadu hees ma noqdaan haddaan Xasan gareed oo reer Dh.mareeb ama C/kariim Jiir (Hobyo), AxmedNur Jaangow ama Jiim Sh. (Buuloburte) Barre Maxamed Fiidoe leento iyo Hanuuniye (Ceel Buur) Daa'uud Cali Masxaf (Jawhar) ahi laxankanoo kale ku larin .Axmed Cali Cigaal+Siciid Xarawo (Gaalkacyo). Fanka woqooyiga ayaa billaabay laakiin reer koofurbaa duuliyay mulaximiin iyo music erayada ayuumbaad u badan tihiin uguna culus tihiin .
@garboraaxo6401
@garboraaxo6401 3 жыл бұрын
Marka kaliyaan qiimeeyo waxtarka beesha Hawiye waa markaan maqlo Magool, Xasan Aadan, Jubba, iyo xiddigaha kalee fanka. Dagaalka haday iska deyn lahaayeen sida shinnida ayay malab samayn lahaayeen. Love u Magool. Ahun.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
War niyow nadaa 😄🤣😂😆
@ahmedmuse248
@ahmedmuse248 Жыл бұрын
hhhhh Waa gabay
@nuurhubane
@nuurhubane Жыл бұрын
Salad darbi iyo sacid xarawo ku dar all waa hg😂
@seidabdi751
@seidabdi751 Жыл бұрын
A*U*N Xaliimah Khaliif Magool Eebbow Jannoh AAMIIN!!!
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 2 жыл бұрын
Cadowtimo sheydaanka ayaa leh waa shaqadiisa inuu xumaan ka shaqeeyo waayo xumaanta wuu ku naaxaa wanaagana waa ku daciifaa sheydaanka daciifiya waad guulasaneysiin
@najibhassan7018
@najibhassan7018 3 жыл бұрын
Ax 😭😭😭😭😭😭🙏 ilaahey dambigaga hadhafo koley adunkan dib ugama soonoqoneysid gurigagi baad u hoyatay. Allow noo dambi dhaaf dhamnteena 😑
@alikichwa
@alikichwa 2 жыл бұрын
Aamin
@zubayrmohamed
@zubayrmohamed 5 жыл бұрын
Aaaaax heestaan waxay ka hdleesaa dhibatooyinka gabdhaha kala kulmaan raga. Runtii waa hees murug badan aad حزين u ah. Ragoow dumarka aan ilaashano waa DHAYMAN runtii dumarka.
@cabdixasan1326
@cabdixasan1326 5 жыл бұрын
Good soong
@cabdixasan1326
@cabdixasan1326 5 жыл бұрын
Very good soong
@osmankulane1525
@osmankulane1525 4 жыл бұрын
Hadaad arki lahayd, Xasan Diiriye oo qaadaya waxaad is oran lahayd dumarku lugooyo badanaa oo xaasidsanaa hhh, marka heeskaan hadba dhankii loo adeegsado bui garta kugoynaa
@Ahmed-ud1rh
@Ahmed-ud1rh 4 жыл бұрын
@@osmankulane1525 sxb asoo xasan Diiriye qaadayo link ama meel ma iigu sheegi kartaa adoo mahadsan.
@luulhassan7154
@luulhassan7154 5 жыл бұрын
SAX WALEE maxay gabar ku iloobeen ubad keligeed ordeyso qaboowga ama wadankaba 'hadba meesha fudud ay fadhisanayan meeshii carurta joogtayna wey ilobayan ' 😓
@fahmi1435
@fahmi1435 Жыл бұрын
Alle how naxariizto jannadii fardowza alle haka waraabiyo
@jamahassan4485
@jamahassan4485 Ай бұрын
Aad iyo aad alaah yaa arxam magool
@mohamedmuusejilacow2482
@mohamedmuusejilacow2482 3 жыл бұрын
Cod cajiiba kaban cajiiba miro cajiiba ayaa isu raacay heestaan waana taariikh ma guuraana oo aan tirmayn
@cabdiqaadirjaamac7850
@cabdiqaadirjaamac7850 4 жыл бұрын
allahayow unaxariiso waa wax aan malaha dib loohelayne waa abwaan saxardiid maxamad jabiye waxa codka ama laxanka saaray shimbir waxa qaadaysa magool rabiyow naxariistii janatul fardawsa kawaraabi waa xasuus qiiroleh oo qiimo badan ku fadhida
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 2 жыл бұрын
Sheydaanka waa aduunka waa yahuud ingriiska mareykanka khaliijka waa sheydaanka ilmihia
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
INTAAD UUBATAYSOOD AFKA GACANTA SAARTAAD ANIGA IGU LAADEE AXDIGAYNU DHIGANAAD HOOS U EEGI WAYDEE WAXAAD IGU ABUURTAY INAAD IGU ILAWDO HADAY KULA AHAATAY AMAR ILAAHAY WEEYEE UMALKA AAN DHUUNTO RABBI SWT JABATUL FARDAWSA HA UGU DEEQO SAXARDIID MAXAMED JABIYE IYO MAGOOLBA
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
umalkaan la luudo weeye maaha la dhuunto.
@saidosmanaden8532
@saidosmanaden8532 2 жыл бұрын
AUN AL-FANAANAH XALIMA KHALIIF MAGOOL, iyo heestani MUNISA Ereyadi XUSEEN AW FARAX Waxaa kula luqeeyn Fanaaninta:- 1- AUN CISMAN MAXAMAD C/KARIM. 2- AUN MAXAMAD SULEYMAN. 3- AUN AXMAD M GOOD SHIMBIR. 4,- AUN XASAN DIIRIYE FARAX. 5- AUN AXMAD MOOGE LIIBAAN. Waxaa qiyaasi kartaa inta Fanaan ee Ku luuqeysay.
@mohamedhashi1643
@mohamedhashi1643 3 жыл бұрын
TRUELY A Beautiful song AUN magool
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 жыл бұрын
Erayada heestan Xuseen Ow faarax ayaan moodi jirey lkn waxaad isku raacdeen Saxardiid inuu sameeyey waa hagaag saaxiibayaal.
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Alle haydiin naxariisto
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 4 жыл бұрын
What a great voice. R. I. P
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 4 жыл бұрын
Great voice
@badalcabi6312
@badalcabi6312 5 жыл бұрын
illahay haunaxariisto magool
@maalinj.2
@maalinj.2 4 жыл бұрын
Yaab wlhi wax kale waaye ilaahow kuunaxariiso
@yurubbile8795
@yurubbile8795 2 жыл бұрын
AbwaN saxardiid dhowaan wuu noolaaye
@ikhahin3532
@ikhahin3532 9 ай бұрын
dhawaan ayu geeriyoday saxardiid Aun
@sowdamuqtaarqueen8463
@sowdamuqtaarqueen8463 4 жыл бұрын
Waa cajiib magool iyo waayaheedii
@alimousa675
@alimousa675 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Ya rabi ameen
@barisamadkii5128
@barisamadkii5128 2 жыл бұрын
Xil doorasho uu dalka kujiro waayo waayo xususanayaa amar ilaahey weyee dumar👩 amin mayeesho😒
@barisamadkii5128
@barisamadkii5128 5 ай бұрын
2sano kadib isla anigii baan kusooo laaptey old is gold
@danxarago8312
@danxarago8312 5 жыл бұрын
Aa aaaa Cumar Seerbiya ugeeya.
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Channelka dadka nadiifta ah Shaqo wacan ha noqonina hebel oo kale
@CabdiSamad-u2l
@CabdiSamad-u2l 3 күн бұрын
😊
@abdiabdi4657
@abdiabdi4657 3 жыл бұрын
Aax yaa mamo
@saeedahmedchannel8465
@saeedahmedchannel8465 4 жыл бұрын
Waxaan dhagaysanayay heestaan oo uu si dareen leh u qaadayo fanankii weynaa Xasan diiriye faarax, commentska baan akhtiyay waxaan ogaaday in Tubeec iyo magoolna qaadeen hadana magool baan dhagaysanayaa lkn marna ma gaari karto sida cajiibkaa ee uu u qaadayo xasan diiye faarax
@Ahmed-ud1rh
@Ahmed-ud1rh 4 жыл бұрын
Sxb asoo xasan diiiriye qaadayo xageen ka helaa
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 4 жыл бұрын
Sxb iisheeg xagee ka helaa marka xassan diiriye qaadayo
@sharmaarkecalicabdi5613
@sharmaarkecalicabdi5613 3 жыл бұрын
Waxaad igu abuurtay inaad igu lowdo hadey Kula ahaatay Ammar Illahey weeyee Umalka aan la luudo😥
@nafisobaxsanofficial7330
@nafisobaxsanofficial7330 4 жыл бұрын
Wall mahAd sanid waxan Raba heski aamin DhA ha dad Waynow o wadaniga Ahad so gali
@MohamedOmar-gr5zi
@MohamedOmar-gr5zi 3 жыл бұрын
Haday kula ahaatay Amar ilaahey weeye Umalka aan la luudo 🤒
@luulhassan7154
@luulhassan7154 4 жыл бұрын
Heestan markan maqlo waxan dareema Ciiiiil Raga dhankooda gaar ahan somalida offff maxay gabar murjiyeen ciileen Maxay gabar uur u yeeleen tii hore oo Rafad san mid kle hadan Raadsaday intiina damiirka leh ixtiramana haween ka wuu idinku yar yahy
@cabdiqaadirjaamac7850
@cabdiqaadirjaamac7850 4 жыл бұрын
luul wll raga afarbuu ilaahay ubaneeyay haday kafayn karayaan lakiin waan kulaqabaa waa in la dhawro oo dhibta iyo hadimada laga ilaashado allahayow nagu astur dumarka aax ax ax ax walahi waan ooyaa markan heestan dhagaysto
@cabdiqaadirjaamac7850
@cabdiqaadirjaamac7850 4 жыл бұрын
luuleey waa runtaa wll sidaazuu ragu ubadan yahay
@abdirahinabdimajid1729
@abdirahinabdimajid1729 4 жыл бұрын
Nin soomaaliyeed ahaan anga maba idinla hadli karo walow aan wali gursan hadana waxa ay kuwa guursaday samaynayan ayaa dhamaanteen ina wada saamaysay ee hablayahow soomaaliyeed raali noqda koley abaalkiina maalin un wa la gudi doonaa ee🙏
@Ahmed-ud1rh
@Ahmed-ud1rh 4 жыл бұрын
Luul hassan Malaha heestaadan sifiican u dhuuxin erayada dhageyso wxey ka hadlayaan dhagarta dumarka Amin dumar ma yeeshoo Muunisoo aqoonlaa Shaydaan afuufoo Islaanimo ka gudubtoo Faralkii ilowdee.
@hassanmataan1665
@hassanmataan1665 4 жыл бұрын
Walal heesta waxay ka sheekaynaysaa dhagarta iyo khiyaanada dumarka, horay waxa u qaaday maxamed Ahmed goodri shmbir, malaha waxad aragtay uun iyado magool qaadayso lkn erayadaba ka dhadhansoo heest waxay ka "bilaabanaysaa aamin dumar malahoo " yacni fananku shayga uu qado marmarka qaar dumar iyo kama kala turjumaan. Colaada ragga jooji sister. Ragga soomaliyeed unbaad leedahay oo qiimaha yaqaano ku heese. Haku gaaloobin lol 😀
@AxmedCumar-u3y
@AxmedCumar-u3y Жыл бұрын
Ex
@mataanmaalin1812
@mataanmaalin1812 9 ай бұрын
Mirihii Xuseen Ow Faarax Dubbad 1966
@sssdddf8508
@sssdddf8508 2 ай бұрын
Waa midhihii saxardiid maxamed jabiye
@HalisTa..22
@HalisTa..22 3 ай бұрын
Waxaad igu abuurtay Inaad igu illawdo Haday kula ahaatay Amar ilaahay weeye Umalka aan la luudo!! 🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️
@Heellooy
@Heellooy 3 жыл бұрын
DIGAROGASHO - HEES CAJIIB AH kzbin.info/www/bejne/gGq6Xn-JoZt8l80
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 2 жыл бұрын
Hawey he is best friend and soomaliya isaaq and daarood is not soomaliya
@mahdiali7981
@mahdiali7981 4 жыл бұрын
kamanka yaa tumaya
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 6 ай бұрын
Mucjisadii aalada cuudka soomaalida jiim sheekh muumin ayaa ku raaxaystay inooguna raaxeeyey isna alle ha u raaxeeyee
@XamuudCumar-z1w
@XamuudCumar-z1w 2 ай бұрын
NnmHhk a shd jb l
Muuniso - Xaliimo Khaliif Cumar Magool
12:15
Aw-makatoone
Рет қаралды 14 М.
Go'doon - Faadumo Cabdullaahi Kaahin "Maandeeq"
10:40
Heellooy
Рет қаралды 234 М.
24 Часа в БОУЛИНГЕ !
27:03
A4
Рет қаралды 7 МЛН
Маусымашар-2023 / Гала-концерт / АТУ қоштасу
1:27:35
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 390 М.
XALIIMA KHALIIF MAGOOL MA SALGUURE CAASHAQA WITH LYRICS KABAN
6:23
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 129 М.
Xaliimo Khaliif Magool - Asbah El Sobh
5:14
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 26 М.
Codkii AHN/Magool &(Masal guuro caashaq)
6:05
Qarami Media Pro
Рет қаралды 195 М.
Boqorkii Quruxdaay - Xasan D. Faarax & Magool
9:23
Heellooy
Рет қаралды 2,4 М.
Hees "Maxaad La Ooyday" cododkii marxuumiinta Gacanlo iyo Magool
9:17
Xaliima Kh Magool Kalah Banaadiri
10:46
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 121 М.
24 Часа в БОУЛИНГЕ !
27:03
A4
Рет қаралды 7 МЛН