No video

Xaliima Khaliif Magool - Heedhe Laba Shub Weeyaaneey (Kaban Cajiib Leh) Ereyadii Abwaan Sulub Cumar

  Рет қаралды 309,485

Ik Hajji

Ik Hajji

Күн бұрын

©COPYRIGHT PROTECTED SONG
Xaliima Khaliif Magool - Heedhe Laba Shub Weeyaaneey (Hees Kaban Cajiib Leh)
Ereyadii Abwaan Sulub Cumar
Hees dhamaaystiran

Пікірлер: 72
@faytaanyusuf4264
@faytaanyusuf4264 2 жыл бұрын
Hohey duniday kala haatiyey Nafta waxay u hibatoo, ay haaban waydoo Ku hanqaaran badanaa Labo aan is hurinoo Hadana aan is haynoo Intuu caashaqa wada helay Hayaan kala fogaadoo Kala heeray waayuhu Mid waliba halkiisuu La jiifaa halgaadee Halkaan ku negidahay Maxaad caawa haysaa Hawada caafimaadkaaga Iyo heerka noloshaada Hayntaada jeebkiyo sidee howshu kugu tahay Hibashada xasuustaa hurdo kaama seexdee Wadnahaa i habayee Kaaguna ma heebaa Haasaawaheenii ma u soo hilowdaa Hameenkay kolkay tahay Ma la i kaa hor keenaa Haaa, hareeertaada gogasha Maku haabataa gacan Sida geel haleelaa Hoos miyaad ka reentaa Hamuunta iyo xiisaha Ma is haysan waydaa Sida hoobal caan baxay Kaliga ma heestaa Hambalyada salaantiyo Ma heshaa waraaqaha ......
@mohamedfarmaajoomar6741
@mohamedfarmaajoomar6741 Жыл бұрын
Shukran Sxb.
@aliishomoha9493
@aliishomoha9493 10 ай бұрын
Rageydii ❤❤siwacan baad uqorty
@gorayhaldhaa8296
@gorayhaldhaa8296 2 жыл бұрын
Erayadii: Abwaan Sulub Cumar (AHUN) Laxankii: Ismaciil Cabdi Geri (Ismaciil Yare) AHUN Codkii: Xaliimo khaliif (Magool) AHUN. Waa Heesaha baarka sare ku jira.👏
@user-zc6ig1ep9q
@user-zc6ig1ep9q 2 жыл бұрын
Ilaahay haa uu naxariisto Dhamaantod.aad baan uu Jeclaahaye heestan
@mohamed-dx8lr
@mohamed-dx8lr Жыл бұрын
Ha xaaasin kabanka qofka garaacayo ala yarah Waaa legend ki Gooobe ✋
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
مجول اسطورة لن يكررها الزمن ذات الحنجره الدهبيه رحمك الله يا مبدعه
@aadancali6655
@aadancali6655 6 ай бұрын
Heestan miraheeda yaalahaa casheega hadaad suugaan taqaniin somalaay
@hamzemohamud9169
@hamzemohamud9169 2 жыл бұрын
Sida Geel haleelo ah , Hoos miyaad ka reentaa, Yaa Salaam, Yaa Salaam Rabi naxariistii jano ha siiyo marxuumada Xaliimo Khaliif Cumar (Magool)
@nabadraadshe
@nabadraadshe 2 жыл бұрын
Cajiib !! Haaaduba subaxii Horteey ma kacdo !! Waqtigu wuu saameeyaa noole iyo ma noole laakiin heestan wey ka samata baxday waxyeelada waqtiga, waa hees aan weligeed gaboobeen oo xilli walba la jaan qaada, Balse waxaan odhan karaa waqtiga iyo heesihiisa waxay noqdeen lammaane wax wadaaga. Mahadsanid Ik Hajji.
@ikhajji
@ikhajji 2 жыл бұрын
Ustad adigo ad umahatsan, numberkaga halkan igu reb. Inan ka faidestan raba. Mahadsanid.
@khadarjoseph7407
@khadarjoseph7407 Жыл бұрын
1year ka dib waan akhrisaty qoraalkaaga cajiipkaa
@Hanad2976
@Hanad2976 3 жыл бұрын
Sxbayaal heestan iyo heeskasta ooy qaado HALIIMO KHALIIF MAGOOL WAA II MADHAAFAN ' SIIBA IYADA IYO CISMAAN GACANLOW AHN . Fadalan iga soo caawiya cida amba abwaanki sameeyey heestan magaciisa iyo wakhtigii lasameeyeyba????
@zakariyehazanali1157
@zakariyehazanali1157 Ай бұрын
Xaas kayga oo aan muda ka maqnaa ayaa caawa iisoo dirtay heestaan inta ah HALKAAD KU NAGIDAHAY MAXAAD CAAWA UHAYSAA HAWADA CAAFIMAAD KAAGA IYO HEERKA NOLASHAADA HAYN TAADA JEEB KIYO SIDEE HAWSHU KUGU TAHAY ilaa hada waan il maynayaa😭😭😭😭🤦‍♂️
@ikhajji
@ikhajji Ай бұрын
MashaAllah bro. What a coincidence
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 4 жыл бұрын
Yaasalaam yaa hees iyo cod halaasiya magool rabaw unaxariiso
@obsiehdirieh7351
@obsiehdirieh7351 3 жыл бұрын
Waaaaaaaw. Waaaaaah waaaaaah Waaad kumahadsantahay Ax yaa heeeeees taaariikhi ah Toddobaatanaadkii Markii wadamada carabtu si buuuxda shidaalka u soo saareen Ee wiilasha soomaaliyeed loo ogolaaday inay u shaqo tageen iyada oo aan isaadhsiintuna aanay jirin Marka laga reebo sanduuqii boostada Jacayladii Kala lumay ayaa xilligaa heestan laga sameeyey Toloow yaaa maanta sidaa wax u cabirikara Garan maayo
@abdiawaldahir1172
@abdiawaldahir1172 2 жыл бұрын
Walaal waad ku mahadsan tahay sida aad dhaxalkaas umadda ee abwaaniintii faylasuufyada soomaalidu nuxurkiisa inaad nala wadaagto bahdeena aan nasiibka u yeelan,
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 Жыл бұрын
❤❤❤
@aadancali6655
@aadancali6655 6 ай бұрын
Allaayaaraxma abwaankii jacaylku feentay ee abwaan sulub cumar ❤❤❤ uduceeya raxmafa alle uwaydiiya wadhaxal uuinpo hobeeyey oo uu inorganic tagay
@aadancali6655
@aadancali6655 6 ай бұрын
❤❤❤ ilove wadhaxal jacayl oo dhaba oo delay sulub cumar allow unaxariiso waa dhaxal reeb jacayl xasuus marwalba joogta
@KhadarsiciidCabdulaahi
@KhadarsiciidCabdulaahi 23 күн бұрын
Waad I arkaysa qofti aan jeclayey
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 10 ай бұрын
AHUN Xaliimo Khaliif Magool
@farxaannuur2371
@farxaannuur2371 Жыл бұрын
Allah haw naxariisto boqorada codka queen of voice xaliimo khaliif magol
@Madadaal
@Madadaal 2 жыл бұрын
Very romantic song, Ilaahay haw naxariisto Magool.
@ninismahadsheymahadshey5274
@ninismahadsheymahadshey5274 8 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 3 жыл бұрын
Meel libaax soo galey lo’ ma joogeysee axsan cod no mixer aun magool. Sidaan u hees ama fan ka fariiso
@nadiirayaasiin2624
@nadiirayaasiin2624 Жыл бұрын
Waa boqorada codka rabi ku naxariisay magool
@aadancali6655
@aadancali6655 6 ай бұрын
Miraha yaa lahaa heestaas soomalaay sheega❤
@aadancali6655
@aadancali6655 6 ай бұрын
HeestAn waxaa lahaa nin jacayl delay oo xabaasha dhigay oo waayay tuu utiriyey nasiibkaa kahiishay
@xoogfiniinxoog5757
@xoogfiniinxoog5757 3 жыл бұрын
Hareertada gogosha ma ku haabata gacan sida Geel haleela hoos miyaad ka reemtaa
@shacaybmustafe9340
@shacaybmustafe9340 23 күн бұрын
Hees iyo baadh
@calicubeyd9714
@calicubeyd9714 2 жыл бұрын
Masha allaah wlh waa hees cajiib ah Heeso kamadanbeyn magool
@saruurhassen
@saruurhassen Жыл бұрын
Ale naxaristii jano haka warabiyo xalima khalif magool
@mohamudnur1575
@mohamudnur1575 3 жыл бұрын
Heestaan hooyo reer hargeysa ah oo goordhow xijaabtay baa miraha laheyd magaceeda waa ii gooyey ee raadiya
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 3 жыл бұрын
waxaan filayaa in uu sameeyay Abwaankii weynaa ala ha u naxariistee xasan qawdhan.
@ismealaxmed5437
@ismealaxmed5437 2 жыл бұрын
Sida geel haleela ah hoosmiyaadka reentaa
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Subxaanaka yaa cadiim talow yaa tumaya kabanka.
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Bos kuwa aay kaqaado Raaxeeye ee cajiibka ah nala wadaag adoo mahad san
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
InshaAllah brother.
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 жыл бұрын
Ob waah waah alaha unaxariisto
@alizakiosman8521
@alizakiosman8521 3 жыл бұрын
Ayeey magool wayoo wayihii horey
@fardowsabashir9771
@fardowsabashir9771 2 жыл бұрын
Haasaweheeni ma u soohilowda habeenkii kolkey tahay malaykaa horkeenaa haaa hareertada gogosha maku haabataa gacan
@shahidmohamed6906
@shahidmohamed6906 3 жыл бұрын
Cajiib waye ilahey haa u naxariisto
@mohamedjamac3680
@mohamedjamac3680 Жыл бұрын
Hees iyo badh ❤
@aadancali6655
@aadancali6655 6 ай бұрын
Miraha yaa lahaa heestaas soomalaay sheega
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Mahadsanid ikki
@abdirahmanrashid7643
@abdirahmanrashid7643 3 жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto amiin amiin amiinl
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 2 жыл бұрын
Shan jeer ayay ku celcelneysa ...sidee jeebkaagu sidee uu yahay while waxa kale ayay weydiineyso mar ama laba jeer,taasi waxay tuseysaa in ay dumarku badankoodu lacag uun daneynaayaan
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@gulloapdi1128
@gulloapdi1128 2 жыл бұрын
hambalaya saalntiyo maheesha waraqah
@ibrahimmusse6612
@ibrahimmusse6612 2 жыл бұрын
Fadlan hees kasta Ku qorq, ereyda, laxanka cidda amaysay, iyo cidda garaacaysa musigga.mahadsanidiin. Magool, boqoraddi vodka. Heestsn siday ahayd baad u gudbisay.
@ibrahimmusse6612
@ibrahimmusse6612 2 жыл бұрын
Iyo hees kasta oo aad qaaday. Taariikhda fanka somaliyeed way Ku xuxuun tahay,
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 3 жыл бұрын
Heestaan miraheeda noo soo qora please
@abdiahmed9883
@abdiahmed9883 2 жыл бұрын
Magaranayo qiyaasta heestan iyo samaynta ay igu leedahay waxaa kadaran xasuuuuuuuuuuuuuuuuuuusta anla ilmaynayo
@fartunabdul9509
@fartunabdul9509 Жыл бұрын
From kuuria😂😂
@ahmedwalishriifibraahim3204
@ahmedwalishriifibraahim3204 3 жыл бұрын
Ahmed wali shariif ibraahim
@fardowsabashir9771
@fardowsabashir9771 2 жыл бұрын
Halkaad ku nigidahay maxaad caawa haysaa hawada caafimaad kaga iyo heerka noloshada, hentada jeebkiyo sidee howshu kugu tahayee
@user-uq1kf5dn7s
@user-uq1kf5dn7s 11 ай бұрын
❤❤❤
@ustaaddalxa
@ustaaddalxa 2 жыл бұрын
Lyrics ayaa nagu wacnaaa
@ninismahadsheymahadshey5274
@ninismahadsheymahadshey5274 8 ай бұрын
Hbe
@farxaansaalac9381
@farxaansaalac9381 3 жыл бұрын
Shankaroon
@farxaansaalac9381
@farxaansaalac9381 3 жыл бұрын
Shankaroon axmed sagal
@user-jy7kh8iw8v
@user-jy7kh8iw8v Жыл бұрын
Hud huud hamuun ku lunyoo Heedhe la isku keen diray
@sadiasulieman7596
@sadiasulieman7596 3 жыл бұрын
Mahdsaniid. Xx
@giimeelcusub6742
@giimeelcusub6742 3 жыл бұрын
4
@nuuramuxumed6262
@nuuramuxumed6262 3 жыл бұрын
0
@aadancali6655
@aadancali6655 6 ай бұрын
HeestAn waxaa lahaa nin jacayl delay oo xabaasha dhigay oo waayay tuu utiriyey nasiibkaa kahiishay
@aadancali6655
@aadancali6655 6 ай бұрын
HeestAn waxaa lahaa nin jacayl delay oo xabaasha dhigay oo waayay tuu utiriyey nasiibkaa kahiishay
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 32 МЛН
Mininkiinii
11:30
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 15 М.
Magool Hees macaan
8:24
VivaSomalia1
Рет қаралды 681 М.
Xaliima Kh Magool Kalah Banaadiri
10:46
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 92 М.
Muuniso - Xaliima Khaliif Cumar " Magool"
12:13
Heellooy
Рет қаралды 149 М.
Hud-hud- Xaliimo Kh. Cumar (Magool) / Version Cusub / Lyrics
13:03
Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "KII DHABA JACAYLKUNA"
10:06
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 156 М.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 157 М.
Heestii Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics Aun Jangow Iyo Aun Sahra
9:25
laylis channel
Рет қаралды 484 М.
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН