Muuqaal toos ah! Dhalinyaro Soomaali ah oo lagu qasbayo İnay ku biiraan dagaalka Ukrain | SIR WEYN .

  Рет қаралды 9,774

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Пікірлер: 28
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 10 ай бұрын
Ilaahay ha soo badbaadiyo dhalinyarada soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb😢
@MuhammadNuro-sn8tv
@MuhammadNuro-sn8tv 20 күн бұрын
asc munasar hooray usoco sidaas ugushaq dadka danyarta ah doolada curdunka ah
@KheertoAli
@KheertoAli 10 ай бұрын
Asc waaku sallaamay wallaalkey munasar amiin yaa xayul yaa quyuum yaarabi soo bad baadi owllaadaas maskii miint eh
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 10 ай бұрын
Yaa rabi u gargaar dowlad ma heysanee
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 10 ай бұрын
rabiyow umadaan umaciin
@sultankhaalis6429
@sultankhaalis6429 10 ай бұрын
SalaamuAllah calaykum waraxmatullahi wabarakaatuh walal Mahadsanid JazakaAllah Walaalaha Allah hano so badbaadiyo 😢😢😢😢
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh 10 ай бұрын
Allow usahal dadkeena. Dhibkana ka qaad.
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 10 ай бұрын
Allah ha badbaadiyo dhalinyarada marka hore lacagtooda ayey halaag ku galayaan ee Allah ha tuso in dalkooda iimaansadaan Allah ha u gargaaro aamiin
@safaaa94
@safaaa94 10 ай бұрын
Wa aduunka dowladaha doowlada ugu xun wa soomaliya oo aan dadkeda wax ukhaba ney nin alaha yaxfidhkum
@hibanura1929
@hibanura1929 10 ай бұрын
Somaali hungurigooda aa dilaayo kuyeh waan saxiixnay 😂😂😂 subxaxnallah
@ibrahimaden612
@ibrahimaden612 10 ай бұрын
Muhammad
@mohammedalichannel7293
@mohammedalichannel7293 10 ай бұрын
Waa arin halis ah askaraynta qaxooti halisteeday leedahay.
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 10 ай бұрын
Illaahay ha u gargaaro. Dowlad la. Aanta miraheeda. Ayagane heshiis ay saxiixeen ay rabaan inay ka baxaan. Nimanka Soomalida xataa haday madax yihiin As aaday ugu deg degaan HESHIISYADA
@NaxiisNawaal
@NaxiisNawaal 3 ай бұрын
In ilaaha kasobabadiyo
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 10 ай бұрын
waan aaminsanahay in dowladu wax kaqabaneyso mar hadii codkooda lamaqlay
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 10 ай бұрын
Ya raaaabi adiga awoda iska leh 😢😢😢
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 10 ай бұрын
Wariye munasar Guuleyso❤
@siinatshire6395
@siinatshire6395 10 ай бұрын
Magacyadooda faafi
@NaxiisNawaal
@NaxiisNawaal 3 ай бұрын
Somaliyey uduceya dadakaasa
@Ayaan8912
@Ayaan8912 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 10 ай бұрын
Iyagaa yaacayo oo Khayaali kunool marka Meelwalba Halagu Laayo Somali , waayo Meel aan Rizikh lagaraadin bey Karaadinayaan . Intee Lagu Arkay Umad iska yaacayso. Waa Dad Qashin ah .
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 10 ай бұрын
Ayaga ayaa qaldan oo hunguri lagu gatay yaay kala tashadeen markey saxiixayen warqada xata hadad cunta karin kanoqoneeysid military waa inaad taba barata ee waxaad ushegta hataba bartan wixi lagula heshiyena haqabtan ila inta waqti eeysaxiixen kadib ama dhalasha rusha lasin ama wadankodeey iman ama madfaca leefi rag iyo rafaada waa isladhashen saxiixaas ayeey kudegdegen
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 10 ай бұрын
MAHA KA SO HOREEYEY MEELKASTO MUSUQ MAASUQI EY SOMALIYA EY U MAALEYEN UUUUF
@ashahassan8878
@ashahassan8878 10 ай бұрын
Laailaaha illalaah inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun maxaa umadda soomaaliyeed dhibaato haysata war dhalinyarooy dhulkiina laydiinma dhaamo ee iimaansada😂oo khataraha aad u bareeraysaan iska daaya aduunka maanta iscun yaa kajira meel iidnaan aqoon silac hawgu dhimanina war tueub nafreeda yaa masaluftey oo mardhow iscuneysa ee khataraha aad lugtiina ku doonaneysaan iska daaya dawlad idin soo badbaadineysana mahaysatiine waa kuwo hoogey oo ba,aye wax idin tarimayaane war wadankiina iimaansada oo xoreysta oo tahriibka iska daaya
@casalasal6466
@casalasal6466 10 ай бұрын
QABOOBAHAN EY CUNTO DIIDAAYAN MIYAA WAABA WAALAN YIHIIN TAN KALE DOWLAD MEY LA TASHTEEN MARKEY BAXAAYEN DOWLAD SHAQO KUMA LAHA EE ALLAHA BADBAADIYO
@FeysalNice
@FeysalNice 10 ай бұрын
Gala dagaalka 😂 koleeba hadaad somalia kuso laabataan dagaal. Unbaa idin sugaya iyo in aad wax dishaan iskiifo😡 gala dagaalka
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 10 ай бұрын
Maxa geyay rushka intey tarib uqorten askar been ah hagalan dagalka dowald markey baxayen ma latashten wa daqan xumo dulmiga leskuma tagero caloshod ushaqesta yal qurun ah dalka wanabad maxa waligiba utaribtan imanka alah idinka qado marka diiqo ku dacdan aya dowlad so xasust gala dagalkae ku dimo nar gal damir lawo wa nucas dalkag sharaftis ma ilalisid qabil iyo qashin ayad wada din lawa yal
Dilkii Yahya Sinwar Kadib Qadiyada Falastiin Siday u Ekaan Doontaa?
58:16
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 81 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 21 МЛН
Sustainable agriculture for a healthy Baltic Sea (Event on 11 Oct 2024)
2:06:20
HELCOM - The Helsinki Commission
Рет қаралды 3,2 М.
Yuu Yahay YAHYA SINWAAR- Allah U Naxariistee?:::: Dr Ahmed Al-Yamaani
9:47
Dr Ahmed Al-Yamaani
Рет қаралды 23 М.
Ruwaayadii | Ha ila Guursan | Prt 12 | 2023]
25:04
Muna Faysal
Рет қаралды 245 М.