MUUQAALDI UGU QOSOLKA & QARAAXADA BADNAA ASBUUCAN | FUNNY😅 + MUCJISOOYIN 😳 + QOSOL 🤣

  Рет қаралды 122,747

Zaki Bin Xaaji

Zaki Bin Xaaji

Күн бұрын

Пікірлер: 858
@rooblemaxamed3745
@rooblemaxamed3745 Жыл бұрын
Adoo u jeeda magaca Allah like 👍 saar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdurahmaan_masoud
@Abdurahmaan_masoud Жыл бұрын
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar . الله أكبر ❤❤
@Abma117
@Abma117 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@Fadumacabdisamed114
@Fadumacabdisamed114 Жыл бұрын
Allaahu akbar
@mutafeapdi856
@mutafeapdi856 Жыл бұрын
Allah akbar
@qadrokeyf001
@qadrokeyf001 Жыл бұрын
صلو على النبي محمد صلى الله عليه وسلم
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 Жыл бұрын
Somaaliyeey legendka cawale aden xa laga lexdo😂😂🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴
@zaayidmohamed
@zaayidmohamed Жыл бұрын
Igula sali nabi mohamed scw scw
@farhiyaabdullahi9904
@farhiyaabdullahi9904 Жыл бұрын
Mahmahda igu soo dhacaday Naaag waa caruur cag weyn 😂😂😂
@Maxamedadan65
@Maxamedadan65 Жыл бұрын
Jigjiga maxaad kaledihiin calaamkay la qabsatee😂😂
@AbdimohamedAdaan
@AbdimohamedAdaan Жыл бұрын
Mahmaahda wa hubsiimo hal geel ah baa lasiistaa❤
@zakidaljir3689
@zakidaljir3689 Жыл бұрын
Wazir wad dadashi keep going 😅
@LuuleyAadan-k6s
@LuuleyAadan-k6s Жыл бұрын
Wasiir salaam from baydhabo
@wllmaanka599
@wllmaanka599 Жыл бұрын
Video ga Qurux kudhiigle😂😂😂
@TimaJilic-x1v
@TimaJilic-x1v Жыл бұрын
Hubsimo Hal Baa Lasiistaa❤😂
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay Жыл бұрын
Waa nin caadi ah
@cabdimursal5566
@cabdimursal5566 Жыл бұрын
1:20😂 waad dadaashay wasiir alle hakaa farxiyo 5:52 maah maah daasi waxa weeye hubsiimo halbaa lasiistaa😂 masaxay wasiir
@SalmoAbdi-d6r
@SalmoAbdi-d6r Жыл бұрын
Qamar iyo shaydaanba deg degay😂😂😂😂
@NimcoMohammed-h3t
@NimcoMohammed-h3t Жыл бұрын
Madadaalin yaaba ku dhihi Kara legend waa dadaashe 💯💯wasiir
@CabdirashiidMaxamed-qf8lt
@CabdirashiidMaxamed-qf8lt Жыл бұрын
Wazir dadalka badi
@farhanabdixakiin186
@farhanabdixakiin186 Жыл бұрын
KEEP GOING WASIIR
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 Жыл бұрын
Free cawaale aden 😮😂😂😂
@najaxabdizak7262
@najaxabdizak7262 Жыл бұрын
Hubsiimo hal ba la siista hhh xaji zaki wan ku salamay bro
@saidoisse2723
@saidoisse2723 Жыл бұрын
Easier Waa dalaashe
@Abdurahmaan_masoud
@Abdurahmaan_masoud Жыл бұрын
Wax. walpa waxaa ka macaan Quraanka Alleh yaa igu raacsan 👋❤️❤️❤❤❤️☝️
@AaizhaAdame-gj8lt
@AaizhaAdame-gj8lt Жыл бұрын
Allahu akbar
@FarxaanYare-s8o
@FarxaanYare-s8o Жыл бұрын
ku saliya nabiga scw❤
@NuurtoAhmed-om7dc
@NuurtoAhmed-om7dc Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@mariamohmed-hb3ly
@mariamohmed-hb3ly Жыл бұрын
Scw scw❤
@NuuneyareNuuneyare
@NuuneyareNuuneyare Жыл бұрын
Scw
@mutafeapdi856
@mutafeapdi856 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@WAXGARAD0606
@WAXGARAD0606 Жыл бұрын
Aaway dadkii nabigeena muxamed jeclaa sallalaahu calayhi wasalam ❤❤❤
@AbuukarAbdulahi-k5d
@AbuukarAbdulahi-k5d Жыл бұрын
Kusali nabigeena muxamad caleyhi salaam rabi raalihaka noqdee likena saar
@GodeyGacalo-nl3un
@GodeyGacalo-nl3un Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@MaxamuudCabdi-qu4dt
@MaxamuudCabdi-qu4dt Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 Жыл бұрын
💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكرك الغافلون 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
@OgaalkaMaanta1
@OgaalkaMaanta1 Жыл бұрын
The person ever the most knowledgeable and the most shine ✨️ all created prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم ❤️♥️🕋🕋
@Qaajechannelew4xi
@Qaajechannelew4xi Жыл бұрын
Scw
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 Жыл бұрын
Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend
@Asma-jt3wz
@Asma-jt3wz Жыл бұрын
😅😊😅😅😅😊😊😅😅😊😅😊😅😊😅😊😅😊😅😊😅😊😅😊😅😊😅😅😊😅😊😊😅😊😅😊😊😊😅😊😊😊😅😊😅😊😅😊😅😊😊😅😅😊😅😊😅😅😊😅😊😅😅😊😅😊😅😊😅😅😊😊😊😊😊😊😊😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😅😊😊
@Abma117
@Abma117 Жыл бұрын
Salallahu Caleyhi Wasalam
@munasarmucaashaq-km4gg
@munasarmucaashaq-km4gg Жыл бұрын
اللهم صل وسلم علي نبينا محمد وعلي آله وصحبه أجمعين
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 Жыл бұрын
Waziirkeena Markaan Dacwaan Kaa Ahay Barnaamijkaan Runtii Waad Naga Daahisaa Balse Maanta Waan Kuu Cudurdaarayaa Safarka Aad Tahay Awgeed Ani Wey Guulleyso ♥️ ❤️ 👌
@blackpanther68229
@blackpanther68229 Жыл бұрын
😅😅😅
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 Жыл бұрын
Wiilkaa Yidhi Eber Iyo Eber oo afdheer Baa Eberta La Hor Maraysa Waan Aqaanaa Waa Imtaxaam kas Buu U Yidhi 😂😂😂
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Жыл бұрын
Ma arkinee
@djlaabzame
@djlaabzame Жыл бұрын
Ma yelayno nio zxpka miyaa😂😂😂
@ciyaalxamar27
@ciyaalxamar27 Жыл бұрын
@zakibinxaji
@khaalidcadoosh6213
@khaalidcadoosh6213 Жыл бұрын
Waziir tani nama tusine sey wax u jiran
@pilalafricanoofficial2944
@pilalafricanoofficial2944 Жыл бұрын
HubsiiMo HaL Baa LasiisTaa ayaa igu soo DhacDeY wlhi😂😂😂😂
@Dagan721
@Dagan721 Жыл бұрын
Kkkkk Wasirka wanaga qoslisaa qosolka waa cafimad thanks
@dahirhassan6281
@dahirhassan6281 Жыл бұрын
War kaalay cawaale ma istaf dumaruu samaystay.🤣😍😍
@jikako7
@jikako7 Жыл бұрын
Cowo Cide igam Horeyso Dadala wuu Gada 😢❤😢😂
@mohamedabdikaadir4225
@mohamedabdikaadir4225 Жыл бұрын
Gaada ❌ Gaara✅wax baro lagama karo😂😂
@zainoabdala-sy8dk
@zainoabdala-sy8dk Жыл бұрын
Waziir wadadaashy. Waziir ima dhaafo barnamij soo galiso sharaf iyo karaamo lee dahy Waziir❤. Salan sare waziirka iyo sarakiisha
@amiircaamir8380
@amiircaamir8380 Жыл бұрын
Maah maahdu waxa weeye : waxan dhuuso moodayay ayaa xaar igu noqdey 😂😂😂
@ruunhaaji3634
@ruunhaaji3634 Жыл бұрын
Naag waa ilmo cag weyn ayaan maqli jiray😂😂mahmahda wa tas
@ayaandiamond41
@ayaandiamond41 Жыл бұрын
Muuqalka wiilka yarka ee indho shareerka maah maahda iguso dhacday😂😂😂Geedoow ma waxan ku mooday mise waxad noqotay mise wax aan loo noqon doonin waad iga haysaa wasiir😂😂😂
@king____aditormovies
@king____aditormovies Жыл бұрын
Wasiir pin igu qabo
@mustafabulle
@mustafabulle Жыл бұрын
Maahmaahda igu soo dhacday waxa weeye wasiir:- NAAG WAA CARUUR CAGO WEYN
@Zahramaxamed1.-_
@Zahramaxamed1.-_ Жыл бұрын
Maahmaahda hubsiimo halbaa lasiiste😅😂
@Thomaz658
@Thomaz658 Жыл бұрын
Walala yaal salada ku dada la❤
@abiibakarahmad2148
@abiibakarahmad2148 Жыл бұрын
Maahmaahdu waa hubsiimo halbaalasiista wasiiir 😇
@saynabfaarax345
@saynabfaarax345 Жыл бұрын
waankugu raacsanhy inay tan tahay waayo qof dumar ah ayaa la moodaa
@amgame5160
@amgame5160 Жыл бұрын
Waxa weeyaan maahmaahdu " Dumarku wa carruur cag wayn"
@Dagan721
@Dagan721 Жыл бұрын
Maskiinkan Fananka Cawale Adan ah hadey yar yar yihin oo na qurux badan yihin maxa ka bi i lahaa waba raxeysan lahaa Wazir hamrahan dalan wey iska sexan lahayen
@waxogowchannel2628
@waxogowchannel2628 Жыл бұрын
Waziir Ani waxaa igu soodhacday ( waxaan kumooday sawaxaad noqotay sawaxaan loo noqondoonin )
@SUDAIZJota-ts8mk
@SUDAIZJota-ts8mk Жыл бұрын
Wasiir ku soco keep going
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤
@xaawomaclinbushur2013
@xaawomaclinbushur2013 Жыл бұрын
Wasiir astaan musalsal cusub bilaben *Hayaan* ayana layirahda cawa xalqadi 2aad dabka saaran kaso hadal😂
@MohamedBashirMp
@MohamedBashirMp Жыл бұрын
Hubsiino hal ba lasiista 😂❤ba igu so dhacday 😢😂
@Money-Maker942
@Money-Maker942 Жыл бұрын
Taliye maanta Xayeysiiska kuma maqalno XAWAALADA Ka QAADO Maxaa dhacay😂😂😂😅
@mustafemaxmed-k4j
@mustafemaxmed-k4j Жыл бұрын
waxaa dhuusa mooda xaarkugu noqda hhhhh waasiirtasaaa igu soo dhacday aniga
@fadumoabdilaahimuhammad9148
@fadumoabdilaahimuhammad9148 Жыл бұрын
Qamar io shadanbaa dagdaga waa labadalay imikaba qurux io shaydanbaa dagdaga
@Maxamedadan65
@Maxamedadan65 Жыл бұрын
Farmacho the people who are beautiful 🎉🎉😂😂😂
@sabnayouth
@sabnayouth Жыл бұрын
Prank lakuu aarayay 😂😂😂qurux kudhiikle
@QuruxAisha
@QuruxAisha Жыл бұрын
Qof walba somaliyiin happy noqda 😂😂❤
@yusufaar3033
@yusufaar3033 Жыл бұрын
Wasiir qoma iyo ahmed mane iyo team 21 marso kaso hadal
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 Жыл бұрын
Rer tictok wa imtixaan ani 2023wa iska tir tire wa wala rabe
@buzhrayar5027
@buzhrayar5027 Жыл бұрын
5:47 Ma waxan mooday mise wuxu noqday😭😂
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 Жыл бұрын
Maah maah soomaaliyeed ayaa tidhaahda Intaanad falin ka fiirso
@XamseCali-t3u
@XamseCali-t3u Жыл бұрын
😂😂😂
@cumarcusman-ee9sl
@cumarcusman-ee9sl Жыл бұрын
Qurux ku dhiiglow sxb sorry dadka nin wye ku dhahaaye ku jiray Zakiyow kalinteyda waa qaatay 😂😂
@ayaanlecabdilaahi5111
@ayaanlecabdilaahi5111 Жыл бұрын
Hubsiino hal baa la siisyaa naag u malee ilma ha kugu noqdo
@apdirixiinkayse3944
@apdirixiinkayse3944 Жыл бұрын
first wasiir😊
@najmotuleed4173
@najmotuleed4173 Жыл бұрын
Doob dareen baa dilay Hubsiino hal baa la siistaa
@World_Foot-ball.
@World_Foot-ball. Жыл бұрын
Waziirka congratulations 600k ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BILAL1.
@BILAL1. Жыл бұрын
Dumar waa caruur caga weyn aa igubso dhacday.
@MohamedHussein-ry3qq
@MohamedHussein-ry3qq Жыл бұрын
Dumarku waa ciyal cag ween😂😂😂😂😂😂
@doolahmedguleed1181
@doolahmedguleed1181 Жыл бұрын
Waaaaw
@baasten7085
@baasten7085 Жыл бұрын
Hubsiimo Halbaa la Siistaa 🤣🤣🤣
@caska-poi
@caska-poi Жыл бұрын
Wax aad dhuuso mooday Xaar makugu noqday
@saredomahdi1569
@saredomahdi1569 Жыл бұрын
Alaa miskiinka cawale maliinti❤ calankeena maxa qabsaday😂😂legend wee mam'ownka
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 Жыл бұрын
Saliga nabiga sareedo leh SCW...
@AhmedbashiirBk-lh8xk
@AhmedbashiirBk-lh8xk Жыл бұрын
Wasiir maad dadaalin sorry 😢😢😢
@abdulahi-ss9wp
@abdulahi-ss9wp Жыл бұрын
wazir malaga yaapa inaa arako adigo 1m garaay
@muxudiiinfaysal4219
@muxudiiinfaysal4219 Жыл бұрын
Zaki binxaaji legend 😮😅😅😅😅😅😅😅😅
@sihaamaxmed-sd3zw
@sihaamaxmed-sd3zw Жыл бұрын
Wasiir astan film cusba bay soo sartay
@BinuRahma
@BinuRahma Жыл бұрын
Zaraakiisha away emotional dage 🤣🤣
@ciisemaxamed4505
@ciisemaxamed4505 Жыл бұрын
Waziir waa dadaashy 😊
@Dayax2208
@Dayax2208 Жыл бұрын
Wasiira safaraku madhamaado miyaa horta
@Eszaade
@Eszaade Жыл бұрын
6:58 😂qof walba o na arkayo manta somalia wa kowdi ju😂 luleydii😂 juleydii 😅😅 Hi hi hi😂 loleydii waa July Frist month manta😅qo Qof walba somaliya Yihiin 😅😅😅 Happy happy noqda ha Yarta funy waaye
@yaqiinsports9425
@yaqiinsports9425 Жыл бұрын
Wasiir markaad soo daynaysay abwaan Shube wlh waan ku fiirsanahay qaybta korone waxaan search garaynayay heesta ku macaanidaa yaab😮
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 Жыл бұрын
Hubsiimo hal baa la siistaa waziir.
@fatumamahad4081
@fatumamahad4081 Жыл бұрын
You’re so funny you’re doing a good job keep going don’t give up brother
@nimcocabdilahi5435
@nimcocabdilahi5435 Жыл бұрын
Musalsalka hayaan ka so hadal wasiir
@usaamenuur2003
@usaamenuur2003 Жыл бұрын
Hubsiiimo hal geeelaa la siiistaaa
@abwaanmaxamedaamiinchannel1982
@abwaanmaxamedaamiinchannel1982 Жыл бұрын
Wax laqariyo qurunba kujira hubsima LA aan halba lasiista doob dareen ba dilay nin fidiyow dubay Dib udaawey kkkk mahmahdu halkaysay kujirta kkkk
@khadrasheekoxariiro
@khadrasheekoxariiro Жыл бұрын
Asc cabasho baan qaba Zaki bin xaajiyoow wax ma laga qabanaya wasiir aan soo bandhige cabashadayga ? Wasiroow jawab
@Midosounds__12
@Midosounds__12 Жыл бұрын
Waziirka wa ey ey dhaly😂
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 Жыл бұрын
Hubsiimo 🐪 Halbaa Lasiistaa
@shaakirhassanhaaji5847
@shaakirhassanhaaji5847 Жыл бұрын
Anoo cabdi xaliim ah maah maahdaas waxaan weeye "NAAGU WAA CARUUR CAG WEYN " hh hye wasiir ma iga heysaah.. 😅
@yuusufhasan7378
@yuusufhasan7378 Жыл бұрын
Hobsiimo hal baa lasiistaa🎉❤
@arous9390
@arous9390 Жыл бұрын
Waa sax 27 juin 1977🇩🇯
@xamdanuura1982
@xamdanuura1982 Жыл бұрын
Hubsiimo hal baa la siistah
@MaxamadMx-vs7zo
@MaxamadMx-vs7zo Жыл бұрын
Ad io ad ayaad udadashay zaki
@karyaqanmuhumed7600
@karyaqanmuhumed7600 Жыл бұрын
Dumarku waa carur cag weyn
@whizibaari
@whizibaari Жыл бұрын
0 views kudawanayaaa!
@AbdiHassan-yy5sl
@AbdiHassan-yy5sl Жыл бұрын
Waan kusalaamey waziiir
@qadrawi419
@qadrawi419 Жыл бұрын
hda alle amisantahay love saar❤️
@Muhidiin7
@Muhidiin7 Жыл бұрын
First person to view❤
@saabiriincadey2608
@saabiriincadey2608 Жыл бұрын
Hubsiina halbaaa lasiistaaa
@omardayah8786
@omardayah8786 Жыл бұрын
ᴡᴀsɪɪʀ ᴢᴀᴋɪ ʙɪɴᴜ xᴀᴀᴊɪ ᴋᴇᴇᴘ ᴜᴘ
@hamdadagan4460
@hamdadagan4460 Жыл бұрын
Hubsiimo halbaa la siistaa
Todabadla Mantiyo Walikale Aad Yaabi guri Barwaaqo
16:19
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 31 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 41 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 27 МЛН
ASAD HAGIO AMA KING CK DIL AMA DOORO
10:14
Armaan Somali
Рет қаралды 4,2 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 41 МЛН