Muuse Biixi oo dib loo doorta waa SL oo God-madow ku dhacday, Sabayste na waa Danley difaacanaya..''

  Рет қаралды 1,328

Jookar Media TV

Jookar Media TV

Күн бұрын

Пікірлер: 19
@MaxamudCali-d4w
@MaxamudCali-d4w 3 сағат бұрын
Hunguri baad taageeraysaa imaan laawe
@AbdikarimNuur-d8s
@AbdikarimNuur-d8s 4 сағат бұрын
Libaax libaax dhalay waanu ku wadanaa nin ka fikiraya shilimaad you umada waalin
@MaxamedAxmed-r2f
@MaxamedAxmed-r2f 3 сағат бұрын
Adigu hal cod uun baad leedahay Codkaaga meeshaad doonto la mar Muuse dadkii uu madaxtooyada ka xidhay baad tahay Muusaa wax ii dhiibi waayey ku cadhoo
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Сағат бұрын
Somaliland, walee hadaan ninkan aragtidiida laraacin dalku wuxu galidoonaa dhamaadkii tacabkeenii . Somaliland, bedbaado ayuu dalku rabaa ee craxmaan kumidooba oo isku aamina .
@MohamedAhmed-bd4ug
@MohamedAhmed-bd4ug 4 сағат бұрын
Waxaa uu ina gaadhsiiyey wixii ugu xumaa ee abid ina gaadhw. Anigu waxaan u aqaan shaydaan umadan ku jira inuu yahay Muuse. Hadaba hadii si kastaba uu wax u khaldo oo uu yidhaahdo anaa helay waxaan halkan ka sheegayaa in aanu heli doonin cid uu xukumo.
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 сағат бұрын
Ad qadhmuune muuse ma tuugtan wadanka iibiyaanu dooranaa Af qadhmuune
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Сағат бұрын
Dalkutaas oo mid ah ayuu dagaal sokeeye kagabaaqanayaa waa na lagumidoobayaa . Muuse,xukumadiisu hadayba kaladiris wadaa hadaysoonoqotona beelo dhan ayaan somaliland joogidoonin sida awdal iyo bariga hargaysa oo dhani kiicolaada dhulkooda keenay inuu soonoqdo waa wax aanla aqbalikarin ee fartiina haeedina .
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 3 сағат бұрын
Kani gudcad wuxuu u yaqaan ka madaw koofiyad baa la iska soo qaadanayaa edebta hadalka ayaaba ka khaldan eega ! Kkkk
@KhaderAadan
@KhaderAadan 2 сағат бұрын
Kedaab beenaale
@MaxamudCali-d4w
@MaxamudCali-d4w 3 сағат бұрын
Kaxayso suldaanka aad sheeganayso
@Charkherad
@Charkherad 3 сағат бұрын
😂😂
@ruushacabdi235
@ruushacabdi235 3 сағат бұрын
Iskahadlesoomaaliweynhuwana
@MaxamedJaamac-y3y
@MaxamedJaamac-y3y 4 сағат бұрын
Islaantaada usheeg hakacodayso muuse balinuudhaco wax adiga kaa ayaandarani majiro nacas
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 4 сағат бұрын
Run baad sheegtay mee dalkii dhaamaa xagee geeyey muuse maxaa lagu doorta iidoor waa bilaa caqli Maha dad wax yaana qabyaalad baa dishay iyo cunfi
@MaxamedAxmed-r2f
@MaxamedAxmed-r2f 3 сағат бұрын
Idoorkaa aad tidhi dad wax yaqaana maaha Somalia ayaa Ka qaylisay Adnan wax lagaa waydiin maayo
@MaxamudCali-d4w
@MaxamudCali-d4w 3 сағат бұрын
Maxaad xaal ka bixin kartaa beenaale ayaad thy cidna wax umuu dhimin
@YaasinMaxamud
@YaasinMaxamud 4 сағат бұрын
Ciro oo la doorto waa wadankii godmadow lgu ridey iyo farxada xasan shiikh iyo cumar geele waaye
@MaxamudCali-d4w
@MaxamudCali-d4w 4 сағат бұрын
Beenaale xun baad tahay tuug xaasida ayaad thy illaahay ayaa bixiya madax tinimada
@fardusmophamed6367
@fardusmophamed6367 Сағат бұрын
Waar beenaale ayaad tahay waxa uu qabtay sheeg qaladkiisana sheeg adeer reer maaha somaliland laakiin adigu sheeg inta laguu dhiibay waayo hadalkaagay ka muuqataa inaad hunguri ku hadlayso
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 53 МЛН
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
Diana Belitskay
Рет қаралды 3,4 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 557 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 53 МЛН