No video

"Maayir Mooge Anaga Dooranay Haduu Qaldamana Anaga La Xisaabtamayna"Xildhibaan Siciid Jaamac

  Рет қаралды 61,352

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 69
@zakihussein9147
@zakihussein9147 2 жыл бұрын
Isdejiya wax dhib ahi majirto arintan usheegay xildhibanku in hoos lo xaliyo ayay ahayd dhib maleh iminkana waa la dhamaynayaa Insha Allaah niyada khayr usheega
@ahmedsomali2232
@ahmedsomali2232 2 жыл бұрын
Si fiican ayuu u hadlay Xilibaan Siciid Jama
@melmi9330
@melmi9330 2 жыл бұрын
Alxamdulilaah maashallah IIaahay ha idinla qabto shaqada wanaagsan ee wadaan,wixii idin carqaladeynaya dheg ha u dhigina, debed iyo gudana dadka Somaliland way idinla socdaan guul iyo gobanimo 👍👍👍👍👏👏👏👏💚🤍❤️💕💖
@mukhtaarmustafe89
@mukhtaarmustafe89 2 жыл бұрын
Muwadinad dhab ah 👏👏👏
@barnimooyan5182
@barnimooyan5182 2 жыл бұрын
Waa idin maqleen shacabka Hargaysa 🥰🥰🥰🥰🥰
@aaminamaxamad1179
@aaminamaxamad1179 2 жыл бұрын
Illaahayow ka qabo xaasidiinta daalimiinta
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w Жыл бұрын
Mansha Allah xildhibanku wax fiican buusheega mayar mooge na shaqafiican buu haya halka kawada 👍
@kghassansuudihersi2699
@kghassansuudihersi2699 21 күн бұрын
Waa sax waxaa doortey 17 xildhibaan. Dibedda,weersrka hslaga daayo. Golaha mideysan yaa,WAX. Tariff karta. Xjldhjbabadda golaha ddgaanka guuleysta.
@xasannuux5275
@xasannuux5275 2 жыл бұрын
Mansha.allah
@ismailabdilahi1502
@ismailabdilahi1502 2 жыл бұрын
Sicid wadida hala xakameyo iyago mucaradku qabyalad iyo qabin wada ayay xukumada qabin ku edayan
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 2 жыл бұрын
Ku soco siciid
@abdulraven9994
@abdulraven9994 2 жыл бұрын
Adeerkaa muusebixi iyo ina abokor ka hadal qaska ay wadanka ka wadaan. Yaa munaafaq.
@ifraaxqalanjo9282
@ifraaxqalanjo9282 2 жыл бұрын
Naayaa gashaantida in meel dhago horta qosalka dhekhda haysta kubaayda
@ismailabdilahi1502
@ismailabdilahi1502 2 жыл бұрын
Sadex xiliban ba fidmo iyo isku dhufasho kashaqeya warbahintana way sumeyen
@khadarmaxamed9425
@khadarmaxamed9425 2 жыл бұрын
mayar moge ma ah nin waxasi wax yeelayan
@hassannur8022
@hassannur8022 Жыл бұрын
Xildhibaano Maaha ee waa Gole degaan
@abdikhadarosmanribiishka5290
@abdikhadarosmanribiishka5290 2 жыл бұрын
Hero
@xamdixasan1284
@xamdixasan1284 2 жыл бұрын
Asc
@abdihayd2924
@abdihayd2924 2 жыл бұрын
Kan heegaa kadhexhadleysa yaa kaadhegeysana waar hanoo sheegin maayarka mooge anagaa dooraney hanoola limin afkii heego
@rabitaloudaa32
@rabitaloudaa32 2 жыл бұрын
Bal dhuux hadalkiisa adigay ciro iyo waxaan madax weligood noqonayn kaa dhex guuxayaan ninkaan hadlayana aqoon baanad u lahayn 70guri ka badal ayuu hargeysa danvaabaa kelidii haku dirin waa ragii cashuurta maayir mooge uu ka quraacdo bixiya ma cid kale ayaad garanaysaa hadii ay diidaan cashuurta
@jamaalmohamoud1887
@jamaalmohamoud1887 2 жыл бұрын
Cabaadka daa, abowe
@aaminamaxamad1179
@aaminamaxamad1179 2 жыл бұрын
Maaaalintayadu wey iman insshaalaah
@dozytmohamed5672
@dozytmohamed5672 2 жыл бұрын
Garxajis hahahha
@ayaanibraahim9559
@ayaanibraahim9559 Жыл бұрын
maayrka maxaa soo galyi
@masterwadanisomaliland1133
@masterwadanisomaliland1133 2 жыл бұрын
mayir shaqo wacan bad qabatay dadka shaqadada ka xun dheg jalaq ha usiin
@xasanawcali8346
@xasanawcali8346 2 жыл бұрын
Xildhibaku tallo iyo dardarn
@aadancismaan1062
@aadancismaan1062 2 жыл бұрын
hhhh isku moo dooran wazbaad iska leelediin 🤣😋🙂
@asmacabdi2263
@asmacabdi2263 2 жыл бұрын
Muuse ayaa kala diray shacabka Waykaa qaldantay garab baad kararantay xildhibaan siciidoow Allah baanu uga dacwoonaynaa siyaasiyiinta maalinkasta umada isku daraya tani waa aduun ee waa inooyo aakhiro
@jibriilmaxamed8709
@jibriilmaxamed8709 2 жыл бұрын
Ilaahay ka baq
@asmacabdi2263
@asmacabdi2263 2 жыл бұрын
@@jibriilmaxamed8709 anigu asagaan haystaa qiyaamaha maxaan Allah kaga baqaa waa madaxwaynahayga laakiin indhahaa macalin ah laba af majecli
@jibriilmaxamed8709
@jibriilmaxamed8709 2 жыл бұрын
Adigu waa inaad ahaato,Qofka ugu Nabada jecel,waxbadan Ayaan usoo noogay,Qabyaalad jacayl.iyo Caadifad waxba ma taraan
@asmacabdi2263
@asmacabdi2263 2 жыл бұрын
@@jibriilmaxamed8709 anigu nabada waan jeclahay qabyaalada waan necbahay waan ogay in aan qabyaaladu waxba tarin laakiin siyaasiyiintu wayku shaqaystaan baa qabiil ah Allah hasoo hadeeyo umadana quluubtooda hamideeyo Maalinkaste markaad cida kuu madaxda ah dhegahaaga wax kusoo tuurtuuraan adiguna waad lanooshay oo koley wax uun baad dareemi khaladkana laiskuma raaco Soomaaliland guul Insha Allah
@jibriilmaxamed8709
@jibriilmaxamed8709 2 жыл бұрын
Hora qof wanaagsan ayaa tahay,1992,ilaa 1994 Hargisa ma joogtay
@dozytmohamed5672
@dozytmohamed5672 2 жыл бұрын
Xildhiban said waa la so.sirayy hahahhaha , eegade marko hadlayo c/kream.mooge ma.isaga dhagaysanayabba
@Hawd74.
@Hawd74. 2 жыл бұрын
War maantaynu helnay dhalinyaro inoo heelan ee yaan munaafiqiintu laysku dhagaysan solteco mabaydaan arki jirin lamanaydaan xisaabtamin ee ragan alaa inoosoodiree halala shaqeeyo
@waxgaradmediachannel1298
@waxgaradmediachannel1298 2 жыл бұрын
xisaabtanka qof wanagsan io mid xunba wuu uyaala waaana shaqadooda mayirka dhiirigalin io dhacdhac iska ilaalinbay utahaY
@ismailabdilahi1502
@ismailabdilahi1502 2 жыл бұрын
Labada xisbiba qaybiya dadka reerkayaga ubadan iyaga yidhi wana nacasnimo kuwadafacayaw 3dex xildhibanba qas iyo fawdo kashaqeya cilqabayal hadal kodu wuxu bilabmidona marka goluhu sonoqdo walabadalay
@sadaamsadaam6143
@sadaamsadaam6143 2 жыл бұрын
KANI MA KUMA A AARSO KA BAXAY MIYAA KOLAYBA WAAA LABOOOLE
@zaedinaoomaar4104
@zaedinaoomaar4104 2 жыл бұрын
Meeker waabkuwii hoyada iyo lalaasha jigjiga yar ugu tumo sho doonan jireen anaga kuwasna
@aaminamaxamad1179
@aaminamaxamad1179 2 жыл бұрын
Cidhiidhiga ka daaya sida bisada hakadaba qaylin
@ifraaxqalanjo9282
@ifraaxqalanjo9282 2 жыл бұрын
Naa a aad ismooday naayaa habr soobool gaajadiin maxaad sacad muuse kalasoidoontaanhorta ilma gar adag
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 2 жыл бұрын
Kaabad dheh ha odhan birij,malaha kuwa dhisay kaabada ayaa aqoontoodu intaasi gaadhsiisantahay
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 2 жыл бұрын
ASC waar bal eega Beenalaha eega beenta cad isla soo Taagay Bisha Ramadan ee kulleh laba xisbi aya faragelin nagu haya waar Tuugta ee fara gelinta ku haya waa mamulkan Askarta
@kalunyassin658
@kalunyassin658 2 жыл бұрын
Aqliga qabyalad lagaga xaday ee Eebe xaqa haku tuso.
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 2 жыл бұрын
@@kalunyassin658 hahaha saxiibow wadankii Lawada laha idinka qabyalad cad ku qaatay markasad qabyalad dad ku sheegaysa subxanallah 😠
@barwaaqoosman8997
@barwaaqoosman8997 2 жыл бұрын
@@kalunyassin658 Haa Waa laga dhex hadlayaa sababtoo ah. 26kun ee u codeeyey ina mooge Wuxu hadaf koodu ahaa inuu maayar noqdo cabdikarin, isaguna maayarnimo ayuu ollolaha ku galay markaa xildhibaanka kale oo maayarnimo laga yeeli lahaa mabuu jirin ee haduu jiray Waa kuma? Nina muu rabin inuu is ceebeyo🤣 Been yaan laysu sheegin ee shacabka hargaysa ayaa doortay weliba isagoo xusbi mucaarada kasoo baxay balse Miskin kan koofiyada sita waxan odhan lahaa qudhmiye nimada nala Dhaaf oo orod ina abokor oo si cad dadka ukala qaybinaya wax usheeg balse ina mooge nin kasta oo xildhibaan ahi wuu ku qasbanaa inuu codka siiyo waayo shacabka hargaysa dhul gariir kooda ayaa laga cabsi qabay 🤣 Sxb Muusa Yaabay Sidaas ay tahay kuma dhaqmo sheeko xusbiyo isagoo og inaan cidi u diidi Karin waayo shalay ayuu soltelco Abu caloolay ugu ollolaynayey qudhmiye balse dadku kala gobsan oo kala dal jecel ee hala kala xishoodo🤔
@ifraaxqalanjo9282
@ifraaxqalanjo9282 2 жыл бұрын
Kaasi kxukumaya ilaa qiyamaha gahaantidiinan amr geeya maqal majiraa ilma gar adag
@ifraaxqalanjo9282
@ifraaxqalanjo9282 2 жыл бұрын
Nyaa Ina gar adag hus baastard yahay tuugan Ina moogana waala eryaya adiga a madaxaa lagaa garaacayaa
@maxamedaxmedqawdhan2750
@maxamedaxmedqawdhan2750 2 жыл бұрын
Kuwa cidkasta qabyaalad iyo xiqdiga dhexdhigaya miyey hadana xilnaga rabaan waa aduunyo gadoon
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 2 жыл бұрын
Heego aya xiqdiga iyo qabyalada umadda ku wada oo ku hogamibaysa oo doonaya waliba inay qaadhankii umadda ururisay iyo Tii abarihii doonaya inay qaatan Tuug illahay ka goday 😠
@mustafaabdullahi5031
@mustafaabdullahi5031 2 жыл бұрын
Nabad gelyada dhawra lol Waa hadal ay Somalidu ku shaqaystaan.Nabad gelyadarada waxaa soboba eexda,cadaaladdarada iyo tuugnimada. Aan ku dilo e ha hadli,aan wadanka dhaco e aduu aamus,aan kaa eexdo e iska samir. Hadaad damqato oo xanuunku kaa qaylisiiyo nabad gelada ataa diidan tahay. Waa aqliga Somaliland lagu maaweeliyo.
@rahmaibraahin1213
@rahmaibraahin1213 2 жыл бұрын
Cuqdad dii oo socota alle haku caafiyo Somaliland na waxa laga sheegayo waxba u noqon myso
@mustafaabdullahi5031
@mustafaabdullahi5031 2 жыл бұрын
Aduu siilkaaga wax u sheeg.Somalialnd waa fake.Aqli ad wax ku miisaantid ma lihid. Uqdadu waa wax meel kugu xudhay.Markaad is gutted ii soo gurmadaay kkkkkk
@roodaismail7
@roodaismail7 2 жыл бұрын
Hhhhh mucaaradku xaqbay u leeyiin inay wax dhaliilaan waaba shaqadooda ee yaan laguban, 30 sano baa shacabkan qabyaalad iyo eex lagu waday ee xaalku waa laysku toosay miyaa laga gubanayaa????
@kalunyassin658
@kalunyassin658 2 жыл бұрын
Hada ayey qabyaladii bilabanty, laakin qofkii caqli laawe ah aya lagu jidanaya.
@ifraaxqalanjo9282
@ifraaxqalanjo9282 2 жыл бұрын
Jindigaagay 🤨
@kalunyassin658
@kalunyassin658 2 жыл бұрын
Waa run ee Allah haydinka qabto, idinkana Allah hadin garb galo. Qofkasta oo caqlileh wuu arka in ciro qori dableh lawaregayo. Faysalna mabdaba male oo kolba xagi lojediyo ayu u dhaqaq. Ciro waa nin farmajo ku shaqay sanayo. Somalilland nay yuu qabyalad idinku beer laxawsan.
@user-is2sz5lb8t
@user-is2sz5lb8t 2 жыл бұрын
Kan naciska waa ayo?
@zaedinaoomaar4104
@zaedinaoomaar4104 2 жыл бұрын
Waa kii hoyasa iyo adigaba idin wasi jiray shuubo
@dozytmohamed5672
@dozytmohamed5672 2 жыл бұрын
Walee wa nacasss afki apdikream bu ku hadlayaa
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 32 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Daawo: Wixii kala Qabsaday Murashax Cirro & Madaxweyne Biixi
11:22
Dhamays Media Production
Рет қаралды 2,1 М.