"Muuse Biixi Waa kii Somaliland kala diri lahaa ee u dhamayn lahaa" Siyaasi Jaamac Shabeel

  Рет қаралды 29,402

SAAB TV

SAAB TV

Жыл бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 230
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 Жыл бұрын
It's very sad that this wise, smart man is not Somaliland's president!
@ifrahjama2840
@ifrahjama2840 Жыл бұрын
Masha allaah tabarikalaah geesi geesi dhalay garxajis hadu cadow noqdo hargaysa ka joogimaayo waa runti ❤❤
@abdirisaqomer9096
@abdirisaqomer9096 Жыл бұрын
Correlation ayuu waaye uu siisan jiray khamriga iyo xashiishata ee uu ku tuman jiray waar ciro qasaartaybaad tahay ee geedbuu muuse isaga kaa xidhay 😀😀😀😁😀😁😀😀😁😁
@abdirisaqomer9096
@abdirisaqomer9096 Жыл бұрын
Adeer xoolaha umadbaa leh ee muuse viixi xoolaha mudama malaha aabihiina ma laha yaahuu iimaan laabe iimaan laabe
@ifrahjama2840
@ifrahjama2840 Жыл бұрын
@@abdirisaqomer9096 caqliga kugu jira wa kaa war ma waxad cadaow u argtaa garxajis oo kaga deeran cadow dhinac walba waxan u malayiinayaa hada canaha geela cabi laheeden fariido iyaaa noqon leehayadeen waxase waa cana loda kkkkkkkkkjk
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
@@abdirisaqomer9096 muuse ayaa tuug ah oo dalkii SOMALILAND burbur u horseedaya oo ganacsatadii sheer ku wada qabsaday oo dhulkii boobay kaas waa in umada la dhaafiyaa doqonow hadaad caqli leedahay
@abdirisaqomer9096
@abdirisaqomer9096 Жыл бұрын
Haduu shering la yahayna maalqaeenimadiisii iyo hantidiisii qayb ka mida yuu la share garayey ee maaha xoolo umadeed Waar waa la kala yaqaanaa kii tuuga iyo ka ksle muusena taariikhdaa qor in maalqabeena xoolaha umada hunguri kama galo
@moe895
@moe895 Жыл бұрын
War jaamac shabeel ii geeya war ninku xigmad badanaa oo laandheeraysanaa maasha Allah aboow aboow quruxduu kaga daray war wuxu caqli badanaa wuu nuurayaa daacadnimada darteed yaaqay adeer quruxlow America diyaarad kaaga soo tagayaa xamaraa imaanayaa yaaqey halkaas iigu imoow aan isku guursanee muuse iyo liin dhanaantiisa tabar uma hayee las meet in mogdisho my lovely jaamac tiger 😁😂🥰🥰🥰
@imranhersi9885
@imranhersi9885 Ай бұрын
walleee inuu geesi isnacay yahay
@abdihayd2924
@abdihayd2924 Жыл бұрын
Thanks. Jama. Tiger. WAA JAAMQC. Shabeele. May Allah riward to you the day for. Garment. MAALINTA AAKHIRO. Ale. Hakuu saaro miisaanka. Xasanaadka. Viva. All GERXAJIS. TAAGEERa. XAQA. IYO dulmidiidka
@esseabdi1095
@esseabdi1095 Жыл бұрын
Ninkani waa libaax libaax dhalay salaam Sare anoo will darwiish ah
@abdoulkader3543
@abdoulkader3543 Жыл бұрын
Qofka Runta Sheega miyaa la cuni Run sheeg weeyi ninkani
@bintusalah5449
@bintusalah5449 Жыл бұрын
Waxgaraad. Wali somali. Kama dhaman❤
@CoolBoyshafi
@CoolBoyshafi 10 ай бұрын
That is right
@ahmedhassan-jp9je
@ahmedhassan-jp9je Жыл бұрын
Jamac shabeel wa siyaasi run sheega Ee kuwa Garxajis cuqdada ka qabow idin Idin habaarri meeyno alle S.W.T haydinka saaro.
@abdoulkader3543
@abdoulkader3543 Жыл бұрын
Oo haday goostaan goosashada inagaa bilawnee miyaanay ku saxsanayn
@hanadeen
@hanadeen Жыл бұрын
This man is very intelligent, I'm surprised I thought he had hatred towards Darood community in particular the ones in Puntland. Manshallahi
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Жыл бұрын
Maansha Allah shabeel khaatumo kharqabtaan kuu rajaynayaa
@mahadnour
@mahadnour Жыл бұрын
waxa uu sheegayo iyo shakhsiyadiisa waa wax laga yaqyaqsado
@gabileywada5404
@gabileywada5404 Жыл бұрын
YOUR ARE GENTLMAN AND YOU ARE OPENED MAAN AND I NEED THIS MEN BECAUSE TO BE CREATED A OT JOB OF NEWSS GENERATION OF FUTUR.
@crisaaq3877
@crisaaq3877 Жыл бұрын
Asc axsan yaa xildhibaan shabeel alle ha ku dhawro cimrigana ha ku siyaadiyo insha allah aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 umada gobolada woqooyiga soomaaliya doorta shabeel tuura muuse juudaan
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 Жыл бұрын
Nin adag oo hadal adag
@sahraj3885
@sahraj3885 Жыл бұрын
Asalamu Caleykum Jaamac runtii buu sheegey Hadalka hadaan runta kaga sheegin wax ka xun baa la sheega Illaheyna Dagaalkaa ha inaga qaboojiyo Waxa isku dirayaa Dadkaas dimasho, dhaawac iyo barakacba leh Allah umada ha ka qabto ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@sahraj3885
@sahraj3885 Жыл бұрын
❤️
@aliaadem8432
@aliaadem8432 Жыл бұрын
Ninkani warkiisa waa caddaystay ! Haddii taladiisa iminka la qaadan waayo waxaa la qaadan maalin ay middiyi uus ku tagtay ! Talo iyo tusaale wuu dhammeeyey haddìi caqli jiro. Kuwan caayayaa makas cawaan ah !
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 Жыл бұрын
Kanoo kale haduu madaxwayne ahaan lahaa dhibta maanta joogtaa maba dhacdeen
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys Жыл бұрын
Wax Garaad Waayeel Waaya Araga Oo Caqli Saliim Leh Shabeel Geesi Hadal Cad🙏
@sahangod5788
@sahangod5788 Жыл бұрын
ma ummad la xasuuqayo ayu gadhxajis ugu hiiliya caqliga laidinka qaad subxanalah habarba ba ku dhacay somaliland habar awal wiilkina ka qabta xasuga u ka wado umada walalaha gadhxajis kalay umada ila xasuuq idinkama ogolanoyo lkn kalay wax ila hagaji wu idinka ogolan gadhxajis caqligu ha idin shaqeeyo god bu idinku gurayaa
@isisisraelsecretintelligen9933
@isisisraelsecretintelligen9933 Жыл бұрын
Mr:JAMAC THANK YOU. MAANTA HADUU MUUSE FIRCOON TALADAA JAAMAC SHABEEL QAADAN LAHAA WAY ANFACI LAHAYD. LKN MUUSE WAA MUUSIHIISII.
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Жыл бұрын
Waxaa caqli xumo ah magaaladii sidaa loo burburiyay oo la xasuuqay ayaan xukumaynaa oo ka talinaynaa... Caqliga noocaas ah maanan garan.
@abdihayd2924
@abdihayd2924 Жыл бұрын
MAANSHALAAH GEESI JAAMAC SHABEEL. WAXAAD RUNTA USHEEGEY. QARANKII. HABARAWEL IYO. INTA. UNAAGEYSA. GUUL. ANAA LEH HERGEYSA. HUUNO. ARABSIYO. KASOKEYNMEYSID. WALAAHAY. KEEN. KUWII. KUDIFAACIJIREY. HABARAWELY. ADAAN KULAHADLAYAA. VIVA. JAAMAC SHABEEL. GEESI. GERXAJISA. WAAR. XAQA KAHADLA. KKKKKK. BAHA ISAAQOW.
@AliOmar-te4wu
@AliOmar-te4wu Жыл бұрын
Jaamac ruun sheeg weyan wana siyasi
@nasirelmi
@nasirelmi Жыл бұрын
Ninkanu caadi maaha.waa wax garad waliba run sheeg ah
@jamalomar6387
@jamalomar6387 Жыл бұрын
Xaqiiqadu ku hadly ninkani
@osmanmohamed6893
@osmanmohamed6893 Жыл бұрын
Muuse waxaad ku dhahdaan ha joojin dagaalka ....hala arko in muuse esagu nabada u baahanyahay
@1962yusuf
@1962yusuf Жыл бұрын
Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc
@fardusmohamoud3088
@fardusmohamoud3088 Жыл бұрын
SSC power
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Жыл бұрын
Muuse was dibjir aan wax maamuli aqoon weyna ka muuqataa dalka iyo dadkaba
@Fatima-mk4pi
@Fatima-mk4pi Жыл бұрын
Ninka waxa maanta jooga garan waxa soosocda ma garto
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Jaamac waa nin aragti dheer alle ha ku xafido ciyaalkan yaryaree isaaq ee aan Hargeysa dhaafin ee aan arag wax Somaliland la idhaa mooye wax kale Waxay u haystaan in Somaliland tahay quwada aduunyada, adeer runta aan ideen sheege iga walee waa la is waydiin doona Somaliland haddii gardarada joojin wayno oo Dhulbahante ciidisa looga bixi waayo, niman rag aqoon baa dagaal ku dagdaga
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 Жыл бұрын
Anna sidaa ayay ila tahay
@mohamedrashid6952
@mohamedrashid6952 Жыл бұрын
Run ayas sheegtay waana talisay .
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Жыл бұрын
Sool waxaa jooga oo ka dagaalamaya waa Dhulbahante.... Lkn muuse wuxuu wadaa inuu qabiilada iska hor keeno.
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Жыл бұрын
Waxaa haboon dadka aan dagaalkaas rabin gaar ahaan beelaha aan muuse la fikirka ahayn inay maamul samaystaan hadda. Muuse qabiilooyinka ayuu iska horkeenayaa dabadeed beelo somaliyeed degaamo ay ku dirirayaan ictiraafkii la waayey xiligii nabada buuxda la haystay maanta cidinan idin siinmayso.
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Жыл бұрын
@@beerkaaicadaaday2057 Horgalo isaaqad rabta sxb!
@abdullahiisse9952
@abdullahiisse9952 Жыл бұрын
Kkkkkkkk wlh waa iga qosli teamkaa talda haayaa ninkaan udhameey
@saleebangeerash1592
@saleebangeerash1592 Жыл бұрын
jaamac.shabeel.ilaahay.haku.xafido.if.iyo.aakhiraba.adiga.iyo.inta.samaha.iyo.nabadda.ummadda.
@mawliidcali1470
@mawliidcali1470 Жыл бұрын
Hhhh waa run
@FOOTY277
@FOOTY277 Жыл бұрын
Walahi dameer ciyaya waxba ma dhaamo.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 11 ай бұрын
Maanta inaad Doofaar tahay ma ogaatay
@mohammedhusein7795
@mohammedhusein7795 Жыл бұрын
War kani waa lax asaasaq siyaasad iyo buu kala saari la ayey ,waa xoolo
@user-xn3lq3yl6h
@user-xn3lq3yl6h Жыл бұрын
waaar sirta maxaad nooga fashilisay.in ay casilan baan rabay kadib ha iinaga hawl yrate
@CoolBoyshafi
@CoolBoyshafi 10 ай бұрын
Waa laandheere jaamac
@KAFARAH1
@KAFARAH1 Жыл бұрын
Muuse weligii kuu jawaabimaayo waayo waa kii shaqada kaa eryay ee ku xaaray xaarkaagana dib loomaqaato Waayo wuuku urinayaa Asaasaq xiligii xafiiltanka maaha ama talo keen ama Aamus, nimankani ayagaa xoraystay waxayna dhamaystirayaa ciyaarta meeshii ay kagatageen 1991 ayay ugu soonoqdeen Nabada kashaqeeya fidnadana demiya
@abdifaarax1217
@abdifaarax1217 Жыл бұрын
Nacas nacas dhalay waxmagarata
@guleee_89
@guleee_89 Жыл бұрын
Jaamac shabeel caayda madaxwaynah mudane muuse biixi cabdi ayuu naarta kugalyaa mar walba uu saab tv soofadhiistoba i laa uu caaytamo uma noqot waana calaamadaha munaafiqiinta waxaan idin leeyahay saab tv maxaa int xun uun idiku soouriyay dadka fiican miyaad waraystaan xisbi mucaaradah waan arkijiray ee tv mucaradah waligay maan arag jaamac shabeel wuxuu doonayay daaroodku inay yidhah daan wa a geesi waanayyidhahdeen waxaa haaysa cadho hunguri kakacaday ee ilahaw sharkiisa nagaduw aamiin inshalaah
@fiburale5200
@fiburale5200 Жыл бұрын
Hafasho siyaasadda mushkiladeeda ayay leedahay
@samataradde686
@samataradde686 10 ай бұрын
Ninkan oo kale wadamada qaar badan hogaamiye bay ka dhigan lahaayeen waayo waxa soo socda qof kasta ma sheegi karo ilaa inuu caqli ilaah siiyay maahee.
@nkm3449
@nkm3449 Жыл бұрын
Ninkan waa nin siyasada ku saaqiday
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 11 ай бұрын
MAANTA MAXAAD KU HADLI, ADNA BEENTA MAKU SAAQIDAY
@mfodanshfodan6433
@mfodanshfodan6433 Жыл бұрын
Runtu waa lama-huraan
@mahadnour
@mahadnour Жыл бұрын
Walaal jooji khamriga
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
Asc Garxajis iyo Habarjeclo waa in ay si toos ah u heshiiyaan waa isku dad waa isku degaan waa isku HANTI sidoo kale Dhulbahante waxa dhalay ama uu la degan yahay waa labadaas reer Ha maqlo haday sidaas u dhacdo
@maxamedabdullaahisamatar-zn1jj
@maxamedabdullaahisamatar-zn1jj Жыл бұрын
Siyaasiga anku deydo
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 Жыл бұрын
Alla run waynaa jamac waa khabiir
@guleee_89
@guleee_89 Жыл бұрын
Sub xaana llah
@abdowali463
@abdowali463 Жыл бұрын
Walaahay waa laandheere Jaamac Shabeell runtuu indha uga dhuftay gacan ku dhiigle Muuse Biixi & Isaaqa 30sano khiyaaliga & beenta loogu sheekaynayay. Sool, Sanaag & Cayan waxaa ka taagan 🇸🇴 waana dhul Dhulbahnate & Harti caawa SNM waxay ka joogtaa 2km Goojacadde hadii aysan is dhiibin waa la gubayaa🔥🔥
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 Жыл бұрын
Cadawga gudaha ma jiro dalku wa nabad Hadi cadaw dhex jogo nabadi may jirten Mucaridka gudahu fikirkisa wata , fikir ka dawladana qadan mayo wixi qaldan wu shegaya , horena walo shegi jiray , cadawga guduhu waxa lagu quwad jabinaya Mucaridka, loo joojin mayo cadaw gudaha jooga majire , puntland iyo meelo kale wax lagu sheegaye , kuwa hala iska eego hadi cadaw la iska dhicin laha Wakuwa xamasada laascanod kuso gabanaya
@idirissamo9256
@idirissamo9256 Жыл бұрын
Wa iga talo : gadhxajisaw hadad cadaw ku noqotay kalay umada ila xasuuq ilaahay ma jecla dulmiga naar bana ka danbaysa lkn hadi tolka habar awal talo wacan kula yimado garab gal .
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
Idris Samo 1992-1996 garaad ma lahayd? Taariikhda ay dhigeen isaga iyo M Kaahin bal so warayso xasuuq ayuu ku sameeyey iyo qaybin waa reerka dhalay ee abtiyaashiis isku na diray maanta waxa socdaa calaamad uu ku tusaya dadka xumaanta sameeyaa inayna nolasha nabad ku dhamaysan.
@abdifaarax1217
@abdifaarax1217 Жыл бұрын
Talad garxajis muuse xilka kaqada habar awaley hadi kale somali land wa lawayiin
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 Жыл бұрын
Dadka waxaanu odhan jirnay sacad musaa noo ilbaxa oonu daba soconaa lkn Awarbaad madaxa taash usoo saarteen
@fiburale5200
@fiburale5200 Жыл бұрын
SSC GUUL
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Жыл бұрын
Ceelka hargaisa Marti edeb daran ayey ku yihiin one way ticket 🎟 to Xarshin.
@ismailab6930
@ismailab6930 Жыл бұрын
Laangaab ciilan
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Жыл бұрын
@@ismailab6930 laangaab waxa ah ninka ceelka hargaisa Marti ku ah ee 30 km dhul ka haysta orom ya orom
@ismailab6930
@ismailab6930 Жыл бұрын
@@abdulraven4970 Niman ciilay baa I, caaya iska nafis gaajaaa kuhaysa
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Жыл бұрын
@@ismailab6930 Qoti bidixda ka laafiyoonaya haduu dad ciilay waaba qoraxda oo galbeed ka soo baxday aakhiri saman.
@ismailab6930
@ismailab6930 Жыл бұрын
@@abdulraven4970 waxaad la caytamasaa ciil ah ee Afka ku ciilbax anaga kuwaa laga qaylinyaan nahay marka kolay iska baroowo sidii baroorwiishtii
@HardTalk1
@HardTalk1 Жыл бұрын
Hubkan oo dhan shacabaa sita
@ashanor8035
@ashanor8035 Жыл бұрын
Jaamac Shabiil geesi Geesi dhalay waaruntaa noolow noolow cadawgaa hajabo cadawgaa hajabo aamiiin aamiiin aamiiin
@umumohamed6726
@umumohamed6726 Жыл бұрын
Allhu akbar waa nin garasho fog leh
@yuusufosman7162
@yuusufosman7162 Ай бұрын
Waayeel korkiisa waa wada indho
@fiburale5200
@fiburale5200 Жыл бұрын
Abdi nadoobe argagixiso maaha miyaa
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 Жыл бұрын
Doqoonyahow hiil darood muse iscasiladisa kuma hadayan ee wadankaga dinaac ka raac muse xanagiisa kuhaya ambo media nooqa baax
@zakariamumin4328
@zakariamumin4328 Жыл бұрын
Ninkaan taloow hagaysa muyuu joooga
@sahraj3885
@sahraj3885 Жыл бұрын
Haa wuu joogaa Hargeysa Jamac Waa Nin Sharciyaqaana waa (lawyer)
@Calicumar
@Calicumar Жыл бұрын
Doqonka waxaa ka waalan kuwa wareysanaya
@abdulrazakjama8191
@abdulrazakjama8191 Жыл бұрын
Adigu ma nacas tahay mise Lama soco tid aduunka wax kasta uu yidhi waa runtii they winning the war in laascaanood and the army is losing a lot of men for no particular reason and ssc are getting help from the international community plus harti clans in puntland and other daaroods around the world
@cartansalaad2204
@cartansalaad2204 Жыл бұрын
Dadka kaadida muuse malabka utahay ayaad kamitahay 😂
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Жыл бұрын
@calicumar. War ninyahow calanka aad sidato waa laga xishooda hada oo wuu burburay ee iska dhig... Mahadsanid
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 11 ай бұрын
​@@cartansalaad2204 Maanta kaadida Jaamac Malab ma kuu Tahay
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 Жыл бұрын
NIN XUKUMADA MUCARIDKA FARAHA BAAS KUHAYA KA DIFAAC IS LAHAA BA KALMADAHA ADEGSADAY , CADAWGA GUDAHA LKN GUDAHA CADAW MA JOOGO , MUCARIDKA LAGU QUWAD JABINAYA , EE HALA ISKA FAHMO WA SHEKADI XAMAR BU DONAYA OO KALE LA ODHAN JIRAY
@aminahassan1173
@aminahassan1173 Жыл бұрын
Iimaanlaawe la ogaa goraya haadnoqotay inta hungurigu qaatay la ogaa dagaalka qaranka lagu sooqaadayna intii aan dalka hungurimooyee aan wadaninimo ka lahayn ayuu ka shifay dagaalkana qaranka lagu sooqaadayna qaawiyaa loo bixiyey
@cartansalaad2204
@cartansalaad2204 Жыл бұрын
Qarankeee😂😂😂😂😂
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh Жыл бұрын
Gabooye iyo Samaroon/Gudebiirsay ayeey eber ka dhigeen. Dhulbahante ayeey isku taabteen. Magaca ilaahay Gumac iyo Baaruud Dhimbilaha ka kulul ayaa mid mid loo sudhayaa. irir iyo dir beey durba ku qeylinayaan. Harti wuxuu la siman yahay Arab dhanka haybta.
@baashie
@baashie Жыл бұрын
Soomaaliyoo Dhan baa nacday Soomaaliland. 2 sabab darteed : qabyaalad iyo kalasooc. Dadka isku Keena. Siyaasi niceyb yuun idinku abuurin
@sheekhubaladka8744
@sheekhubaladka8744 Жыл бұрын
Wuxuu u difaaci waayay odaygan shabeel odaygu wuu yara dawakhee halo dulqaato kkkkkkkkkkkkkkk
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 Жыл бұрын
Waa ninka ugu caqli badan isaaqa. Muse iyo inta bila caqliga ah taaladisa ha qaatan
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Жыл бұрын
Isbiirtoole Adiga ka wax kuwaydiiyay ayaa kaa liita.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 11 ай бұрын
SACAD MUUSOOW Maanta Futada Muuse ma idin qaadaa
@abdulkadiral-hashim3134
@abdulkadiral-hashim3134 Жыл бұрын
Waar ninkani miyuu sirkhaansan yahay
@abdimagan3482
@abdimagan3482 Жыл бұрын
Kana Siyaasi la leeyahay Xayawaan illaa Xayawaan . Sab TV waxaanoo kale ummadda ha Horkeenina.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Жыл бұрын
Waa Ku garan jibriil Abokor baad tahay ciilkii Tukaa Ku hayee adigu is difaac
@abdimagan3482
@abdimagan3482 Жыл бұрын
​​@@abdirisakdirie3124 Muxuu ku Hadley ee Xikmada. Midda kale ma ihi oo wallaahiya reerka aad sheegeyso waxaan nin Garxajis.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Жыл бұрын
@@abdimagan3482 Oo hadaad garxejis tahay Maalintii isaaq isugkaa tegay waa anigii Ku caawiyee miyaadan nin abaal leh ahayn
@abdillahiwesozen4291
@abdillahiwesozen4291 Жыл бұрын
wa issac aya lagu socda nagacas batahey
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Жыл бұрын
Walaal yaa isaaq doonaya oo wax ku falaya.. Dhulkiina joogaa laga kari waayey.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Жыл бұрын
Shalay Markaad gerxejis laynaysay Isaaq ma ahayn
@cabadallahahmad7442
@cabadallahahmad7442 Жыл бұрын
Waad xanaaaaqsantay
@samizakariya5155
@samizakariya5155 Жыл бұрын
Tarikh iyo dagaal garan maysid. Dhulbahante 100 sano ayuu mid noqon lakin manta waa mid weliba laga gardaranyahay. Somaliland waxa burburiyay musse bixi.
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh Жыл бұрын
Gumac iyo Baaruud dhimbilaha ka kulul ayaa inoo ballan ah. Harti Koombe Kablalax Daarood Ismaaciil yimi daasad yar ayaa la idinku gurayaa dhanka ethiopia na waa la idinka qab qabanayaa dee.
@amdualeh5802
@amdualeh5802 Жыл бұрын
Isbiirtoole,la Soo safo daarood awalba waydin la jirteene,siyaasi ma tihid asaasaq maskaxdu maydhantay walee insydaan sidaas kursi ku helayn haddii somaliland burburto cid kaaga futo xumi jirimayso.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 11 ай бұрын
Maanta kiinee baa OOYAYA, WAA ADI
@mohamedabdihassan5892
@mohamedabdihassan5892 Жыл бұрын
Adiguna kuwaa soo raac jaamac fulay
@bomanbm1420
@bomanbm1420 Жыл бұрын
Wuu idiin naxaya maistiri 🥱
@mohamedabdihassan5892
@mohamedabdihassan5892 Жыл бұрын
@@bomanbm1420 maya saaxiib
@worldcitizen9102
@worldcitizen9102 Жыл бұрын
Nin wayeel oo wax garada. Aynu Aragno Muuse iyo SNM Meesha ay Gashaan? Landtii Dhulbahante hala waydiyo, Siyaaasadii Dibada lasoo ood Tan Gudahana bal yara Daawada Maalmaha soo socda.
@mohamedabdihassan5892
@mohamedabdihassan5892 Жыл бұрын
@@worldcitizen9102 saaxiib ninkii karaya inuu wax sameeyo way furantahay fulayda hadalka ka adag waxba la waydiinmaayo ninkiibxiniinyo le waa la sugayaa
@worldcitizen9102
@worldcitizen9102 Жыл бұрын
@@mohamedabdihassan5892 Fardo la isu haya maxaa la isaga Faani. Waar Cibaado ayaanu walaahi ku jirnaa. Gaalo ayaanu ku jihaadaynaa Waa inoo Sool.
@nuradinmohamed5662
@nuradinmohamed5662 2 ай бұрын
Jaamac shabeel waa nin weyn wax badan og waayo arag ah war reer waqooyiyoow ninkaan madax weyne kadhigta walaahi waa nin xalaal ah
@aaminasiciid2407
@aaminasiciid2407 Жыл бұрын
Taa hore ayaa waxnaloga qaadiwaayey sooraac
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 Жыл бұрын
Odaygan muuse ku waaashay
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 11 ай бұрын
MAANTA KEEBAA WAALAN?
@worldcitizen9102
@worldcitizen9102 Жыл бұрын
He is a wise Man, but he is Marginalised and Called the Enemy withing by SNM Gangs. Waa nin wax badan og. Abti waad na kashiftay lakiin wax noo dhawrsan ma jiro. Naftayada iyo Guryahaga ayaan difaacayna. Guul SSC, Guul Somaliweyn, Guul Somali. Down Somalida Neceb Midnimada(SNM), Down Traitors
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 Жыл бұрын
Muuse indhabeel nin ka caqli xunmaan arag ninkanbuu hysanlaa ragbaa ladhaqdaa
@Xudeyfa
@Xudeyfa Жыл бұрын
Wali majiro 1 Qof oo Ogaden oo dagaalka Laaso-caanood ka qeyb galay laakiinse hadii xasuuqa Laaso-caanood sii socda Ciidamada Liyuu police waa diyaar Dawlada Federal ka Ethiopia ayaa hortaagneyd oo tiri Ergo Sirdoinka Ethiopia ayaanu udureynaa Simaliland hadey diidaan. go ahead .
@elhanweera2435
@elhanweera2435 Жыл бұрын
Adugu soo raac Shabeel naagodow
@fiburale5200
@fiburale5200 Жыл бұрын
Ookiyaalo madow ayaa la xidhan yahay
@abdirisaqomer9096
@abdirisaqomer9096 Жыл бұрын
Ninkan jaama shabeel waa doqon doqon dhalay waayo dalkaa la soo weeray ee lays ku bahsysta marna ciidanku qaranku weerar muu qaadin wuu is difaacayey waar cida bara kicisay waa la garanay (Hal geed ku xoqto wayday) ayaan arkaa inay wayday meel ay ku xoqoto
@sharmaarkebulsho8724
@sharmaarkebulsho8724 Жыл бұрын
Adeer xishood mala waxba ka khaldane
@shaakirofficialchannel2592
@shaakirofficialchannel2592 Жыл бұрын
Kani miyuu waalan yey horta
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 11 ай бұрын
Maanta kiinee waalan
@jmohamud8961
@jmohamud8961 Жыл бұрын
Waar ninkan waa xikmadiiyoo qofa
@abdosaid2222
@abdosaid2222 Жыл бұрын
JAMACOW ka da Musa burburinaya naftiisa u soo hooray dalkan. Runta sheeg oo kala dalka iyo Muse.
@bartanabada2906
@bartanabada2906 Жыл бұрын
Horta sool haday naga go,aan maynu dawladnimadeena sii wadan karin maxaa dadka loogu dhamayn meesha.
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh Жыл бұрын
Tan lagu kala tag Ee reer walibow daneyso qabiil qaran ma noqdo dee. Africa oo dhan miyaa qabiil walba dawlad noqonaya? Calankaagu waa cawaale🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Жыл бұрын
Good question😢but if one buries his head in his ass, he only sees shit and smells shit😊 They know if SSC leave them, the dummies in Awdal will leave them too😢 but that is not the case! This situation is like my ex-wife, she put my house in crises after I made the decision to divorce her, she just want to get back to me. But the 3 dalqa has been invoked. Thomaliland will not be my wife until she marry another man and gets divorced. Even if she becomes Xalaal again, I AM DONE! Abtiyaaloow maqaayadiina Eebe haidiinbarakeryo! Wabilaahi towfiiq
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 11 ай бұрын
MAALINTAA talaad haysay
@ranboo2116
@ranboo2116 Жыл бұрын
Liibax.
@mohammedhusein7795
@mohammedhusein7795 Жыл бұрын
Xakuumadu waa in odaygan laxidhaa qaran jabka ku hadlaaya cadawga you inoo jabinayaa garxajis hadaan nahay nama matalo
@worldcitizen9102
@worldcitizen9102 Жыл бұрын
Caqliga SNM, Walee ninkaasi wuu idinla hadlay. Bal aynu aragno Meesha aad Gashaan. Warankii Cirka loo tuuray cidwalbay Filo.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 11 ай бұрын
DHULBAHANTAAN AHAY MAANTA MA HADLI KARTAA?
@abdikarimali6867
@abdikarimali6867 Жыл бұрын
Goorma ayaa magaalada Dadka ka sheegatay Siyaasadii ayaad ku saqiday bye bye
@abdilaahicabdi8590
@abdilaahicabdi8590 Жыл бұрын
Wuu buka wanna siyaasad kama oga ninkan iyo
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 11 ай бұрын
MAANTA MA XUNUUNSANTAHAY?
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Жыл бұрын
Adeer ilahay kabaqo garxajis baa cadaw ah cidiba ma odhane maxaad adigu ugu dabaqaysaa cadawga gudaha hadii layidhi ma garxajis baa la yidhi maxaadnagu ogtahay adigu eed noogu malaysay qofkii fidno ka sheqeeyaba waa cadaw
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
horta ninkani ma reer shirdoonkii walnaa baa mise waa reer guleed kii waxba isna dhaamin waka hargaysa sheegtayee miyuu bissaradaystay ???
@abdifaarax1217
@abdifaarax1217 Жыл бұрын
Garxajis laandheera wax garada
@khadraabdillahi6700
@khadraabdillahi6700 Жыл бұрын
Asc waxaan garan waayey nooca qof kani yahay. Waxaan is waydiiyey sababta makarafoon loo hoos qabanayo. Beenaale garxajis ha ceebayn. Mana soo noqonayo ninkaa tegey laascaanood. Waabal muraayadda iska saar bal inaad wax aragto
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Жыл бұрын
Cay waxba tari mayso
@aminahassan1173
@aminahassan1173 Жыл бұрын
Caqligii ayaa xanuun madaxwayne muuse biixi idinkaga dhacay subxaanallaah
@cartansalaad2204
@cartansalaad2204 Жыл бұрын
Muuse waa lala taliyay haduu talo qaadanayo dhulmahante qabiil isaaq layiraa xoog kuma maamuli karo qabiil walbana meel ayaa alle kubeeray ee muuse ilmihiisa lacagta ow usoo boobay sey ku cuni lahayen haka shaqeyo
@omarmohamud9803
@omarmohamud9803 Жыл бұрын
Maasha allaah waa runtii oo qof ah
@yasircabdi8456
@yasircabdi8456 Жыл бұрын
Waala dagaalamayaa
@saidibrahim4281
@saidibrahim4281 Жыл бұрын
Afhayeenka argagixisada
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 11 ай бұрын
Maantana Maxaad Ku hadli
7 Talo oo Ku Socota Dadka Xilka Qabanaya Sheekh Dirir
22:09
Baraarug Media
Рет қаралды 88 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 77 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 10 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 58 МЛН
Выйграли Много Денег с Сыном
0:55
Карман
Рет қаралды 7 МЛН
Толстый солдат всем отомстил #shorts
1:00
Не смотрите на эту картину!
0:38
ИЗЮМЕР
Рет қаралды 2,8 МЛН
Собака не хотела чтобы так вышло...❤️
0:24
19 июля 2024 г.
0:20
мишук круглов
Рет қаралды 6 МЛН
ЖВАЧКИ!!!
0:47
Li ALINA
Рет қаралды 3,8 МЛН