Dheg Baan loo dhigine Wuxu sheegayay ismaciil yare Maalinta wax jirey ahayeen waana ta maalintu madaxweyne noqday muuse biixi ila iyo maanta taagan
@qaniahmed92418 ай бұрын
❤❤Guulayso oo soi noqo mar kale M/W MBC ❤❤❤ Cadawgaaguna wa Cadawga Somaliland e ha dhacooo ..
@abdirahmanismail48837 жыл бұрын
Siyaasadu maaha caynkan ee Tuugii Ismaaciil Yare ee Agoon iyo dadka xadjiray baa nin ku caayaya dhulbuu ku haystaa. Allah ha ku asturo waad is qaawisee Ismail Yare.
@602zamalek2 жыл бұрын
The Greatest Political Take Down in Somaliland History
@mohamoudmohamed99967 жыл бұрын
Muuse biixi taageere baan u ahay, lkn ha banneeyo dhulka uu naga haysto ee uu caddeeyay ismaaciil faqash.
ismaaciil yare waxa uu sheegay inuu laba jeer markuu ahaa wasiiru daakhiliga inuu qaraabo kiil u sameeyey muuse biixi
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Good job 👏 ismaciil yare
@fowsicumar10737 жыл бұрын
c/raxmaan iyo muuse toona huuno cay malaha ee cayda jooji adana cay malihid diinteenuna cayda iyo af lagaadada may banaynin madaxda qarankuna dhamaantood caymalaha
@suleekhacabdilahi8 Жыл бұрын
Ilahay magacaga bi i waar anaga waad naga dhimatay
@yacquubcawil80427 жыл бұрын
walee maantaa ina cabdi dameerle loo yaabaa marhadii ni yaqaanay oon kana xishoonay kana haybadaysaayn loo helay libaax libaax dhalay ismaaciil yare buufi shuftada kulmiye iyo aabahood ia cabi dameerle
@عبدلايمنيعبدلاهدي7 жыл бұрын
afxume xishood macadamia dalka ismaciil xoolo
@canabcali72997 жыл бұрын
Nimankani waxay ina waydiisanaynaayn inaan ku aamino mustaqbalkeenii xaq ayaynu u leenahay inaan ogaano taariikhdooda.
waka ragi besha sheikh isxaq rag subscribe dheh page kan igalana soco
@mohamudosman88457 жыл бұрын
Hadhii aan ahaan laha waxaan halkan ka hadlaya maalin cad baan is nooseka madax lagelilaha, oo an ooran laha ifka iyo aakhiroba seegay
@Somfox17 жыл бұрын
Waxa aad u cajiiba Madaxdan nin walba Dhul iska qaatay , walee waa yaab , nin kasta oo masuuli hadii uu dhul iska qaato shacabkana been loo sheego , maanta Somaliland meel hanti guud ahi ma jirto dhulkii oo dhan waa la boobay , arinkan xaq maaha
@abdiabdi17383 жыл бұрын
Doqoneey dabkaa ba Ismaaciil Yare maangaab mw muse kabihiisa ka sharif badan byby caaaclee
@guleteit76145 жыл бұрын
Hhhh muuse nin taariikhdisa haya muuse imikah inankan uu iska laaluushay
@Bux3667 жыл бұрын
Ismail Yare waxa uu ka hadlay ee ku saabsan Muse Bihi waa correct facts..
@OmarAhmed-kk8mo7 жыл бұрын
Waxan ka amisana inuu yahay nin intaa ka culus yahay lkn Manta Ayan ogaday inuu xaar tahay
@sakimo66757 жыл бұрын
Omar Ahmed subscribe I dheh wa maskinki alle
@saadaatmuuse1117 жыл бұрын
Somflims somfilms Adigu ma marketing baad KZbin ka kadhexsamaynaysaa
@sakimo66757 жыл бұрын
saadaat muuse maya
@amalitofunnykittensvlogs6477 жыл бұрын
saadaat muuse please subscribe my channel
@hassanabdifatax42567 жыл бұрын
Reer kulmiye ha ruunta ha ka ooyina kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Weligii muu shaqayn muuse isaga yaa ka soo celinaaya xoolaha ?????????
@updimuze94282 жыл бұрын
Intaa marku yidhi ee u isku xaarey aya afkii qadhmuuna ilko cirro u galiyey uffff
@cabdiraxmaanstudio2067 жыл бұрын
waxa ilkaha sare ka daadiyey waa lacagtii xaaraanta ahayd ee uu cuni jiray ee uu kaydkana u dhigtay.
@nimoomer69067 жыл бұрын
Hhhhh oooyadee wata lagu cadeeyay runtiiye
@ciiseaxmed23627 жыл бұрын
Waa Af miishaar tuuga kkkkkk oo Cadaystay Tuugnimo !!!
@KosovoO-vt5gl4 жыл бұрын
Ciise Axmed KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK.
@mohamedhamake77 жыл бұрын
Ragan wa ragi dawladi udub dhaadhiciyay hargeisana xarashtay imikana wxy so wadan ti mid ka daran lkn ka nafta mooday ba ka daran alle xisbiga kulmiye kursiga ha siiyo wadani iyo ragani aminad malahee
@mohamudosman88457 жыл бұрын
Ismail Faqash oo guntiina kaga baxay Hargeisa berigii la oogaa, Ismail Faqash mise Ismail Tuug. Quran iyo Duco kufuray hadalkiisa ayaa cay iyo hadhalo looga baraan nin reer Somaliland. Ismail Tuug, Ismail Faqash, Ismail Guuntiino ayaa ciil aan la ogayn la yimid
waryada you need to stop letting these foreigners dictate your politics. do you see a German or Dutch going to Myanmar or Zimbabwe setting conferences talking about they're satisfied with the election and make speeches on how they should run the country. wake up people o damiirr yeshaa nacalaa. the reason why the world don't recognise somaliland is because we have careless undisciplined leaders and officials. you need to get a grip and start acting like a country. action speak louder then words
@waayoarag34607 жыл бұрын
Ismail NIN rageed asal ah libaax rag yaqaan balo
@mahamedismail9716 Жыл бұрын
Ileen odaygu barigii run buu sheegayy wlhi😂
@pysuhayb155 жыл бұрын
What about in 2020 beer iyo baloodh
@munamohamed25667 жыл бұрын
Subhanaka yaa cadiim ismacil af qashuushle xagee qarisay Madaxweyne Musaa wadanka ka taliya hada ee afka laydha ka qari dameerow
@Adnan-bc1vk2 ай бұрын
WAAR NINKAN ISMAACIIL AHI WUU TALIYAY OO WALIBA CADAALADIISA WAXA KUU CADAYNEYSA NINKA UU KA DIGAAYAY WAA INAADEERKII AY ISKU REER SAMATAR YIHIIN LAAKIIN WAA LA MAQLI WAAYAY
@nimcodeeqa10817 жыл бұрын
fulihii baxsaday muuse biixi ma gaadhi kartid oo ah geesigii dalka u Hagar baxay
Hhhhh hadaba maanta ma cadaatay ismaciil yare wuxu sheegayay oo dhan kkkkkkk? Wxn la hadlayaa kuwa qabyaaladu mdx martay ee maangaabka ee xoolaha ka liita ee halkan ka buuxa ee aflagedynayay ismaciil yare.
Ismail wa ninki dhacay 2 diin malyuun e lacagti suuqa gobonimo e shacabku lahaa duli xaraan cun ah dad nimo male diin male wadani muxu ku biirin cirru kaadhka ka gabay.
@apdylahihanas25267 жыл бұрын
Ismaciil yare Udub wuxu soo sharaxay nin uu astaan ay u ahayd fandhaal deedna lagu dhuuqay hhhhhh😂😂😂😂😂😂
Hooyada iyo faqashtad tahay was. Anigu waxan ku abtirsada ismail jibriil xuseen abokor isku qabiil baynu nahay. Faqash maalinti Hargisa SNM soo gashey wadigi diraca iyo foodada ka baxay hargisa Musse wuxu aha halyaga Xuseen abokar. Ismail wadanka iskaga bax Musse Biixi ba soo socda.Sacad Musse adiga sharaf iyo magac kuma hayno. Musse wa halyey.
@mochtarabdullraman23477 жыл бұрын
ismail yare miyanad kii ahayn war inkaartii matadaa ku haysa Ader Ha wareerin magalo karayal la so dhex galiyo taag uma haynee
@maryamkafiya60557 жыл бұрын
Xusbiga wadani waxa laga caraaraya wa ceebtan iyo fadeexadan ad la soo fadhisaten mediaga waxan ma siyaasad ba hadha faqash Musse wa haliyey qaran Somaliland oo dhan ba doranaysa ee xarami af daloola somaliland waxba kama qorayso way ku barteen waxaad tahay 00000000
@bosszaki98617 жыл бұрын
Ma kaasa dal.maamulaya oo waa si uu u yidhaahdo QARANKaba aniga lehe!
@ismaelismael35257 жыл бұрын
Muse bihi Cabdi dameer kkkkkkkkkkkk inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
@sakimo66757 жыл бұрын
Ismael Ismael subscribe I dheh wa maskinki alle
@myusuf9517 жыл бұрын
Ismael Ismael kkkkkkkkkkk i like that
@rayfarrah41307 жыл бұрын
Muse bixi waa TUUG.
@nuurkhadar79687 жыл бұрын
waaa intii gabdha hoodu dhaleen cidkle maahan.
@fatimam52397 жыл бұрын
caqli xumida bagaad wadani la tagtay
@mahamedcaynashe29847 жыл бұрын
Akhaseey finish caqli yare
@eidabdi91837 жыл бұрын
Lax ma adaa hadla waadigii wasiirkii daakhiliga ahaa ee aabahaa oo curyaana u samayn kari waayey wadadii xaraf ee uu mari jiray markaa ma adaa hadla iska aamus cida eyga ayaa ku dhaanta waxyaw cayda naagaha leh marka labaad bal horta aad muuse caydide ilkaha samayso af madhan wax ma caawo macaac
@nimoomer69067 жыл бұрын
Ina muuse shaani dameer aaamus nio
@sagalhassan76777 жыл бұрын
Akhas waxay raggan saxaradooda wax ku caayayaa
@safiaahmed47527 жыл бұрын
Tuukgii sanaaduqda gabiley waagi ka xadey inaa guumed ku kaga darey bari marka lagugu guro cidla ku hantiyi imaan lawe ina tahay jamhuriyada lanta aya ku og
Waxa la yidhi laba xaqdarro ku heshiiya xaqay isku khilaafaan sidaasana u danbaysa laba kastoo xaq darro ku heshiiya adiag laftaadu tuug baad tahy xoolaha ummadaad dhacdaan alle hydin naxariisto dhamaantiin
@Istahil4167 жыл бұрын
ismaaciil faqashoow afka qarso tuug yahow . markaad wasiirkaguulwadaha aheyd xoolohaad dhacdey caloosha kaaga dhag, inankaagu makuu qofka jiidhey ee baabuurka dul marsiiyey waxaad dhigtey waa la ogaa tuug yaHOW
@samiyaomar34837 жыл бұрын
Istahil416 Faysal h
@horaaloosoconayaa83307 жыл бұрын
waakii xaaji faarax sheegay oo siciid ismaaciil reer aan garanayaa ninku dhalay maalintuu reerka u taliyo ayaa loo yaabaa ismaaciilna waa kiu
@hodanahmed41557 жыл бұрын
Alla wa biilaa iilko dee caraabka kaso baxayaa dee muxuu ku hadlaya dee wa buu ilkaa beelay tuugu
@abdisamadoon94377 жыл бұрын
ilahay ka qaban maysid imisaad dhul cuntay meeyey dhulkiii ilma laba shaagle meeyey dhulkii aad ka qaday agoonta gaarb dagan gandi ilahay kabaqo magalada iyo walibana xafada ibraahim kood buuur waad dhamaysaye
@canabcali72997 жыл бұрын
muuse isaga yaa ka soo celinaaya xoolaha ummadda??? hadalkaas awgii Muuse Biixi codkay wu ku waaye.
@abdisamadoon94377 жыл бұрын
maxaad ku cadaynayasaa odaygan isaga waa la yaqaanaaye inay xaqiiqtahy abayoo
@gothgoth31747 жыл бұрын
Ninkii kaaraha geliyey Cusbitaalka xaajaaw bal hada halkaa
@mohamoudadan3904 жыл бұрын
Ninkii kaaraha geliyay ismaciil yare muu ahayn ee Axmed yuusuf yaasin ayuu ahaa oo waa tii ismail iyo Axmed yuusuf yasin arinka isku qabsadeen ee ina riyaale arinkaa galay ee Ismaciil u hiliiyay madaama uu saxsanaa markaa neefow taarikh ma haysid aamusnidaa laguu qaatay
@nalkamaankadaara38697 жыл бұрын
Ninkan iyo muuse waa ilmader cidna makala xigto
@Qaraamiyahan Жыл бұрын
😂😂😂😂
@moustassamatar51406 жыл бұрын
Musa buxi cabd dameer real G
@abdirihimdiyaa77947 жыл бұрын
MHDNID ADERO ISMACIL YARE SE SAXA AYAAD IGU SHGEYSAY
Adigu maxaad ahayd ragani waa rag han iyo qorshe lehe waxad ahayd ragii daynta daahir riyaale Ku jaree taarikhdad leedahay waa tee markad wasiirka ahaydna reer hebelbaad odhanjirtay adoo masuul qarane
@ismailtani37407 жыл бұрын
Tuugtan xarantu Ku dindintay way ka soo ifbaxdey now ka yahy Ismail yare iyo xirsi iyo kuwa kaloo badan
@franklinrosevelt7587 жыл бұрын
Ismail Tani aabo muuse shaani ,muuse aftaag baad siyaasad moodeysaa siyaasi habar awal ina cigaal baa ku jirey dhimey aabo waa markii habaryoonis
@horaaloosoconayaa83307 жыл бұрын
dhismayaasha galbeedka iyo waqooyiga xaafada jigjiga yar iyo seesaska aad ku wareejisay buuraha ka shisheeya biyo shiinaha waa kuwii masaakiinta iyo warsengeliga ee ma adaa yidhaahda booli qaran mahayo
@mohamoudadan3903 жыл бұрын
Fooqa jig jiga yar ee aad sheegtay iyo intaa kaleba Sonaliyadi hore ayuu wllhi iibsaday iyadoo meeshu miyoo oo kale tahay oo aan la gaadhin oo xaraash ah taarikhda ismaciil yare waxba ka garan mayside malaha wxd tahay qolada soo galeetiga ama ciyaalada danbe Somaliland kusoo indho dilaacsaday , Ismacill yare waa asal reer hargeisadi hore ina biixi intui faro weyne geel ku raacayay Ismaciil uare dawlada hoose ayuu shaqaale ka ahaa ee hargeisa labadii baloodh ee ugu horeyay hargeisana ismaciil yare ayaa siiyay ina biixi fooqa ina biixi ee jig jiga ku yaala ninka u dhisay ismaci yare ayuu ahaa marka hayska niiclayne wax soo badh oo soo xaqiiji intaanad afka furan
@zuldaanzeed77887 жыл бұрын
Waraabe waliba siyaasad ayuu soogalay ismacail faqash xata hadalada siyasada magaranyo bal wuxu meadia ba lasoo fadbisanho ee way.somaliland raali noqo
@ismailtani37407 жыл бұрын
Xisbiga wadani was bas rakaab xun sida
@Dcowlid7 жыл бұрын
Laga wanaagsan in nin weyni Iska hadlo, fadeexad laga wanaagsan, in kale fikir la ahaadana in saxaafada layska fadeexeeyo maaha ,ceeb ninyahow allah ka xishoo👎🏻👎🏻👎🏻