Wareysi laga qabtey abwaan (aun) ismaciil x cabdi (basbaas) iyo maxamed Yuusuf cabdi (aun)

  Рет қаралды 49,342

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

4 жыл бұрын

Пікірлер: 64
@samsamcusmaan3475
@samsamcusmaan3475 4 жыл бұрын
Waanu idin tebnay, mar xataa fanaaniintu xishood badnaayeen, bal raggaa sharaftooda eega. Ilaahay cadaabta indhaha idiinma saaro
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 3 жыл бұрын
Ameeen wllo..
@faysacise693
@faysacise693 3 жыл бұрын
aamiin aaamiin aaamiin
@cscaynaancscaynaan9421
@cscaynaancscaynaan9421 2 жыл бұрын
Aaamiin Aaamiin Aaamiin
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Aaah waa abal fan waa ruugcadaa waa rag lagufaano ilaahay janadii fardoowso haydin geeyo aaaaamin
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
abwaan muuse cali farur aya ka aghadlaya ilahay cafimadka iyo cimrigaba haw dhereye aamiin aamiin
@faizalcamuud3530
@faizalcamuud3530 4 жыл бұрын
Basbaas alle ha u naxariisto isaga iyo intii dhimatayba qiimaha iyo qaayaha fanka ragii aas aasay
@AhmedAli-ic1xf
@AhmedAli-ic1xf 4 жыл бұрын
Ilahay hawnaxariisto janadisii fardawsana hageeyo Abwaanka
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
Rag waa ragii hore labada ninba waan la soo shaqeeyay ANOO musician ahaa waaaw basbaas iyo maxamed Yusuf cabdi ahn labadaba they were legends
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Sida Hillaac Dheere uu aun Maxamad Yuusuf u codeeyay Waan ku qiirooday. Eebbe janno ha ku waariyo.
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 4 жыл бұрын
Waa waraysi qiimo badan. Thanks sxb. Iyagana Ilaahay ha u naxariisto
@samsamcusmaan3475
@samsamcusmaan3475 4 жыл бұрын
Ilaahow darajaat alfardoos Al aclaa ka waraabi
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 2 жыл бұрын
Alaa yaraxmu Maxamed yuusuf iyo basbaas iyo intii dhimateyba Alle cadaabta haka xoreeyo aaammiiinnn
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Muusig uma baahna heesa haagu maxamed yuusuf cabdi yaa salaam alle hakuu naxariisto
@mataanmaalin1812
@mataanmaalin1812 2 ай бұрын
Fan Xuseen Ow Faarax kahorreyey majiro Raggan isaaq sinji nacayb iyo xaqiraad bey meesha lafadhiyaan
@samsamcusmaan3475
@samsamcusmaan3475 4 жыл бұрын
Ilaahay jannooyinkiisa sare ha ku sharfo
@cabdallaadan4294
@cabdallaadan4294 3 жыл бұрын
allaah haw naxariisto abwaanada iyo fanaaniiinta 2020kii baan qoray
@mohamedwardimohamed1118
@mohamedwardimohamed1118 2 жыл бұрын
Awoowe illaahay janadii fardowsa haku geeyo. Allahuma Aamiin 🤲🤲
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
AUN MAXAMAD YUSUF!! YEEN!! WAA TAN SAGXADA LA TAABTEY!!!!
@mahadgas827
@mahadgas827 3 жыл бұрын
Fanaantt waaweynd ee qiimaha lahayd aasaaskii hoballada waaberi Hoyga aasaaska Fanka hargeysa
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle haw naxariisto.
@ahmedabdi5805
@ahmedabdi5805 5 ай бұрын
Rabi janadi hawgu deeqo 1991 waxan kula kulmay jabuuti maxamed yuusuf huteel la yiraahdo haramuus😊
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
DimoqraadiyintA waxa fanka ama masraxa u gowraca minstry of culture!! Inagana WASARADI DINTA IYO CADALADA!!
@yoondheermedia
@yoondheermedia 4 жыл бұрын
Intaa Laga Guursaday Maxamed Yuusuf Wuu Ka Dhacay Allow kuu Naxariiso Adiga Iyo ismaciil Cabdi Basbaas
@suldankageeska2333
@suldankageeska2333 2 жыл бұрын
ALLAAH HAWNAXARIISTO DHAMAANTOOD
@abdikarimmohamed6977
@abdikarimmohamed6977 4 жыл бұрын
Waraysigan goorma Ama sanadkee laga qabtay
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 2 жыл бұрын
Masha allah Rag waa Ragaas
@kahinshukri8197
@kahinshukri8197 2 жыл бұрын
Wlh waanka helay hala daansha daanshoodo esh calaa hees allow idin raxmo maanta waxaa badalay heeso ayka midyihin CAWA ANAA CAJIINTA KAA QASAAA
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Жыл бұрын
Anigoo ah Abwaan maxamed Ismaaciil sheikh cabdikariim oo Ku Magac dheer (Waayo-arag) waxaan Ku dhashay Taariikhdu Markii ay ahayd 13/8/2004 Degmada Ceelbuh ee Gobolka Sanaag, Waxaan ka dhashay Qoys Asal ahaan Kasoo Jeeda Miyi,waxaan Waxbarashada Ka bilaabay Isla Degmadan Ilaa hadana aan wax Ku bartaa Waxaan La noolahay Waalidkay Alxamdulilaah alle ayaa Mahad iska leh dhamaanteed. Maanta Qoraalkaygu kuma Saabsana Taariikh Nololeedkayga Balse waxa aan rabaa Inaan Halkan Kusoo Gudbiyo Suugaantayda Ilaa hadda Maskaxdayda Kasoo maaxatay Oo aan Rabo inaan Asxaabtayda Lawadaago. Suugaanta Markii iigu horaysay ee aan Arkay inaan wax curin karo waxay ahayd Sanadkii 2018kii Markaas oo ay maalin Maalmaha Kamid ah igu soo dheceen Baydadkani:- @waladkii xumaadaba @waalidkaa habaaree @nin walaalkii diidaa @yuu weheshan doonaa Intaas kadib Wixii intaas ka danbeeyay Waxa Ibafurmay Badweynta Suugaantayda Waxana Ilaa Waqtigaas Ilaa hadda aan Sameeyay Suugaan Isugu Jirta Gabayo,Heeso jaceyl,heeso wadani ah iyo iwm Waa kuwan:- 1)Samsamtii Jaceylkaay|Hees 04/8/2020 2)Qabyaalad iyo Qaranimo|Hees 6/2021 3)Dalkeena hooyaa|Hees 07/2021 4)Taan dumar ka soocdee |Hees 23/12/202154) 5)Facebook |Tix yar 11/2021 6)Cuqdad iyo caqli La'aan 03/7/2022 7)Hibada eebaa Baxshee|Tix gaaban 08/2021 8)sida roob habeen da'ay|Hees ciyaareed 2022 9)Waa daar aduunyadu|Maanso Dardaaran 2022 10)Ciidankii dhulkaygoow|Hees 8/7/2022 11)Qalanjo dumar|Hees 2022 12)Dadka Kuwii Is Caashaqa|Hees 7/7/2022 13)Hooyo|Hees 03/7/2022 14)Hartiga |Gabay 15//5/2022 15))Xilkastii Haween|Gabay 04/6/2022 16))Aramidaad Abuurtaa |Hees 11/8/2022 17))Muxuu qalbigaygu Caashaq|Hees 13/8/2022 18)Kuligood Haweenkaba|Gabay 10/8/2022 19)Kor baan kaalaba socdaaye |Hees 28/7/2022 20)nin hadaaqay How qaban|Tix Gaaban 19/7/2022 21)Waxan ahay Wiil hanadoo |Tix gaaban 09/6/2022 22)Dawarsi |Gabay yar 16/8/2022 23)Sabankaan waxaa yimi |Maanso 05/2022 24)Ceelbuh|Hees 03//6/2022 25)Waa gobol sanaagoo|Hees 12/7/2022 26)Cirka Oo Habeenimo| Hees 16/8/2022. 27:Mudanihii Naftoow |Hees 20/8/2022 Intaas iyo inkale Oo Aanan Halka Ku xusin ayaan Leeyahay Oo kamida Suugaanta soomaaliyeed. W/Q abwaan Mohamed Ismail sheikh Abdikarim Waayo-arag. ✍
@abdimagan3482
@abdimagan3482 3 ай бұрын
😢
@abdirahmaanbille2770
@abdirahmaanbille2770 3 жыл бұрын
Ilahay hadiin naxariisto dhamaantiin Talaw waraysigani goormuu ahaa
@cawomohmed4250
@cawomohmed4250 4 жыл бұрын
Alw unaxariizo
@tatejeremias6535
@tatejeremias6535 2 жыл бұрын
you prolly dont give a damn but does anybody know a trick to log back into an instagram account..? I stupidly lost my login password. I would love any assistance you can offer me
@moha.abdi1
@moha.abdi1 Жыл бұрын
Aun maxamed yusuf cabdi wuxu ku dhashay tuulada laalays e gobolka saaxil 1941 wuxu kamid ah ahaa aabayaashi iyo aas aasayashi fanka somalida 2008 ayuu ku dhintay cusbitaalka manhal ee magalada hargaisa AUN maxamed yusuf cabdi
@abdikarimmohamed6977
@abdikarimmohamed6977 2 жыл бұрын
Waraysigan waqtiga laga qabtay inaad xusto ayay ahayd
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 3 жыл бұрын
Ninkas Mohamed Yusuf miyaa
@adenelmi8079
@adenelmi8079 Жыл бұрын
Waxa u qayb ka ahaa waraysiyo dheer oon u bixiyay Dhaqan 1 Dhaqan 2 iyo Dhaqan 3 oon qaaday sanadki 2000. Anigoo ah Aden Dholayare
@abwaancabdicasiisxariir2075
@abwaancabdicasiisxariir2075 3 жыл бұрын
Warsigani gormu aha taliw
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Maxamed yuusuf tariikhdii uu dhintay ya wax iiga sheegi kara iyo marka waraysigaan laga qaaday basbaas asagu goor aan sidaas u dherayn ayuu dhintaye
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Aun maxamed yuusuf wuxu ka mid ahaa ragii udub dhexaadka u ahaa fankii qiimaha lahaa ee bari samaadkii lkn waxan ka codsan lahaa in aad sidan oo kale noso ururiso fanaaniintii iyo abwaanadii sida kaariye
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Wad mahad santahay walalo
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 4 жыл бұрын
@@waayowaayihiiwacnaa
@aminabdisalem3401
@aminabdisalem3401 3 жыл бұрын
Mahamed yusuf waxaa uu geeriyooday 2008.
@maxamedcaydaruus9929
@maxamedcaydaruus9929 2 жыл бұрын
bilawgii 2011kii
@cismaan-yu2ql
@cismaan-yu2ql Жыл бұрын
Basbaas waa reer cali yuu ka ahaa talaw
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 4 жыл бұрын
Inan heesa waxaa uugu horeeyay oo laxan saara c/ sinimo dumarkana guduudo carwo
@yoondheermedia
@yoondheermedia 4 жыл бұрын
Mar Qudha may Sheegin Cabdi sinimoo
@francoiskayad878
@francoiskayad878 3 жыл бұрын
Min 17:23, Saaxib dhagayso, waaka Maxamed Yusuf sheegaya Cabdi Sinimo iyo Dirawaliinti.
@xamseibrahim6603
@xamseibrahim6603 2 жыл бұрын
C.sinimo wuu ka horeeyay isaga iyo mooge liiban xasa oo aha maxed iyo axmed mooge abihii
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Maxamed yusuf balwad muu lahayn jaadkana wuu ku sheekayn jirat
@adamali8966
@adamali8966 4 жыл бұрын
Tolow siday noqon lahayd maanta SL iska haysan lahayd waxay qaadatay 60kii?
@Wonderer224
@Wonderer224 3 жыл бұрын
Laamiga isku xira Laascaanood, Burco iyo Berbera ma jireen. Gegida diyaaradaha ee Hargeysa ma jirteen. Fankuna ma gaareen meeshuu gaarey haddaan laysku darin radio Hargeysa, radio Muqdisho iyo kooxdii xoogga dalka oon la samayn kooxdii Waaberi. Waa in yaroo kooban, in badanoo kale ood ku hesheen dowladnimadii Soomaaliya ayaa jira.
@barisamaadtv5176
@barisamaadtv5176 4 жыл бұрын
Maxamed Yuusuf goormu dhintay Horta. ?
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 4 жыл бұрын
2017 mise 2018 mid ahaan ayuu dhintay
@abdicanada9489
@abdicanada9489 4 жыл бұрын
2007 ayu ku dhintay magalada hargeisa garahaan xafada qudhac dheer
@faysacise693
@faysacise693 3 жыл бұрын
@@awaarechannel1758 basbaas 2018 maxamed yusuf na 2007 ilahay haw naxariisto aamiin aaamiin aaamiin aaamiin
@maxamedcaydaruus9929
@maxamedcaydaruus9929 2 жыл бұрын
bilawgii 2011kii xukumada silaanyo markay dalka qabsatay in yar kadiib
@mataanmaalin1812
@mataanmaalin1812 2 ай бұрын
Beenaalayaal qabiiliistayaal ah baad tihiin waar meeye Xuseen Ow Faarax Dubbad
@adenelmi8079
@adenelmi8079 Жыл бұрын
Waraysigan waxaa qaaday aniga oo ah Aden Dholayare sanadkii 2000.
@cabdinuurkhadar7424
@cabdinuurkhadar7424 Жыл бұрын
wllhi
**Majaajilo | Huuryo Ahun, Basbaas Ahun, Dacar & Khadija
8:21
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 417 М.
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,5 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 2,8 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 30 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
Dar Ilahay Hadii Ka Tahay Danbiga Aad Neceb Tahay Daacadi Ma Murante
15:36
Saeed Abdi Farah Gaawe
Рет қаралды 254
Culuumta Ugaadhsiga iyo Xabbad Ibraahin (Dhaban-daran)
33:57
Boobe Yuusuf
Рет қаралды 11 М.
SIR CULUS OO XUUTIYIINTU AY FASHILEEN IYO WARAYSI XASAASI AH
13:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
Gabay Ciidagale iyo Sacad Muuse( Bashiir Ismaaciil Mire VS Cismaan Gabyaaye)
11:22
Rugta Maansada Soomaalida
Рет қаралды 271 М.
Abwaan Maxamed Cumar (Huryo) Iyo Ahmed Saleeban Bide
8:23
ROOBLE ILQARDHAAS MEDIA
Рет қаралды 43 М.
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,5 МЛН