ANAGU HADAANU SUTI GAASHAAN NAHAY HORAANU U SHEEGNAY INUU INA MOOGE ASTAAMIHII MUNAAFIQIINTA UUVLEEYAHAY EE AF MACAAN IYO UUR XUN WAANA ILAAHAY MAHADII HADII AY UMADII REER HARGEYSI AY NALA ARAGTAY.
@ibrahimibrich95662 күн бұрын
Mashallah wax garad badan ayaa ninkan ka muqata gul somaliland
@mustafeabdirizak12772 күн бұрын
Nuradiin diini xaqiiq ayuu ka hadlay aragti sax ah oo bisayl ka muuqdo ayuu inala wadaagay waanu kula qaadanay.inaanu doorano mujaahid muuse biixi cabdi mar labaad inuu talada wadanka hogaamiyo
Madaxwayne muuse biixi cabdi wuxuu kasoo dabaashay oo u badheedhay khatarihii ugu cuslaa ee ay dawladaha waa wayni ugu soo badheedheen inay ku dumiyaan jiritaanka qaranimada j.somaliland oo uu banaanka mariyay kana adkaaday waxaanu ku qasbay inay liqaan in ay j.somaliland ay tahay dawlad jirta oo leh xuduud layaqaaano oo dhamaystiran iyo sharci dawladeed oo ka shaqeeya oo leh lacag u gaara oo leh haayado sharci dejinta labada gole baarlamaan iyo maxkamado oo u dhamaystiran wax kastoo looga baahan yahay in dawlada j.somaliland ay soo buuxisay oo shuruud kasta ay sideedii u dhamaystirtay markaa wuxuu madaxwayne muuse biixi cabdi uu caalamka uga fadhiyaa inay markay doorashadu imika markay dhacdo uu ka doonayaa inay iyagoon hereeraha eegin inay ku dhawaaqaan aqoonsiģa j.somaliland oo aanay ka war wareegi karin waayo caalamku waxkastoo ay madaxwayne muuse biixi cabdi ay ku xidheenba wuu kasoo baxay markaa waxaa hadhay inay iyaguna ay u fuliyaan waxa uu isagoo ah hogaamiyihii umadan ee soo doortay inuu caalamka ka doonayo inay aqoonsiga wadankiisa iyo ta shacabkiisaba ay si deg dega ugu dhawaaqaan!!?
ANAGU WAANU GARANAYNAA NINKA NAFTAYADA IYO SOOMALILAND AANU KU AAMINAYNO ISKU DOORSANMAYNO NIN 1988 SAFIIR SOOMALIYA AHAA MARKII DIYAARADUU NA RUSHAYNAYEEN IYO NINKII NAFTIISA NOO HURAY EE RAAMAHA NOO YEESHAY
@ducoqabe-z3b2 күн бұрын
Muse ayay badbadadu ku jirtaa ku lahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂. sxb dadka ha lu goyn ma qaadi karaan dhibaato intaa maanta haysata ka wayn. meel far la saaro oo bad qabtaa ma jirto. cadawga ugu wayn ee dalka joogaa waa kulmiye
@khadranur39732 күн бұрын
Aqoon laana waa dhabaato
@hudaali86602 күн бұрын
Ckarin ku washa af ku xoogle
@shabeel74672 күн бұрын
Ninkani waa runtii tuugtii Saaxil xaday ayaa ku leh isbedel ayaan samaynaynaa, matalan maayarkii hore Cabdalle Sandheere wuxuu ahaan jiray xawaaladleh oo aan ta maanta jirta ahayn online ka ee berigii hore inta uu Sucuudiga tago ayuu dadka lacag ka soo uruurin jiray ka dib badaacad ayuu soo iibsan jiray markaasuu dadka loogu soo dhiibay siin jiray, aakhirkii wuu kacay oo dadkii lacagtoodii wuu siin waayey kadib Bebera ayuu fadhiistay mudo kadib Mayarka magaalada loo doortay wuxuu qaatay dhul badan oo 700 oo baloodh ah oo ilaa maanta uu haysto oo mid walba 50 kun ilaa 100 kun gaadhayo oo meelo xasaasiya ku yaala maanta waa milyaneer, hadaad dhul doonayso Hargeisa ayaad kula kulmaysaa dhulka ayaa lagu tusayaa lacagta ayaad bixinaysaa markaa tuugaas oo kale ayaa ku leh isbedel ayaan doonayaa kuwa kale waa Ramaax oo forklif operator ka ahaan jiray qurbaha oo badhasaab madexweyne Siilaanyo ka dhigay shaqo aanu cilmi iyo aqoon u lahayn markuu miisaaniyadii gobolada uu ka soo shaqeeyey cunay ayuu maanta ku leeyahay isbedel ayaanu rabnaa waa Afminshaar tuuga iyo kuwa kale oo badan ninkani run ayuu shegay.
Wadani wuu ku daayey inuu ku qanco natiijadana wuu ku qasban yahay ,ama buu hagalo ama dagaal ha rido ama siilkii hooyadii hagalee cid ka futo xumi ma jirto
@HindaAbdulle-fl2jjКүн бұрын
Ogaysiiiiiiiis gaadhsiiya boliskaa Somaliland waxa lasoo sheegay in ay safafka buuxin doonaan dad bilaagaadhadh ah meelwalba la geeyay si ay wakhtiga uga ridaan dad codaynlahaa hubiya saf waliba waliba hanjabaad hawada haloo mariyo qofka safka ku jira ee lagu qabto isagoo bilaa kaadha in xabsiga loo taxaabo waa in loo digo dadka waa dambiile qofkaasi waana la xidhayaa oo roondaa idin mari doonta kaadhka codaynta oo saxa aad tusi doontaan kii isku daya in uu safkaka kabaxo marka roontadu marayso waala qabanayaa hadaba is jira oo yaanay soo galin safka qof aan codaynayn