"Muuse isagaa dadkii iska eryey, dalkuna Cabdiraxmaan Cirro ayuu u baahan yahay" Waraysi Qabyo-tire

  Рет қаралды 21,099

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 80
@bilaladen7752
@bilaladen7752 3 күн бұрын
Waa Waraysi Mug & miisaanleh Hambalyo
@FaisaIbrahim-k5l
@FaisaIbrahim-k5l 3 күн бұрын
Guul wadani iyo kaah
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 3 күн бұрын
Guul wadani iyo Kaah inshallah
@JamacYusuf-h5b
@JamacYusuf-h5b 3 күн бұрын
Masha Allah Tabaraka Allah
@cqaniaden7315
@cqaniaden7315 3 күн бұрын
Qabyatire. Siyaasi isu dheeli tiran❤weeye. Waana nin mustaqbal ifaya leh
@MahamedMahamoud-t7r
@MahamedMahamoud-t7r 3 күн бұрын
Hambalyo Hambalyo farmajo groupe ssc&waddani ❤❤
@warsamemohamud841
@warsamemohamud841 3 күн бұрын
Alla maxuu hogaamiye isku kalson yahay yaa soomaaliyoo dhan sda nikaa nooga dhiga mahadsanid gudomiye qofkii gadmaaya gada sida ugu qiima badan waa sidaa dadkuna isku jeclaan karo adinkuna qiimo weyn ayaad kusii yeelaneysiin hada adinkaaba laydin jecelyahaye xiliga fog ayaan ka hadlaayaa
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 күн бұрын
Qabyotire waa dhisan dhinac walba aqoon iyo caqli ❤
@se1059
@se1059 3 күн бұрын
Qabye tire rageedii guul baan kuu rajaynaya
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 күн бұрын
Guuuuul somaliland
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 3 күн бұрын
😂😂hawadiina iyo wadankiiba kudar😂😂😂
@u.j7332
@u.j7332 3 күн бұрын
Siyaasiyiinta miisaanka ku dhex leh bulshada waxa haboon in ay waraystaan wariyaasha khibrada leh
@salmanmohamed9202
@salmanmohamed9202 2 күн бұрын
Mzh Allh Adeerky ❤
@qurbaawis642
@qurbaawis642 3 күн бұрын
SAXANE DALKA WUU CUNAY LKN SACAD MUSE SIYAASIYONTA WAY AMAANAN ISAGOO TUUG AH HALKA KA HABARJECLO DADKOODU CAAYAAN
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 3 күн бұрын
KAAH 👋👋👋👋
@cabdikhaliqmaax6947
@cabdikhaliqmaax6947 3 күн бұрын
Kaah iyo waddani
@RoodaIsmail-i6p
@RoodaIsmail-i6p 3 күн бұрын
Guulaysta reer abtigay🌹
@abdulwarsame7443
@abdulwarsame7443 3 күн бұрын
Inabti.waan ku salamay waa c/qadir.
@Abdirahiim_Cimraan
@Abdirahiim_Cimraan 3 күн бұрын
This legand walaahay aqoonyahay ilaahay kursiga haku gaadhsiiyo
@KhadarAidid
@KhadarAidid 3 күн бұрын
waa la,iibayay balse waa leysaga daba iman wiilka hantidad qaranka inuu iibsado ku soo dhiiradoow imnka lacagtada lasoo noqo hadii kale hadhow muuse lacagta ka doono ayaa dhicidoonta hadii laguu xidhayona noo sheeg wuyuna noqon donaa tariikhda somaliland madax weynihii 1 baad ee loo xidho hantidii qaranka ala maxaa foolxumo soosocta walee
@abdiali319
@abdiali319 3 күн бұрын
Demoqraadiyad maaha waa markaygii. Demoqraadiyaddu waa One Man One Vote. The Somaliland public are the judge and jury.
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 күн бұрын
Muuse baloodh lacagtii umadda laheeyd halaga cuno hana laga codeeyo waa oday kursiga ku asaasaqay oo fashilmay
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 күн бұрын
SHALAY ADIGUNBAA MUSE HOR ROORAYAY HADII LAGU ERYAY ADKAYSO SAXIIB
@aliibrahim1725
@aliibrahim1725 3 күн бұрын
Adiga markaa wasiirka aheed maxaad Qabatay? ?? Maxaad ku soo kordhisay soo maha inaad jeebadaha aa buuxsatay😢😢😢😢😢😢
@NasirOsman-y9e
@NasirOsman-y9e 3 күн бұрын
Barmaamijkan ma xili hore oo xalay ka horeysay baa la duubay waayo dhacdooyin xalay ka dhacay Ahmed Dhagax oo la waydiin lahaa .
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 3 күн бұрын
WAA SIYAASI MASAX FURAN OO FAHMAYA XILI KASTE GODKA KU HABOON SHAXDA LA DEGEYO
@YudufAl
@YudufAl 3 күн бұрын
Qudhaanjoy ku quus qaado, kulmiye guul.
@muuminchannel124
@muuminchannel124 3 күн бұрын
Runsheeeege
@dayroday8133
@dayroday8133 3 күн бұрын
Kani waa siyaasi is mood bi waa saleebaanow
@KayseHuriye
@KayseHuriye Күн бұрын
Guuuuuul.s.n.m.s.n.m.s.n.m.s.n.m.s.n.m.🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@abdiali319
@abdiali319 3 күн бұрын
Nin cusub ma tihid iyo waliba Ina Xashi cid idin aaminaysa malaha. Tuug baad tihiin.
@shakespeareali
@shakespeareali 3 күн бұрын
Muuse
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 күн бұрын
Ninkii gawaadhidii dawlada uu taarikadii ka badalay uu la baxsanayo laga soo riday. Hamhamlayaashii Muuse dul gablayayay ee uu xil u diiday Qabo gawaadhiduu xadayay laga qabay.
@Yusufhalig
@Yusufhalig 18 сағат бұрын
TUUGTII hantidii UMADA xaday ayaaba hadlaya
@Borama1960
@Borama1960 3 күн бұрын
Nonsense. Waddani party and Cirro will not win, I promise.
@muuminchannel124
@muuminchannel124 3 күн бұрын
Geesi
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 3 күн бұрын
Golahii wasiiradee hore maxaa kayaalay maxadtooyada anaguba waligay maan galine
@Hala_yaa
@Hala_yaa 3 күн бұрын
kaah waaweynkii xoolaha umadda dhacay waliba Kii uwaynaa ee laha 40 jir baan ahay 40million dollar haystaan ahay..........//
@muuminchannel124
@muuminchannel124 3 күн бұрын
Runbadaan
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 3 күн бұрын
Nacas walba oo boos ka waaya xukumada Somaliland wuxuu rabaa in dalkuba burburo mar hadii aan isaga meeli uga banaanayn.. iimaanka alle ha la Qaado
@XasanXuseen-e1f
@XasanXuseen-e1f 3 күн бұрын
Waxaan ku dooranay faqash bui ahaa waxaana na faba fadhida xamar
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 3 күн бұрын
Waar, qabyotire wariyeda waa lasoodiray xukuumada kadanbaysa oo waddani iyo kaah munaafaqad dhexdhigaalayidhi bagaad meel usaartay ?
@abdiali319
@abdiali319 3 күн бұрын
Nin jilicsan oo aad dhegta wax ugu sheegtaan ayaad doonaysaan.
@mhamadahala
@mhamadahala 3 күн бұрын
Huuro yalaalugo
@abdiali319
@abdiali319 3 күн бұрын
Reerka aad ka dhalatay kuma rabo
@AAbdi-q1o
@AAbdi-q1o 3 күн бұрын
Sorry No more Calaacal Waa sac inuu Muse iska Eryey kuwii Xoolaha Umma Cunay you are Sax
@Mfarah100
@Mfarah100 3 күн бұрын
Adiga cidda albaabka kaa soo deyneysaa miyay waalan tahay.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 күн бұрын
NIN KASTA WAA LAGA MAARMI KARAA OO NIN KASTA BADALKISA AYAA JIRA . KII SHAQAYSANI WAAYA WAA LA ERYAYAA AMA XISBI KALE WASIIR HAKU DOONTO AMA BEERTA HA GALO XAQIIQDU WAA SHAQAALE HADU SHAQAYSANI WAAYO WAA LA ERYAYAA !!!!!!!!!!!!! YAA MISKIINAL BILAAD SOTTO LE SCALE AYAA LOSOO HABANAYAA
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 3 күн бұрын
Stop fake news man 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 күн бұрын
HORSEED HILAAC KULMIYE
@lululemon526
@lululemon526 Күн бұрын
Tuug kaah iyo adiguba tuug baad tihiin
@mohammedhalsomali387
@mohammedhalsomali387 2 күн бұрын
Tuug tuug u markhaati furaya
@Hanbal-f7w
@Hanbal-f7w 3 күн бұрын
Tedhi sapan lahyne mata manad arag umadiyo dhani inay usobaxdy
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 3 күн бұрын
Qabo adiga iyo kaahba waad dhacaysaan adigan arab cod ku siinmaayaan maxamud xaasina habarjeclo cod siin mayso ee ku bushaaraysta
@Abdillahi-qt7oj
@Abdillahi-qt7oj 3 күн бұрын
No Nin ku waashay biixi ayasd wax way diinaysaa.kaah hankiisu waa wssiiro. Waa hungurii waxa ay ka dalaan.
@Mfarah100
@Mfarah100 3 күн бұрын
Beenaale Beenaale Beenaale
@robleali3722
@robleali3722 3 күн бұрын
Dameero u sheeg
@luuljemac7527
@luuljemac7527 3 күн бұрын
Waatuugtii xolaha umada cunay eelacaydhiyey tuugfoqaltuuug
@MyHsan-h5h
@MyHsan-h5h 3 күн бұрын
Umada indhohoodaa u macalina muuse waa kaa arlada kala xidhay
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂Wadani no need KAAH😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Wadani no need KAAH😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MawliidXseen
@MawliidXseen 3 күн бұрын
Beenaale alle ka fog umadana markhaati ka tahay nin qosol aan hayn iskeena
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 3 күн бұрын
Kani waa kuwii muuse xoolaha umada kaqabtay kkkk aar muuse muxuu rag xolaha umada kawabtay tuug miidhan
@XasanXuseen-e1f
@XasanXuseen-e1f 3 күн бұрын
Beenaale ina farmaajo oorfano waa kaa xaaran inaad raqdani hoos fadhiisto calanka tawxiidka
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 3 күн бұрын
Kkkkkk manta ayuu muuse iyo kulmiye cashar udhigay ciil qabayaashii huwanta hoosta kala xidhiidhayey guuuuuul kulmiye
@abdiali319
@abdiali319 3 күн бұрын
Nin cusub ma tihid iyo waliba Ina Xashi cid idin aaminaysa malaha. Tuug baad tihiin.
@Mfarah100
@Mfarah100 3 күн бұрын
Adiga cidda albaabka kaa soo deyneysaa miyay waalan tahay.
@Mfarah100
@Mfarah100 3 күн бұрын
Beenaale Beenaale Beenaale
@Mfarah100
@Mfarah100 3 күн бұрын
Adiga cidda albaabka kaa soo deyneysaa miyay waalan tahay.
@Mfarah100
@Mfarah100 3 күн бұрын
Adiga cidda albaabka kaa soo deyneysaa miyay waalan tahay.
@Mfarah100
@Mfarah100 3 күн бұрын
Beenaale Beenaale Beenaale
@Mfarah100
@Mfarah100 3 күн бұрын
Beenaale Beenaale Beenaale
@Mfarah100
@Mfarah100 3 күн бұрын
Beenaale Beenaale Beenaale
@Mfarah100
@Mfarah100 3 күн бұрын
Beenaale Beenaale Beenaale
@Mfarah100
@Mfarah100 3 күн бұрын
Beenaale Beenaale Beenaale
@RoodaIsmail-i6p
@RoodaIsmail-i6p 3 күн бұрын
Kkkkk miyaanad shaqo kale lahayn, cuqdada aabaheed
@Mfarah100
@Mfarah100 3 күн бұрын
Adiga cidda albaabka kaa soo deyneysaa miyay waalan tahay.
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 275 #shorts
00:29
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 90 МЛН
Perfect Pitch Challenge? Easy! 🎤😎| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 16 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 7 МЛН
Bada cas e Somaaliya Xoog kuma Qaadanayno Masar se Wan Jafayna
22:37
Falaqaynta Doorashada iyo Arimaha Amniga.
19:26
MM Somali TV
Рет қаралды 28 М.
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 275 #shorts
00:29