Muuse Ismaaciil Qalinle - Caku

  Рет қаралды 104,951

Ik Hajji

Ik Hajji

6 жыл бұрын

Muuse Ismaaciil Qalinle - Caku

Пікірлер: 56
@daressalaammanager2772
@daressalaammanager2772 6 жыл бұрын
Anoo taan calmadayee caashaqay haween Caato weeyd ma ahoo cilina macusleeninee Oo culey madoobiyoo casaan diiran ma ahoo Dheerar laguma caayoo cilan gaaban ma ahee Cirid iyo banaan kulul dani kumaan celaan celino Ciidaan il qabad laheeyn cawa quda umeey hoyane Caku! Cakuyee cakudigib cagaag lahe Cakuyee ee Caku digib cagaag lehe Waxeey canab kunooshahay cagar weeyne iyo hoowd Shahad cirif yadeedee Cudur moodisho nool hoori macelinoo Noolashii ciriiri iyo cidla ah meey helin Caano ramaadki geeloo shaxda cirif yadeediyoo Keeymaha cagaar leh cosob kiisa daaqoo Cukey culey udkoon iyo catir fiid lamirayoo Idil xuur cadeeyeey howl yare cabtaayee Caku! Cakuyee Cakuyee digib cagaag lahe Cakuyee Caku digib cagaag lahe Waxeey canab kunooshahay cagar weeyne iyo hoowd Shahad cirif yadeedee Curad howl ogaaliyo cali waa walaaloo Beesha cuugta heeliyo cumar waa u aabee Abti caano sheekhoo aan xuma calool gelin Waxeey cirib ku leedahay ceeble hooyadeedee Cod kar weeyee idiloo ceey ma laha qooyskuye Alla ilahay cadka ii galo maan calaf xumeeysane Caku! Cauyee caku digib cagaag lahe Caku digib cagaag lahe Waxeey canab kunooshahay cagar weeyne iyo hoowd Shahad cirif yadeedee
@cigaalsalal6767
@cigaalsalal6767 6 жыл бұрын
Shaxda cirifyadeedee
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
dar es salaam manager waa Caato wehela mahoo Hilibna muucuslayn
@mokhtarkhaled2848
@mokhtarkhaled2848 6 жыл бұрын
"caata wayda maahoo"
@kaamilkudlacag6982
@kaamilkudlacag6982 4 жыл бұрын
Ashcalaa fanaan.
@shuaybmgobyarey7879
@shuaybmgobyarey7879 4 жыл бұрын
caato wayda maahoo, hilibna muu cuslaynee
@ahmedmuuse6737
@ahmedmuuse6737 6 ай бұрын
Markii somali aan lakal dilin ee dadku walalo ahaa Waa isagoo isaaqa iyo inan dhilbahante ah waayo waayo waxan filaya inay tahy sado cali warsame Muuse waxa uu ahaa ciida gale
@qararolaasalaychannel5766
@qararolaasalaychannel5766 4 жыл бұрын
Waa heestii uu saado cali wardame uqaaaday ilaahay haunaxariistee shaxda/buuhoodle ayay kasoo jeedday quruxda hablaha soomaaliyeedna way ahayd kama daalo heestan dhagaysigeeda
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 6 жыл бұрын
Ilaahay Ha unaxariisto Muuse Ismaaciil Qalinle heesihiisa dhamaan way wada fiicanyihiin
@cabdikariin1158
@cabdikariin1158 6 жыл бұрын
allaah naaxariistiiisa ballaan kageeyo fanaankaa 'waxan asxaabta weydiinayaa abwaankii erayadan balaaqaysan ee quruxda badan sameeyay
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 6 жыл бұрын
waxa ereyada iska leh abwaan Maxamed jibriil, hadda waa Wasiir Ku-Xigeen ka Malaaiyadda ee Dowlad Goboleedk Puntland.
@nuurabiib9227
@nuurabiib9227 2 жыл бұрын
Muuse ismaciil qalinle galool rabbaw kuuu naxariiso heestiii Anu taan calmadayeey ka caashaqay haweenkoo dherer laguma caayooo cilaan gaaban ma aheee Hees mug iyo miisaan leh alle ya cissika
@mogadishustreets4979
@mogadishustreets4979 4 жыл бұрын
Yaa wali ila dhageysanaya Qalinle 2019
@abdullahiali1394
@abdullahiali1394 3 жыл бұрын
rabi hakuu naxariiso qalinle waa fanaan nagu qaliya we never forget
@adancismaan2686
@adancismaan2686 Жыл бұрын
Heestii adeerkay muuse ismaaciil qalinle
@abdiasishashi8579
@abdiasishashi8579 6 жыл бұрын
Asal yaaa fanaan alle hku naxariisto Muse qalile
@shiilalle
@shiilalle 6 жыл бұрын
Wow wow waxaas ayaa fanaan lagaa dhahaa, Sxb adigoo mahadsan noosoo badi heesihiisa
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 6 жыл бұрын
mahadsanid Ik Hajji bal anna aan isku dayo wixii khaldan soo saxa Anni taan calmadaye ka caashaqay haween Caato weyda maahoo hilibna muu cuslaynine Oo culay madoobiyo casaan diiran maahoo Dherer laguma caayo cilan gaaban maahee Cidhiidhi banana kulul dani kuma cilaaline Ciidan ilqabadlayn cawo qudha umay hoyane Caku cdidib cagaag lehe cakuyeey caku didib cagaag lehe Waxay canab ku nooshahay cagaar weyne iyo hawd Shaxda cidhifyadeedeeda Ciidanan hooyoo cir ku hooray galabtii Calalyada xareeda ah cosobkii ka soo baxay Dhulka wada cagaar yahay darar iyo caleentii Oo cadceedu qabateey caynkeeda leedahay Waxay ku cidhib ku leedahay amba canab ku faantaa Hidaha caanka ah Calankeena buluga ah Caku cdidib cagaag lehe cakuyeey caku didib cagaag lehe Waxay canab ku nooshahay cagaar weyne iyo hawd Shaxda cidhifyadeedeeda alle ha unaxariisto muuse ismaaciil Qalinle
@dushasare2936
@dushasare2936 6 жыл бұрын
Hamse Ali Abdullahi Sxb ma ii fasiri karta caku didib cagaag leh intaas maan fahmin Mahad sanid
@Zuugaan
@Zuugaan 6 жыл бұрын
Didib= waa dhagaxa laga sameeyo nuuradda "limestone" cagaag leh = haddii kaba la'aan lagu dul socdo dhagaxaas, cagaha ayuu waxyeeleeyaa.
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 6 жыл бұрын
cirid meeshaaas kadhig adeero CIRID BANAAN KULUL
@abucubayr468
@abucubayr468 6 жыл бұрын
Hamse Ali Abdullahi waa asiibtay sxp sax
@abucubayr468
@abucubayr468 6 жыл бұрын
Somali TV waa maxay caku waa eray aan aad raa diyee hadii aan garanayso???
@user-jx1qe1om7y
@user-jx1qe1om7y 6 жыл бұрын
Qalinle waa nin cod macanaa
@cabdikariin1158
@cabdikariin1158 6 жыл бұрын
cabbdiweli xasan aad iyo aad baan kaaga mahad celinayaa jawaabtaa aad inaga siisay mu'allifkkii heestan
@najuu7320
@najuu7320 6 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso
@saaden9936
@saaden9936 6 жыл бұрын
Taasi was aniga
@ayanmohamed2158
@ayanmohamed2158 6 жыл бұрын
Allaha ha u naxaristo
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын
Anigu taan calmadayeen Ka caashaqay haween.... Caato wayda maahoo Cadna muu cuslayn..... Midab culay madow iyo Casaan dhiina maaha.... Oo dherer la isku caayiyo Cillaan gaaban maaha... Caarid iyo banaan kulul Dani kumay cel celin....... Ciid aan il qabad lahayn Cawo qudha kumay hoyan......
@saaden9936
@saaden9936 6 жыл бұрын
Taasi waa aniga waaw
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 6 жыл бұрын
S Aaden hhh
@reexantaraxantaugxantaukun8821
@reexantaraxantaugxantaukun8821 4 жыл бұрын
Janatul fardowsa allah ha kugu bishaareeyo inshaa allaah
@shadoormohamed5487
@shadoormohamed5487 2 жыл бұрын
Shax
@user-jx1qe1om7y
@user-jx1qe1om7y 6 жыл бұрын
Mansha allh
@caaqilmooge9453
@caaqilmooge9453 4 жыл бұрын
Shaxda cirifyadeede
@hamdaindhocashaaq8090
@hamdaindhocashaaq8090 2 жыл бұрын
Qalinle
@safaabdiaziz5599
@safaabdiaziz5599 4 жыл бұрын
29 _1-2020 👀🤳💖❣💝
@osmanmohamedmohamud968
@osmanmohamedmohamud968 6 жыл бұрын
ale hawnsxaristo
@channelkadhalinyaradagerma1685
@channelkadhalinyaradagerma1685 6 жыл бұрын
Caesar Wayne iyo hawad
@saaden9936
@saaden9936 6 жыл бұрын
Waaw
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 6 жыл бұрын
Shaxda cidhifyadeeda waa shaxda buuhoodle tolow ma saaduu sheegayaa iyadaa reer buuhoodle ahyde
@abdulljama4591
@abdulljama4591 6 жыл бұрын
Hibaaq Saakin kkkkk aad iyo aad
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 6 жыл бұрын
kk alah ha unaxriiso eedo saado and muuseqalinle
@mahmodkirih862
@mahmodkirih862 6 жыл бұрын
Hibaaq Saakin sado qudhedu xaskisi ayay ahayd kolay iyadu jeda wad so dhawaysay ala haw naxaristo labadaba
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 6 жыл бұрын
Ma shaxda kaa qaldan inader waa waa shaxda cagar Wayne care ciidagale
@caaqilmooge9453
@caaqilmooge9453 4 жыл бұрын
Shaxda cidhifyadeda waa buuhoodle shul oodan ah
@cabdikariin2271
@cabdikariin2271 2 жыл бұрын
Bsho
@adendirir6247
@adendirir6247 4 жыл бұрын
zzz
@saaden9936
@saaden9936 6 жыл бұрын
Waaw
@saaden9936
@saaden9936 6 жыл бұрын
Waaw
@maxamedaxmedcige2838
@maxamedaxmedcige2838 5 жыл бұрын
Masha allah
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 84 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 6 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 56 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Muse Ismaciil Qalinle Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "ARAMIIDA"
9:32
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 479 М.
Abwaan maxamuud dheeg iyo waayahiisii noloshiisii siyaasada iyo fanka
27:08
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 240 М.
Muuse Ismaciil Qalinle ihn | Heestii Dardaaran
11:08
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 81 М.
Warmoog
9:39
Somaliland - Topic
Рет қаралды 46 М.
Hees Sidirigam    . Maxamed cali burco
10:29
Abdelaziz Dacar
Рет қаралды 22 М.
Heestii qalam jalam
5:54
Dhextaal Media
Рет қаралды 24 М.
小路飞跟姐姐去哪里了#海贼王#路飞
0:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 36 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
0:30
FASH
Рет қаралды 25 МЛН
It worked for me)
0:19
F&T Team
Рет қаралды 17 МЛН