Muuse Ismaaciil Qalinle iyo Saado Cali - Anna i Hoo Kaban Macaan

  Рет қаралды 268,467

Ik Hajji

Ik Hajji

Күн бұрын

Muuse Ismaaciil Qalinle iyo Saado Cali - Anna i hoo Kaban Macaan
Ereyadii Abwaan Maxamed Ayax
Laxankii Abwaan Axmed Saleebaan Bidde iyo Maxamed Ayax eey iska-kaashadeen
Ik Hajji Uploads

Пікірлер: 72
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 10 ай бұрын
Waa heskiii ugu horeyay saado cali waxana utumay xasan greet Qof kaban tuma saado asika ugu horeyay xasan greet Erayadi iyo laxanki Abwan maxamed anyax Allh unaxaristo dhamantood
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 8 ай бұрын
Sanadku waa 1973 goobtu waa Magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada Siigaale ee degmada Hodan halkaa oo ay daganeyd Aun, Saado Cali Warsame waxaa Aqalka saado wada Jooga, Aun, Maxamed Ayax, Aun, Xassan Sabriye Afrax (Xassan Gareyd) Aun, Muuse Ismaaciil Qalinle iyo Aun, Saado Cali Warsame. Waxaa heeskeedii ugu horeeyay ee kaban loogu tumo Saado Cali Warsame u tumay Aun, Xassan Gareyd heeskaa oo ahaa heeska (Anna I Hoo) inkasta oo heesku ahaa mid talantaali ah Saadana uu la qaadayay Aun, Muuse Ismaaciil Qalinle, midhaha heeska iyo xifdisiintuba waxaa lahaa Aun, Maxamed Ayax.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 ай бұрын
Sanadku waa 1973 goobtu waa Magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada Siigaale ee degmada Hodan halkaa oo ay daganeyd Aun, Saado Cali Warsame waxaa Aqalka saado wada Jooga, Aun, Maxamed Ayax, Aun, Xassan Sabriye Afrax (Xassan Gareyd) Aun, Muuse Ismaaciil Qalinle iyo Aun, Saado Cali Warsame. Waxaa halkaa heeskeedii ugu horeeyay ee "Kaban" loogu tumo Saado Cali Warsame u tumay Aun, Xassan Gareyd heeskaa oo ahaa heeska (Anna I Hoo) inkasta oo heesku ahaa mid talantaali ah Saadana uu la qaadayay Aun, Muuse Ismaaciil Qalinle, midhaha heeska iyo xifdisiintuba waxaa lahaa Aun, Maxamed Ayax.
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Saado cali warasme, ayaa ugu qurux badan ugu cod macaan.
@mohadajiyeofficial9004
@mohadajiyeofficial9004 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto walhi heesta magaceeda Anay hoo kuqoray
@muusemohamed2322
@muusemohamed2322 2 жыл бұрын
ilaaheey naxriistiisa jano alaha ka waraabiyo labadoodaba aamiin yaarabi waxey ahaayeen laba fanaaniin oo qaali ah
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Alah raxma 2 daa fanaan ,
@cumaryare1666
@cumaryare1666 2 жыл бұрын
allaha yaa raxma maxaan dad qaali ah waynay muse ismail qalinle iyo saado ali warsame jaano fardowsa rabiyow gee
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Saado cali warsame.. ayaa ugu cod macaan
@cumaryare1666
@cumaryare1666 2 жыл бұрын
allaha yaa raxma marxuumin muse ismail qalinle iyo saado ali warsame maxaan dad qaali ah wayday legend.
@m.a.seeqrte-to3po
@m.a.seeqrte-to3po Жыл бұрын
Wwwwwwww.muuse.ismaaciil.qaliinle.and.saado.cali.warsame.alhyaaraxmku.alhyaaraxmuka yaarabii.yaarabii.yaarabii
@maxamedabdinour-dt1zf
@maxamedabdinour-dt1zf Жыл бұрын
Jacayl dhab ah oo 2 isu dhiganta dhex maray ayaa midhaha iyo luuqdaba kaaga dhadhamaysa EEBOOW LABADAN HORYAAL U NAXARIISO AAMIIN.
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Saado cali warsame,, ayaa ugu cod macaan ugu Qurux badan
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 2 жыл бұрын
Erayadi Abwan Xasan qowdhan Luqdi qalinle iyo saado aun Dhamaan allha unaxristo
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Run.
@NAQEEYE
@NAQEEYE 3 жыл бұрын
Waxa tahay haweeyaay Intaan hore u soo jiray Mida qudhee haweenkee Halis igaga taallee Heedhu ay jeclaatee Hadhsanaysa beerke 💞💞💞💞💞💞💞💞
@mousewaaw1260
@mousewaaw1260 5 жыл бұрын
Yaasalaam qaalinle iyo sado allow idiin naxariiso
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Aamiin
@bashiirmahamed9331
@bashiirmahamed9331 4 жыл бұрын
Qofkasta oo halkan so gala waxanka codsanlaha inuu si niyada ugu duceeyo 2dan qof allaha unaxariisto
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Aamiin
@sir__cmc
@sir__cmc 7 ай бұрын
Alle haw naxariisto labadoodaba😢
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Aamiin
@mohamedamiinhuseinfaarah3547
@mohamedamiinhuseinfaarah3547 3 жыл бұрын
Allah ha ha u naxariisto, NJFHW.Aamiin Aamiin Aamiin. Fanaaniin qaaliya. Fankii hore wax loo dhigaan jirin
@Zayidamiir241
@Zayidamiir241 Жыл бұрын
Waa hees xasuus gaara igu leh 😥
@ahmedalielmi1457
@ahmedalielmi1457 3 ай бұрын
Heestan 2008 ila 2007 mid ila dhashay aya canjal ka dhagaysan jiray xasus walahi
@maryanabdi2673
@maryanabdi2673 4 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso muuse ismail qaliile kama daalo codkiisa
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Jacayl iyo si wanaagsan ayay u wada heesayaan,.
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 2 жыл бұрын
Great song Muuse Ismail Qalinle & Saado Ali Warsame
@ahmedzaki218
@ahmedzaki218 7 жыл бұрын
Waa labo qof aanan waligeey aanan hilmaameen muse ismaciilqalinle sado caliwarsame dad qiimo badan qalbigeyneey Ku qoranyihiin
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto
@waayelkaproduction
@waayelkaproduction Жыл бұрын
Anigo Afar jira ba igu horeysay hestan 2007 dii 💯hda oo an 20ka afka lasi galayana wn dhagysanaya
@osmanshekhaadbaadumahadsan5280
@osmanshekhaadbaadumahadsan5280 4 жыл бұрын
Muse iyo saada cali alaha unaxariisto
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Aamiin
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Wooow hees iga dheh erayadii allahaw naxariiste abwaan Xasan qawdhan Laxankii xudaydi codadkii allahaw naxariiste muuse ismaciil qalinle Iyo saado cali warsame Allahaw naxariisto dhamaantood
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 10 ай бұрын
Erayada iyo laxanka waa maxamed anyax kabanka waxa tumaya xasan greet
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Erayadiii Abwaan Xasan Qawdhan.Codkii muuse ismaciil qalinle iyo Saado cali warsame.
@saamiqayir0577
@saamiqayir0577 4 жыл бұрын
Alaa yaa raxma raaximiin iyaga iyo wixii maytiya
@malaagowmacalinxaaji2040
@malaagowmacalinxaaji2040 4 жыл бұрын
wall heestaan quraal isoogali saxb
@Daljir143
@Daljir143 2 жыл бұрын
2003dii baan maqli jiray anoo 7jir imikoo 30kii sii galayana halkaan ku arkay Illaahay ha uwada nxariisto.
@yassinawil5158
@yassinawil5158 4 жыл бұрын
Ex legend alle haydin naxaristo
@relexnatrual1783
@relexnatrual1783 3 жыл бұрын
Ilhahay ha u naxariisto labadan shaqsi ee somaliyeed janno fardowso allh ka waraabiyo eedo iyo adeer Xasuuus saado cali qalinle ma arkin balse maalinta la dilay #Saado cali Warsame waqti waa qiyaastii 10:30 bar ilaa 11:00 waxaan ka so baxay dalada seef meesha ay ku taal waxaan saas ii garab dhaafay gaariga ay saarneyd waxan la socoday bus ay saarnayee koox kubada cagta aan dalada horteeda ka so raacay luuq xooga ayay jaam ahaa ama cariir marka markii uu gaarigeedi noo jiro boqol dilaabo oo cariirgii ka baxay baa kuwo loo soo diray oo malaha markaan ehelo naarka ka mid ah ayaa xabad si arxan daran ula dhacay markaas waxey ka so baxaday hotel amaasodor aan ka fogeyn meeshaas kuwii dilay waxaa laga yabaa in ay hadeer qaar commentigaan aqrinaya insh allh dhiig somaliyeed kuuma harin fadlan is dil markaa commentga aqriso
@sakarie3554
@sakarie3554 2 жыл бұрын
Heestaan waxaan ku bartay Hawd reserve areas, anoo jooga. Heestan waxa aroos kasta ka qaadi jiray Abtigay Mahdi Muxummed Xasan-yare, goobtu waa Xarshin areas.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 10 ай бұрын
Kabanka waxa tumaya xasan greet Erayadi maxamed anyax
@nimcofarah6067
@nimcofarah6067 5 жыл бұрын
Heestan anoo aad uyar baa walalkay oo cajilad ka dhagaysanaya anoo la dhagaysanaya ayaa hoyaday maqashay way naga damisey mantaa iixigta wax qaada ma aqoon mhdsanid mudug boy ilahay hauraxmo labadoodaba
@mohamedabdiegal6861
@mohamedabdiegal6861 5 жыл бұрын
Akhiro wehel male
@abdulleabdullahi4506
@abdulleabdullahi4506 8 жыл бұрын
Great Muuse Ismaaciil Qalinle
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 Жыл бұрын
Waah Waah date: 20-12-2022 time: 1:24pm dacarta ayan iskaga faxayaaa
@alisaid2008
@alisaid2008 10 ай бұрын
Mirihii maxamed ayax laxankii x.gareyd cadka saado cali iyo qaliinle
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
beenta jooji. Xasan ayax miraha ma laha.
@anwarsadaad8915
@anwarsadaad8915 3 жыл бұрын
Allow idiin naxariiso Allahuma Aamiin Aamiin Waxay ahaayeen halyeeyadii fanka ee hoobalada #Waaberi Alle haw naxariisto dhamaantood
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Soo xidho cunaaabiga
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 5 жыл бұрын
Saado Ali old school mansha allah
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Soo xidho, Cunaabiga
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Hadal la,aaan ila heshiii.
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Hagar la,aaan ila heshii.
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Hadal la,aan ila heshiiii.
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 3 жыл бұрын
Dad aaan lahil mami karin wlh wa oaba fanan o qalbigeyga kuweyn rabi naxaristi hasiye waana jimce 1 jan 2021 Allow sandkan kisa kle khyr iyo barwaqo nagu gaarsi i.a
@kamaalbashiir1567
@kamaalbashiir1567 9 ай бұрын
26/12/2023 1:39 Habeenimo ❤😮
@maxamedaxmed2986
@maxamedaxmed2986 5 жыл бұрын
Heestan dhegeysigeeda kama daalo Anoo yar ban maqli jirey 2000 bay Ahayd waqtigii cajladaha Waxan dhegeysan jirey wllky iga weyn Wan so Ag fadhiisan jirey Maxa waqti laso maray waya waayo iyo xasuus
@nordinsaed8292
@nordinsaed8292 6 жыл бұрын
Walee waa erayo qiimoleh
@mahatbulebule6706
@mahatbulebule6706 6 жыл бұрын
20/1/2018 am still listening
@cfataaxxuseenxuseen-qr6fv
@cfataaxxuseenxuseen-qr6fv Ай бұрын
asma
@engtusaaye5843
@engtusaaye5843 4 жыл бұрын
28/6/2020 I listing this song
@shiilalle
@shiilalle 5 жыл бұрын
Xaadda ayaa ku istaagaysa markaad QALINLE maqasho. Cod libaaxle ALLOW IDIIN NAXARIISO adiga iyo SAADO iyo dhamaan muslimiinta
@Somaliboy24
@Somaliboy24 4 жыл бұрын
sxb wllh aniga kor baan kaala socday waxaad tahay nin cajiib ah ee sxb KZbin sameeyso nio meel an ka soo wada xariirnana iisheek
@Somaliboy24
@Somaliboy24 4 жыл бұрын
waan taageeraa qalline
@qadafinuur
@qadafinuur 2 жыл бұрын
Waxaan Ubahanay baydka Udambeeya Ee Qalinle oo qoraal ah Waxaa tahay hibaaqeey miyaa mise waxaa tahay hubsiimooy
@molidsanqadh2016
@molidsanqadh2016 2 жыл бұрын
waxaad tahay hubsiimoy waa beytka labaad waxaad hibaaqayna waa beytka sedexaad
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Dhulbahante haduuu iidoorku caayo. in uu Ciidagale cayayo ayay moodaan.. Yaab
@maryanabdi2673
@maryanabdi2673 4 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso muuse ismail qaliile kama daalo codkiisa
@waayelkaproduction
@waayelkaproduction Жыл бұрын
Anigo Afar jira ba igu horeysay hestan 2007 dii 💯hda oo an 20ka afka lasi galayana wn dhagysanaya
Liibaan Maleh Aduunoo
9:32
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 8 М.
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 125 МЛН
Afgrad
12:05
Release - Topic
Рет қаралды 1,5 М.
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 123 М.
Goormaynu Derisnaa || Muuse Ismaaciil Qalinle & Sahra A. Jaamac ||
10:40
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Saado Cali Warsame 🔥Iyo Heesta "NAFYAHAY"
9:18
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 349 М.
Beerkaad Liga Taalaa
10:35
Release - Topic
Рет қаралды 2,8 М.
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН