FANAANADII & HEESTII SANADKII 1989kii & CODKII AUN SAADO CALI WARSAME LIVE XAFLADII SANADGUURADA/89

  Рет қаралды 700,268

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

5 жыл бұрын

FANAANADII & HEESTII SANADKII 1989kii iyo Codkii AUN SAADO CALI WARSAME LIVE XAFALDII SANAD GUURADII 1988/1989 KII MAGAALADA MUQDISHO IYO TVGII QARANKA WAXAA BARNAAMIJKAN DAADIHINAAYA AUN WARIYE AXMED XASSAN CAWKE
HEESTAN ERAYADEEDA WAXAA SAMEEYEY ISLA FANAANADA
AUN SAADO CALI WARSAME
LAXANKA HEESTA WAXAA SAMEEYEY
FANAAN CABDI BAADIL IBRAAHIM
MUUSIGA WAXAA TUMAAYA HOBOLADII WAABERI
DAAWASHO WANAAGSAN

Пікірлер: 495
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 Жыл бұрын
ALLAHA unaxariisto cawke IYO saado dhamaan intii dhimatayna ALLAHA uwada naxariisto
@alisulub3124
@alisulub3124 2 жыл бұрын
Eedo saado cali warsame alle ha kuu naxaristo amiin♥️♥️♥️
@abdirahmanyare3408
@abdirahmanyare3408 11 ай бұрын
Waqti waa lasoo maray midkaa iyo mid ka fiican allaha inoo dhaliyo si dag dag ah aamiin
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u wada naxariisto Axmed Xasan Cowke,iyo Sado cali warsame
@maxamedcalixasan9233
@maxamedcalixasan9233 2 жыл бұрын
Gacan ka xaq daran ayaa dishay zada Ali warsame alla ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin aamiin janatul fardowsa aMiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaaa rabi aamiin yaa qafuru raxiim.aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Aloow aamiin aamin aamiin aamin aamiin yaa rabi
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 4 жыл бұрын
cawke cumar dhuule iyo saado cali iyo dhamaan intii dhimatay Allaha u naxariisto 🤲🤲😪😪😪
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab @Aadane Cabdi
@nimcoali4487
@nimcoali4487 2 жыл бұрын
Cawke ilahay ha u naxaristo iyo dhaamaan inti Muslimiinta ah bA😭😭😭😭😭😭aaaamiin aamiin yaa rabi 😢
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 10 ай бұрын
Saado maa u duceysid iyadana. Eebboow u raxmo Saado Cali Warsame.
@shamsodaahir8098
@shamsodaahir8098 Ай бұрын
Aamiin
@Bede-kf1dv
@Bede-kf1dv Ай бұрын
​@@waryaawariiri1812Aa
@Maxamedosman-fs8pt
@Maxamedosman-fs8pt Ай бұрын
Safoo​@@waryaawariiri1812
@mubarikosman1807
@mubarikosman1807 3 жыл бұрын
Ale ha unaxristo eedo saado cali warsame 🤲🤲🤲😭❤😭😭🤲
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Ana marka somalia sida u faxaysay Ee caalamka u haysatay ayaan dhashay 15/7/1989. I am proud to be somalien from Djibouti ban iniga so salamaya somaliyeey
@shiipiskadheh8773
@shiipiskadheh8773 Жыл бұрын
Warya isku malin iyo isku tarikh ayan wada dhalaney
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 Жыл бұрын
@@shiipiskadheh8773 Wan ku salamaya matan kaygi 🤜🤛🤝🙏🤙
@TWITTER-md4kx
@TWITTER-md4kx Жыл бұрын
Video download only
@TWITTER-md4kx
@TWITTER-md4kx Жыл бұрын
🎀
@sharmarkeibrahim2822
@sharmarkeibrahim2822 Жыл бұрын
anigana waxan dhashay 1989 madina 2/07/1989
@manasharif8471
@manasharif8471 5 жыл бұрын
Allaahayow unaxariiso Axmad Cali Cawke real Somali . I remember His word ( Afkii an ku amaane Madaxweenihii Somali Siyad Bare Kumacayaayo. ) Allaah Akbar. Saado Cali Allaah ha unaxariisto, aamin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@caafimaadcabdiawxirsiducaa4138
@caafimaadcabdiawxirsiducaa4138 5 жыл бұрын
A days we remember when Somalia was a great country when the singer of somalia wad the best we cry a lot for her she lost her life in somalia may allah rebuild our country we need peace and stability we need a mercy from allah to make our home land a place were it was be for thanks who share this vedio with us may allah give her the best life and but her in the gardens of heaven thank you we love you
@manasharif8471
@manasharif8471 5 жыл бұрын
@@caafimaadcabdiawxirsiducaa4138 Amiin wallal Manshaa'Allaah ,all you said are true.
@user-mn5jd6ni6x
@user-mn5jd6ni6x 10 ай бұрын
Allah subxaana watacalaa ha u naxariisto jaaale Maxamed Siyaad Barre iyo shantii golaha sare ee kacaanka iyo cawke iyo saadaba aamiin. Waan xasuustaa meel walba oo magaalada xamar waxaa ka bixi jirey heestaa waxaan jirey 14 sano,aniguna waan jeclaa hesstan
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 4 жыл бұрын
Walaahi somalia wakhti fcn way soo martay anaguna waxanu ku soo beeganay wakhti somali macaankii ka dhamaaday oo la isnacay. Ilaahow ubadkayaga an dhali doono ku beeg somali oo walaalo ah oo isjecel.aamiin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 6 ай бұрын
Aad ugu faraxsanahay inaa waqtigaas barbaarnimadeyda ku soo qaato. Waxaa jiray 11 markuu qaraxii u horeeye Xamar ka qarxaaye bishii 12naad ee sanadkii 1990.
@fadumoali7402
@fadumoali7402 5 жыл бұрын
Cawke iyo intiin muslim ah ee dhimatay Allah Ha u naxariisto😢☹️ amiin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Fadumo Ali amiiiiiiin 🇸🇴💕🌹❤️🍀💗💯🌱
@t6f
@t6f 5 жыл бұрын
Amiin
@balqiisaguuleyd8252
@balqiisaguuleyd8252 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@khaalidindho7929
@khaalidindho7929 5 жыл бұрын
Aamin dhaman allaha u naxariisto
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 5 жыл бұрын
Allaha ha u naxariisto Ahmed xasan cawke and saado cali warsame ebe janata fardowsa haka warabiyo inshallah
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
aamiin aamiin ya rab
@abdillahhassanherssi1544
@abdillahhassanherssi1544 5 жыл бұрын
amiin amiin amiin yarabi
@ismailikamil4981
@ismailikamil4981 4 жыл бұрын
aamiin
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 жыл бұрын
Aamiin ya rabi
@muqtaarmuhudiin7493
@muqtaarmuhudiin7493 2 жыл бұрын
ilaahey how naxariisto saado cali runtii waan u riyaaqay hadalkeera marki la weydiiyay marki la dhahay maxaad fileysay jawaabta ey bixisay waxey dhahday waan filaaye ina aan noqon doono fanaanada sanadka hadii ey dhici weysana qof wllkey ah baa noqon lahaa cajiib bal waa kaase fanaaninta hada jirto ha isku quurto iney wax wadaagaan dad waa dadkii hore wuxuu rabo ha sameeye🥰🥰🥰💞
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 5 жыл бұрын
Dadkani dhamaan waa mayti ilaahay qabriga haw waasiciyo inshallaah
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamin ya rab
@jerrypenn481
@jerrypenn481 4 жыл бұрын
Amiin
@hindaabdulleabdulle8202
@hindaabdulleabdulle8202 Жыл бұрын
Aamiin
@munasudi3392
@munasudi3392 12 күн бұрын
Waa sanadkii nolol qurxoon ugu dabeysay
@Abdijama8809
@Abdijama8809 25 күн бұрын
Alle ha u wada naxariisto Cawke iyo Saado shaqsiyaad Qaaliya
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 24 күн бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@abdiwelibashiir7610
@abdiwelibashiir7610 4 жыл бұрын
Alloow kuu naxariiso Boqorad qaali ah oo wakhtigeeda fanka soomaaliyeed ku matashay haddaan heli lahaa Saado oo kale sanadkaan waxaan u hayaa heeso jaadad kala duwan oo wada qiima badan
@munasudi3392
@munasudi3392 12 күн бұрын
Aradaii school bartaha waan idi salaamay
@yiriisow
@yiriisow 2 жыл бұрын
Murtidii, tayadii iyo milgihii waa tageen. Soomaaliya magac uun ayaa u nool maanta. Maxaa qof qaaliya naga tagey. Allow u naxariiso dhamaantood. A time never comes back.
@sakariyesaed7183
@sakariyesaed7183 4 жыл бұрын
Daawadayaal saaxiibayaal. Waa maalin Jimce 10kii maalmood ee ilaahay ugu jeclaa sanadka iila duceyaa weriyaheenii qaaliga ahaa alle ha unaxariisto "Cawke"!
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Alla waa geesigii soomaaliyeed allaha unaxariisto walee waan kuu xiisney aragaaga iyo codkaagii qurxoonaa janada usareysa allaha ku geeyo 🇸🇴💕🌹❤️🍀🌱💗💯
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@qumano2836
@qumano2836 4 жыл бұрын
AAmiin AAmiin AAmiin
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 жыл бұрын
Aamiin ya rabi
@cabdirisaaqbeerato9055
@cabdirisaaqbeerato9055 2 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto xasan cali diiriye henry cawke iyo saado cali warsame iyo intii dhimatayba
@reeqacarab
@reeqacarab 5 жыл бұрын
Illahay ha y naxariiisto dhamaantiid sadex geeri oo xanuun badan oo aan dareemay Saado, Cawke, iyo Hodan Naalaye waa geeriyihii iigu xanuunka badnaa illahay ha u wada naxariiisto
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab. Illaahey ha u wada naxariisto dhamaantoodba & intii dhimateyba
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 жыл бұрын
Aamiin ya rabi
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 3 жыл бұрын
Iyo cumar dhuule Boo ahaa wiilkii sanadkaa intaba ilaahay ha unaxariisto kulugoodba waxay ahaywrn wada Somaliland may ahayn somalia
@maxamed7258
@maxamed7258 2 жыл бұрын
@@nasyadeuanyeong8707 heestee ayu ku galay hadii aad taqaano fadlan.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 26 күн бұрын
Aun legend cowke iyo sado cali jano alaha geyo amiin
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Faraatiyada iyo jijimaha Ay xidhneed wagaas galada Hadeey Noo xayeeysiiyaan 😢😢😢
@fihiimaqurux1439
@fihiimaqurux1439 Жыл бұрын
😭😭
@abdidahiradandirie17
@abdidahiradandirie17 Жыл бұрын
Barisamaafkii iyo hotel Indian ocean, allow kuu naxariiso,janatul firdowsal aclaa allaha kuugu bishaareeyo.dhamaan inti dhimatayna allaha u wada naxariisto,inta noolna barakooba idamka alle.
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff 3 жыл бұрын
Allaha u naxaristo cowke iyo sado labo wadani ah bay ahayn iyo muslimki dhintay oo dhan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 Ай бұрын
Allah ha kuu naxariisto cawke soomaalidii aad ogayd dhimmatay walaw aad adba ogayd
@7TH-JUNE
@7TH-JUNE Жыл бұрын
Nabada fiicanaa, Burburkana foolxumaa, Kala go'ana ducfi badanaa. Waa xiligii aan aduunka katirsanaan jirnay. Oo yaa kataliyay in quruxdaan labaabi'yo. Maxaa ka aqli xun kan kataliyay dhibka Soomaali oo dhan soo gaaray.
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
😥😥 2021 ay malmo ka dhiman Ilahow uwada Unaxariiso dhamantood 🤲🤲
@HassanMohamed-cx7ho
@HassanMohamed-cx7ho Ай бұрын
Saado allaaha unaxariisto
@mahamudfarahali2280
@mahamudfarahali2280 2 жыл бұрын
Yaa joogay HABEENKAA Xamar ama toos udaawanaayey 01/01/1990 habeenkii happe new year kii anigu si llvie ah Ayaan udaawanayey sanadkii dawlad soomaaliyed udanbaysay ayey ahayd bilowgii 1990 giiba waxaa ku xigtay LANGURUSER GADO SOOBARI GALAY GUUXIISA MOOD MOOD GOB INAAD KU TAHAY GEESKA AFRICO
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 5 жыл бұрын
Erayada iyada aya iska leh laxankana cabdi baadil allaha ha uwada naxariisto saado cali cowke iyo xasan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@caamirzhood9038
@caamirzhood9038 4 жыл бұрын
tse1.mm.bing.net/th?id=OGC.f758794f2974381eb819a04586b98b41&pid=Api&rurl=https%3a%2f%2fmedia.giphy.com%2fmedia%2fLG19NUZ40F3eo%2fgiphy.gif&e...... =hV7Z5psD3%2fdMvKwe1JBRfg😢
@caamirzhood9038
@caamirzhood9038 4 жыл бұрын
B
@qadanissa9840
@qadanissa9840 Ай бұрын
Hhhhhhhh ​@@SOMALIMUSICCULTURE
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 5 жыл бұрын
Ilaaahow idiin naxariiisto Wariyihiii Qaranka Mr Cowke Xidigtii Qaranka Mss Saado Ali Janada ku kulma. ⭐⭐⭐⭐
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@akhilowle1
@akhilowle1 26 күн бұрын
AUN Ahmed Hassan Coke legend that was time 🎉🎉🎉
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 26 күн бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab
@lulmohamed9551
@lulmohamed9551 2 жыл бұрын
Barisamaadki soomalia qaran jiro Eheeyd Dadkuna isjeclaa Saada cali Allah ha unaxariisto aamiin aamiin Saado cali Waxa dilay xasan shiikh
@muxiyoshorts
@muxiyoshorts 5 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto axmed nuur iyo saado runtii waa xiligii dagaalda sokeeye madaxa lala sii galayay
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@mosesdirik7172
@mosesdirik7172 2 жыл бұрын
Ilahayoow unaxariiso sado cali warsame, amiin yaa Allah amiin ayaa alaah amiin yaa alaah
@ahmednaleye4285
@ahmednaleye4285 4 жыл бұрын
Rabi naxaristi jano haka warabiyo cawke iyo sado Cali warsame ba
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@axmednuur574
@axmednuur574 4 жыл бұрын
Wariye Cowke allaha Unaxariisto waxa Uu ahaa Wariye ku dayasha mudan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@hamzmo774
@hamzmo774 Жыл бұрын
Gulesta somalia 🇸🇴 ♥
@hawdal5683
@hawdal5683 4 жыл бұрын
Waa Aduunyo Wallee Inaan lagu waarayn Alle Ha unaxariisto Saado Iyo Cawke Aakhiraan La dhimanayn!
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@abdiqadirmohamed4172
@abdiqadirmohamed4172 7 ай бұрын
Dunidan lagu qaari maayo 😢
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Allaha u naxariisto labadoodaba maanta wey inaga Hooseeyaan, Fanaanad qaran saado Ali Warsame iyo wariyihii ugu wanaagsanaa ee soomara Gayigeena Cawke.. Labadaba waxa ibartay oo aad u Taageri jirtay Hoyadey mcn❤ 13 sano Kahor✍
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Ай бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@dhool9781
@dhool9781 2 жыл бұрын
Saado allah'a u naxaristo heesta Somalia dhan bey. Qqabsatey sado 1990 iyadda qaadey heeskan sanadkan hotel Juba lagu qabtey xariiriye wa a ka ha cawke alya raxma labadeba
@hawaadan8106
@hawaadan8106 Жыл бұрын
Illahayow kunaxariso kunadambi daaf
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 27 күн бұрын
Allah idin naxariisto cawke iyo sado ali
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 27 күн бұрын
Aamiin Amiin yaa rab
@zalmazweet2509
@zalmazweet2509 9 ай бұрын
2023 ayaan dib u milicsaday Alle haydin naxariiso😢
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Ай бұрын
AUN werihii qiimaha badnaa wadaniga Shanta ahaa
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 Ай бұрын
Labadii ugu fiicanaa sacadmuuse alla how naxariisto
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Ай бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab
@lulymusse8977
@lulymusse8977 11 ай бұрын
Allow u naxariiso cowke
@frankabdurahman1029
@frankabdurahman1029 5 жыл бұрын
Allaha ha idiin Naxariiisto Labaduba waaa Haldoorkiii Somaliyeeed
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 Жыл бұрын
Sida. Lo bashali jiray raaxo water fountain chilling lissing to sado cali boqorada Somali hees Somali madegeesto Europe ku koray lakiin sado cali waan degesanayaan malin walba
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
Allah ba qadaray inaan waqtigan 89 Nooleyn O aan kuso beegmo 1999 ila iyo Hada 2022 U Dilka iyo Dhibaatada iyo Naxariis Darada ay Noqotay Wax iska Caadi wlhi QalbigaN ka Hadlaya Allow somali inaad ka Dhigdid Nabad iyo sidii hore si kasi Sareysa Xagaaga waxba kama ahan wlhi mgcagaaga ku dhaarte aamiin
@disisfunny88
@disisfunny88 2 жыл бұрын
It is like an OSCAR nomination 😂😂😂
@hodhanqali2574
@hodhanqali2574 3 жыл бұрын
Allow uwada naxriiso dhamaan tood yaa Allah
@yiriisow
@yiriisow 3 жыл бұрын
Ax Soomaaliya waa socotay. Waxay soo martay beri samaad lkn wakhti xun ayaan ku soo beeganay.
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Habeenka aniga oo 21 jir ah ayaa tvga Qaranka ka daawanayay.
@naajali5174
@naajali5174 5 жыл бұрын
Ilahaow idiin naxariiso 😭😭😭😭 bal eeg dadkeygu siduu aha oo uu u quruxbadanaa. Ilahow nabadi noso celi iyaganah u naxriiso amiiin yarabi
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
AJUN Axmad xasan cawke wayihii caanka ahaa
@ahmedkhalif3803
@ahmedkhalif3803 3 жыл бұрын
When ever in Kenya everyone was listening this song especially on wedding occasion most favourite songs
@aliabdi6008
@aliabdi6008 3 жыл бұрын
Today
@abdisaxardiid
@abdisaxardiid 11 ай бұрын
​ķ
@qaraamisongs4114
@qaraamisongs4114 5 жыл бұрын
Saado Cali warsame iyo cawke Allah hadii naxariistoh iyoh walipah hodan nalaayeh
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 10 ай бұрын
Berigaa sanadkaa dagaaladii waqooyi ayaaba socday sanad kheyr qababa muu ahayne balaayaaba socotay
@ifka2877
@ifka2877 13 күн бұрын
Haa wata saado leh allow hertidiisa noo saqir dhibka jireey ogeed
@mohamedismailmohamed71
@mohamedismailmohamed71 15 күн бұрын
Maalintaas illa maanta Awood baan jirinoo afkiibaa juuqda gabay weli SOMALIYA
@engrjama6371
@engrjama6371 4 жыл бұрын
Ilaahay hawnaxriisto Ahmed xasan cawke iyo saado Ali warsame labadab alle hawnaxriisto
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Xasan Cali Diiriye Henri.
@samdaani
@samdaani 5 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso weriye cawke wiil yar buu ahaa, isaga iyo halgamaa saado Ali alaha u naxariisto labadoodaba
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab illaahow u naxariiso
@edbankhalif587
@edbankhalif587 Ай бұрын
Allaha ha idiin naxariisto
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Ай бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@user-xj3qb1mk1m
@user-xj3qb1mk1m 5 жыл бұрын
ilahow unaxariso sado iyo cowke janadi fardowsa alha kawarabiyo 😭😭😭😭
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 жыл бұрын
Aamiin ya rabi
@abdullahioaweys40
@abdullahioaweys40 2 жыл бұрын
Ilaahow labadoodaba naxariistaada waasaca ah awgeed jannatul fardowsa ku casuum Maama Saado iyo Aabe Ahmed Cawke
@safiyohadad79
@safiyohadad79 Ай бұрын
Alaha na cafiyo ayagana alaha unaxaristo oo ilahey ha nawada cafiyo yaa rabi sheydaan sas uu nooga rayey alow nacafi
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 5 жыл бұрын
Illaahay ha idiin naxariisto ahmed hassan cawke iyo saado cali
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@cabdirasaqosman8463
@cabdirasaqosman8463 4 жыл бұрын
Ilahaay naxariistii jano hasiiyo amiin amiin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@hibaaqali2679
@hibaaqali2679 5 жыл бұрын
Soomali hormood koodu waagaas iyo imikaba waa reer waqooyi ilaahay nabada taam ha ka yeelo jiilalkan bilaa amalka noqdayna ilàhy kuwa ka danbeeya ha ka badbaadiyo dariqii ay waalidintoodu mareen
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 5 жыл бұрын
Somaliy waxaa horumar ku garesa marka ay sku kalsonato oo ay wad jirto wagihore waxay ahayeen Somali mida mantran waxay ku daren Calnkii dhiga ku datay in la mid dhigo calimo tiro badan oo Somali lawada yahay lakin gobolkoda hesato calamo marka somalidii hore oo halka calan oo saxad leheed sidas ban magac ku laheen ee Somali Allha soo hadeyo Somali calmadan xadaka kabaxay aa dhibkan kenay ee see loga baxaa dhibkan?
@Wonderer224
@Wonderer224 5 жыл бұрын
Soomaali waxay muuqaal wanaagsan, magac iyo xoog leedahay markay wada jiraan oo ay hal qaran yihiin. Wuqooyi, koonfur, bari iyo galbeed midna keligood wax noqon maayaan. Wadajirkeena ayaa wanaageenu ku jiraa.
@hibaaqali2679
@hibaaqali2679 5 жыл бұрын
Dhibka kuwii avuuray ayaa sun inoo assay inoo duceeya dhalinyarada maanta inagu mustaqbal weynaye in aan awlaadeenu inala mid noqon oo wanaageenii allah sahlo inay soo noqoto
@fowsiamuhammad6784
@fowsiamuhammad6784 Жыл бұрын
I remembered that time . I was in Mogadishu after one months I came in manchester it was long remember
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Жыл бұрын
❤allow❤ku❤nxriso❤yrbbii❤aamiin😢
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 11 ай бұрын
Waxan Dhashay oct. 1988. Heestaan waxan maqli jiray iyadoo biibitooyinka aad looga shido 1990-yadii. Gaar ahaan xiligii UNISOM. Waxaan degenaan jirnay agagaarka Dabaqa Nuur Shareeco ee Warshadda Caanaha.
@samiology7207
@samiology7207 5 жыл бұрын
Ax ax😭😭😭😭 cawke iyo Saado 😭😭😭😭😭😭
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Illaahey ha naxariisto dhamaantood intii dhimateyba
@user-zp8vl9zp5h
@user-zp8vl9zp5h Жыл бұрын
Yaa alllah cawke io saado cali unaxariiso😊
@zakibuuhoodle2783
@zakibuuhoodle2783 4 жыл бұрын
Ale haunaxaristo 2 doodsba
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
zaki Ahmed Aamiin aamiin ya rab
@footballnewsthanks5846
@footballnewsthanks5846 2 жыл бұрын
2022 inta dawatay like Saar🤩
@maxamuudcawil3422
@maxamuudcawil3422 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Axmed xasan awke and saaado Cali warsame
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@mahuraanmurugo8906
@mahuraanmurugo8906 5 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto cawke iyo saado
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@maxamed7258
@maxamed7258 2 жыл бұрын
Waa waqtigay somali ugu xumayd.. oo dhinackasta jamhad ka jirtay muqdisho magalloyin dhulka lala simay. Baqolalkun dhinteen badhna qaxooti noqdeen.. waana la ogaa in ay qarxayso xiligan.
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 Ай бұрын
ALLAHA HAW UWADA NAXARIISTO
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Ай бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@naturallandscape757
@naturallandscape757 Жыл бұрын
Dad beey ahaayeen dugaagna waa maanta dal.jacel
@armedmaxamedsaalax4587
@armedmaxamedsaalax4587 Жыл бұрын
Ilaahay naxariistii janno ha siiyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@daahircalimaxamed1043
@daahircalimaxamed1043 11 ай бұрын
Naxariistii jno allaha siiyo dhamaadood
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 11 ай бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab
@hasanjamac5017
@hasanjamac5017 5 жыл бұрын
Cawke iyo intii musliminaba Allah ha unaxaristo amin ya rabi
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@SamiiraSaleban-fd7hi
@SamiiraSaleban-fd7hi 12 күн бұрын
Labduba wey dhinteen Ale hu naxriixto
@hanaharyen9522
@hanaharyen9522 2 жыл бұрын
Ebe haunaxarisro Diamante wawda matad Dallas manata
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@zakariamaftux278
@zakariamaftux278 10 ай бұрын
Ilashayow u naxarioso cawke
@xiinfiniin5271
@xiinfiniin5271 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto eedaday saado cali warsame
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@abdullahiabdiguutaale9466
@abdullahiabdiguutaale9466 10 ай бұрын
Very good
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Habeenkaa waa joogay aduunyo xasuus thnx sxb
@xiinfiniin5271
@xiinfiniin5271 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto eedo saado cali
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@thephenomenon6258
@thephenomenon6258 5 жыл бұрын
Allaha idiin naxariisto adiga iyo saada cali warsame iyo axmed xasan cowke
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@abdirizakzaacid3311
@abdirizakzaacid3311 5 жыл бұрын
Dadbaa soo qorayya 1989kii barisamaad bayy ahayd miyaanay ogayn inn xilligaas uu ahaa xilligii ugu xumaa ee somali soo mara dalkana qayb kamid ahi ayy gubanaysay
@luulismaiil1801
@luulismaiil1801 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto dhamaanteedba
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 16 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 7 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,6 МЛН
SAADO CALI WARSAME HEESTII DHAMAAN REER WAQOOYI AAWEY
12:13
COOFLE NEWS
Рет қаралды 28 М.
Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 17aad
5:24
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 1,1 МЛН
Riwaayadii "GUUR IYO QABAN QAABO" 🔥Majaajilo iyo heesahedii Dhamaystiran
2:52:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 145 М.
Ruwaayadii Habloow Hadmaad Guursandoontaan
24:26
Gurmad Tv
Рет қаралды 862 М.
Достали существо из под земли
0:29
RICARDO
Рет қаралды 2,1 МЛН
37.First Day as a Zombie💀
0:32
Limekey0
Рет қаралды 40 МЛН
Ещё один способ не забеременеть
0:16
Pavlov_family_
Рет қаралды 11 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
0:25
Watch Me
Рет қаралды 38 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
0:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 12 МЛН