MUXAADARO CUSUB 2018 | Al-istiqaama (Toosnida) - الإستقامة ~ Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

  Рет қаралды 55,778

Sheekh Mustafe Official Channel

Sheekh Mustafe Official Channel

6 жыл бұрын

SUBSCRIBE CHANNELKA :: KALANA SOCO MUXAADRAADKII UGU DANBEEYEY EE SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
kzbin.info...

Пікірлер: 115
@maxamedbarre450
@maxamedbarre450 5 жыл бұрын
sheikh mustafe haji ismacil allow xafid amiin yaa rabi
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
ilaaahaw xaqa hanaga weecin adaa maaamulku gacantaaada kujiraaaye alxamdulilaah subxanalah allahu akbar laaa ilaaaaha ilaaa qayruka yaaa qawiyu yaaa raxmaaanu yaaa raxiimu
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
ilaaahaw qalbiyadayada haweecin ilaaahow samirka noo xooji yaaa muqalibu quluub musabit quluubanaaa calaaa diinik qul acuudu birabil falaq min shari maaa khalaq subxanalah alxamdulilaah allahu akbar
@suhaybhashim9599
@suhaybhashim9599 6 жыл бұрын
Jasa'akalahu khyr sheikh mustafa haji smacil
@rajababdullhiadam1045
@rajababdullhiadam1045 6 жыл бұрын
Suaashana ha laiga gaarsiyo shiiq weyn ee sh.mustafe goorma xalaaqad inogu qabani muqdisho ... Alle dartiisa ku jeclahay cilmina waa kaa dhefay alle haku xafido
@deeqozonamaxmd3744
@deeqozonamaxmd3744 6 жыл бұрын
Allow noo xifdi sheikha mustafa xaaji ismaaciiil
@dumarkuwaaxijaabka1231
@dumarkuwaaxijaabka1231 6 жыл бұрын
mashallha sheekh mustafe allha kuu xafido adiga iyo culumada 💘🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋
@firdausmohamed1306
@firdausmohamed1306 6 жыл бұрын
Manshalaah alaha kuxafido Shiikh mustafa adiyo culumafa kale oyo ehelkaga
@leilamuhammad1558
@leilamuhammad1558 6 жыл бұрын
dumarku waa xijaabka Ameeen Ameeen Ameeen
@dahirabdi2216
@dahirabdi2216 6 жыл бұрын
Dumas kuthe waa xijaabka
@hindamohamef4936
@hindamohamef4936 3 жыл бұрын
Mashallha sh mustafa allow cilmi u ducee🤲🏻
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
ilaaaahaw kuwaaan murugoon ee aaan niyad jabin naga yeeeel yaaa raxmaaanu ilaaahaw kuwaaad tidhi wa antum aclawn naga yeel
@Sadam_0
@Sadam_0 6 жыл бұрын
Jazakallahu khayr Sh.mustafe xaaji ismacil Alle haku xafido sheikh Dar illahay baan kuu jecelahay
@mymesqad9819
@mymesqad9819 6 жыл бұрын
Jazakallah kheyr Sheekh Sharaf badanow Shar Jinni iyo Shar Insiba Allah kaa Ilaaliyo
@mohmudhusseinalijama1681
@mohmudhusseinalijama1681 6 жыл бұрын
Sheekh Mustafa Alle haku Xafido
@inamohamoutmo9189
@inamohamoutmo9189 6 жыл бұрын
Jazakaallaaah shiikh allaah haku barakeeeyoh anagana hanagu anfaco wacdigaa diiniga ah Alllaaaaah haku siyaadiyoh cilmiga iyo diintaaah
@suumayamaxamed5847
@suumayamaxamed5847 6 жыл бұрын
rabi haku xafido shiikh mustafa
@dumarkuwaaxijaabka1231
@dumarkuwaaxijaabka1231 6 жыл бұрын
لااله الا الله محمد رسول الله اللهم صل🌷⚘ وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه🕋 وسلم تسليما كثيرا اللهم آمين يارب العالمين😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@salehmohamed9253
@salehmohamed9253 6 жыл бұрын
dumarku waa xijaabka jjfsammbvxz
@katunmohmed2527
@katunmohmed2527 6 жыл бұрын
Sheekh. Mustafe. Ilaahay. Naar. Hakaa. Ilaaliyo. Aad. Baan. Kuujeclahay. Ilaahay. Haku. Jec. Laadee
@roobowadan9205
@roobowadan9205 6 жыл бұрын
Ilaahey ajar ha kaa siiyo kuwii ku dhaqma anagana ilaahey hanaga dhigo amiin
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 6 жыл бұрын
mansha Allah tabarakallaah jassakallaah khayr sheikh qaaliya ilaahay cimriga iyo cibaadadaba ha Ku barakeeyo inshallah Aamin aaamiin
@updyzalanofficial3001
@updyzalanofficial3001 6 жыл бұрын
Masha allha sh.mustafa allha cimrigaga ku dhereyo muxadarada waxbadan ayan kafa iday jazakallallha qer
@abuhurayra8309
@abuhurayra8309 6 жыл бұрын
Dadka sheekha dislike saarya mxay yihiin wan fahmi waayay siyaasd miyaa alle hku barkeeyo sh.mustafe 💪💪
@muhammedomar7268
@muhammedomar7268 6 жыл бұрын
Abu Hurayra.. Way ku khaldamaan bro Oo Like ayay modayan☺️... Jazzakalahu kheir sheekhayaga mustafe x ismacil
@aminasheik6246
@aminasheik6246 6 жыл бұрын
Mashaa alaah
@aminasheik6246
@aminasheik6246 6 жыл бұрын
Alehaigadhigo sheekh mudhafeookale asagana alehabarakeeyo
@zxsdwe170
@zxsdwe170 6 жыл бұрын
Abu Hurayra waa shaydaanka uun dhaha nacalatu AllH Cala shaydaan
@yusufmuawiye5213
@yusufmuawiye5213 6 жыл бұрын
ilaaaahow janadii ku geeee shikh jazaka alllah
@munajama4705
@munajama4705 6 жыл бұрын
Mashaa allah Alle haa ku barakeyo Sheikh Mustafe❤️❤️
@hoodaaadan9753
@hoodaaadan9753 6 жыл бұрын
Masha alaah shiikh jisaka laahu wakhayr
@ubahabdi8070
@ubahabdi8070 4 жыл бұрын
🙏❤️👍🏽Mashaa allah tabaarakalah sheikh mustafe Ilahow kaa ajarsii adun iyo aaqiro Amiiin yaarabi Ilahow culimada somaliyed cimriga u dheere caafimadka Nolosha iyo geerida bay waano iyo qayre noga xadiisan Ilahow xaqa nagu dil mustaqiinka nagu toosi kuli Muslim Amin yaarabi janada nagu Kulmiye amin yaarabi raxman raxiin amiin☝️🤲🤲 nabada no xafid 🤲🤲
@ubahabdi8725
@ubahabdi8725 6 жыл бұрын
Shekh mustafe xaaji jzsalakaahu khayran ilaahay waxaan kaga baryayaah in ujanatul firdowsa aclaah alaah kugu bishaareyo adiga iyo umada muslimiinta oo dhan
@rajababdullhiadam1045
@rajababdullhiadam1045 6 жыл бұрын
Alle haino daayo shiiqena weyn iyo inta ka shaqeyso inta ino so bandhigto maxaadiradisa
@aadandayowabdi726
@aadandayowabdi726 6 жыл бұрын
Jazaka'allahu kheyr aduun iyo Aqiroba inshallah sheikheyni mustafe
@khadrahashi5516
@khadrahashi5516 6 жыл бұрын
Maashallah shiikh mustafe Allah ha ku barkeeyo aduun iyo aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@goradsiyad1414
@goradsiyad1414 6 жыл бұрын
Mansha allah ilaahayow inoo daa sheekheena qaliga ah cimri dheer oooo barakaysan sii aamiiin dheh pls
@asmayou8200
@asmayou8200 6 жыл бұрын
mashallah sheikh aad ayaan kuu salamayaa Allah haku dhawro meelkasto aad kusugantahay
@jeddiimnor3687
@jeddiimnor3687 5 жыл бұрын
Mnsha allah shiikh mustafe
@filsanmoge6684
@filsanmoge6684 6 жыл бұрын
Masha'Allah Allah ha Ku barakeeyo sheikh mustafa
@raxmoahmedsheikh7793
@raxmoahmedsheikh7793 6 жыл бұрын
Jazakallaahu kheyr sheikh mustafe xaaji ismaciil Haruun
@maxamedcabdillahiumar2658
@maxamedcabdillahiumar2658 6 жыл бұрын
jazaakalaah sheikh Mustafa alle haku barakeeyo
@sacdiyasiman2446
@sacdiyasiman2446 6 жыл бұрын
Masha alah tabaarakaraxmaan ilaahownagu sug diinta jannahna nagali aamiin
@umasheikh2459
@umasheikh2459 6 жыл бұрын
Sacdiya Sima n 55
@m.digaale4190
@m.digaale4190 6 жыл бұрын
Mansha.Allah Shiekh Mustafe Jazakallahu Khyral Jaza.
@kinmohamed5710
@kinmohamed5710 6 жыл бұрын
sheikh mustafa Allah SW janada hakugeeyo tan ugusaraysa Insha Allah
@CCMC17
@CCMC17 2 жыл бұрын
Mashallah barakallah
@hamdiali1493
@hamdiali1493 6 жыл бұрын
Jzk Allah sheekh mustafe illehey haka ajar siiyo
@hodanabdullahi6750
@hodanabdullahi6750 6 жыл бұрын
Masha Allah Allah haa kuxifdiyo shiakh Mustafa
@malyunahmedaraye412
@malyunahmedaraye412 6 жыл бұрын
Masha allaah sheekh mustfa xaaji ismail jazaaka allaah
@mohamedabdi9926
@mohamedabdi9926 6 жыл бұрын
Jazaakallahu kheyran Sheikh mustafa
@aishahassan6859
@aishahassan6859 6 жыл бұрын
يا رب احفظك ويجزيك الله خير
@mohakulane3735
@mohakulane3735 5 жыл бұрын
Dadka dislike saarayo muqaalkaan, wxaa umaleynaa inee yihiin labo qolo, ama kuwo gaalo ah ama waa kuwo aan diinta sifiican u aqoonin.. Hdalka Allah iyo Hadalka Rasuulkeena SCW qofkii weyneen waayo Allah aya ayaa duleeyo, dulinimo xun
@abdirizakosman5162
@abdirizakosman5162 6 жыл бұрын
MashaAllah. Shiikh Alle ha noo kadayo. Waa maxadiro qiimo badan. Alle hanagu canfaco.
@haniabuukar8360
@haniabuukar8360 6 жыл бұрын
Masha Allah shiiq Mustafa jisakal qeer
@hodanhassan6038
@hodanhassan6038 6 жыл бұрын
allow kugu naxariiso sidaa kitaabka alle u cizeeyse una faafinaysi anagana kwii ku waana qaata kuna camal fala allaha inaga dhigo
@ayanbarre377
@ayanbarre377 6 жыл бұрын
Mnshallah sh.mustafe jazakallah khyr
@suhurfaysa9834
@suhurfaysa9834 6 жыл бұрын
Sheekh mustafe jasakalahu khyran jasaaa
@afrahjama409
@afrahjama409 6 жыл бұрын
Masha Allah jazaa a kalkaahu kheiran jazaa
@abdullahigurey4948
@abdullahigurey4948 6 жыл бұрын
sheekh mustafa Allaha Ku xafido
@user-sl5nj4se4y
@user-sl5nj4se4y 6 жыл бұрын
بارك الله فيك شيخ وجعل الله ميزان حسناتك
@user-sl5nj4se4y
@user-sl5nj4se4y 6 жыл бұрын
Saara Kaid امين اختي الله يسعدك ويوفقك
@user-sl5nj4se4y
@user-sl5nj4se4y 6 жыл бұрын
Saara Kaid احبك في الله اختي الله يرضي عليك
@user-sl5nj4se4y
@user-sl5nj4se4y 6 жыл бұрын
شكرًا اختي امين يارب الله يرزقنا الجنة بغير حساب انا وأنتي ولجميع المسلمين
@ayaanmohamud5695
@ayaanmohamud5695 6 жыл бұрын
Allaha ku siiyo kheyr aduun iyo mid aaqira aamin yaa Rabbil Caalimiin
@sugulemediaproduction6122
@sugulemediaproduction6122 6 жыл бұрын
Ayaan Mohamud
@ismahaanabdi6264
@ismahaanabdi6264 6 жыл бұрын
Nura Ali asc sheek mustafe haruun edo edo gazalah keer allah ween haka siyo akeero iyo aduun yo inshallah
@amatallahm8620
@amatallahm8620 6 жыл бұрын
Xafidahullah Yaa yeekhunaa jasakallahu khayral jasaa
@mohamedabdi1722
@mohamedabdi1722 6 жыл бұрын
Masha allah
@MaxmuudAxmed-zx2gx
@MaxmuudAxmed-zx2gx 2 ай бұрын
M.a
@ducodaarayncali1618
@ducodaarayncali1618 6 жыл бұрын
Rabigu ha sharfo sh.mustafe
@hanaibrahim7059
@hanaibrahim7059 5 жыл бұрын
Masha allh
@maxamedamiin3207
@maxamedamiin3207 6 жыл бұрын
Jasaakum Allah Sheekh☝
@abdiazizguled8676
@abdiazizguled8676 6 жыл бұрын
Sh mustafe Allow xifdi
@nabanolol1455
@nabanolol1455 6 жыл бұрын
Masha.lah shiikh mustafe xafiduhu lah
@nastehanuura5386
@nastehanuura5386 6 жыл бұрын
Masha allah shukran
@fardusaabdilahiahmed7683
@fardusaabdilahiahmed7683 6 жыл бұрын
Masha Allah sheikh mustfe alaaya cisak
@hawoabdulle7286
@hawoabdulle7286 6 жыл бұрын
Jazakumullahu khayran
@ubahahmed6927
@ubahahmed6927 6 жыл бұрын
Jazaakallaha khayral jazaa
@nicmonazir308
@nicmonazir308 6 жыл бұрын
Mashalah jasakalah sheikh
@axmedsiyaatochannel6001
@axmedsiyaatochannel6001 6 жыл бұрын
Sh.Taariikh Nololeedkaga Noosoo Duub Ado Mhdsn
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 6 жыл бұрын
anagana ilaahay ha nagu anfaco wanaDaad
@khadarsoomaaaliya379
@khadarsoomaaaliya379 6 жыл бұрын
Manshallah 🕋🕋🕋🕋
@akhilowle1
@akhilowle1 6 жыл бұрын
jazakallah khair
@icabdi3608
@icabdi3608 6 жыл бұрын
maashaa allaaah
@marwobuni9872
@marwobuni9872 6 жыл бұрын
jazaakillah
@moamein6399
@moamein6399 6 жыл бұрын
maalin un waxan ku hamiyaya inaynu wada kulano sh mustafe haji ismail haruun 😊
@happyahmed1257
@happyahmed1257 6 жыл бұрын
mass Arab miyaa sheekh mistake garanya garanya Allah yaxfadak Anoop caruurbad garana jazakallah khayr
@nasriitahussein1081
@nasriitahussein1081 6 жыл бұрын
Masha Allah
@mahmudsiyaasi1002
@mahmudsiyaasi1002 6 жыл бұрын
masha allah
@mahadwaasuge524
@mahadwaasuge524 6 жыл бұрын
Mansha allah jazakallahu
@finiin2010
@finiin2010 6 жыл бұрын
mahadsanid sh
@raxmoraxmo5343
@raxmoraxmo5343 6 жыл бұрын
TABA TNOK asc
@abdullahigurey4948
@abdullahigurey4948 6 жыл бұрын
jasakallha khair
@mubarekali9330
@mubarekali9330 6 жыл бұрын
masha Allah
@abdohobos3401
@abdohobos3401 6 жыл бұрын
Xaar laha cabdiraxmaan baashiir oo mutakabir ah...oo akhlaaq xun, sheekhan ayaa dhaama.
@walaalburcaawi7080
@walaalburcaawi7080 6 жыл бұрын
Abdo Hobos mxaabad isku Ag dhigi Adi
@abdohobos3401
@abdohobos3401 6 жыл бұрын
wuxuu iska dhigaa soomaali oodhan ninka ugu oqoon badan...waxaan nahay isku reer laakiinse waa bucdi qudhun ah.
@walaalburcaawi7080
@walaalburcaawi7080 6 жыл бұрын
Abdo Hobos war wx bakhtiiya tahee waxxaad tiraahda Somali masxii ayaan ahay Dulli sheekha Afla ka dhig
@abdohobos3401
@abdohobos3401 6 жыл бұрын
qof jaahila ayaad tahay...waan kusalaamey..
@abdohobos3401
@abdohobos3401 6 жыл бұрын
Subxaanallah, masiixi ma ihi...waad igu gaftay...muslim ayaan ahay...sheekh mustafe ayaa cilmi leh ee kakale waad ila arkidoontaa...maradu muslim kaamadhigto
@Easy_way1
@Easy_way1 5 жыл бұрын
Subxaana Allah 35 disliked saaray wacdiga iyo waanada ? Maxay ahaayeen ???
@maryanmahomed6589
@maryanmahomed6589 6 жыл бұрын
asc
@radak662
@radak662 6 жыл бұрын
Su aal ayan qabaa? Waxe tahay su asheda anigo haasaawo sameenayo hadi u dareen igalo kadib dhacen yar isku argo ma dahaarad belay qawes miyana igu waajibo asxabe arintaas ayan ku wareeeay ani iyo asxabteda 🤔🤔🤔
@FarhanSwaggy
@FarhanSwaggy 5 жыл бұрын
35 demonic 👹 evil and illiterate humans dislike this video. What for?
@suumayamaxamed5847
@suumayamaxamed5847 6 жыл бұрын
rabi haku xafido shiikh mustafa
@ahmedshimales7644
@ahmedshimales7644 6 жыл бұрын
Jazakallahu khayr Sh.mustafe xaaji ismacil Alle haku xafido sheikh Dar illahay baan kuu jecelahay
@maryanmahomed6589
@maryanmahomed6589 6 жыл бұрын
masha Allah
@mahmudsiyaasi1002
@mahmudsiyaasi1002 6 жыл бұрын
masha allah
@ahmedshimales7644
@ahmedshimales7644 6 жыл бұрын
Jazakallahu khayr Sh.mustafe xaaji ismacil Alle haku xafido sheikh Dar illahay baan kuu jecelahay
@mahmudsiyaasi1002
@mahmudsiyaasi1002 6 жыл бұрын
masha allah
@mahmudsiyaasi1002
@mahmudsiyaasi1002 6 жыл бұрын
masha allah
Muxaadaro ciwaankeedu yahay TOOSNAANTA ( الإستقامة ) | Sheekh  Axmed yare
49:55
Masjidka 6-ka Official Channel
Рет қаралды 1,6 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 8 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 14 МЛН
Sabarka  Waqtiyada Adag Sh. Mustafa Xaji Ismail
40:10
KaAflax
Рет қаралды 124 М.
Qisadii asxaabul ukhduud || sh mustae x ismaciil
22:01
MUXAADARO CUSUB 2018 | In lahagaajiyo dadka muslimiinta dhexdooda - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil
52:40
Toosnaanta / Qumanaanta ┇ ► Sh. Mustafa X. Ismaaciil
54:25
Nurul Islam
Рет қаралды 26 М.
Muxaadaro ku saabsan Maamulida Guriga~ Sh Xassaan
41:23
Qalaafe Media
Рет қаралды 20 М.
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:55:21