Muxadaro Salada - Sh. Maxamed Axmed Rooble, Boqolsoon (Raximaallaahu Tacaala)

  Рет қаралды 180,014

Abdirizak Abdullah

Abdirizak Abdullah

4 жыл бұрын

Shiikh Maxamed Axmed Rooble (Boqolsoon) waxa uu ku dhashay Gobolka Galgaduud ee Dalka Soomaaliya.
Imaamku Allaah ha unaxariistee, wuxuu kaddib usoo wareegay magaalada Muqdisho, halkaasoo uu kasiiwatay waxbarashadiisii iyo daraasadiisii diiniga ahayd, isagoo aad ugu dheeraaday aqoonta culuumta Axaadiista rasuulka(NNKH), wuxuu aad dhinac walba wax ka ogaaday qaybaha axaadiista iyo funuuntiisa iyo waxa ay cilmigaan culumadu kutubtooda uga hadleen, Sidoo kale wuxuu Imaamku daraaseeyey ama bartay Cilmiga tafsiirka qur'aanka, qaybaha af-carabiga iyo Cilmiga fiqiga.
Subscribe to our channel for more videos and updates. THANK YOU FOR SUBSCRIBING.

Пікірлер: 114
@user-mi3rc7ms7f
@user-mi3rc7ms7f 9 ай бұрын
Manta kabacdi salad danbe makataayi❤insha allah
@HindaAbdilahi-os2bb
@HindaAbdilahi-os2bb Ай бұрын
Scw. Scw. Scw. Scw. Scw❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@user-sp1si2qq6b
@user-sp1si2qq6b 3 ай бұрын
Raximallahu roble.
@-salmnalcwdh
@-salmnalcwdh 4 ай бұрын
صلوا على منقذ البشرية محمدا صلى الله عليه وسلم ❤❤
@queenxasan2220
@queenxasan2220 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto sheekh bohol soon alle jantul fardow hoy ha kaaga dhigo Mar kasta oosalaadu igu adkaato sheekh baan dhegeystaa alle khatimad kheyr ha noogu khatimo
@yuusufyuusuf8134
@yuusufyuusuf8134 2 жыл бұрын
Ilaahey kuu naxriiso shekow Alle dartii ayaan Kuu jacelhy
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 2 жыл бұрын
Yaa allah khatuma wangsan nagu irsaaq aamin yaa ilhow Somali qabyaalad iyo xasnimo kaa modobe aamin yaa allah
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 5 ай бұрын
Walaal u Duceeya Shiikh Axmed Maxamed Rooble
@user-ow8cd7dv8q
@user-ow8cd7dv8q 6 ай бұрын
M.a alaah naxaristo
@xasanciise1698
@xasanciise1698 Жыл бұрын
Masha allah shiiq boqol soon Allaha kunaxaristo
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 2 жыл бұрын
Ilahay haku naxariisto shiekh boqolson waa shiekh ilahay swt qiima wayn uleeh somalida yaa allah culimada inta dhimatay oodhan Yaarabi qabriga unuuri aamin yaa allah inta nool noo barakee anaga naga dhig kuwa xaqa raaca yaa allah ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار
@hudaqueen2962
@hudaqueen2962 2 жыл бұрын
Isoo ducee in illhy salada ii fududeeyo😭😭
@cariash8959
@cariash8959 Жыл бұрын
Alle haku hanuniyo
@siciidsaleebaan-jy3og
@siciidsaleebaan-jy3og Жыл бұрын
aamiin wllo
@user-fu8jx2yi8t
@user-fu8jx2yi8t 7 ай бұрын
Alaha.haunaxaristo😢
@ismaciiladan7203
@ismaciiladan7203 2 жыл бұрын
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم امين
@ayaancadaawe6960
@ayaancadaawe6960 Жыл бұрын
Blvfwgsj 😢ifkbzf you 🦻🦻🌫️🌫️🏖️🏖️🌅💫💫🌑🌙
@mrmaqaneofficial1597
@mrmaqaneofficial1597 3 жыл бұрын
Wll noosoo badi muxaadarooyinka sheikh maxamad axmad rooble jazaaka Allah khayr
@fi7580
@fi7580 3 жыл бұрын
jazaahu allaahu khayran , allow janada nagali anaga iyo sheikha iyo muslimiin odhan.
@BARKAALEBARAKAALE
@BARKAALEBARAKAALE Жыл бұрын
رحمه الله وعراع
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 2 жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
@mohammadabdi3905
@mohammadabdi3905 2 жыл бұрын
lahay ha unaxariisto janadii allah haka warabiyo insha allah
@mohamedabdulahi973
@mohamedabdulahi973 3 жыл бұрын
ilahy ha unaxariisto 🤲
@mohamedhassan8222
@mohamedhassan8222 Жыл бұрын
Ilahayoow aniga iyo inta ku bahan ina cafi yarabi🙏🙏🙏
@yazinfants943
@yazinfants943 8 күн бұрын
Laaa ilaaaha ilalllah❤
@ahmedabdallaahmed5620
@ahmedabdallaahmed5620 Жыл бұрын
1 Somalia 🇸🇴 Allah janah hasiiyo 😢
@abdisalaanabdulle6990
@abdisalaanabdulle6990 2 жыл бұрын
M.a allow u naxariiso shiikha
@keepgoing5744
@keepgoing5744 Жыл бұрын
الله اكبر الله اصلح امور صلاتنا واغفر عبد ك الذي تركنا هذه المحاضرة القيمة 🥺🥺🥺
@cabdirahmanmedia9077
@cabdirahmanmedia9077 2 жыл бұрын
Ilaahay haa u naxariista sh boqol soon
@user-xf4sp9zf4z
@user-xf4sp9zf4z 4 ай бұрын
May Allah bless you
@abdisamadsaid7474
@abdisamadsaid7474 5 ай бұрын
❤❤mshalahaa
@aminaisack6901
@aminaisack6901 2 жыл бұрын
Masha allah alaah ha unaxariisto
@user-xm1kf9xz8u
@user-xm1kf9xz8u 2 жыл бұрын
Allow unaxaristo Amiin amiin amiin
@karasaayaxmed5864
@karasaayaxmed5864 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 6 ай бұрын
Shacabka Soomaaleedoow Ku Dhinta Mulsim
@yaabka4355
@yaabka4355 Жыл бұрын
Ilahow u naxriso janatulfardows aclaa Kawarabi Aamiin
@cosobey1941
@cosobey1941 6 ай бұрын
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله
@user-kh2cm5wm8i
@user-kh2cm5wm8i 4 ай бұрын
😔😭😭Allaha unaxariisto sheikh
@sureyalove4772
@sureyalove4772 4 жыл бұрын
Jizakallaahu qeer sheekh ilaheey janada farowso ilaheey ha kaa waraabiyo Aamiin yaa allaah
@abdisamadsaid7474
@abdisamadsaid7474 5 ай бұрын
42:13
@ibraahimmaxamed49
@ibraahimmaxamed49 3 жыл бұрын
Msh allah Ilaahy ha u naxariisto Sheekheena
@ruuza699
@ruuza699 Жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 3 ай бұрын
Sheekh Allah ha u naxariisto. Aamin Aamin .Allah dartii baan kuu jeclahy.
@fahadcabdi2183
@fahadcabdi2183 2 жыл бұрын
Mansha allah allow u naxariisto amin amin amin
@Cdninorhashi1605
@Cdninorhashi1605 Жыл бұрын
Ilhy haku naxriisto Sheeq boqolsoon
@shukrimahamuudmaxamed7074
@shukrimahamuudmaxamed7074 2 жыл бұрын
Jasakallah alle ha unaxariisto
@suweysibrahim8117
@suweysibrahim8117 3 жыл бұрын
alle ha i u naxariso shiiqa
@Maxameddeekh607
@Maxameddeekh607 Жыл бұрын
Mansha allah sheikh boqol soon
@abdiaziizahmednor246
@abdiaziizahmednor246 11 ай бұрын
Alle naxariisa waasaca ah Alle haku siiyo shiiqanaa
@idiriscumar1424
@idiriscumar1424 2 жыл бұрын
Allah hau naxriisto
@user-mo5ix8ej4c
@user-mo5ix8ej4c 9 ай бұрын
الهم مغفر له ورحمه وعافيه وعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب كما ينبغي ثوب الأبيض من الدنس
@aishamuse3271
@aishamuse3271 3 жыл бұрын
Jazzakallah Sheikh, Allaha kuu naxaristo
@apdirahmanmuhumed710
@apdirahmanmuhumed710 Жыл бұрын
Scw scw scw masha Allaah
@husseinhassan5618
@husseinhassan5618 Ай бұрын
Jannada Ka waraab Allah idinkii
@SuperHussein10
@SuperHussein10 4 жыл бұрын
JazakaAllahu kheir
@axmadsandhere8474
@axmadsandhere8474 Жыл бұрын
mansh alaah shiiq alaah hakubarakeeyo
@user-lw1xb3um4x
@user-lw1xb3um4x 8 ай бұрын
Allah Akbar
@mohametthassanhusein4669
@mohametthassanhusein4669 2 жыл бұрын
Muxaadaro cajiibah m.
@hibaqabdi6639
@hibaqabdi6639 Жыл бұрын
الهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه الهم امين
@sayidsahal6717
@sayidsahal6717 2 жыл бұрын
Mansha Allah 😓😍😍
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 5 ай бұрын
Subxaan Allah
@saabiriinayusuf4377
@saabiriinayusuf4377 3 жыл бұрын
Horta shiekh yaa dilaye goorma la dilaye xagge lagu dilaye Reer ma laha
@Masago2025
@Masago2025 3 жыл бұрын
qabyaalad dartiis aa loo dilay saan maqlay somali waxeey dhaafaayaan maleh
@yuusufyuusuf8134
@yuusufyuusuf8134 2 жыл бұрын
Gabadheydi Saabiiri Sheikh Allha u naxriiso Ee Alle U bari inuu danbiga ka dhaafo waa binicaadam
@calicade3834
@calicade3834 2 жыл бұрын
Waxa dishay tuugo waxa ladilay 1992dii ama 3dii Rerna malahen waxaw ahaa 36 ila 40 inta udhexeda waxa lashega inaw ahaa cato inawsan dhamen karin kob shax ah inaw indho madobadi jiray oosuxi jiray hadana markaw so mirabo hora muxadaro kabilabi jiray dhagayso tarikhdisa
@abdiazizmadey6973
@abdiazizmadey6973 3 жыл бұрын
Jikallahu kheir
@abdigaiye715
@abdigaiye715 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto sheekheeni
@ruqiyotakow6396
@ruqiyotakow6396 2 жыл бұрын
illahow kuu naxriiso
@mohamedabdirahman2265
@mohamedabdirahman2265 Жыл бұрын
Masha'allaah
@user-yx5bs7pt3w
@user-yx5bs7pt3w 6 ай бұрын
Allah akbar ❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥹🥹🥹🥹🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥹🥺🥺
@maxamedcabdimire3064
@maxamedcabdimire3064 Жыл бұрын
ilahay janadi haka waraabiyo
@CabdiXaliim-hp6dt
@CabdiXaliim-hp6dt 5 ай бұрын
Wa shahiid ilahay haka Aqbalo waxa dishay gacan ka xaqdaran
@filsanmomin9926
@filsanmomin9926 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaarabi
@mohamedhassandaahir3705
@mohamedhassandaahir3705 2 жыл бұрын
Scw
@user-ow8cd7dv8q
@user-ow8cd7dv8q 6 ай бұрын
@xasanmaxamuud-dh3ir
@xasanmaxamuud-dh3ir 6 ай бұрын
Xasan
@abdiazizmadey6973
@abdiazizmadey6973 3 жыл бұрын
Amiin Amiin inshaallah
@farxiyaaxmed2620
@farxiyaaxmed2620 3 жыл бұрын
Ameen yaarabi🤲🤲😪😪😪
@cariash8959
@cariash8959 Жыл бұрын
لا إله إلا الله
@huskaabdi4590
@huskaabdi4590 2 жыл бұрын
أللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله أللهم اجعل قبره روضه من رياض الجنة ولا تجعل قبره حفرة من حفر النار اللهم امين
@xasanshiil3319
@xasanshiil3319 3 жыл бұрын
Masha allh
@Barise24
@Barise24 3 жыл бұрын
Masha allah
@abdulatifhassan1738
@abdulatifhassan1738 Жыл бұрын
الله يرحمك يا شيخنا
@awilcaano6939
@awilcaano6939 4 ай бұрын
Magacaygu.waa.cawil.cabdi.oo.jooga Hargeysa waxaan.soo.dhaweynayaa
@qalishakur4385
@qalishakur4385 3 жыл бұрын
Jazakumullahu Qeir
@HornHelp
@HornHelp Жыл бұрын
Ilaahoow naartaada naga badbaadi
@user-mo5ix8ej4c
@user-mo5ix8ej4c 9 ай бұрын
.ظ ilaahoow kawaraabi janatul fardowsa
@xasanciise1698
@xasanciise1698 7 ай бұрын
@daahirjamadahir3417
@daahirjamadahir3417 11 ай бұрын
ASC scw
@axmadsandhere8474
@axmadsandhere8474 Жыл бұрын
mansh alaah
@user-mi3rc7ms7f
@user-mi3rc7ms7f 9 ай бұрын
ilah janada hakawaraabsho
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
M.a
@salaadali6088
@salaadali6088 2 жыл бұрын
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كمانقيت الثوب الابيض من الدنس وابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وزوجا خيرا من زوجه وادخله الجنة واعده من عداب القبر وعذاب النار ءامين
@BARKAALEBARAKAALE
@BARKAALEBARAKAALE Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dolamohamed4558
@dolamohamed4558 2 жыл бұрын
Laaah naraxiista
@farxandahir6042
@farxandahir6042 2 жыл бұрын
Ok
@cabdulraxman9642
@cabdulraxman9642 3 жыл бұрын
Illahay haunaxaristo sheikh boqoolsoon 😥😥😭
@farxiyaaxmed2620
@farxiyaaxmed2620 3 жыл бұрын
Ameen yaarabi🤲🤲😪
@shirwacnouh9818
@shirwacnouh9818 3 жыл бұрын
Jasakallah
@nasroibraahimahmed6069
@nasroibraahimahmed6069 3 жыл бұрын
Illhow kunaxarisaa
@nasroibraahimahmed6069
@nasroibraahimahmed6069 2 жыл бұрын
Allah unaxarista amiin
@abdiazizmadey6973
@abdiazizmadey6973 3 жыл бұрын
Mashaallah
@abdigaiye715
@abdigaiye715 Жыл бұрын
Walal download ka in aad lacag kadhigto ma aheen si dadka aan Internet ka heli karin loo gaarsiiyo
@mukhtaarmohamed853
@mukhtaarmohamed853 6 ай бұрын
Anigoo weysa qabo oo masjidka u socdo inta aan wadada kusocdey ayaa dhiiqo lugta iga gaartey meyska raacsiiyaa mise weysada dib uweys qaadanaa
@Z._._9
@Z._._9 28 күн бұрын
Iska Raac Sii Wll Mesha wax katabteN
@user-lw1xb3um4x
@user-lw1xb3um4x 8 ай бұрын
Boogolsoon Alah aka ajatsito
@moh4127
@moh4127 Жыл бұрын
Takfiir
@kingyozeiph1180
@kingyozeiph1180 Жыл бұрын
Ü
@user-mi3rc7ms7f
@user-mi3rc7ms7f 9 ай бұрын
Manta kabacdi salad danbe makataayi
@xasanciise1698
@xasanciise1698 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@aaminaismaail
@aaminaismaail Жыл бұрын
DUULAANKA GAALADA SH. MAXAMED AXMED ROBLE BOQOLSOON
59:36
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 13 М.
QISADII NABI IBRAHIM ( AS ) SHEIKH XASAN IBRAAHIM CIISE
58:02
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 23 М.
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 101 МЛН
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 9 МЛН
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
Dacwadii Saxaabada Sheikh Husein Ali Jabuuti Warfidiyeenka SHantaSoomaaliya
1:25:22
Fitnadda Aduunka Sh: Maxamed Axmed Rooble (Boqolsoon)
57:38
Abu Yussuf
Рет қаралды 115 М.
Muxaadaro cusub Naarta Sheekh Xasan Ibraahim Ciise
1:01:08
Dacwada Diinta 24 Media
Рет қаралды 583 М.
Geerida iyo waxa kadambeeya | Sh.Maxamed Rashaad الله يرحمه
1:39:57
Salaada - Sh Boqolsoon
1:48:58
Basirah Institute
Рет қаралды 68 М.
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 101 МЛН