Sh.M.A.Rooble Boqolsoon .a.u.n. Duulaanka gaalada ku soo qaaday Muslimiinta.

  Рет қаралды 29,514

Aw-makatoone

Aw-makatoone

Күн бұрын

Sh.Maxamed Axmed Rooble"Raximullah"wuxuu muxaadaradan taabaneyso dhinacyo badan kaga hadlayaa duulaanka dhabta ah ee lagu soo qaaday muslimiinta.Kaasoo ay soo qaadeen gaalada cadowga ah ee dagaalka joogtada ah kula jirta Diinta Islaamka xaqa, runta ah ee uu Eebe soo dejiyey iyo muslimiinta.Duulaanka gaalada oo dhinac walbo ah, ha ahaado maskaxiyan iyo dhaqaalaba & weliba muhiimada ugu weyn oo ah sidii Muslimiinta looga oodi lahaa ama looga hor istaagi lahaa in ay marna isku maamulaan ama ku dhaqmaan xeerka Islaamka (Quraanka kariimka iyo Sunnada nabiga scw), loona gumeysan lahaa.

Пікірлер: 30
@hamzaibrahim2986
@hamzaibrahim2986 Жыл бұрын
May Allah reward you and grant you the highest jannah shiekh ❤️
@Moha-k6t
@Moha-k6t 4 жыл бұрын
Rabigay caza wa jala ha ubaxariisto 🤲 Sheeqeenii m.a .r boqolsoon😭
@kadijomaallin2433
@kadijomaallin2433 3 жыл бұрын
Rabbi ha u naxariisto aamiin yaa allaah
@mohamedabdirahman2265
@mohamedabdirahman2265 3 жыл бұрын
Naxariitii janno allaha kuugu abaal mariyyo sidaad noogu bayaamisey xaqqa
@soomaaal
@soomaaal 5 жыл бұрын
Masha Allah ilaahow u naxariiso shiikhu wax weyn bu inow sheegay
@ismailmohamed2396
@ismailmohamed2396 3 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزا في الدارين وللمسمين اللهم امين رب العالمين
@muradomar5390
@muradomar5390 Жыл бұрын
AMEEN ya ALLAH 😭☝️
@s0ph13ii7
@s0ph13ii7 5 жыл бұрын
Allaw unaxariiso Sh. M.A. Rooble
@aw-makatoone
@aw-makatoone 5 жыл бұрын
Aamiin
@mohaakram8540
@mohaakram8540 4 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto ..Runbadanaa wadadka
@Casa43635
@Casa43635 11 ай бұрын
I wonder how this is relevant today. May Allah grant you Jannah!
@aw-makatoone
@aw-makatoone 11 ай бұрын
Aamiin
@asmaa145
@asmaa145 8 жыл бұрын
Yaa Allah. Allah unaxaristo waxu kahadlayo waa wax Katagan wadamada Muslim ah qasatan sacudi waa run waxu kashegay jamacadah Laguma ogala hadaad dhafto 25 jir shicibkoodana Aad ayeey reer galbeed u jecelyihi. Waan arak wana lanolahay
@hassansheikho4081
@hassansheikho4081 2 жыл бұрын
May almighty pless him janatul firdowsa.....amiin
@aminomaxamad8430
@aminomaxamad8430 Жыл бұрын
Allah hau naxariista
@feysalyare6685
@feysalyare6685 2 жыл бұрын
Allaha u naxriiisto
@aw-makatoone
@aw-makatoone 2 жыл бұрын
Aamiin
@anthonypie9509
@anthonypie9509 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️
@wacane9102
@wacane9102 8 ай бұрын
رحمة الله عليه
@mannesta3383
@mannesta3383 8 жыл бұрын
ellahey haa u naxaristo
@aminomaxamad8430
@aminomaxamad8430 Жыл бұрын
❤❤❤❤🤲🤲🤲
@abdullahisheekhbashiir6323
@abdullahisheekhbashiir6323 3 жыл бұрын
Allah ha unaxriisto
@ubahfarah747
@ubahfarah747 5 жыл бұрын
Ale haunaxariisto Mohamed ahmed rooble
@aw-makatoone
@aw-makatoone 5 жыл бұрын
Aamiin.
@hassanhussein8682
@hassanhussein8682 3 жыл бұрын
@@aw-makatoone amin rah hi m a h u l a h
@husseinduqow7290
@husseinduqow7290 5 жыл бұрын
Allah hau naxriiso
@ramlodhalhow6088
@ramlodhalhow6088 Жыл бұрын
Alloow una xariiso
@AwadAbdurahman-ol4bw
@AwadAbdurahman-ol4bw 7 ай бұрын
Habargidir ninka ugu fiicna oo so maray waa sheeqan
@abshirabdilaahi2486
@abshirabdilaahi2486 5 жыл бұрын
رحمةالله تعالى عليه
Muxaadaro Acdaa,ul Islaamic Sh Maxamed Axamed Boqolson Raxaimulah
1:29:49
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 13 М.
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 11 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 91 МЛН
Raadka Xumaanta Sh Maxamed Idiris
44:35
Baraarug Media
Рет қаралды 604
Fitnadda Aduunka Sh: Maxamed Axmed Rooble (Boqolsoon)
57:38
Abu Yussuf
Рет қаралды 118 М.
Muxadaro Salada - Sh. Maxamed Axmed Rooble, Boqolsoon (Raximaallaahu Tacaala)
1:49:01
DUULAANKA GAALADA SH. MAXAMED AXMED ROBLE BOQOLSOON
59:36
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 17 М.
Xaqa labada isqaba Sh Maxamed Axmed Boqolsoon Raximulaah Full
57:20
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 264 М.
QISO CAJIIB AH SH. MAXAMED AXMED ROBLE BOQOLSOON
28:34
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 93 М.
Muxaadaro Jihaadka Sh Maxamed Rooble Boqolsoon Raximulah Full   YouTube
1:28:17
Q I Y A A M A H A ~ Sh. Maxamed Axmed Rooble 'Boqolsoon'
53:56
Tazkiyah Network
Рет қаралды 113 М.