Masha allah allah haku asturo xilkaa culus ee loo dhiibey
@Cabdi-ho1ro6 сағат бұрын
Msha allh Hambalyo Hambalyo
@MuunoAbokorIsmaaciilCali2 сағат бұрын
Alle haku asturo xilka🎉
@iftin20243 сағат бұрын
Allah ha ku xafido hawshaa adag hana u fududeeyo, allah ha ka dhigo kii somaliland guulo badan u soo hooya oo dagaalada lagaga nasto🙏🙏🙏🙏
@Sirada-jr7py4 сағат бұрын
Masha Allah ♥️
@NadaCabdi-i7w5 сағат бұрын
Maansha Allah Allah kuu fududeeyo xilka soo dhawoow shaqo adag
@IfrahJama-d4n3 сағат бұрын
Illaahay ha xiftiyo guul soomaaliland illaahay dalka ha xasiiliyo ❤❤❤❤
@ayaanleg4 сағат бұрын
mashaAllah. waa farxad
@AbdileAdanBule-t7h2 сағат бұрын
Xilka loo magacaabay Allah u fududeeya
@SaciidDawlad4 сағат бұрын
Maasha Allaah ilaahay guusha hala garab galo
@CarafaatxasanxuseenCarofaatxas3 сағат бұрын
Masha allah
@RunRaadis4 сағат бұрын
Masha Allah. Allow kuu fududee hawshaas adag ee aad maanta tuurta ku qaadatay. Somaliland guul✅💯
@CaliKhadardayib5 сағат бұрын
Mansha Allah guul iyo gobanimo
@YasinAdan-jm4bf5 сағат бұрын
Maanshalaah Ilaahay xilka ha Ku gu guulaysiyo tiliyaha cusub EE milataliga jamuuriyada soomaaliland
@horijoogmediaСағат бұрын
Congratulations
@maxamedabwaan26735 сағат бұрын
Nuux baasto haydhaafo
@IbrahimFarah-gh5cf5 сағат бұрын
Kkkkk
@maryanfahiye4625Сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@AbubakarAbdilahi-w3b4 сағат бұрын
Masha allah hambalyo in dhalinyarta xilal ka usareeeya weeeeyi
@Mohamedjama-zt7zl4 сағат бұрын
1985 ma yaro. Waana meeshii Looga baahnaa Tusaale ninka hadda Hogaamiya Syria waxaa uu dhashey 1984 Marka Hogaamintu waa u dhalasho.
@baabuli87624 сағат бұрын
Ma yara lkn waxa markii hore la magaacabi jiray niman ilaa tii aadan cade soo shaqayn jiray sidaasaa laga wadaa waayo markaa taas fahan awal odayaal dhamaatay oo tab iyo siyaad bare soo shaqeeyay ayaa haystay meesha
@Mohamedjama-zt7zl3 сағат бұрын
@@baabuli8762 saxiix walal Mahadsanid. Aniga Somalilander somalia ku dhashaan ahay ha ii Qaban.
@Ali-xh4hg3 сағат бұрын
ALLA MAHAD LEH
@NimcoIbrahim-zm4gi2 сағат бұрын
Hyderabad 🎉
@DjimalehAbdirahman5 сағат бұрын
Alahalajiro
@sumeyahassan85764 сағат бұрын
🎉❤
@prosl113 сағат бұрын
Ninkaani waa geesi allah haa garab galo
@januarySl20242 сағат бұрын
Taliyaha cusub ee Ciidanka Qaranka waxa aanu Illaahay uga baryaynaa in uu noqdo ka cadawga Somalillaand ee Huwan Faqash iyo Shayaadiintooda jebiya ee xuduuda Qaranka suga!
Masha alaaah masha alaah nin halyay ah ayuuu magacaabay
@IbrahimFarah-gh5cf5 сағат бұрын
Hada ingiriiska ayaa tababara
@Ali-xw9il5 сағат бұрын
Allah mahad leh hadiiba nala dhaafiyay hadhaagii afweyne oo ahaa nuux taani kkkkk
@hodanibrahin15695 сағат бұрын
xishood Allesharfta kaa qaadyee😅😅😅😅😂
@Ali-xw9il5 сағат бұрын
@hodanibrahin1569 habaarkaagu kugu noqoy insha Allah 🤲🤲
@AB333East2 сағат бұрын
Wadalkii Somalia 🇸🇴 iyo somaliland waa goormee
@drxasanxeefo1976 сағат бұрын
Itoobiya Mooyee meel kale miyaanay, wax noo Tababarin
@hashimkhlida47695 сағат бұрын
Loma bahno meel kale
@HebelHebal5 сағат бұрын
Dad badan oo isku daban daad iyo dabayl ma kala daadiyaan
@DhooreKaboСағат бұрын
Way fiicanan lahayiid haduu qoriga u jeediyo xaga uu cadawgu Ka xigo lkn iygaaba soo tababary muxuu ku jeedinba su,aal macaal jawaab aniga isku wata
@sidrasirad94755 сағат бұрын
ethiopia uma hagarbaxaysee ragiii waa wayna waayo arag ahaa armu kaga waangasna ilahay khayr ha ka dhigo xaga dulqaadka nin wayn baa ku wanagsan balse isagaba ilahay ha ka dhigo mid dulqadleh dadka isku wada
Inanka Yar ee aan lahayn waayo aragnimada ah tolow muxuu Soo kordhin
@letsplay86295 сағат бұрын
Khayr buu soo kordhin
@Banuhashim2375 сағат бұрын
@@letsplay8629 Insha allah ❤
@siciidaxmed29634 сағат бұрын
23 sano nin ciidan aha waa maxay waayo aragnimada ka maqani
@Mohap21886 минут бұрын
Waba jawasiis Ethiopia so taba baratay
@affssefstgg42485 сағат бұрын
Caano-yaqaan! Sidee ayey dareemi karaan saraakiishii ciidanka uga horreeyey, uga darejo sarreeyey kana da'da weynaa? Waa calaamadaha marka ciidan burburayo - tixgelinta iyo protocol-ka ciidan baa luma.
@abusa3adS4 сағат бұрын
Dhanka aqoonta ma ka sareeya kuwa aad sheegaysid Burbur afkaaga ha ku hadho ciidanku kala danbeen ayuu leeyahay iyo shuruuc.
@halimadirie53014 сағат бұрын
Waa run waa calaamadihii burburka in badan ma sii jiri doonto dawladani ficiladeedu waxay shabahaan tii farmaajo
@abusa3adS3 сағат бұрын
@@halimadirie5301 Maxaa run ah xaliimooy, gurigaaga ku eekoo oo aqoontaada ku koobnoow ee laydiin ku oomay
@mohamednur16962 сағат бұрын
KHIBRADDA WAXAA LAGA WAATAA DAGAALLADA LAAKIIN QALIN IYO BUUG WAX BADAN MASOO KORDHIYAAN WAXAA JIREY SARAAKIISHII DAWLADDII MILLATERIGA AHAYD SARAKAAL SAAJINNO IYO XADHIG LA YAAL DAGAALKII WAXAY GARAN WAAYEEN AY SAXEEN ,TUSAALE GAANNI WIXII UU GARAN WAAYEY WAXAAN SAXAY SADDEX XADHIGLE DAGAALKA BADAN GALAY OO WAAYA ARAGNINO GOOBTA DAGAALKA AHAA WALLAAHI WAANA RUN
@mcnncm13184 сағат бұрын
Hambelyo Hambelyo taliye nimcaan
@SaciidSaid335 сағат бұрын
40 jir miyaa yar
@abusa3adS5 сағат бұрын
Haa marka la barbar dhigo dhigiisa ay isku darajada yihiin.
@fourrehfarah74495 сағат бұрын
waa sheko🤣
@shukri114mohammed23 сағат бұрын
Kn SCAD MUUSE😂YUU U EGYAHAY 😂! TAANI 2😂
@sahranur164229 минут бұрын
Kala gurin laba walaala ah awaw baa wada dhalay cabdiraxman sh isxaaq iyo arab sh isxaaq
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc5 сағат бұрын
Waa qolama🤔
@abusa3adS5 сағат бұрын
Waa reer Somaliland 😂
@MILITARY_POWER_FILMS5 сағат бұрын
Waa arab wll
@SahraSalah-p2f6 сағат бұрын
1985kii miya qof yara 😂 ala habku asturo xolka loo dhiibay
@abusa3adS4 сағат бұрын
Haa wuu da'a yar yahay marka la barbar dhigo dhigiisa ay isku darajada yihiin
@FarahAbdi-rv9jq3 сағат бұрын
Galaydho adeer shaqo midan ka dhaanta raadso, maalin walba hebel muxu baddali karaa, iyo halkanay ka dhacday ayaad la soo taagan tahay. Adigu maxaad naftada ka badashay!!!!
@HoruUsocod5 сағат бұрын
Ciidanka qaranka ha dhihine waxad tirahdaa ciidankii waxba balahayga yaacay ama ciidanka belaha isaaq oromo
@AbdilaahiAbdirahmaan-i9g5 сағат бұрын
Orod soo xaar abaagadhatahy waze
@abusa3adS4 сағат бұрын
Baaac Baac Baac Soo xaaar caloosha ku taagane😂
@caydaruusibraahim17734 сағат бұрын
Dadkaga amxaaradu gumaysato miyaad wax u tartid adoonyahay