MW XASAN OO DIYAARIYAY XILDHIBAANO DIFAACA XUKUUMADDA.

  Рет қаралды 8,631

Hussein Abdulle Mohamed

Hussein Abdulle Mohamed

Күн бұрын

Пікірлер: 58
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 күн бұрын
Mahadsant walaalkey xusen cabdulle garguurte umadda allaha kaqabto 🙏 👌 🙏 👌 🙏
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 күн бұрын
Ku waas barlamaaka kitaabkii ay ganta gishtiin ooy karaaceen maal aduunyo eber ayaay noqonaayaan iyaga iyo caruurtooda insha allaah 😭😭😭😭😭😭
@OtaSheere
@OtaSheere 3 күн бұрын
Wllhi wa yaab hada shacabka rer muqdisho nahay 😢😢😢😢😢💔😭😭😭😭
@abdulkadira-bv9sn
@abdulkadira-bv9sn 18 сағат бұрын
Kulligood Kitaabka Qura'anka ey ku daarteen Aya haayo,
@Geesiga1
@Geesiga1 3 күн бұрын
Waa baarlamaankii ugu liitay, mr ansax iyo groupkiisa waxey ku shaqeeyaan jeeb buuxis
@abdulaahimaxamuud7956
@abdulaahimaxamuud7956 3 күн бұрын
Waa sax hadalkaa dhul walbo waxay qaataan labo boos horey u soco weriye runta sheego
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii 3 күн бұрын
🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ).
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii 3 күн бұрын
🥺🥺🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ).
@ozamajiinka3795
@ozamajiinka3795 3 күн бұрын
ku sali nabiga wll scw
@Ciiltire572
@Ciiltire572 3 күн бұрын
Ma illaahey ayaa kula og ma hubtaa
@abdulkadira-bv9sn
@abdulkadira-bv9sn 19 сағат бұрын
Somaliya wa u dhamaatay LKN Ilaahey ayey qabta,waxan dowlad laguma tilmaamikaro.
@AbdullahiNuur-x8l
@AbdullahiNuur-x8l 3 күн бұрын
Waa nakhiyaameen. Waan dameero. Aan akhlaaq laheen. Waa musuq madaxweynaha bilaabey. Dhalinyarada waa. Khiyaamanyihiin.
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 3 күн бұрын
baralamanka oo dhan basaboro shasheye watan ilmahoda yurub jogan shisheye xukumo hadla marka la dhaho ayeey hadlan
@sareyeltd
@sareyeltd 3 күн бұрын
Warye beenta naga da sxb . Waan la soco na meshey mareyso somali. Waa Mel fiican . Waa anigo jooga Borama awdal
@GuuleedGuleedadan
@GuuleedGuleedadan 3 күн бұрын
shacabka hadaa nahay saan yeelnaa 😢😢😂
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 3 күн бұрын
xildhibanka basabor shasheye watan ilmahoda yurub jogan guryo ugu dhistan dhiga shacabka somaliyed
@abdulkadira-bv9sn
@abdulkadira-bv9sn 18 сағат бұрын
Dadkaas wax u yaalo somaaliya ma jiraan basaboor Kala ayey wataan,Xamar ayey u so shaqatageen
@daudshardi6655
@daudshardi6655 3 күн бұрын
Xuseen Abdulle Adiga kuhadlaa Mucaaradka Qado Ayuu siyeen Maxay Kulatahay hadii Xukuumadu Mushaar kuqortaa wadni Majiro
@bashirmohamedadam3623
@bashirmohamedadam3623 3 күн бұрын
wlhi waa ayaan daro weyn nagu habsatay umada soomaaliyeed ILAAHEY ha u gar gaaro
@moa.9902
@moa.9902 3 күн бұрын
Hal sano oo ka mid ah 21-kii sano ee uu talinayey ex-madaxweyne AUN Maxamed Siyaad Barre ayaa ka barako badan marka la isu geeyo waxqabadyadii sannadyadii federaalnimada Soomaaliya ee min laga soo billabo 2004-tii illaa iyo maanta. Waxa la qabtay muddadan dambe waa laaluush + boob hanti guud iyo mid gaar ah.
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 3 күн бұрын
Makulathy in waali kugasha xusenoow makulathy inmucaradnmo kugu cadaatay hada
@maxamedsomali2539
@maxamedsomali2539 3 күн бұрын
Baarlamaanka ugu liitay weye
@moa.9902
@moa.9902 3 күн бұрын
Nin kasta ha ku hadaaqo Maxamed Siyaad wuxuu ahaa keligii taliye, xaqiiqadu waxay tahay in uu dalka iyo dadkaba ka horjoogay BURCAD sida kuwa hadda taliyaan oo kale, ha noqdaan baarlamaan, madaxweyne, raysalwasaate iyo wasiirro iwm. Kulligood waxay wada wadaagaan IIMAAN LA'AANTA iyo BALLAN-FURYADA:
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 3 күн бұрын
Walaal war aad hubin in aad soo gud bis waa laga fiican yahay. Marka madaxwayne Xasan Sheekh waa uu guuleystay sababtoo ah aduunka oo dhan auaa u wada jeedo wax qabad kiisa laakiin anaga oo ah dadka Soomaaliyeed ma aragnp waxa uu 1abtay oo aad u wayn welina la soo bandhigaayo wax uaabo aad u waa wayn laakiin qabiil dartiis ayaan u mucaarad naa madaxwayne Xasan Sheekh oo aan iskaga indha tir naa wax qabadka dowlada Soomaaliyeed been abuurka aad ka suubinaysp wiilkan nedoyaha warka beenta ah idiinka soo gud binaayo waad rummy sabaysaan laakiin diwladiina ma aad rumausataan dhalinyarada Soomaaliyeed ee varaha bulshada ka wada mucaarad nimada dpwlada Soomaaliyeed. Marka waa in aad iska dhaaftan been a uurka wiil yar ayaa 10 dollar la siinaaya ka dibna madaxwaynaha dalka Soomaaliyeed iyo dowladiisa ayaa ay ka been a buuraayaan.
@Muqtarkhalif-j2h
@Muqtarkhalif-j2h 3 күн бұрын
Waalagubadbsafin karaa. Kavadoon. Dhacab oo Baarlaman. Iyo. Xukuumadba. Afka. Ciida. Loodaro ilahayna. Laikudhiibo
@AmiiroBashiir-p3h
@AmiiroBashiir-p3h 3 күн бұрын
Madaxtoyada somalia sida losangelas cml ha gubato.waxana u sabab xaqsaro
@Heimatar
@Heimatar 3 күн бұрын
Adiguna meeqa ayaa lagu soosiiyay😂😂😂
@SiyaadAbiibmaxamed
@SiyaadAbiibmaxamed 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@CadeCabdi-ee7ll
@CadeCabdi-ee7ll 3 күн бұрын
Waxan amin sanhay xasa Shiikha inaw yahaya qabiilada midgaanta xasan Shiikha abagaal mahan abgaal saan uma dhaqmo abagaal sax shiikh shariif waaye qabiilada midgaanta waxaasid umada kale wax umaquuraan sifiican halo so baaro qabiilka xasan shiikh qaabke midgaanta ayw leh yahay umada somaaliyeed wax uma quuro abagaal wosheegana ok
@abdiqanihassanelmi2362
@abdiqanihassanelmi2362 3 күн бұрын
AHAA WAAN ISWEYDIIY ADIGA AYAA DABSHID AH WAAN AAD NATUSTAA CADAYIN BUUXDA .WAXAAN KULA TALINLAHAA IN AAD BEENTA NAGA DEYSID WAXAANSE KU TALINLAHAA IN LAGU XIRO WAXAA TAHA SHARWADE WALIYE MA TIHID???
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 3 күн бұрын
Waryaa Xuseenow waar hooy waxaa Nisa loo dhiibay Sanbalooshe iyo Saadaq Joon ee yaan godka jilacow laguguridin oo XANIINYAHA lagaa garaacin.
@amalabdi2011
@amalabdi2011 3 күн бұрын
Runta rabbiyaa nagu jecel
@AadanMohamed-q3l
@AadanMohamed-q3l 3 күн бұрын
Wa runta oo dadka kuxareysan barlamanku waxay yihin hungur lugulex shecebkan ciid umaqan majirto
@qeysqeys8736
@qeysqeys8736 3 күн бұрын
Xildhibaanada miyaa qaldan mise madaxweynaha haduu xildhibaan calooshiis ushaqeestaa uu qabiilkaagu soo dirsado qabiilku ha isku laabto yaan madaxda la xag xaganine
@AbdullahiNuur-x8l
@AbdullahiNuur-x8l 3 күн бұрын
Maxaa nagagaley mushaarkooda. Waan eyyo. Musuq badan
@MaxamedAxmed-t9s
@MaxamedAxmed-t9s 3 күн бұрын
Saxiib wad sodadashay eee sa wax usoo xog waran lbo nin kudayo aduunka tv iyo gaylan mediya
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 3 күн бұрын
maxey halesay doowlada mawaxad rabta in larido xukumada adeer buuq loma bahno
@FadumohuseenFadumohuseen
@FadumohuseenFadumohuseen 2 күн бұрын
Dhaartii ay dhaarteen ayaa qaban donta
@abdulkadira-bv9sn
@abdulkadira-bv9sn 18 сағат бұрын
Magaca xildhiban ha laga badalo e ha lo bixiyo Xil ku dhel
@crashidmahamudjamac5703
@crashidmahamudjamac5703 3 күн бұрын
Ader adiguba shariif biijo ayaa u kiraysantahay
@AbdullahiNuur-x8l
@AbdullahiNuur-x8l 3 күн бұрын
War maxkamad xoogleh iyo sharci. Kuwaan. Diina majiraan shuruucdi. Ladejistana kuma dhaqmaan.
@amahmud4132
@amahmud4132 3 күн бұрын
War hoy yaanan lagu xirin maandhow
@Alihassannuur-yd3ge
@Alihassannuur-yd3ge 3 күн бұрын
Cunugaan wax wasa Mala waayay.wasaqa
@fatimayusuf633
@fatimayusuf633 3 күн бұрын
Waryaa Dembi ha ishelin hadii lagu dhaho soo cadey intas ayaa kugu filan In Maxkamad lagu soo taago oo lagu dhaho Cadey yaa joog ku dhaho
@axmedwarsame9442
@axmedwarsame9442 3 күн бұрын
Waxaad noo sheegtay in ay MOORYAAN yahiin
@daadiro278
@daadiro278 3 күн бұрын
Wararka aan sax da eheen ee aad maalinkasta shacabka ku qalqalinaysid waxaan u malaynayaa in ay adiga kugu soo noqon doonaan!!!!!!!
@iyayenur5456
@iyayenur5456 3 күн бұрын
sck qof haduu xishoon waayo ilaahna uusan ka baqaynin maalin kastaa waxaa uu doono ayuu iska sheegaa bal idaacadaha kale dhageysta nin la mida ma jiro mana xishoodo oo waa lagula xisaabina yaa qalbigiisa kuma soo dhacdo waxaa kugula talinayaa qayaamadaada unax berna waalagula xisaab tamayaa
@mahdihassan1677
@mahdihassan1677 3 күн бұрын
Adigu wariye.saxan matahay
@YusufHassan-hf6jw
@YusufHassan-hf6jw 3 күн бұрын
Wariye xuseen ka joog siyasada beryahaan danbe siyasi baad noqoty
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 3 күн бұрын
xusenow warkas cadeen muhasa iska hubi warkad sheegeso
@omarabdi2910
@omarabdi2910 3 күн бұрын
Cadeyn ma heysaa aan ku dhalilno ilaah ka baq waraq cadeymo ah keen
@shariifmohamed233
@shariifmohamed233 3 күн бұрын
Maxkamada horteeda Marka lagu keeno oo cadeey lagu dhoho si Sharciga waafaqsan adigaa calaacali doona
@maxamedsomali2539
@maxamedsomali2539 3 күн бұрын
Musuq la dagaalamen aaway
@IbrahimHassan-rk9om
@IbrahimHassan-rk9om 3 күн бұрын
Lagama sugayo in ay wax u qabtaan
@Alihassannuur-yd3ge
@Alihassannuur-yd3ge 3 күн бұрын
Waxaad mudan tahay in lagu garaaco Wasmana lagugu daro wasaq yahow wlhi aan Mar dambo xildhibaan damboo ku soo deynayn aanu jirin doofaar yahoow
@maxamadmaxamad-n3y
@maxamadmaxamad-n3y 3 күн бұрын
Tankale xuseen adiga xildhibaanada kugu matalo baar labaanka bal waudii maxay sidaa u yeeylaayaan
@maxamadmaxamad-n3y
@maxamadmaxamad-n3y 3 күн бұрын
Shaqadoofda ayey wataan ee adiga maxay kuu qabtaan
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Prof Samatar "Xasan waa lagu jeesjeesay isagane wuu qoslay,
16:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 83 М.
Duur-joogta (Argagaxisada) oo loo diiday wax naago ah in ay u gudbaan.
18:34
Somali National Television
Рет қаралды 57 М.
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН