MW Xasan sheekh ''Dalkaan Doorasho qof iyo cod ah ayaa ka dhaceysa, niman ay Doorashadii....''.

  Рет қаралды 6,860

Shabelle TV

5 сағат бұрын

ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
kzbin.info/door/XSorfoPFZbMraJP4XCtDQw

Пікірлер: 181
@abduwahabahmedmahamed547
@abduwahabahmedmahamed547 4 сағат бұрын
Masha Allah qof iyo cod waa diyaar xasan sheikh aya doortay aniga. 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@Abdinur-s2n
@Abdinur-s2n 3 сағат бұрын
Xasan in aad u kordhiso mudada madaxda maamul goboleedka dulsaar xukun maaha miyaaa waxaan maqlay munaafaqo 3 cilo buu leeyahay haduu hadlo wuu been hadlaa 2 hadii la aamino waa qiyaanaa 3 hadii labalamo na waa kabaxaa xasan 3 diiba wey ku dhan yihiin yaa igu diidan taas?
@DigDus-e5j
@DigDus-e5j 3 сағат бұрын
XASAN XAARAAN DAL XARAASHE WALLAHI THUMA WALLAHI TEENDHADI AYAA SOO FADHIISAHEE ADIGOO DIIF LEH DAMEER
@WilkaKennedid
@WilkaKennedid 41 минут бұрын
Tuug yahaw imaanka la Madargow goormaad dhargeysa ?
@yusuffarah5150
@yusuffarah5150 4 сағат бұрын
ma sha allah madaxweynegeesi qaran dal xureeye hore u soco
@DigDus-e5j
@DigDus-e5j 3 сағат бұрын
XASAN XAARAAN DAL XARAASHE WALLAHI THUMA WALLAHI TEENDHADI AYAA SOO FADHIISAHEE ADIGOO DIIF LEH DAMEER.
@zxop6273
@zxop6273 Сағат бұрын
Itopiyanyahow aflagadad ka joji mudanahena xafidulah xasan shiikh maxamuud mudane alle ha ku xafido
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 5 сағат бұрын
Guuuuuuul dal xureeye ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 4 сағат бұрын
geesi geesi dhalay intaasan kasuugenay idinka leedin doortay wadankan odayadan anuafdubnahay naga bixiya gacantooda❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 24 минут бұрын
Maanshaa allaah madaxwayne Xasan sheekh waa rintaa ma rabno doorashadii hore. Kuea af lagaa deynaayo madaxwayne Xasan Sheekh haku qaldamina ma ahan Soomaali waa dad bartay afka Soomaaliyeed ee danta shicibka Soomaaliyeed ma ahan qabiil hooyo kadto wiilasha aad wax soo bartern guryaha ayey idiin dhex fadhiyaan waa wada shaqo la,aan laakiin haddii dalkeena uu soo saarto ceelasha Gaska iyo macdanta dhulkeena Soomaaliyeed ka buuxdo waanu wada dhar geynaa siyaasiga diidana kaligiis ma cunaayo ee hadaan nahay hooyoyinka Soomaaliyeed waanu wada dhar gaynaa wiilasheena shaqo ayey noo wada helaayasn taas ogaada ee ku farxa dowladiina Soomaaliyeed ee masnta lugta saartay wadadii barwaaqada waxaan la mid npqonaynaa sida ay u nool yihiin daalka Carsbta ee Qaliijka carabta anaga ayaa naloo soo shaqo doonanayaa ogaada Soomaaliya ayaa loo soo wada tahriibayaa meesha aan anaga u tahriibi jirney oo wiilasheena bada ku dhamaan jireen. Marka hooyooyinka Soomaaliyeed ku eada farxa dalkiina po inshaa allaah bar waaqoobaayo. Guul Soomaaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊
@Saeed-me6gq
@Saeed-me6gq 2 сағат бұрын
The reality on the ground doesn't allow one man one vote. He is Mooryaan who lies.😂😂😂😂😂
@nasroulusow4188
@nasroulusow4188 2 сағат бұрын
Alxamdulah Somalia 🇸🇴 MW Xasan waa runtaa guul iyo gobanimo Insha Allah 🇸🇴 ♥️
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Сағат бұрын
Guul iyo gobanimo
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 4 сағат бұрын
Xasanow wax soconaya ma ah hadalkaga sotad horay udiiday meesha MacArthur bajogta😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@gorgorstudio1208
@gorgorstudio1208 5 сағат бұрын
MR MADAXWEYNE, FARMAAJO SOO SHALEY DAGAAL LAMA GELIN? IGAARGEEY DHIIQO LUGAHA LAGUU GALIYOOW HAAYAA MA ILOOWDEY. ALLE WADDADA SAXDA KU TUSO.. SOMAALIHEEY HALOO DUCEEYA MADAXWEYNAHA
@mahamudmahamed951
@mahamudmahamed951 2 сағат бұрын
Dalkani claahi yusuf iyo caydiid buu u bahanyahay seefta banaanka
@iskufilan1223
@iskufilan1223 6 минут бұрын
Insha alllah guul madaxweyne Hassan sheekh mahamuud guuleyso horey halo socodo qof iyo cod diyaar u nahay❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙌🙌🙌🙌
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 11 минут бұрын
Doorasho qof iyo cod ha guuleysto, horay ha Loo socdo.Teendho marabno.
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 2 сағат бұрын
ILLAAHAY KU QABEY BEENAALE. WAX KASTA OO DALKA IYO DADKU WADAAGEEN WAAD BAA BISAY ADIGAANA IS KU KOOBAY CID KUGU RAACSANI. MAJIRTO . TAASINA WAA TUUGO NIMADAADA
@AliTeela-ej5rp
@AliTeela-ej5rp 4 сағат бұрын
Maxad ugula dagaleysay sacid dani dorashada qof iyo codka ah iswafaji ficilka iyo codkaga
@FaarahMahaned-lz1nf
@FaarahMahaned-lz1nf 3 сағат бұрын
Hadduu hadalkiisu topic lahaan la haa maxay kaadhimilahyd
@Abdinur-s2n
@Abdinur-s2n 3 сағат бұрын
Dalka xamar miyuu u yaqaan intiisii kale Ma hayee qaainsanaa waxuu shalay rabay buu maanta diidan yahay afisoone ayaa ku sugaysa waxba ha qaylin
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 3 сағат бұрын
Haaye madaxwaye xasan dowlad aan ilka ay wax ku qaiinto lahayn laga baqayn ciidamo laga baqo aan samay sanayn sidee u hirgalinay saan????????? War dowlad aan dhir baax yadeedda laga baqin masocon kartee ciidan adag waxaan hirgalin lahaa samaysta👺👺👺🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 3 сағат бұрын
Munafaqad dhiiqo dadku wa kunacay 😂😂
@WilkaKennedid
@WilkaKennedid 37 минут бұрын
Etobiyanka dadka inga dificii lahaa la dagaalamaysa. Beenta jooji.😮
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 3 сағат бұрын
Beenaale beenaale wa lagu bartay 😂😂
@cumargeeddi8013
@cumargeeddi8013 3 сағат бұрын
Xasan dhiiqo wuu ku fashilmey hogaankii iyo abnigii dalka markaa waa inuu iscasilaa
@Xalane-i7w
@Xalane-i7w 3 сағат бұрын
Xasanoow xagaad ka qaban doorashada ILAAHAY hanaga kaa qabto khaa,in
@AhmedEsa-h1z
@AhmedEsa-h1z 3 сағат бұрын
War shalay maxasd lahayd doqonyohow xasan adaa bilaabay foodada si aad xukunka u fuushid imankana adaa doonaya inad sii joogtid doqon manihin xasanooow ka joog .
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 9 минут бұрын
Xasan jaceylkiisa iyo Naceybkiisa muhiim iima ahan, Qaranka baa muhiim ii ah. 1:Dastuurka oo ladhameystiro. 2: Doorasho Qof iyo cod. Waa 2ba qodob uu ku jidleeyahay Xasan sheekh.
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Сағат бұрын
Guuleyso xassan sheeq
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Сағат бұрын
Mudane horey u soco
@Abdinur-s2n
@Abdinur-s2n 3 сағат бұрын
Waa nin waalan oo aan haysan dad qabsata
@mahadqafqaf238
@mahadqafqaf238 4 сағат бұрын
Xasan shiikhow waan fahanay Hadalkaaga waxagu waa ilaahow uu san daarood hawiye xaarka u cunin saa hawiye Bakhaaraduu xaarka ku kaydsanayaaye Farmajo wixii uu layimid baad Dabajoogtaa 4ta sano markay kuu dhamaato askari ugaandhays ah baa teendhada Ku gayn sandule khasab Xamar wacaysle waxba kama aha habargidir hawiyow hawiyow waa ka il baxday Xagee ku maaxanaysaa yad Isku halaynaysaa????
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 4 сағат бұрын
Isbitaal tag wàad bugtaaye hawiye hooyadaa miyuu wasay
@A3v-w7q
@A3v-w7q Сағат бұрын
​@@Jacaylmohamed1hawiye iyaga la wasa u amisom Uganda wasta naag naag xalane iska xadari😂😂😂
@Saynabjaamac-w9y
@Saynabjaamac-w9y 2 сағат бұрын
Insha Allh kuu suurto Gali mayso waligeed sidaasay kuu ahaanaysaa
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 21 минут бұрын
Viva MD Farmaajo ❤2026 guuleysta
@Abdukadir-p8l
@Abdukadir-p8l 2 сағат бұрын
Madam Wayne dastuurka waan badali namaad oran waan dhamays tiri Haa tan kale Dal nabad ah oo degmo ilaa tuulo santuukha la dhigi karo ma haynaa gobolada dalka ee cadowgu haysto iyo ku leh waan go nay sidee doorasho qof iyo ah uga qaban mise waxaad leedahay qaarna waa la soo xulayaa qaarna waa la dooran sideed hadalkaaga sicilka socda iyo waaqica jira isu waafajin madaxwayne
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 14 минут бұрын
Wadan aanan lahayn Dastuur Ma ahan Qaran jiro. Dastuurku waa Qaran nimo.
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 5 сағат бұрын
Xasan tuug ya ku doranaya tuug bad tahy nadhafi meday Somali afar danbe ma xukamaysid tuug bad tahy mada Somali ah
@Fast.money86
@Fast.money86 5 сағат бұрын
Xabartaada tuug ah 😢
@IsmailhaniyaHalane
@IsmailhaniyaHalane 3 сағат бұрын
Waa sax madaxwayne guuleyso Imad allee
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 4 сағат бұрын
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mahamudmahamed951
@mahamudmahamed951 2 сағат бұрын
Cidii walaalo kaa diida seefta marsii
@mohamedhussein9753
@mohamedhussein9753 5 сағат бұрын
Saas waaye Mudane Madax-weyne tuugadan maamul goboleed yada ah oo dowlad walbo imaado lugaha qabtaan warkooda ka bax Muwaadin walbo Somaliyed codkiisa ha dhiibto
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele 4 сағат бұрын
Wll caqliga alle kusiiyay bal adeegso halke lagu tabanayaa doorashada qof iyo codka ah amnida dadkan wax dooranaya ama kuwa qabanaayo Yaa hayo halkeesa lagu qabanayaa beelihi shalay wada Nola baa maanta cod iyo hub loo kala dhiibay
@amnoali8348
@amnoali8348 2 сағат бұрын
look who's talking 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mahamudmahamed951
@mahamudmahamed951 2 сағат бұрын
Xasanow hadal badan looms baahnee dadka waxba ha baryina xoog wadanka ku midge amazing is casil ilahy inta ka sokoysa dawladaa ka masu8la
@herifmr5430
@herifmr5430 2 сағат бұрын
Xasan horta haloo sheego inuusan sharci dajiye ahayn yaa awood kuu siiyay inaad sanad sanad ugu darto
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Сағат бұрын
Wadanka madax weynihii ugu horeyey ee wadanka xureeyey
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 4 сағат бұрын
Xamar iyo gobalada medna aman mahan alshabaab ayaa heesto waad riyotay madaxweeyne
@abdijama603
@abdijama603 3 сағат бұрын
Doorasho XASAN IYO COD. Dibiga ilaa la gowraco indhihiisu kor ma arkaan.
@solokilimber3818
@solokilimber3818 4 сағат бұрын
😂😂😂😂😂 war odayka wa washa 😂😂
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Минут бұрын
Maalintii uu kursiga fariistay maalintii ku xigtay ayaa u labistay sidii uu kororsan lahaa. Qof iyo codka aad maqlaysaan waa suurtogeli maysee ee ii kordhiya. Marka afartaan sanno waxay ku khasaaraysaa afarta soo socoto sidii loogu korfhin lahaa
@MaxamedabdijamacMaxamedabdijam
@MaxamedabdijamacMaxamedabdijam 3 сағат бұрын
Xasanow ada dantada ka arkey wana ka didnay talada marked qabatay maxad u bilabiweysay ololaha qof iyo cod ma hado oo uu waqtigado gababsi yahay ayad Nolan timid inad doeasho qof iyo cod ah taso an hada kushaneynon
@abdinuraden968
@abdinuraden968 4 минут бұрын
Miyaad kululaatay? Yaa kugaaray. Baarlamaankee?
@naimohersi7038
@naimohersi7038 Сағат бұрын
Shalay ada rabatay tedhatii xassano qof iyo codan wadadedi mahesid
@chawahirelmymashlalltaabar4949
@chawahirelmymashlalltaabar4949 3 сағат бұрын
Adeer wafashilateee
@Safethepeople
@Safethepeople Сағат бұрын
Reer muqdisho aaba culeeskaa saarteen ilaahada kasoo waaqsaneenin mudane mw yaala gadayaa 😂😂
@xoogsadeUK
@xoogsadeUK 4 сағат бұрын
Madaxwayne adiga iyo axmed madoobe waxaad ka simantihiin codkarnimo balse aan ficil lahayn Hadaba wadanka madaxiisa waa muqdisho Bal awoodaada ku tijaabi qof iyo cod in aad ka samayso muqdisho please Markaasi waxaa ku aaminaya reer muqdisho iyo umada somaliyeed Cajiib!!!
@NoQaabilQaaranYes
@NoQaabilQaaranYes Сағат бұрын
Anaga madhisan afisiyoni aya dhisatay
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Сағат бұрын
Adigaan ku dooranay guuleyso goor iyo ayaan
@AliHasan-dj6uf
@AliHasan-dj6uf 4 сағат бұрын
Madaxweyne shalay sow adigii ka dagaalamay qof iyo cod sow adigii qoraga qaatay madaxweyene hadey daacad kaa tahay oon qalbigaada Eysan waxkale ku jirin oodan Dan adiga taada ka shaqeyneynin oo somaalinimo iyo jaceyl dadka ah kaa tahay waad guuleysaneysaa hadey lkn dadntaada mid ku jirta tahay ha isku lugeyn madaxweyne waayoo qofka beenta sheegaya ma guuleysto oon Dan caama ka shqeyneynin taariikhdaa is qoreysaa madaxweyne anaka dhalanyaro hadaan nahay qof iyo cod haaa oo haaa weliba waan ku duceyneynaa wadankoo nabada iyo qof iyo cod hadaad keento taariikhdaa ku sheegeysa hadii kale aadan saas rabin ha is daaline meeshii aad ka badin weyso iska aaad wa bilaahi towfiiq
@saalixrushdi8146
@saalixrushdi8146 Сағат бұрын
Qof iyo cod in lugu qudbeeyo macna sameymeyso Hadaan ficil lagu dareynin
@Gardhalad-vw4wl
@Gardhalad-vw4wl 3 сағат бұрын
Mudane Madaxweyne wllhi nama qabato qqbkii ay xildhibaanada hada joogo ku soo bexeen mar labad nama qabato.
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 2 сағат бұрын
Hasssen shiikha mafia Somali uu Dawaladeysa 😂😂😂
@Talasame3425
@Talasame3425 5 сағат бұрын
Tuugoow Naga Hor Leexo Alle Haku Qabto Aaway Jini Aragyadii Farmaajo La Dagaalay
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 сағат бұрын
Wu tagey kkkkkk
@abobasement346
@abobasement346 3 сағат бұрын
waxan maqlay waxad ku socotah kenya 🇰🇪 si aad Dani u wadah heshishan tah kah waran berih Adigah iyo Dani Arman idin ku Arkah Somali mafiyadan yey idin warerin
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Сағат бұрын
Jir oo joog soo noqo geesi geesi dhalay mudane shar iyo sheydaan alla kuma tuso
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle Сағат бұрын
khof iyo cod iyo loo Joojon Maa is khabasii madaxweyne aragaane
@axsanta2x
@axsanta2x 5 сағат бұрын
Xageed rabta inadkuqabato oo dhigirabta santuuqad dorashada waba ficantahay mandhow islaqumane dadkiiba kala erisaybe ?👀😅
@zxop6273
@zxop6273 Сағат бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰
@samirr546
@samirr546 3 сағат бұрын
Marka shacabku soo doorto qofka ay rabaan ee nuurka khayrka la arko dhegta dhiiga ha loo daro tuugtii hor iyo gadaal u socotay ee dalka basaasnaysay!!!! Kuwa banaanka ka soo shaqatagay ee reerahoodii ka soo safray si ay dalka u qasaan oo cadow debeda joogana la soo heshiiyey xabsi geliya iyagana,dadka muslimka ahna diintooda ku xukuma si alshabaab loo ogaado khatartooda.
@FatmaOmar-c8m
@FatmaOmar-c8m 4 сағат бұрын
Naga ilaali dabadhilif iyo gaalarac iyo gumayteuadeege iyo dabaqoodhi duqa xikasido hasiidayn adaamudane xabashi nagailaali 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdullahi6874
@abdullahi6874 Сағат бұрын
Malalaha asaga ayaa iska hadlaayo
@abdulfattah568
@abdulfattah568 5 сағат бұрын
Dalka adiga Maaleh doorasho hishiis lagu yahay aa laqabanaa
@Mursal1445
@Mursal1445 4 сағат бұрын
Caawa aniga iyo farmaajo waa qoslaynayaa 😂
@ifraaxmaxamed4717
@ifraaxmaxamed4717 2 сағат бұрын
Fiic naan lahaydaa inaad daacad dadkiina iyo dalkiina unoqotaan oo wadaniyiin noqon lahaydeen gamcaha shisheeye ee idinku dhexjira iska saara sida imaaraadka iyo ninka jabuuti u taliya ee kaadhka idinku shubta iyo itoobiya iyo masarba iska ilaaliya soomaaliyi waa heshiin lahayd hadaan daaha gadaashiisa looga talinayn oo iyadu uun tashanayso qof iyo cod waa taageer sanahay yaaba horta ka soo horjeeda inta qabyaaladu idin hayso aad soomaali kala jeclaysayn saan dawlad soomaaliyeed oo saxan horgali mayso ilaa markuu farmaajo joogay qof iyo cod waalatabay ee idinkaa diidanaa maan tana rabo dawlad aan saami qayb sigeedu dhamays tirnayn ninkii iska diiday soomaalinimada mooyee bal .maxaa hirgali farqudha fool madhaqdo
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 3 сағат бұрын
Kkkkkkkkkk shalay so adigi kadiday Farmajo xagay dorosha kadhici Dhulka in alashab bahay sata in itobiye yahuuuu
@hadalyargaflaaan3141
@hadalyargaflaaan3141 4 сағат бұрын
Somaali kalabar waa maqantahy xagee kadhacaysa dorashadu Madaxwayne adiga Deggaankan u dhalatay Xisaaba kuma jiro shabab baa dilaysa hadii ummudu isku sobaxdo Madaxwayne ino tartiiiibi Tareenku yuusan ina haligin
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 3 сағат бұрын
Alatahay adiga kuwa kula fikir ah kusocon mayso doorasho Xagee kuqabani adnlehaday one man one vote HSN Melba kucade kusuro gelimayso adiga dantada kadhex aragtey kkklk
@ahmedanshur4705
@ahmedanshur4705 4 сағат бұрын
Shalay Mw farmaajo ayaa Mw xasanow adiga iyo Mucaaradkii kula socday ku sheegay SIYAASI XANAAQSAN adigana maanta ayaad MUCAARAD ku sheegee SIYAASI DAN LEH. Adiguna dan ayaad leedahay Mucaaradkana dan
@Cabdiraxman123-qg4hx
@Cabdiraxman123-qg4hx 2 сағат бұрын
Mudo kordhin dodban miya madaxweyne dalka ma wada heyseen
@A3v-w7q
@A3v-w7q Сағат бұрын
Gargurte in u amuso a ku habon inta badan Amxaaro oromo wa ku dawane in a daciif tahay we ku aragta
@ahmedanshur4705
@ahmedanshur4705 4 сағат бұрын
Mw xasan baarlamaanka meel miyaw ku soo ogaaday oo Mooshin cabsi kama qabo. Kkk
@abdiabassi8857
@abdiabassi8857 3 сағат бұрын
Filim ayuu jilaaya. Dowlawlidi re Cali gaf.
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 4 сағат бұрын
Maxa ruwayadi kasocota mahadad cali keentay yakayelayo doorashada mahawiya kaliya galayo😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@AxmedCaliXuseen-i7h
@AxmedCaliXuseen-i7h 4 сағат бұрын
Wajigagubay maqajilayo xasan waamumafaq
@yusufabdullah1262
@yusufabdullah1262 4 сағат бұрын
Dadka beenta kadaah Doowlad qabyaaladeed yeelimeeyno
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b 4 сағат бұрын
War Hal ceel shidaal noo qod aan baahida ka baxnee, Adigana waa kanasii jeedsaneynaa,
@FaaraxGaab10
@FaaraxGaab10 2 сағат бұрын
Wedoow maku jiraan dorashada😂😂😂
@duniyalang1285
@duniyalang1285 3 сағат бұрын
Xasanoow Filada ka soobax!
@MaxamadYariisow
@MaxamadYariisow 2 сағат бұрын
Wat mahat san tahey tuk xasanow waxad adi darat dideyse hada yakayelayo tuk an laga tusaneyn
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 сағат бұрын
Wejiga gubey xasan munafaq dameer wayela doqon alla kuqarib dalki wa diratey o umadi iskuwada dirtey balayo alla kugu salid
@AbdirahmanMohamednor
@AbdirahmanMohamednor 2 сағат бұрын
Odiga war halaga maqlo somaaliyeey
@nuradinali4156
@nuradinali4156 4 сағат бұрын
Bal qiimaya oo xagebu dorshada ushegaayo xagee laga qananaayaa nini waalan xataa um fikiro😂😂😂😂😂😂!!!!!!!!!!!!
@cirjiidh77
@cirjiidh77 5 сағат бұрын
Guulayso madaxweyne Daacada kuwa warxume tashiilkaa iyo Qalbi amxaar waxba kaa qaadi mayaan adiga dalka hogaamiya
@maryanomar4186
@maryanomar4186 4 сағат бұрын
Adi waaye kaas Hailoobin inaad ka diiday farmaajo
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 2 сағат бұрын
انشاء الله .لانسمع رئيس لأشخاص عندهم أطماع عوج التي لا تصلح لمصالح الشعب والشرف والهيل لصومالي.
@mahad9555
@mahad9555 Сағат бұрын
Oromo, maxaa atimaha Soomaaliya ka gashaa?
@libanomar9769
@libanomar9769 4 сағат бұрын
Dalxureye guleysa waliga i.a balantu waa dorasho qoof iyo cod ah
@hassanmeraneh1236
@hassanmeraneh1236 9 минут бұрын
Xasanow ismadhagasaatiid malaha?
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 3 сағат бұрын
Saxwaaye 👍💯
@mahamudmahamed951
@mahamudmahamed951 2 сағат бұрын
Dawlad la mormayo i dowlad maaha xoog baa loo bahan yahay
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 2 сағат бұрын
balcad matagi karo doorashana waa qabanayaa kkkkk
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 сағат бұрын
warbal tuugan eega xagee kaqaban dhulkaad adigu udhalatay baan xor ahayne kuwii dhulkooda aan amisoon ilalinaayn oo iyagu xukumayna walaga marmaa baad tidhiye xabaalowote tuug