President. Jubaland Ahmed mohamed islaam waa.geesi guuleyso ❤️ ❤❤❤❤❤❤❤
@adeerknoor4878Сағат бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah ciidankisa jubland heegan buxa ayu galiyey meshas ciidankisa difaca ee jubland ba jogo dhan bahalo dhan argixisada shbb dacish ba jogan wey ku jabayan ciyalka ayey so wadan odeyga 70jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wlkn abdulahi balwan please farintas iga garsi shacabka somaliyad ee muqdisho jogo ciyalkan ka rabts odeyga 70jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban
@sahanbihi2611Сағат бұрын
Odowa he smart
@teatime68532 сағат бұрын
Soosoco siraadeey 💪💯
@ruqiyaali6596Сағат бұрын
Ya rabi allaha badbaadiyo odagaan mooryaanka iimanka la
@cabdiosman30352 сағат бұрын
Xasan iyo xamse waakaase u taga Axmed Madoobe.
@farahabdullahi29611 минут бұрын
Soo soco siraaday tariikh xumi ayaa karaaci doonta
@hasaanodawaa13542 сағат бұрын
Mooryaanta iyo isbaaraleyda iyo Doqonka ey wataan Ahmed Madoobe waxbo kamaqadi karaan Awoodna omalahan jubbaland hadey mar dambe isku deyaan iney maleysiyaad udiraan dharbaaxo ey kashalaayaan ayey lakulmayan insha.allh Ahmed iyo Mooryaana wey isyaqaanaan
@NaahoJeleСағат бұрын
Sax waye arinkasi
@wanaagmixedchannel53 минут бұрын
Allow ceeb astuur 🤔
@Rhali-x5q27 минут бұрын
Balwaan ka hadal ceerigaabo
@ruqiyaali6596Сағат бұрын
Illaahow ka qabo umada
@halimahersi84542 сағат бұрын
Mayal adag maha xasan sheikh waa ninjilecsan
@ibrahimyusuf64083 сағат бұрын
Waa lasugayaa.waxii xasan yimaado
@maandeeqessa1012Сағат бұрын
mayal adag iyo macangag kala saar
@sahanbihi2611Сағат бұрын
Askarta somaliyed iyo wilaash somaliyed aqali yesha yan la isku kina dilin
@MohamedAli-nm8oeСағат бұрын
Waxaan la yaabanahay ciidamadaan maalin walba hasan munaafaq xasuuqayo ma waalan yihiin ciidamadii lagu xasuuqay oodweyne 240ciidan ayaa lagu xasuuqay Alshabaab loo geeyey.. hadana inta hartay ayuu rabaa inuu xasuuqo..
@abdiisse45544 минут бұрын
Meshaas waa hosingow
@ibrahimyusuf64083 сағат бұрын
Majiraan.abgaal dega jubaland.gaal jecel baa degan tuulo yar.marka ma faaljecel baa abgaal noqotey
@Johnniedallas2142 минут бұрын
Wll Hsm rerkisa hose ayu raba inu gacanta u galiyo lacag badan ayu kuso qatay shisheye rabta qeyradka ku jira juboyinka
@SarahWarsama-o8u2 сағат бұрын
XASAN INTII AY WIILAL GALAAFTEEN OO DHIMATAY KUMA FILNA MIYAA ⁉️ XASAN HA BAXO😂