MY FULL DAY ROUTINE JADWALKEYGA MANTA XAFADA

  Рет қаралды 79,390

Riyaq Abdi

Riyaq Abdi

9 күн бұрын

Пікірлер: 125
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 5 күн бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ😢
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 3 күн бұрын
Mahadsanid xbbti qaali Riyaaq caday allah kubarakeeyo mahadsanid ❤❤❤❤
@MaryamCuud-hi9ku
@MaryamCuud-hi9ku 7 күн бұрын
Riyaqey adoo scholey u kalaheesid aan aragno😂 asxabey isoo duceeya last exam ayaan ku jiraa inshallah natiijo fiican in aan helo team riyaq duco Ayan idinka raba😢❤
@haboonbeuty30k25
@haboonbeuty30k25 7 күн бұрын
Hada americo tagi lahaa lacag xalala shaqesan lahaa mahee qasqas xaaran isma daba waden
@mumtaazqaali2631
@mumtaazqaali2631 7 күн бұрын
Gabdha xolaheda m .A u dheh adne Rabi baryi suu ilhy wax ku siyo
@Abokaramin
@Abokaramin 7 күн бұрын
Jirkasta oo xaran cuna naarta cuneeyso lacag sahal beey rabaan waxey ahaataba xaran iyo xalaal in lakala socdo ba fican leesi nimada haleeskadayo afrikada hurudo qaxootiga
@user-vj8ue7qf7b
@user-vj8ue7qf7b Күн бұрын
@@mumtaazqaali2631xaram waye qas qaska bayo maxa u dide aniga xitaa wan sameyn lahaa lkin waa xaram sadaqa xitaa kalama bixi kartid
@muuna8497
@muuna8497 7 күн бұрын
Riyaqey sister Sidan America uga adeganayay ban is arkay Ano Africa Canjelo kudubaya😂😂😂Alle haku barakeYo noloshada qli❤🎉
@Ceymir_family
@Ceymir_family 7 күн бұрын
Alle business kaaga iyo noloshaada hakuu barakeeyo wllo ❤
@Suheliaa
@Suheliaa 7 күн бұрын
Sowda qalib is my fv KZbinr❤
@Fatma75-rg8vx
@Fatma75-rg8vx 4 күн бұрын
Masha Allah my sister keep going ❤❤❤❤❤❤❤
@halimaadanhalimaadan6515
@halimaadanhalimaadan6515 7 күн бұрын
Run waaye sowdo my best youtbeers
@intisaarmohamedcabdiintiza1671
@intisaarmohamedcabdiintiza1671 6 күн бұрын
Mashaa allha my sister keep going ❤❤
@firdawsfaarix8920
@firdawsfaarix8920 6 күн бұрын
Allaa sawda khatarad waye hadaa baratid waabas maashaa allah🥰♥️
@Farhiyo-wl7os
@Farhiyo-wl7os 7 күн бұрын
M. Allah. Mcntoh. SAS kuwad. Yuutuubkah
@cuud4726
@cuud4726 6 күн бұрын
Sawday Allah Habarakeyo Wlhi ad ban ujeclahay ❤❤❤
@user-wo8cu8xw8v
@user-wo8cu8xw8v 7 күн бұрын
MashaAllah ❤❤❤
@Manal.hassan
@Manal.hassan 7 күн бұрын
Aniga sowdo qaalib shaqadaa kuqabsadaa mashaAllah
@user-db1vn9he7n
@user-db1vn9he7n 6 күн бұрын
Masha Allah riyaaqeey allah haku barakeeyo maanta wa waxkale muuuqalkani hore uso anagana nooso badi wllhi musalsal ahaan kuugu xidhanahay❤❤❤❤
@nadiiranadiiracllaahi6263
@nadiiranadiiracllaahi6263 7 күн бұрын
Alla wllhi riyaaq isku mid nhy ani xita wan dhageysta ❤
@Memoo-farah
@Memoo-farah 7 күн бұрын
Yallah 2025 dhamdkisa aan taga america ❤khyr igaga dhig azxpey aamin dhaha io inta jecel iney aadan
@user-gt1ry5um9b
@user-gt1ry5um9b 7 күн бұрын
Aamiin
@Lakimohamed197
@Lakimohamed197 7 күн бұрын
hanplyo qli Alle ganacsigaga ha kuu barakeyo xbbti
@hibaturahman01
@hibaturahman01 6 күн бұрын
Sawda waxay noo buuxisay booskii Hodan online ❤
@msssuurobadan1548
@msssuurobadan1548 4 сағат бұрын
@ farxiyo tawakal ayaa iga badan wlhie hadii qiso ay noqotay ❤ best youtube ayadan u dayayey hablo ka wardoona kama shalyn dontaan
@ugbaadaxmed6389
@ugbaadaxmed6389 4 күн бұрын
riyaaq wll shukran in badan baa raadinyaay inantaa❤
@user-te5xl3ye9o
@user-te5xl3ye9o 7 күн бұрын
Routine noo soo badi
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 3 күн бұрын
Sowda wadawadaaa mnsha allh waaye ❤❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 7 күн бұрын
Maasha. Alaah
@sundusabshir2674
@sundusabshir2674 7 күн бұрын
Sowda qalbi❤️❤️
@MisssafaMahmet
@MisssafaMahmet 7 күн бұрын
Alla gabdhaan saaujeclahay❤❤❤❤
@SamiiraSaciid-ho6jf
@SamiiraSaciid-ho6jf 6 күн бұрын
Abyo anaa kaajecel runtii sowdo qali❤
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 7 күн бұрын
Nice vlog 😊😊
@leylishahmed
@leylishahmed 7 күн бұрын
😢 I love you 💕
@user-xl3gk1ok3h
@user-xl3gk1ok3h 3 күн бұрын
I love you riyaq Abdi❤❤❤
@user-hz5cm7tz8f
@user-hz5cm7tz8f 7 күн бұрын
School vlog kasosamee dee 😂
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 7 күн бұрын
Masha allaa❤
@zundus_9987
@zundus_9987 6 күн бұрын
Vlog yadada saa ujeclahay lee noo soo badi qaali😂❤
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 Күн бұрын
Na cream sharftiisa waa hbn ogow taas❤😊
@FatumoMohamed-vc5te
@FatumoMohamed-vc5te 7 күн бұрын
Mashallah ❤❤
@user-ww7zl3ri5o
@user-ww7zl3ri5o 7 күн бұрын
Riyaqay sidee marekan Ku tagtay❤❤
@sumayaapdirazhiid774
@sumayaapdirazhiid774 7 күн бұрын
Mahada santahay abyo inaan tada waan radinaya tiktok ka so arakaya sawda qalib
@Abokaramin
@Abokaramin 7 күн бұрын
Diiniyan wa xaran nag laqabo ineey isqawiso naag kale roteet ama meel aan gurigeeda aheen ineey dharka ku dhigato hadii eey qota ku masajeneeyso galo tahayna wa denbi labaad salamat
@sacdiaabdirizak756
@sacdiaabdirizak756 7 күн бұрын
Dadkaan qalbiga adkaaday waxaas ma qoraan
@user-nz2iz3zl3d
@user-nz2iz3zl3d 7 күн бұрын
Schoolka vlog ka soo suubi
@user-vf6sr6jx6h
@user-vf6sr6jx6h 7 күн бұрын
Farxiyo tawakal ku heestaa ani❤😊
@user-tv8ow4zt9b
@user-tv8ow4zt9b 6 күн бұрын
Yes schoolka nooga soo dub valog❤
@haddiejohn
@haddiejohn 3 күн бұрын
Riyaaq abayo qabka ku imaatay maraykan noso sheeg vlog noso duub
@rodishgcl5148
@rodishgcl5148 6 күн бұрын
Wllka iku darso riyaq😊
@SadiaGarma
@SadiaGarma 7 күн бұрын
Adoo school aadayo nosoo duub
@fardosamohamed2442
@fardosamohamed2442 7 күн бұрын
Xalal ka laga gataa hilibka abaayo melahan ma ficno
@SuheyboNuur
@SuheyboNuur 3 күн бұрын
riyaq karenkaga discount usamey plz
@haddiejohn
@haddiejohn 3 күн бұрын
Riyaaqay abayo layla America siday kaga horeysay eey adiga iyo hooyo uga danbeysen
@najma649
@najma649 7 күн бұрын
abayo riyaq xalaal ka kasoo gado wixii hilib ah malayga waa kagadan kartaa
@CiashaMaxamed
@CiashaMaxamed 5 күн бұрын
Abyo serum.Ta faahfahin iga sii qaabke lo isticmala ma cream ahnpa mise waa lagu waji dhaqaa i fhnsii
@farduusdahirwarsame-dx1zm
@farduusdahirwarsame-dx1zm 7 күн бұрын
Halal miya hiblka
@zeinababdijamac349
@zeinababdijamac349 7 күн бұрын
Abaayo waxaa ka codsanayaa gabdha yar @sabariin caawi
@Mahametupdurkaadir
@Mahametupdurkaadir 7 күн бұрын
Riyaaq zhp vlog night noo soo duub🫶👸🏻❤️
@wardaladan425
@wardaladan425 7 күн бұрын
Allla riyaaqey awal ood africa joogtaad suuuro nagu dilootey imika waxaagu suuuro iyo waaa dhaaafey yaaaah😂😂😂😂😂😂
@KatraMohamed-oq4lm
@KatraMohamed-oq4lm 7 күн бұрын
Riyaaq ani camal sowdo saan ijeclahay qisoo yonkeeda😂❤
@Hamdajirde
@Hamdajirde 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@AlbashirIbrahim-lm7hl
@AlbashirIbrahim-lm7hl 7 күн бұрын
Eating ugali at mandera kenya while watching your video😂
@Amay101
@Amay101 7 күн бұрын
Mandera waa wadan somaliyed
@AlbashirIbrahim-lm7hl
@AlbashirIbrahim-lm7hl 7 күн бұрын
@@Amay101 Haa balse kenya aya kutirsantahay
@sucdihassan4511
@sucdihassan4511 7 күн бұрын
We reject the finance bill 😂😂saxip let’s chill
@somaliyameni202
@somaliyameni202 7 күн бұрын
😂😂😂😂 sorry 😢
@hamdisaeed
@hamdisaeed 4 күн бұрын
I would pay every penny to be at kenya eating ugali
@Amiraa202
@Amiraa202 7 күн бұрын
Haa riyaqe noso duub school ka😂😂
@user-dc5hz3ic5c
@user-dc5hz3ic5c 3 күн бұрын
Sariirta iyo fadhiga ama alaabta guriga meelaha laga helo wax qatar ah nosii sheeg rayaaq
@hoodoahmed5257
@hoodoahmed5257 7 күн бұрын
Codkaagu xooog buu u gaaban yahay video-yadada
@ikhlaasShukri-ff1qd
@ikhlaasShukri-ff1qd 7 күн бұрын
Haa noso duub😂😂
@fihimaissa7932
@fihimaissa7932 5 күн бұрын
Sephora ha u xayaysiin yuhuud lacag siiyaan
@fardowsocabdishiq9468
@fardowsocabdishiq9468 7 күн бұрын
Noso badi
@11naa44
@11naa44 6 күн бұрын
Gabdho wxa meesha yaala ee tijaabo ha marsan dadko dhan aya marsada jeermis iyo xanun haka qaadina
@user-qk8lp1yz4u
@user-qk8lp1yz4u 7 күн бұрын
🥰🥰🥰🥰
@ugbaadcabdi8656
@ugbaadcabdi8656 6 күн бұрын
Sidad maraykan uu tagtay wan ku dawada maraykan wanba ku joogaaa😂
@MaryanCabdi-bt3ik
@MaryanCabdi-bt3ik 5 күн бұрын
Wlhia wakaheLe Riyaqey 💋😂Anaga xita wxa modna Iona kasobaxnay masajka caajis sa udawaneye ❤omg thanks wlhia 🖐️🫶
@user-gi9un9uz7b
@user-gi9un9uz7b 7 күн бұрын
Muuqal kan ka dheer wili youtup kama daawan 😂riyaaq lkn wà ku heestaa rotine keeda
@AmaalAxmed-dr8nq
@AmaalAxmed-dr8nq 7 күн бұрын
Allow america 🇺🇸 ige si an lcg ugso shqeysti😢😂😂
@abdirashid9461
@abdirashid9461 5 сағат бұрын
Macuun Godoy ceb Kona dhinto
@faadumocabdullahi5745
@faadumocabdullahi5745 7 күн бұрын
Ayy habo isku dokha nahay xanjadaas markasta waso gataa
@ridwaanccali2501
@ridwaanccali2501 7 күн бұрын
Bayo xgee ka sodalban karaa alatada
@aaminasalebaancige1119
@aaminasalebaancige1119 3 күн бұрын
Please walkaa iku darso😂😂😂
@wadaniyadasumaya1974
@wadaniyadasumaya1974 6 күн бұрын
Riyaqey isku dooq nhy wlhi 😂sowdo qaalib aduunka u jclhy 🤭❤
@nimaofayr4012
@nimaofayr4012 7 күн бұрын
Naagtaaan maxa ka faan badan
@xamdamaxamed5361
@xamdamaxamed5361 7 күн бұрын
𝗪𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗮𝗮 1 😂😂😂
@iqrahassan6529
@iqrahassan6529 3 күн бұрын
Shawiiste hada maqashen wa tan 😂😂
@nasromohamed1555
@nasromohamed1555 7 күн бұрын
Intuu kuyaa kaa abaayo address kısa isoo sheeg
@user-mt6fb6dy5z
@user-mt6fb6dy5z 7 күн бұрын
Cadan ilahy kusinin lgu fanayo dadkan social media ku jirana ku arky akhira waxba idinkaga horeyo😢
@sihaamabdirizak5967
@sihaamabdirizak5967 7 күн бұрын
Adna waxa ku bareyna farxiyo tawakal io ayaan gobdoona labad gbdhod sheeko sheeko dhaafta so galiyan❤
@naimaabdihakiim7788
@naimaabdihakiim7788 7 күн бұрын
😂farxiyo tawakal wayadan waynagudhele sihamey 😢mxa kasamayna shekadi waynanacsinrabtaye
@naimaabdihakiim7788
@naimaabdihakiim7788 7 күн бұрын
😂farxiyo tawakal wayadan waynagudhele sihamey 😢mxa kasamayna shekadi waynanacsinrabtaye
@hamdiali451
@hamdiali451 7 күн бұрын
@@naimaabdihakiim7788 Safar ku maqanthy saasay waxba uduubin lkn weli noo dadaalysaa
@Boqorad17
@Boqorad17 7 күн бұрын
@@naimaabdihakiim7788 abaayo safar bay u baxday bay dhahday shekoyin yarna waa duubayo malin dhaaf baan uso dhigi
@msssuurobadan1548
@msssuurobadan1548 4 сағат бұрын
@@naimaabdihakiim7788 Abaa safar bay gashay cafimaad ah inshlh weyso noqon❤
@nazmed8141
@nazmed8141 7 күн бұрын
Hilibka xalaal miyaa tukamada gaalada laga gadayo?
@fartunabdi9192
@fartunabdi9192 7 күн бұрын
Hilibka halal ma ahan cub food ka yalo ka ibso tukamada halalka ah
@ayanamin9855
@ayanamin9855 7 күн бұрын
hilibka ma xalal baa melaha xalalka ka gado
@Musnaabdifatah477
@Musnaabdifatah477 7 күн бұрын
Hhh guriga wan u bahnyn
@SuheylaBishar
@SuheylaBishar 7 күн бұрын
Haa school ka noso dub
@QueenHannaofficially
@QueenHannaofficially 7 күн бұрын
Naa wllo cream kaga sidi hore uma shaqeyo mxa isbdalay from Mogadishu
@quenhanaa7002
@quenhanaa7002 7 күн бұрын
Imisaa isticamleysaa abyoh
@QueenHannaofficially
@QueenHannaofficially 6 күн бұрын
@@quenhanaa7002xogahooo 5bil
@fadhabashir405
@fadhabashir405 6 күн бұрын
Hilibka xalalka kuqoron gadho wll.Hilibka asigoo ah ari, loadha qurbaha markaa lajoogo midka xalalka kuqoron tahay ayaa laiibsadhaa
@Hooyo259
@Hooyo259 7 күн бұрын
Meesha hilib haka gadan halaal ma aha
@nimca5728
@nimca5728 7 күн бұрын
Ala huuno ma aragtay sawda qaalib ani alqiso ima dhaafto sey ushee keynayso an jeclahy sawda bilan
@hodanibrahim5778
@hodanibrahim5778 7 күн бұрын
Me too wn jeclahay sowda qaalib
@hafsaibrahimhassan
@hafsaibrahimhassan 7 күн бұрын
Waan jeclahay aniga xataa wllshy Sawda qaalib
@nasteexoahmedmahamed5803
@nasteexoahmedmahamed5803 7 күн бұрын
Mahadsanid sida dalabkeena noga aqbashey anaga night routine noso geli dhahne full ee naga dhigtay masha alaah hadii dhaqsi la isku garsiinlaha 1m dhaqsi ayaan ku gelilaha masha alaah my family love and peace ✌️ ❤❤❤❤😊😊😊
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 7 күн бұрын
Abayo iska daya creamada laysku cadeyo wa xaraan wadan fursad badan bd jgta shaqo xalaala samayso
@hoodoahmed5257
@hoodoahmed5257 7 күн бұрын
Wlhi talo wanagsan baad siisay hadaay qadanay iyagoo USA joogta bay weli qasqas xaraana gadaysaa
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 7 күн бұрын
@@hoodoahmed5257 ha kuma baraarugsana waxa kaso gala in ay xaran yhn
@halimahassan5002
@halimahassan5002 4 күн бұрын
diracaaa
@Abokaramin
@Abokaramin 7 күн бұрын
Baqtiga iyo dofarka is ka ilaliya qof ku aqriya so kaxeeyso waxwalba haiska cunin lee
@intisaamofficial3008
@intisaamofficial3008 7 күн бұрын
Prank noso sameya 😊
@NastexoXasan-nx5qv
@NastexoXasan-nx5qv 7 күн бұрын
Yaa lagu sameyynaaa😂😂
@kaafiarab2330
@kaafiarab2330 6 күн бұрын
𝐒𝐢𝐬𝐭𝐞𝐫 𝐚𝐧𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐡𝐢 𝐢 𝐡𝐚𝐲𝐬𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐰𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐪𝐮𝐥𝐮𝐛𝐭𝐞𝐧𝐚 𝐢𝐥𝐚𝐥𝐢 𝐝𝐞😂
@user-sr5sj2cc9q
@user-sr5sj2cc9q 7 күн бұрын
Ar riyaqaa qosolka idhamasey gedka lagu adegto seusarantahy le😂😂😂😂
@Abokaramin
@Abokaramin 7 күн бұрын
Badawnimo waxa logu talagalay curyanka kkk
@sagal447
@sagal447 7 күн бұрын
bisinka hada yurub 10dollar ba laga siya kabaha dacaska usa qaalisana hhhh
@11naa44
@11naa44 5 күн бұрын
Hilib ka gaalada see u qadaneysa 😢😢😢😢
@hodanali285
@hodanali285 7 күн бұрын
Asc wr wb Riyaaq number kaaga laga dalbanayo Alabta isoo dir macaan
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 60 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 36 МЛН
ANYA IN HOSPITAL 😢 | VLOG 444
15:21
Ali Hamza Baloch
Рет қаралды 11 М.
kusoo dhawaada Malinta axada waxaan qabtay
7:42
Umu micraaj channel
Рет қаралды 3,1 М.
MANTA ARIF CUNTO UU BILBAY IYO ROUTINEKENA
8:22
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 79 М.
MAQAYAD SHIDAN \VLOOG A DAY IN MY LIFE
9:54
Riyaq Abdi
Рет қаралды 27 М.