DAWADA UGU FIICAN AAN ISTICMALAY ON KU CAFIMAADAY ALX /Headache Relief Gel Cold Migraine Eye Mask

  Рет қаралды 32,725

Riyaq Abdi

Riyaq Abdi

10 күн бұрын

Пікірлер: 93
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 8 күн бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Baden Nabi Muxamed SCWﷺﷺ😭❤
@lakionline069
@lakionline069 8 күн бұрын
Scw
@maankaxaaji2091
@maankaxaaji2091 7 күн бұрын
Scw
@AffectionateBirdwingButt-sg2iu
@AffectionateBirdwingButt-sg2iu 6 күн бұрын
Scw alaahuma salli calaamuxamed scw
@user-jr8ud8rx9c
@user-jr8ud8rx9c 8 күн бұрын
Waxa ani xita wa qaba walhi waxa laydhaha wa il quranka badso waliba al baqra❤ ilahy haka dulqado qalbi wanagey❤
@Marizh-
@Marizh- 8 күн бұрын
Riyaaqey ilaahybaba mrykan ku keenay saa youtubki uso jeesatay team youtube hda nhay vlogyda noso badi gacalo🎉
@KhadraIsmail-yt2ih
@KhadraIsmail-yt2ih 8 күн бұрын
Riyaaq illahay nolosha aduun iyo akhiraba haku quruxiyo walal macan ❤
@lakionline069
@lakionline069 8 күн бұрын
Nolozha khurux deeda ayaa ah in wakhtiga adag loo yeezho zamir io dukhaad❤🎉 m.a abaayo mcn ilahey wu ku nimceeye alla ha ku ziyadiyo❤❤❤
@yasirasaleban6152
@yasirasaleban6152 7 күн бұрын
Ilahay ha kuu barakeeyo nolosha anagana mid aan ku faraxno nasii yaarabi
@ismahanbashir4006
@ismahanbashir4006 8 күн бұрын
Shukran abayo 🙏
@user-wo8cu8xw8v
@user-wo8cu8xw8v 8 күн бұрын
Allah kucaafiyo abayo ❤❤
@RuqiyoCismaan-lo1hr
@RuqiyoCismaan-lo1hr 2 күн бұрын
Illaahey hakucaafiyo abaayo mcn😢😢
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 7 күн бұрын
Morning routine soo duub sis😊😊😊
@RaxamoMaxamad
@RaxamoMaxamad 8 күн бұрын
Abaayo ilheey haku cafiyo ❤❤❤❤
@user-landa134
@user-landa134 2 күн бұрын
Sister allah haku caafiyo lkn xanuunu waa melgarine ee toobin madaxa iska saar waad caafimadim e
@Sacdiyahadfow86
@Sacdiyahadfow86 7 күн бұрын
Allha ku cafiyo abayo❤
@RamlaMuzamil
@RamlaMuzamil 4 күн бұрын
Walashey qabto thanks abyo❤
@user-jn2rc8mk6w
@user-jn2rc8mk6w 8 күн бұрын
Aniga qaba abyo dabeeecada kaaa lumaysa meeel iftiiin leh marabtit hadalka waa kudhibaya ma jiiifsan kartit madaxa dhan culesbaaa kasaran adunka dhanaaa ciiil kaa qabanaya just know buu ihaya ilahy haka dulqaaado cidwalbooo qabta🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@Ayaanadenqasaye
@Ayaanadenqasaye 8 күн бұрын
Pain attack ayaa ladhaha wlhi😢😢😢😢😢😢aniga qawa
@user-jn2rc8mk6w
@user-jn2rc8mk6w 7 күн бұрын
@@Ayaanadenqasaye my waa migraine abyo
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 7 күн бұрын
Aaamin wll dhamanteen allah naga shafiyo
@user-cd5zr2jt4f
@user-cd5zr2jt4f 8 күн бұрын
I like the way leylo u drive garayso
@maancishqi2137
@maancishqi2137 8 күн бұрын
Ilaahy hakucaafiyo dumashi❤❤
@munaabdifataah454
@munaabdifataah454 5 күн бұрын
asc wllshy waan ku salaamay Allaha ku caafiyo midakale isku day in aad aadid doctor nerve samee MRI SI, AAD U OGAATID DHIBKU XAGUU KASOCDAA
@mushtaq__890
@mushtaq__890 8 күн бұрын
Ilaheey hakucaafiyo quruxeyy 😢
@najma649
@najma649 8 күн бұрын
allaha ku caafiyo abaayo
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 8 күн бұрын
Waa dhanjaf abaayo marba hadii iftiinku ku dhibaayo
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 3 күн бұрын
Ilhy ha ku cafiyo abye 🎉
@shamsomuhumed7317
@shamsomuhumed7317 8 күн бұрын
Thank you sis I have a headache too much 😢😢
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 8 күн бұрын
Masha allaa❤
@xafsomohammed8516
@xafsomohammed8516 3 күн бұрын
Alle haku caafiyo
@Zaam639
@Zaam639 8 күн бұрын
Abayo Ana qabo max xanunkas. Migraine waye Dr. aad wad fcn nan donta ❤
@RahmaAhmedIdris-ms2zp
@RahmaAhmedIdris-ms2zp 8 күн бұрын
Ilahay haka dulqado wll
@gadoodqaran1585
@gadoodqaran1585 8 күн бұрын
Ilaahay ha ku caafiyo abaayo MRI maad martid saad u ogaato xanuunka madaxaaga waxa laga yaabaa in aad qabtid MS Moltple Scorsese waligaa xanuunka lama dhayalsado naftaada waa laga warhaya allaha ku caafiyo
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 10 сағат бұрын
Migraine wye anaa qaba gabdhha uu u badantahay la dhhy maalin walba waa laso kacaa wllhi allaha naga caafiyo
@XafsoAxmed-wp6nh
@XafsoAxmed-wp6nh 7 күн бұрын
Abaayo allaha nawada caafiyo aniga kula mida ahay madax xanun daran aa igu kaca hada videoka daawanoyo aad bu ixanunuaya kaniini aa kusocdaa maanta sadax ah ilaahay caafimad taam hana wada siiiyo
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 7 күн бұрын
Migraine wan qaba alxmdullah quran aya dawo u ah markasta aniga mararka qaar xijaabka inan turo ayan ku sigta anigo shaqo joga alxmdullah allah dambi dhaaf noga dhigo
@NeyruusAli
@NeyruusAli 4 күн бұрын
waxcato noo soosheg riyaaqey❤
@mahdigeedi6719
@mahdigeedi6719 8 күн бұрын
Asc sister madaxa alle ha kuu caafiyo but hadad rabtid inaad caafimaatid macaan badan jooji iyo hadad dhafartid labadaba
@HamdiNour-so5vz
@HamdiNour-so5vz 8 күн бұрын
Ilaahey ha kaa caafiyo hppti 😢
@FatumaNuur-c3k
@FatumaNuur-c3k 8 күн бұрын
Riyaqey abayo kanin vitamins nosogali yaghey oo marki lashaqeynayo lacajisin/ daaal cml mahadsanit
@shukrishacni3108
@shukrishacni3108 8 күн бұрын
Magrine wye xanunkas ilhy cafimad haku siiyo
@user-bg8gy1hh6d
@user-bg8gy1hh6d 8 күн бұрын
Ilahay haku caafiyo huno😢
@user-dp5iv8lc2w
@user-dp5iv8lc2w 7 күн бұрын
AbaYo anig baa waxan leyahy madax xanun fara badan carad io sanbork io qoraxd marlkn socdo qabawg farah badn o dabeysha wataa waxs dhan ay i dhiba
@user-ct2xo3fn8t
@user-ct2xo3fn8t 7 күн бұрын
Mahadsanid wll jazin k'allah kyer
@nusaymaaxmed2885
@nusaymaaxmed2885 8 күн бұрын
Ana kula mida wllhi headache migraine ba leyahy markuu igu kaco nololsha dhan baa nacaaaa alle hayna cafiyo
@naciimomaxamuud3754
@naciimomaxamuud3754 5 күн бұрын
Allaah ku caafiyo
@fathiabdi1233
@fathiabdi1233 7 күн бұрын
Vlogyadada saa ujeclahey lee riyaaqey hanaga cajisin plz😂❤️
@NimcoAli-ln8mc
@NimcoAli-ln8mc 8 күн бұрын
Abaayo ilba madaxa kaa hayso ee nicmadaada qarso sister
@nimcushahmed1271
@nimcushahmed1271 8 күн бұрын
madax xanun nayrobi igu horesay😢😢😢😢
@adnan.x999
@adnan.x999 8 күн бұрын
Migraine 😭💔
@ashleyy9745
@ashleyy9745 8 күн бұрын
Migraine ana qaba since 2018 ilaa hada la noolahay cheese chocolate iyo cunaa fat ka badan iska yaree ana wax badan ka dareemay tan kale quraan aqriso isku tuf hada aqrisan kartid Allaha na cafiyo dhamaan inta nala mid ah
@UmuSara
@UmuSara 6 күн бұрын
Ala qali aniga qawo xanunkan ad k shekeysay walahi ee neyrobi malaga helaa
@Sumayo282
@Sumayo282 8 күн бұрын
Riyaaqey wlhi kula mid baan ahay xanuunka wakla qaba 😢 waxan ku isku daweeyo waa wayey 😢 alle uun ba wax daweyn kara 😢 alle cafimad taam ah ha ina siiyo abaayo😭🤲
@hodanabdirashiid506
@hodanabdirashiid506 8 күн бұрын
Abyo madaxa qeybta gadalaah iwareerayoh asagah miyh😢
@aisha205
@aisha205 7 күн бұрын
Madax xanuun waa kii anoo safarki ugu horeyay canada ugu soo socday anoo kaniin raadinaya sababay inaan airportka nairobi ku dhumo walaahi diyaarada iga tagi gaartay Illahey baa ku mahadsan daqiiqadihi ugu dambeyay ii saqiray ma ilaabo
@Hajar24787
@Hajar24787 7 күн бұрын
Magnesium fican mesha malaga helaaa targetka asagane oo gelatin free yacnii xalal ah
@user-zr2rv8fx7u
@user-zr2rv8fx7u 8 күн бұрын
Wllo riyaaq Symptoms and sing ad sheegtayab waxa leh Hormones T3 and T4 Hada labad Hormone aya ku kac ama ku dhacan Calamad sheegtay ayeey yeshan Tag mel laboratory ah iska badha Hormones T3 and T4 Labadaaaba wlloH Ilhy baku cafiyo❤
@user-so1jj8km3c
@user-so1jj8km3c 8 күн бұрын
Abyo sinjibiil shaaha kudarso wlh wa kuraystay alx😊
@queen-caday3227
@queen-caday3227 8 күн бұрын
Riyaaqay kula mid ahy wllahi saas oo ay tahay ardayad IT barata ahy oo marwalba laptop istcmasha kaniini unba ku socda asagay kaneeni baa iga reebi raba waa necbaystay hadana waa kaneenayasha tan koodu wayn yahay alle ha inaga dulqado ani io inta ila midka😢🙏
@NadiraMohamed-jg6wk
@NadiraMohamed-jg6wk 8 күн бұрын
Megrin miyaa qabta riyaqey
@yahyedek4722
@yahyedek4722 8 күн бұрын
Ina ader hada adooo usa 🇺🇸 joogo mia lacg ku shaqenaya ana shiid aduun😂😂😊
@MeymunAhmed-ni5qb
@MeymunAhmed-ni5qb 7 күн бұрын
Anigaba wllhi madax xanuunkaas wn kula qabaa hadow igu kaco ilaa week waa ley haaynaayaa aniga 😢xanuunkaas mid laga sheekeyn kro mahan ilaahey hanaga caafiyo xitaa wareer aan qabaa😢😢
@nazriita
@nazriita 8 күн бұрын
Ayantan wanala shaqynasa riyaaqy😘😂
@lamasaxaquens1645
@lamasaxaquens1645 8 күн бұрын
Abayo mahadsanid ani xita waqaba Allah kadulqado xanunkiisa ana arkay ani iyo inti ilamida Allah naga dulqado abayo kafeyga wukiciya iska yarey
@hodanali285
@hodanali285 7 күн бұрын
What you have is Migraine dear , Anaa qaba xanuunkaas.
@xalwocabdirixman7198
@xalwocabdirixman7198 7 күн бұрын
Isku mid bn nahy wlhy😢😢😢madax xanun wlhy waxa muda in u iqarxayo😢
@najmaali17
@najmaali17 8 күн бұрын
Biya cad iskugu ronow abayo anaa kula mida kulelka sas bn ku ahay hadalka iyo buuqa waa dhibsadaa😢
@gudonfarahcabdi1900
@gudonfarahcabdi1900 8 күн бұрын
Alla sorry abayo allaha ku caafiyo caafimad Tama Ayan ku rajaynaya xppti😢🤲
@xafsomohammed8516
@xafsomohammed8516 3 күн бұрын
Abyo aniga saas ayaa ahy wlhy madax xanuun waalan ayaa qabaa
@haniabdihakiin2670
@haniabdihakiin2670 8 күн бұрын
Ani xitaa mrkuu iku kaco bis waaye 😢
@hannainnagelle2432
@hannainnagelle2432 8 күн бұрын
abyo mada xanuunka wax yaabo bdn sababo aniga waan qabaa waan kiwareeray wax ihaayo kuleel i darnsa doctarka takay wuxu ii diriyey all vitsminska then vit D K too😱 much low buu noqdy thyroid hormonkayga kacsana marka vitmins oo ka nusqams wey keenaan allha kacfiyo💕🎀
@Ayaanadenqasaye
@Ayaanadenqasaye 8 күн бұрын
Aniga qwa xiliga kuleedad igu kaca mxaa kusameyaa dawo u ah😢😊
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 3 күн бұрын
Madx xunka anaa qabah xita barara mrka la iga qabtoh😢
@thequeen-kn4bq
@thequeen-kn4bq 8 күн бұрын
Earphones ka iska yare yaga madax xanuun laga qaada
@yasminmohamed9331
@yasminmohamed9331 6 күн бұрын
Boycott walmart abayi😢❤
@rahmaruxi1433
@rahmaruxi1433 8 күн бұрын
I have bad migraine 😢😢😢😢
@user-bj3wu7vb6z
@user-bj3wu7vb6z 7 күн бұрын
Wlley gaari baro umada ha dhibin😂😂😂
@FarhiyaMahamud-fs1ed
@FarhiyaMahamud-fs1ed 8 күн бұрын
Anaaaa kula miiiid aaah wlhi madah xanuuun kaniiiin ayaaa qerkey iga rebay wlhi
@gudonfarahcabdi1900
@gudonfarahcabdi1900 8 күн бұрын
Sorry abayo allaha ku caafiyo kininka iska yaree abayo earphones iska ilaali abayo caafimad bn ku rajaynaya abayo mcn😢🤲
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 4 күн бұрын
Illhy hku cfio pyo mdx xnunkz adu u dhip bdnyhy 😭🤲🏻
@Hibaaqgarad
@Hibaaqgarad 8 күн бұрын
Quraaanka joogtee
@YaasminSaid
@YaasminSaid 8 күн бұрын
Abyo wlhi isku midnahay
@HDH861
@HDH861 7 күн бұрын
Magariin ayaa ku haayo
@nashaadmohamed2909
@nashaadmohamed2909 7 күн бұрын
Ani qof dibada ijogo malahane adi so dhiib walaley ani madax xanun said qawaa😢
@FatumoMohamed-vc5te
@FatumoMohamed-vc5te Күн бұрын
Allah ku cafiyo
@user-kp5os8bz7c
@user-kp5os8bz7c 8 күн бұрын
Migraine😢
@BureeqoXasan-hk6pe
@BureeqoXasan-hk6pe 8 күн бұрын
Migraine 😢
@marwaosman9823
@marwaosman9823 8 күн бұрын
You might have to go to doctor because sometimes it can case allergies. Thats what happened to me before and I’m better before.
@Hibajamaa1122
@Hibajamaa1122 8 күн бұрын
Madax siduu ii qabto xitta dhikar syaa igu dhacay wlhy😢😢
@Kiki-r3j
@Kiki-r3j 8 күн бұрын
Sorry abayo
@gudonfarahcabdi1900
@gudonfarahcabdi1900 8 күн бұрын
Allaha ku caafiyo abayo 😢
@fatimanuh5279
@fatimanuh5279 7 күн бұрын
Migraine 💔🥲
MY FULL DAY ROUTINE JADWALKEYGA MANTA XAFADA
28:21
Riyaq Abdi
Рет қаралды 84 М.
Luck Decides My Future Again 🍀🍀🍀 #katebrush #shorts
00:19
Kate Brush
Рет қаралды 8 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 31 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 40 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 101 МЛН
MANTA ARIF CUNTO UU BILBAY IYO ROUTINEKENA
8:22
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 85 М.
Vlog qurux | badan by Mariam Ali vlog | @mariam.ali.114
11:50
Mariam Ali
Рет қаралды 8 М.
DABAALDAGI UGU HOREYE E 1LUULIYO ON INABA CAADI EHEEN
13:56
Riyaq Abdi
Рет қаралды 24 М.
SAFARKI KULANKII ADNAAN MODEL IYO LEYLA O AHA WAX KALE
14:24
Riyaq Abdi
Рет қаралды 46 М.
VLOG:  HOOYO AA MAANTA KA SOCOD SIIYAY
10:09
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 38 М.
MAQAYAD SHIDAN \VLOOG A DAY IN MY LIFE
9:54
Riyaq Abdi
Рет қаралды 27 М.
Luck Decides My Future Again 🍀🍀🍀 #katebrush #shorts
00:19
Kate Brush
Рет қаралды 8 МЛН