MY STORY RUN AH DHIBTA IGA SO MARTAY SAFARKII# YAMAN ILAA NEDERLAND#

  Рет қаралды 3,821

Ruumi Channel

Ruumi Channel

Ай бұрын

Пікірлер: 35
@hiboharaf5504
@hiboharaf5504 27 күн бұрын
Airport stanbul 2021 baan soo maray anoo xaamilo 7 bilood ah curadayda waa Airport aad u weyn london wuu igala weynaa halsaac baan geedka raadinayey diyaaradaydu ka baxayso Allxamdullilah Allah wuu igu bixiyey qof shaqaalah Airport ka mid ah hadaan arko geedkaygii meeh baan dhahayey waraaqda iyo passportkana waa tusayey waxaan oranlahaa qof mar dhoofa English hadaadan garanayn waraaqda iyo passport ka tus shaqaalaha weyku fahmayaan hakaxishoon hana ka baqin inaad caawinaad dalbato
@user-xr2qb7jm1v
@user-xr2qb7jm1v 28 күн бұрын
Masha Allah ♥️
@hamdiwehaliye7609
@hamdiwehaliye7609 28 күн бұрын
Masha Allah abaayo ruumi qof walba oo Dhofa wax ukasheekeyo wuu hayaa hadaan lafaanen ama qof kaa😂horeeyay ku cawineyn
@fathaomarabdullahi4242
@fathaomarabdullahi4242 29 күн бұрын
Mnshallah waad😂 iga qoslisay mnta ruuney
@maryanabdi22abdi79
@maryanabdi22abdi79 29 күн бұрын
Maasha allaah❤❤
@user-in7yo5mf2p
@user-in7yo5mf2p 29 күн бұрын
Hhhh walahi wa iga qoslisay ruumi Alla daacadsanaa Jabkaagii wa soo afmeertay
@amalyusuf9685
@amalyusuf9685 29 күн бұрын
Shugran mcn
@Hawo-lula
@Hawo-lula 28 күн бұрын
😂😂masha Allah wax bdna ka faa,idnay adna cashara ka soo baratay anagane cashara ka baranay thanks ❤queen
@user-xf4yd4ws9i
@user-xf4yd4ws9i 29 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤.ruun.mshalaaha
@alteso-offical4592
@alteso-offical4592 22 күн бұрын
Mansha allh ❤
@Ifraaxgalbeed-fs7bl
@Ifraaxgalbeed-fs7bl 24 күн бұрын
Masha allah❤❤❤❤
@AyaanJama-gs5pg
@AyaanJama-gs5pg 28 күн бұрын
Ruumi masha allh wllhy waan ku jeclaada runtaada markasta kasoo hadal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaryamaAbdulaahi-r2t
@MaryamaAbdulaahi-r2t 26 күн бұрын
Ruumi ma sha alaa
@user-np4dk8zq2b
@user-np4dk8zq2b 28 күн бұрын
Ruumi waad naxday😅😅
@saynabsaid8303
@saynabsaid8303 28 күн бұрын
Waad qoslisay xabibti Sheekadad waaba sheekaday ookale 😂😂❤❤
@AyaanJama-gs5pg
@AyaanJama-gs5pg 28 күн бұрын
Ruumi waxaad kasoo hadashaa markaad timi ma kaambaad gashay mise odaygaad ladagty.keebaa fiican inkaamlagalo iyo in xaji lacag laladago ikala door anaa hadeen soomalia kasoo socda oo kusoo socda holland
@amira-wv6cb
@amira-wv6cb 29 күн бұрын
Ok wa sheko cajiba😅😅 jabkaaga macalin bu naga dhigay ani holland airport saanaa ba ku aqaanaa
@fardowsoabdikadir847
@fardowsoabdikadir847 28 күн бұрын
Hhhhhhh wa ano wligay glkcyo dhaafino ly yri caalamka gal😂
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 28 күн бұрын
Manshalah 😂😅😊
@amira-wv6cb
@amira-wv6cb 29 күн бұрын
Nolosha holland kaso shekey abyo shaqadeda sharciyadeda ,guryaheeda ,qaxootiga ,wax barashada iyo vlog intabo no so samey
@user-vp1se6fj1c
@user-vp1se6fj1c 28 күн бұрын
Asc ruumi abaayo❤❤❤😂😂😂
@fartunabdirahamcilmi3762
@fartunabdirahamcilmi3762 27 күн бұрын
Alla beerka 😂😂😂😂
@nimcocali8414
@nimcocali8414 29 күн бұрын
🎉❤
@umuabdilhi3911
@umuabdilhi3911 29 күн бұрын
Asc
@user-dt1pv9ve3p
@user-dt1pv9ve3p 29 күн бұрын
Kkkkkk ❤❤❤❤❤❤❤❤
@umuabdilhi3911
@umuabdilhi3911 29 күн бұрын
Meel aan garanaynin dhib badanaa
@user-hh8us4vj8j
@user-hh8us4vj8j 28 күн бұрын
Na rumiyey manta wad naga qoslisay lkn ani canantada iyo dhaqalaha shekadisn kuhysta nag nol ban noqdy o wax meldhigata awal wan dhign jiry lkn ma badnyn hada lkn bangigygu wu buxa bilkygana wn isku filysiyay na naso canono walaley canantasba igu socote😂😂😂😂😊😊
@FaraxUmasha
@FaraxUmasha 23 күн бұрын
😂😂😂😂ala abayoy adigana ani iso canaano meel waxdhigo layguma karee iso jaf😂😂😂😂
@hamdiali1498
@hamdiali1498 28 күн бұрын
😂
@AsmaYusuf-tf4sh
@AsmaYusuf-tf4sh 29 күн бұрын
Waay ka yaaben misinka safar waa dhiib sorry 🤦
@lulmohamed181
@lulmohamed181 29 күн бұрын
I want outside
@kaltuunaadan6425
@kaltuunaadan6425 28 күн бұрын
Hhh dhawr fideo o hore ayaad nogu shegtay in u muxiyadiin ku dacwooday o anad so tahriibin waxan so xasustay hada kahor muuqaal hore ad tiri waxalaygu yiri gaalada wa loo galgasha mise lo jiifsadaa hhh ood odayga ku tiri maad galgalatid mee fiisihii dadkii way so dhofeen owalo galgashay 😂 inta dumar kugu dhehen aad tiri wu ila yaabay xaji lacag heedhe cidina magalgalatee aamus 😂😂
@ruumichannel
@ruumichannel 28 күн бұрын
Kkkkkkkk haa walahi waa runtaa
@user-xr2qb7jm1v
@user-xr2qb7jm1v 28 күн бұрын
Masha Allah ♥️
@MaryamaAbdulaahi-r2t
@MaryamaAbdulaahi-r2t 26 күн бұрын
Ruumi ma sha alaa
HOYO KASTA HADEY INTAN KU FAKARTA WAA TAAJIRAD. (DHAQALAHA iyo Ruumi)
15:22
ROUTINE KEYGA UGU HOREYSY MALESIA RER #my_rajo
12:17
MY RAJO
Рет қаралды 53 М.
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 74 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
SIDEE UGU FUDUD MIISAANKA LEYS KAGA RIDI KARAA?
17:57
KOKO BULLE
Рет қаралды 97 М.
WAQTIGA UGU FUDUD EE AD GANACSI LEDAHY FURAN KARTO
11:34
Ruumi Channel
Рет қаралды 9 М.
Xanun! Gabar 3 Nin Tijabisay Oo Si Layab Leh Looga Jees Jeesay
30:24
Ridhwan Issack
Рет қаралды 86 М.
KULELKA ADUUNKA NEDERLAND 🇳🇱 RER #my_rajo
10:00
MY RAJO
Рет қаралды 12 М.
BIILKA KUSO GALA YUSAN KA BIXIN  GACANTADA HOYADAN  #450$# SIDEY YESHA
14:32
UGU DANBENA OO MANTA  NASRA ABTIDOON  .????
8:31
Fartun Happy
Рет қаралды 50 М.
ISKU DARYEEL DAAWADAAN DHAMEYSTIRAN?!
18:03
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 63 М.
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН