SAFARKI AN KAGA SO BAXAY YAMAN TO NEDERLAND WITH MY BABY gril

  Рет қаралды 6,187

Ruumi Channel

Ruumi Channel

Ай бұрын

Пікірлер: 64
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 28 күн бұрын
Safarka Waa dhib walaalo markaad caruur wadato , anoo uk ka tegay ayaa airpot ka mida kuwa afrika passporadii niman soomaali ahi. Iga xadi damceen 😢, Ilaahow hooyooyinka soomaaliyeed xafid .
@user-ov3zy4po1u
@user-ov3zy4po1u 29 күн бұрын
Naa ruumiyee soo badi soo badi anakuna aanu ka taxadirnee wlhy waa qosole wax badan baan kugu duugane waanan ku salaamayaa
@hafsanoribrahim8644
@hafsanoribrahim8644 29 күн бұрын
Wlhi waa iga qoslisay qaaliyey soo dhameestir
@Rayaan277
@Rayaan277 Ай бұрын
Asc team ruumi iso booqda walaleyga mahad sanidiin❤❤❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Ай бұрын
Manshaallah 😍 😂😂😅 waa la wada soo jabay
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 29 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@user-wm6vg4yl1h
@user-wm6vg4yl1h 29 күн бұрын
Kkkkkk
@ZainabMohaa
@ZainabMohaa 29 күн бұрын
Soo dhamaystir
@user-xr2qb7jm1v
@user-xr2qb7jm1v Ай бұрын
Maskiin waa so rafaadey runtii soo dhameestir qali❤
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 29 күн бұрын
Maashaa allaah walshy guulayso qaali mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lulmohamed181
@lulmohamed181 29 күн бұрын
Thanks Ruunay maantay baalahaad iska riftay.intaas waa kaftan 😂
@amira-wv6cb
@amira-wv6cb 29 күн бұрын
Part 2 no so sameey wa ka helnay😂
@amalyusuf9685
@amalyusuf9685 29 күн бұрын
Walshay Qali shugran ee noo dhamee ❤
@khadracali334
@khadracali334 29 күн бұрын
Alla qosol iguma hadhin 😂😂😂😂 noso daaa please ❤
@Hawo-lula
@Hawo-lula Ай бұрын
😂😂wlhi waa soo rafaaday abaayo 😅bal soo dhameestir
@rahmanuur4145
@rahmanuur4145 29 күн бұрын
ruuney qaali jabka waa la soo wadamaray lkn Alhmdulillah
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 26 күн бұрын
😂😂😂😂 ha isoo xasuusin
@fartunabdirahamcilmi3762
@fartunabdirahamcilmi3762 29 күн бұрын
walee wa so jabtay ruumiyey 😂😂😂
@NimaaAhmed-sz4ln
@NimaaAhmed-sz4ln 29 күн бұрын
Nooso badi byo❤😂
@user-hz3xl3wg5h
@user-hz3xl3wg5h 27 күн бұрын
Wll no so badi
@user-jy8ie5zn1p
@user-jy8ie5zn1p Ай бұрын
Soo dheeree 😂
@ugaasosaid1879
@ugaasosaid1879 29 күн бұрын
Rumiyey walaso wada jabay 😊
@ikraancali4380
@ikraancali4380 28 күн бұрын
Ala ruimiye safarka kagu horeya wuxu kugu yeelanaya xasuso gara aniga marki igu horeysay an dayarad raco afar ciyalan waatay ka ugu wayni sided jir yahay ayn la safray
@SacdiyoCali-rn5zv
@SacdiyoCali-rn5zv Ай бұрын
Wankahenayruunay
@Umo580
@Umo580 Ай бұрын
WADAN KEENII INAGA GUBNEY HADU WADAKEENI DISAN YAHAY TAHRII DHALINTI UMADHAMAATEN❤❤❤
@alexlucaz1132
@alexlucaz1132 29 күн бұрын
❤❤
@nagibahusseinomer1191
@nagibahusseinomer1191 29 күн бұрын
Hhhhh wlahy waad iga qoslizay😅😅😅
@saynabsaafi3942
@saynabsaafi3942 29 күн бұрын
Noo soo badi 😂😂 waa qiso lasoomaray
@KhadijaAli-oy1js
@KhadijaAli-oy1js Ай бұрын
Asc abayo ruumi ❤❤❤
@fartunabdirahamcilmi3762
@fartunabdirahamcilmi3762 29 күн бұрын
nosoo gili qeybta kle waaba qaraxee 😂😂
@saynabsaafi3942
@saynabsaafi3942 29 күн бұрын
Waa sax abayo markan aniga soobaxay waxan wataya juwaan😂
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 29 күн бұрын
Part 2 so daay❤
@abdulhakimahmedthereaisara4229
@abdulhakimahmedthereaisara4229 29 күн бұрын
Istanbul ayaa kaween Amsterdam erboorka
@maidamoha28
@maidamoha28 29 күн бұрын
Team roomi hadaa nahay noo soo badi ilaaa Nederland saa luqada ku baratay
@alteso-offical4592
@alteso-offical4592 22 күн бұрын
❤❤❤
@deqaabd
@deqaabd Ай бұрын
Alla rumiyey tii Dhered aa ka racday sorry 😂😂😂
@user-ci9ye8pw1h
@user-ci9ye8pw1h 29 күн бұрын
Ruumi.noosoobadi.qisooyinkaagii.barti.baarti
@amalabdirahman3989
@amalabdirahman3989 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saynabsaid8303
@saynabsaid8303 28 күн бұрын
Wllshy sheekadad waa ba sheekadi igu dhacaday 😂😂
@umuamiira6098
@umuamiira6098 29 күн бұрын
Rumiyy xaa wax dhageesanaa xayeeesiin baaba ebar nogasiiisee😅
@nadiiracumar2639
@nadiiracumar2639 Ай бұрын
Ala ruumiyeey waad iga cabsiisay hadaan ana safar isku diyaarinayaa wiil yarna waa wataa laakiin wuu ii cararayaa waa 3 jir waligayna meel uuma bixin
@maryanyare1323
@maryanyare1323 Ай бұрын
Xaaji lacag tahriib miyuukusoogalay
@deqaabd
@deqaabd Ай бұрын
Part2abyo
@habiibomaxamed6063
@habiibomaxamed6063 29 күн бұрын
❤❤❤❤
@user-sf4lw6tx5g
@user-sf4lw6tx5g Ай бұрын
Part 2
@AsmaYusuf-tf4sh
@AsmaYusuf-tf4sh 29 күн бұрын
Hadan raba ina safar Sadex caruur wata Allow i fuudeed yaa raabbi Rumiyo waad iga qasolaysa 😂😂😂😂 qofkasta u Jaba lakiin Wu kaca 🎉🎉🎉
@hodandahir8111
@hodandahir8111 9 күн бұрын
Abayo marka Safarsid kabo bood ah xiro insha Allah
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 29 күн бұрын
No Soo dhameystir abyo
@ruunmohamed218
@ruunmohamed218 28 күн бұрын
Hhhh miskiin hooyo walbo saas adiga English aa taqaanay dadka aan aqaan kawarn
@naimaos5286
@naimaos5286 29 күн бұрын
Kkkkkkkk😂😂😂😂😂😂 xaaji lacag isku dheere baad islahayd ruumiyeey maxaa see ka racay soo badi.sxb
@user-lz3dd2rd8j
@user-lz3dd2rd8j Ай бұрын
Tahriib miyakugashay nederlan
@ZainabMohaa
@ZainabMohaa 29 күн бұрын
Bisinka wallhi waad rafaaday😂😂😂😂
@cabdiraxman2094
@cabdiraxman2094 29 күн бұрын
Ax sorry qali wlhi waabatii aniga igu dhacday oo kale Safar ilmo yar cabaayad khimaar kabo dhaadheer jaahilnimo maxaa dhib iga soo gaadhay alxamdulillah
@HafsaLuul-wh2ov
@HafsaLuul-wh2ov 29 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@user-wm6vg4yl1h
@user-wm6vg4yl1h 29 күн бұрын
Hhhhhhhh
@fatimamohamud42
@fatimamohamud42 Ай бұрын
Abayo nosodha mestir nederland wa uso socdahe insha Allah an wax kafaide
@sadiyofarah3148
@sadiyofarah3148 Ай бұрын
Ascww Waan kahelay noo wad quruxey mashiinki lagu dhaqaayey qadada maxaa noolawadaagiwaysey meeshaad kadabatry?mahadsanid
@ruumichannel
@ruumichannel 29 күн бұрын
Channel kale so galina abayo Ruuney familiy
@farax6361
@farax6361 29 күн бұрын
Hhhhhhhhhhhh
@user-sm6oc1vl5i
@user-sm6oc1vl5i Ай бұрын
Wlaahi riime yeey qof soo jabay ayaatahy somaalida dhan ayaana si daa ubadan waa ay fiicantahy lkn hadii aadba kaso gudubtay ood kashekey neyso alx sheekada hanaga joojini halkeeda kasiiwad qaali
@ikraancali4380
@ikraancali4380 28 күн бұрын
Ala ruimiye safarka kagu horeya wuxu kugu yeelanaya xasuso gara aniga marki igu horeysay an dayarad raco afar ciyalan waatay ka ugu wayni sided jir yahay ayn la safray
@sadiyofarah3148
@sadiyofarah3148 Ай бұрын
❤️❤️❤️
@Adnahasan58
@Adnahasan58 29 күн бұрын
Part 2
@Xananchanel-ld4rm
@Xananchanel-ld4rm 29 күн бұрын
Part 2
NIN FAQIIRA HA GUURSANIN💸  #DAACIYADA MUNA# Dantada garo MA Ceeba
15:18
MY STORY RUN AH DHIBTA IGA SO MARTAY SAFARKII# YAMAN ILAA NEDERLAND#
14:39
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 13 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 74 МЛН
FARTUN HAPPY NINKEYGA MARKU I MEHERSANAYAY SIDAAN AHAY MA OGEEN CAJAA'ib
11:40
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 1,2 М.
NOQO RUUXAN BARI MEEL CIDLA KU SO DHACIN.  DHAQALAHA .
13:18
Hamda Home Decor
Рет қаралды 33 М.
SINGLE MOM SOMALI AH SIDEY LACAG USAMEYNESO &DHALIIL WAAN QADSHO AH
14:26
HOYO KASTA HADEY INTAN KU FAKARTA WAA TAAJIRAD. (DHAQALAHA iyo Ruumi)
15:22
GUURKII LAYAABKA LAHAA EE YUSRA IYO NINKEEII AAMUSNAA
22:31
QISAS CHANNEL
Рет қаралды 12 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 13 МЛН