Walhi anba kula midaan ahay xaamiloooyinka aaan u duceeno reerka.fakar iyo naxdin . Banka qaadey.Intaa family ah isku hartay alllah ka Ilaasho shaydanka.
@farhia55662 жыл бұрын
Mashaa Allh abaayo muniro family qurux badan ilaahey ha idin xifdiyo dhamantin nunaha amiir ilaahey ha barakeyo xabibti qali dhamantin wan idin salamayaa
Oo abayo adiga nin ku furay oo adoo waliba xaamilo ah oo qaliin ah kàa tagay ma ogolàan laheyd in uu kugu soo noqdo wixii lagu kala tagay wali meesha wey yaalaan waliba hadii qilaafka maanta oo wax kaste dhamadeen la xalin karo waxaa la xalin lahaa inteysan kala tagin marka abyo ilaahi badal kheyr qabo ha siiyo
@aaminabashiir61192 жыл бұрын
@@rahmokiin9710 waxadan ogeyn haku danbabin wexe ku kala tageen anaga ma ogin lkn furiinka xal ma aha illahy xal kan ugu danbeyu ka dhigay inu guriga Muslim ka ah la xaliyo oo xalka 2da rer ay wada radiyana qurankey ku taala mida kale fartuun wa hooyo xamli ah qurbo jogto ilma yar haysto waxana uga naxay sidan wlshy uga nixi laha wana la murugonaya wlh qoyskeda farxad bu ku dhisnaa wax yar unba koley jire inta yar in la xaliya jeclahy
@iqra11rok432 жыл бұрын
@@aaminabashiir6119 waaruntaada qof uurleh mafuranto ayaa ladhahy Marka ilaahey haiskusoo celiyo aadaan ugu naxay majecli in lagu degdego furiinka ilahey xal degdego haukeeno
@anr45782 жыл бұрын
Muniiro mashaa allah xijaabadaada madhigtid
@amiiramoh63432 жыл бұрын
Mashallah habibtiiii family kada qurux badan illah ha ku barekey abyo anig guur waka baqa iso ducey ma aqno
@maaknanuur25902 жыл бұрын
Amiira moh Cabsida Allah ha Ka fulqaado Abaayo saliga nabiga badso ( SCW )afka kuhaay haka qaadin wad ku liibanee insha allah bi'iidnillaahi baari Aaamiin
@safiyowadani122 жыл бұрын
M.a habo muniro❣❣
@najmociise58872 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakalah abayo sunka gariga cadi miya hadan la xiran lesma ganaxayo miya swedan Waa les ganaxaaa
@نوريوعدن2 жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin 🤲🤲🤲❤️🥰
@malabey1972 жыл бұрын
Muniiro rer Kaaraan wey ku fiirsanooyiin managa leexatidoo 😂😂😂😂
@sadiahassansamaara26732 жыл бұрын
Masha allah abyo mcn aan ku daydo allaha ku xafido❤
@leylomohamed2052 жыл бұрын
Hhhhh reer Karan + yaaqshiid qatarasani waye ha nacebeyn hee muniro cadey Masha Allah Alle ha idin barakeyo dhamaantiin my family aan xoog xoog u jeclahay dhamaantiin 💖💖🌹
Wcs war matulahi waa barakatu manshalah tabarakalh beautiful family 👨❤️👨❤️ keep going ❤️
@imanibrahim65032 жыл бұрын
Mashaallah abayo keep going habo so barbar
@anabali73312 жыл бұрын
Ma sh Allah mcnto
@rihamkhalifomarrihamkhalif73882 жыл бұрын
Maşallah Barakallah Farxad Ku waara🥰
@xaawoxasan8482 жыл бұрын
Asc wlo fartuun iyo dumaashi isku celiya dadka mayrajo faataxada umara in Alle isku celiyo
@IM-ud1pq2 жыл бұрын
Asc abaayo waan ku fiirasadaa maashaa alaah fimal quraxa badan maashaa alaah haddii naag tahay ma kareeysid gadaal haddii nin ama oday weeyan yahaa xushamada weeyan waad uga defeeysaa marka ciyaarta iyo kafatanka waa furantaa❤❤❤
Maami mansha allh sida Ani dhafar Aya kamuqda indhaha God God wye Ani Aya isku arky
@faxiyoismanmaxamed87752 жыл бұрын
masha allaah allaah barakeyoo qoskaa
@sahroali26472 жыл бұрын
Muniira qurux Masha allh salaan sare adiga iyo dumaashi
@ismaseemeey88432 жыл бұрын
Abaaa muniiro waaa catowday ❤❤❤❤ dar alla idin jeclahay allah idin xafido my family❤❤
@ftuma54462 жыл бұрын
Masha allaaha alahaidinhafido
@hodanibrahim66282 жыл бұрын
Maashallah tabarakalah
@leylomohamedjimale79322 жыл бұрын
wcs abayo allaha idin xafido adiga iyo familkaga insha allah abayo adiga iyo asxbta iso duceya lawo isbuca idhiman in allah ifududeyo iyo Inta illa mida amin amin
@fardowsaabdulahi5522 жыл бұрын
Manshallh my Queen ❤❤❤❤❤❤❤
@nuurahaji1haji4282 жыл бұрын
Masha Allah illah ha nii xafido
@ummsumeyaahmed54572 жыл бұрын
My Rajo lacaag wala hela walalo laakin iskadaf totally quruxda familkada oo sodigeysid youtube walahi ilahai dartisa kudahaya walalo wayo nicmada heysata daad badan ayan heysanin dadka dan kuma dahayan maasha Allah familkada iyo nolashada adiga iyo fartun kasara walahi wan kanahai fartun in kalatagin husband though waqtiga damadai hadana aniga marna kuma farahsanin in aad familkina quruxdisa sodigtan bulashada wa iga wano ....hadan qaldanahai rali noqda biil qheir badan lagujira