Asc jimco Mubarak abaayo muniro gabdhaha imtixanka alle ha ku guleyo insha Allah ani jimco waxan kugu xiranahay ku dhawad 4 sano dadka qoralada ma ihi lkn hada ka hor qoralki dhaqalaha nagala so hdl ku dhihi jiray e muranka dhalin jiray gabadhi ku dhihi jirtan ahan allx hada buq iyo dhib ma jiro lkn manta qoralkan aan idin so qorayo waxan so qoraya ano qalbi ga ka oynayo waxa shalay oo qamis ah naga geriyoday abtigey hoyo la dhashay ina so kor saday hoyoday waxay ahed rajo iyo agoon asaga uweyna walalahed abtigey asa so karsaday gerida wa xaq lkn hoyo samri waysay o walal iyo walid u aha igu so duceya manta oo jimco ah la dugay inu hoyoday qalbiga alle u qabojiyo ani yurub joga hoyo Somalia calol xumo igu haysa hoyo igu so duceya abtigey na alle janatul firdowsa inu geeyo sheq calin u aha alla ya raxma raximiin amiin yaa allah 🤲😢😢
@DrhawaSheikh13 күн бұрын
Abayo mcney ilahay hau naxariisto abti hooyo qalbiga allah udhayo yarabi😢🤲
@FartunAbdullahiAbdullahi13 күн бұрын
@DrhawaSheikh amiin yaa allah 🤲😔 abaayo mcn jasaka allah qeyr
@XawaxusaanXasaan12 күн бұрын
Amiin amiin
@ksaksa219713 күн бұрын
❤🎉
@amaalcadar9 күн бұрын
My Rajo Muuniira Caday Ina adeerteey ❤
@XawaxusaanXasaan12 күн бұрын
Masha allha 🎉🎉
@lavieestbelle-neutre343113 күн бұрын
Masha"Allah 🎉
@FatimaHussein-p2m13 күн бұрын
❤❤❤❤
@faridaxaajimaxamed223713 күн бұрын
اللهم آمين يارب 🤲🤲🤲🤲
@NadiifoShuceyb-jw8wk13 күн бұрын
Masha alah
@Aaybatuulo13 күн бұрын
❤
@dahaboosman122813 күн бұрын
Mansha Allah jumca mubarak ✨️ 💖 🙏🏽
@SmilingLifeJacket-ij2lx12 күн бұрын
Masha allha abayo ❤❤❤
@FadumoOmar-j6l13 күн бұрын
Muniira abaayo alaha kuxafido kucaafiyo abaayo
@rawihassan861513 күн бұрын
Allaha ku caafiyo muniiro sharaf 😘
@ikranabdulahi275813 күн бұрын
masha allah abyo Ilahay ha u so fududeyo muradkisa o farxad leh❤❤❤❤
@farhanabdiujeer949813 күн бұрын
Masha Allah ilahay ha idiin barakeyo adi iyo familkkaga
Wcs xbbty juma helwa Dhib malahan dumashigena ka leexo kun ka roonoow baa la dhahaa digsi halaabay hanoogu booteyn abayo muniro waa soo gadeynaa ❤ Cfmd baa idiin rajeynaa dhamaantiin🫶
abyo muniro murayadaha maxa ku nadifisa wa ku dhibanahay
@fartunhashi328713 күн бұрын
Jimco wangsan walaley ani maqadeyo ila video aan daarto saa kusugo lee walhi malmaha xanunsaty aad umurgay wayo waxa igu soxigty dhimashada farhia markaa tacsida so dubty kurbada iga dagty walhi 2018 ilaa hada kugu xiranahy byo ilha dumshi murdkiso maqbuul insh❤