Kan aad moodo in aanu geeridii nabiga ogayn, xageebuu ka soo salalay?! Waar ciidankii aad qaranka ugu yeedhi jirteen "Goojacadaa" lagu soo afjaray ee hurdada ka kac. Waxa islaynayaa waa jamhadaha SSB & G36 oo isku dhinac ah & dawlada SSC Khaatumo oo dhinac ah.
@mahamudmahamedisse72412 сағат бұрын
Weligayba hadal fulaynimo leh waan aqaannay,fadhfadh iyo fadhiiwaa waa hadalka QAAWANTA,ciidan qaran miyaa jira ma dhuusaa, may maxaabiistooda soo furtaan