Inaalillaahi wa inaa ileyhi raajicuun allah marxuumada ha u naxariisto dadqal baa helay😢 ninkii hashim ee hablihii sida foosha xun u jarjaray buu ku dayday.
@SuhaybOsman-v2iКүн бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun ale ha unaxariissto marxuumada amin ya alah
@Ahmad17056Күн бұрын
Subhalah 😢😢😢
@fadumoahmed8796Күн бұрын
Inaa lilaahi waa Inaa ilayhi rajuun😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@NuuraCali-u7vКүн бұрын
Subaxallah waxas hadii gobolada somaliland soo gashay oo ay barten naf ma taale ha la toogto reerkoodiina kaas ha qisaasan inaaillahi wainillahayo rajcuun 😢
@SomaliyoutuperКүн бұрын
Allow dhiigii islamkuu uu daadaneyaa ee qamooji🤲
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx2 күн бұрын
Alla ha unaxariisto
@amaalhasan27352 күн бұрын
ilahay naxaristii jano haka waraabiyo marxuumada
@محمدسليمان-ح9د8وКүн бұрын
MaashaAllah 💜 Thanks for the Authority 🙏🙏👍👍👍❤
@abusa3adS2 күн бұрын
Ina lilaahi wa ina ilayhi raajicuun Ilaahay ha u naxariisto 🤲
subxanallah allah naxariistii janno haka waraabiyo gabadh yar ayay ahayd inalilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun si xun oo fool xun ayaa loo dilay marxuumadaa
@mahdiyamaxamuud47892 күн бұрын
walaal miyaad taqaaney
@khadijac98412 күн бұрын
Booliiska wuxuyidhi 20 jir ayay ahayd
@ShaimaSicid2 күн бұрын
Meel miyi ah deganayen isaguna mudo ayuu ka maqna reerkiisa intii uu maqna bay gabadhu xoolihi neef ka sii iibisay si ay caruurta iyo nefteeda cunto ugu soo iibiso mrku i yimid ayuu ogaaday in u neef maqan yahy sida ayuuna ku dalay ninka iyo gabadhana wa ilmader yacni reero isku dhow bay kaso kala jeedan
@bilancaday12 күн бұрын
Bisinka wlo ninku xumaa😢 ma inay bakhtiyaan ayuu rabay
@mussejama311Күн бұрын
Allahu aclam. Waa dhici kartaa! Yaa ka la qaaday maydka masaafo dhan 15km??
@salmanyare1236Күн бұрын
Shaima siciid, Ninku waa Qoloma walaal ma cali barra mise waa biciide
@ShaimaSicidКүн бұрын
@@mussejama311 dameer bu ku rarary
@ShaimaSicidКүн бұрын
@salmanyare1236 waa reer yonis
@CapdCaldi2 күн бұрын
Inaa lilaha Wana ilahi rajucun
@mafahow67Күн бұрын
Boolisku wuu iska shakiyay wax cadayna ma aysan sheegin. Shaki na wa xaaraan.
@warsamaosman-Sool2 күн бұрын
Labaan kuu kala jaridii buu kaga dhabeeyey.
@sakariyeduranКүн бұрын
kaaas hdaa ii dhahdaan waa waalanyahy anna idinka aqbali mayo waaxas oo dhan iyo qorsha ah qof aan miirqabin ma shaqeeyo bal 20 ir bay aheede muxu u dilay 2 caruuran way udhashee isna haday ku cadaanto isaga oo nool ha lakala aro imika sheeeko somali dhaqankii la kalay dee
@abdullahiomarali5241Күн бұрын
WABA BAHAL ILLAHOW U NAXRISO MARXUUNADA
@ayaanabdullahi392523 сағат бұрын
Bisinka
@engsayidmohamed75272 күн бұрын
haday ku cadaaaato hala googooyo isgana
@shamkehade5972Күн бұрын
DILKII XITAA COPY AYUU NALA GALAY ALLAHA U NAXATIISTO HOYADAS
@beerkaaicadaaday2057Күн бұрын
Waar habar jeclo dad qalataa ka soo baxday. Waaba uu jarjaray bay yiraahdeen waa nasiib haddiii caruurta laga badbaadiyey.
@maxamedkaahin86372 күн бұрын
War ma habar jec luu ahaa
@mahdiyamaxamuud47892 күн бұрын
iyagaa dega meesha
@Maxamuudaxmed-u2u2 күн бұрын
War ninka hala dilo talo kale male hdiikale waxanu wy nagu sii badanayaa
@MadarJibril-w9h2 күн бұрын
Qofki qof dila ee lagucadeyo sidi u udilay silamida wa in lodilla hadi wax cadaan ah lagu hayo Hadi kle shekada logamabahna para bulshada